Dhismaha 83, Gantaalaha, Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Waa dhisme si casri ah ay shirkada somproperty construction and Real State u dhistay oo ku yaala xaafaa GANTAALAHA, Magalada Hargeisa.
    Waa dhisme ka kooban 6 qol oo jiifa iyo fadhi iyo cunto isku furan iyo 3 suuli iyo kijo iyo stoor iyo qol laundry ah iyo barkad biyo ah qaadaysa 30 foosto biyo ah.
    Dhulka uu ku fadhiyaa waa 24m x 24m.
    Fadlan cidi rabta dhisme qurxoon oo tayo leh ha nagala soo xidhiidhan telefoonada iyo emailka shirkada ee hoos ku quran.
    +252 63 600 0091
    +252 63 600 0092
    +252 63 600 0093
    sompropertycompany@gmail.com
    info@sompropets.com

КОМЕНТАРІ • 125

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 роки тому +12

    Ankara iyo Istanbul baay uu qaxeen reer Hargeisa iyaga oo villa nocaas ah wadan kooda ka heli kara daraada adiga oo ku shaheeya iyo hawada fresh ka ah baa ku dhanta qurbaha ee ku soo dhawaada wadan kiina somaliland is open for business all somalis we are all one.

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +1

      Yes walaal khalid you right
      Welcome back home all

    • @somallo2180
      @somallo2180 4 роки тому

      @@somproperty
      In the beginning, I disliked the design of the houses you were building couple of years ago now you have improved a lot to the extent that your design tops any other construction companies nowadays in Hargeisa but that improvement came along with arrogance by using music in advertising your construction work and asking a high price unreasonably knowing the materials you are using to build houses are not made from high quality because I have lived in Hargeisa and seen what they use.

  • @fahimaahmed8505
    @fahimaahmed8505 3 роки тому +2

    Masha'Allah, YA ALLAH Nabada noo adkee🤲Umadada kalana ugar gaar🤲

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 4 роки тому +28

    Talobixib....
    1= music aad isticmaalausaan nashiidooyin bilaa music ah u isticmaalaa
    2=price raaciya.
    3=dhirtii Diba da iyo gudaha... Kubeera

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +2

      Thanks

    • @abdihakimmuse8377
      @abdihakimmuse8377 4 роки тому +2

      Waa talo fiican, markaan daawanayo codka ayaanba iska xidha.
      Sidii qof dhago la'a uun baanan daawadaa.
      Wey fiicnaan laheeyd nashaa'iid bilaa music ah in la isticmaalo.

    • @dhulgariir
      @dhulgariir 4 роки тому +1

      Qaraamiga ka waran haday daaraan
      Maxamed mooge
      Cabdi qays khadra daahir
      Sahra ilays
      Sahra axmed
      Kinsi xaaji aadan
      Iyo qaar kaloo badan

    • @mohamedfarahmohamed9164
      @mohamedfarahmohamed9164 4 роки тому

      @@somproperty can I get your contact

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 4 роки тому

      Allahuma barik

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 3 роки тому +3

    Why the music
    A turn off

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 роки тому +4

    Mashallah shirkada somproperty to me at the moment waa the only construction company ee every week new homes soo galiya aad baad uu mahadsan tahiin.

  • @iloveuallah8889
    @iloveuallah8889 4 роки тому +11

    Zidah kLeh Top ayad Tihiin shirkadiiNuh waNah zhirkadah haDah somaLiland uzidaTah lkn Guryaha aad dhizazaN kadayah lights ka kaLah noocnooca aHa Coz hoteL ayah laMoodayah zwmaha markah white lights ka uuN kudayah zidah kLeh guryihiiNuh wah Top wlLhi🤩

  • @Longing127
    @Longing127 4 роки тому +9

    Allahuma Bareekkkk very beautiful property both the interior and exterior is beautiful 🔥🙌🏾

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +2

      Thanks

    • @umaaisha9876
      @umaaisha9876 4 роки тому

      Ascww. Walal qimaha isheega fadlan. Dhulse ma ibiisaan isaga.

    • @umaaisha9876
      @umaaisha9876 4 роки тому +1

      @@somproperty . Mansha Allah very beautiful house Allahuma bariik. But Please it needs natural lights the house looks very dark even at day light.

    • @zamiya3929
      @zamiya3929 4 роки тому

      @@somproperty
      Asc wll telka
      Iqor guri kiro mahaysan

    • @misseuro6108
      @misseuro6108 4 роки тому

      Manashallah walaal sheeg qiimaha

  • @hodnahmed6258
    @hodnahmed6258 4 роки тому +6

    mansha alaah alle haw barakeeyo qoyskaa guriga qaab dhismeedkiisu wuu qurux badan yahay lkn leydhka orange ah wx ka qurux badan leydhkii buluuga ahaa ee gurigii masalaa aad ku sameyseen

  • @yaasomaliah6341
    @yaasomaliah6341 4 роки тому +4

    Deerka dibada ayaaba wax kale ah
    MashaAllah 🔥

  • @OmarOmar-jt6cm
    @OmarOmar-jt6cm 4 роки тому +5

    Great design. The only improvement is to add natural light to the hallway. Also a decent up-to-date website will attract more customers and enforces the branding.

  • @hassandaher2978
    @hassandaher2978 4 роки тому +1

    Masha allah waa guryo quruxbadan lakiin ku dadaala in aad ku beertan dhir waxay qurxinaysa guryaha. Waa horumar wadanka ku sogordhay. Alah ha idin barakeyo.

  • @Mustaqbal987
    @Mustaqbal987 4 роки тому +10

    Masha allah
    Lkn wll guriga natural light kuma badna iftiinkiisuba waa electricity.
    Geedhkana meel dhir lagu beero ubaneeya wll .
    Waad mahadsantiin

    • @rawmo7336
      @rawmo7336 4 роки тому

      Ibrahim mo Ali waxa kaliya guryaha somalida inacsiyey waa natural iftiin la aan.

    • @Mustaqbal987
      @Mustaqbal987 4 роки тому +1

      @@sarahajji2118
      Natural light maaha wll wax labadali karo waa iftiimka cadceeda ayaan uga jeedaa🙏🙏🙏

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 4 роки тому

      @@Mustaqbal987 haa Thank u huno

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 роки тому +3

    Ku dadala qiimo macquul ah si loo helo customer badan kuna xisabtama shacabka somaliland yearly mushaar koodu gurigan oo kale ma ku gadan karaan somproperty waa shirkada Kaliya ee shacabka guryo macquul udhista weliba dadka aad uu soo dhaweesa oo weliba dhalinyaro badan xagaa ka siiwada somalida waxan odhon lahaa dalkiina dhista waar indinkuna soo dhaweeya advice kaana qaata idinka oo aad uu mahadsan.

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому

      Thank you walaal
      Taladaada waan qaadanaynaa

  • @hannaabdulkareem2198
    @hannaabdulkareem2198 4 роки тому +1

    Masha allaah wadanku wuu dhismee hore u socda wll

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 роки тому +1

    Guriga was qurux maansha allaah laakiin biyuu u baahan yahay

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 роки тому +1

    Maasha Allah beautiful love it

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 4 роки тому +1

    Dhibaatada keli ah ee jirta baa ah biyo la'aanta Hargeysa ka jirta

  • @amaalaskar6246
    @amaalaskar6246 4 роки тому

    Maasha allaaah allahayow quruxdi nasise amnigana nosiyaadi yaa rab

  • @sidiiqaxmed270
    @sidiiqaxmed270 4 роки тому +8

    Qiimaha wad sheegi jirteene sidine ku noqdaa o sheega

  • @changeseeker1804
    @changeseeker1804 4 роки тому +4

    Salaam guys. Are these houses for sale and if so do you have a website we can take a look. I will be moving back to Somaliland soon insha Allah. Am so excited 😁😁😁😁😁 please do let me know.

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +2

      Salam walaal
      These houses are not for sale we build for our customers so we are contractors but we have a 12 house same as this one for sale if you buy 40% cash then the rest you can buy as instalment

    • @hassanm4489
      @hassanm4489 4 роки тому

      @@somproperty so this one in the video isn't for sale.

    • @june6206
      @june6206 4 роки тому

      @@hassanm4489 I think it's model home

    • @changeseeker1804
      @changeseeker1804 4 роки тому

      @@somproperty thank you for the response. How can I get in touch with you guys to discuss further.

  • @sadioabdulle6728
    @sadioabdulle6728 3 роки тому +1

    Warmaxad musika uga dayn waydaa anu idin maqalee rabi haydin soo hadeeyo eekabaqa rabigii nimcadan idin siiya

  • @Asmaamohamad
    @Asmaamohamad 4 роки тому +5

    Imisa waaye dhismihisa??

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому

    Qiimaha soo raaciya,,iyo faahfaahin imisa qol iwm mida kale #music aad saarteen waa #Rock ,,,LAXAMADA heesaheena wey buuxaan ,waa codsi dadkii iibsan lahaa ayaanu nahay ee maal gashan lahaa Dalkooda,

  • @jamilaaali9127
    @jamilaaali9127 4 роки тому +1

    I recently graduated university I would love to get married and marry a guy from back home Hargeisa if you know anyone that is nice, respectful, fears Allah and financially ready let me know ❤️!

    • @yuyu9
      @yuyu9 4 роки тому

      I hope u get that person ukhti wish u luck

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 4 роки тому

    Mansha Allah
    Dhirta bilicda indhaha iyo deegaanka ha ilaawina

  • @anabmadar2763
    @anabmadar2763 Рік тому

    Mashallah Mashallah Mashallah house nice 😍

  • @prozakariyeabdisawdhe5926
    @prozakariyeabdisawdhe5926 4 роки тому

    Qiimaha soo raaciya walaal masha allah weeyan guryaha

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 роки тому +2

    Somalida maxaa jeclaysiiyey music wax kasta ay soo duubaan waa music umadani waa Muslim allaah ha idin soo hadeeyo

  • @engabdiqadirabokor6110
    @engabdiqadirabokor6110 4 роки тому +1

    masha allah daryeel c c xaggaa lagu illaabay

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 4 роки тому

    Waad mahadsan tihiin guryo qurux badan baad dhisteen ee qiimaha cash iyo deynta ii soo sheega iyo wakhtiga lagu bixinayo

  • @nurasahardid4641
    @nurasahardid4641 4 роки тому +2

    Qiimaha wa imisa fadlan adoo mudan

  • @adnacumar6063
    @adnacumar6063 4 роки тому +1

    MnshaAllah

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 роки тому

    hhhh music gii DJ ga wayne ee ALAN WALKER baan meesha ka maqlayaa anuu dhismuhuba iguma socde😍🥰🥰

  • @ahlamali8057
    @ahlamali8057 4 роки тому +2

    Asc wll magalada jigjiga mad ka dhisikartan mar horayna wan idin sualay jawab ayan idinkasugaya

  • @tyank3705
    @tyank3705 4 роки тому +3

    Music 🎵 Mortal

  • @CaptainRocks712
    @CaptainRocks712 4 роки тому +1

    Ma sawir baaa mise waa run side suuliga oo kale

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 4 роки тому

    Waxa loo baahna cagaar ubaxyo, guri dhagax un ah qurux malahn. I hope our next generation might understand this... lkn gudahisa aad u qurxoon..❤👍

  • @a.huseini9626
    @a.huseini9626 4 роки тому

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah 😍

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 4 роки тому

    Daaradii oo dhan waa la sibdhiyey, dhirta meel haloo baneeyo oo sii beera weliba, guriga ha qurxisee

  • @susum9099
    @susum9099 4 роки тому

    Maasha Allah

  • @hanimusse586
    @hanimusse586 4 роки тому +2

    qasri hadaa maqashay waa kan allaha ubarakeeyo ciddi leh amin

  • @KQA3
    @KQA3 4 роки тому +1

    ...Amazing 🌷 🤣

  • @user-eo8zm9qe7f
    @user-eo8zm9qe7f 4 роки тому +1

    اوكي جميل بس ياريت وقت الكتابة عن البيت اكتبوا بالعربي أو الانجليزي لانه ناس كتيرة في الخليج مايعرفون بالصومالي اكتبوا بالصومالي الانجليزي وياريت سعر البيت وهل الاثاث داخل بالسعر

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +4

      Thank you
      Madina Mohamed we are somalis and we are dealing with our people so we don't speak Arabic but we will translate for you
      This house has 6 bedroom, living room and kitchen and 3 toilets and car parking area wit a fence around
      The total area is 432 square metres and cost building is $70,000 not included the land prices

    • @user-eo8zm9qe7f
      @user-eo8zm9qe7f 4 роки тому

      @@somproperty ok give me the price the land

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 4 роки тому +2

    Be Aware.....To get more BARAKA stop playing MUSIC...

  • @mohameda1073
    @mohameda1073 4 роки тому +1

    Mashallah beautiful house, annoying music

  • @najahyusuf6224
    @najahyusuf6224 4 роки тому

    Waa imisa qiimihiisu wll

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 4 роки тому +1

    What is the price?

  • @ahmetsaed4580
    @ahmetsaed4580 4 роки тому

    Waa imisa cabirka dhulka weyan

  • @sheekhulkulichannel1775
    @sheekhulkulichannel1775 4 роки тому

    Aad iyo aad fiicaantahay lkn deeganka kale waa baaba waxee kasii qurux badneed geesaha guryo kale qurux badan iyo doog

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 4 роки тому

    Priceka raaciya waa muhiim

  • @ahmedmohmoud9001
    @ahmedmohmoud9001 4 роки тому

    Price ama qiimaha soo raaciya guryaha aad xayaysiisaan

  • @justforfun7773
    @justforfun7773 4 роки тому +1

    Price plz ?

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 4 роки тому

    Suaal walaal guryo dhisan oo diyaara ma iibisaan ?????
    Mahadsanid

  • @awaalehofficial4789
    @awaalehofficial4789 4 роки тому +2

    𝙒𝙤𝙤𝙤𝙬 𝙦𝙞𝙞𝙢𝙖 𝙞𝙣𝙩𝙚 𝙡𝙚𝙜 𝙖𝙮𝙪 𝙠𝙪 𝙠𝙖𝙘𝙖𝙮 𝙜𝙪𝙧𝙞𝙜𝙖𝙣𝙄

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 4 роки тому

      70 kun ugu yaraan waa qiimaha lagu dhiso karo.. Waana ka badnaan kartaa intaa. Guriga habka loo dhisay caadi ma ahan masha Allah.
      Hadii dhul cabir fiican leh jeesatid guriga si fiican. Loogu dhiso rabtid 60 ilaa 80 kun inta u dhaxaysa wee ku dhisi kartaa
      Hadii villa aad. U qurux badan rabtid oo naqshad saa'id ah u baahnayn waa 35 kun oo dollar ilaa 50 kun

  • @hafidproduction4279
    @hafidproduction4279 4 роки тому

    Guriyaha waxa lo samesta meelo sports sida garoonka basketballka somalidu ma fahansana

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 4 роки тому

    Xero geeshan waa laga baxay sxb aqaloo kooban oo fooqa dhisaa niiyaw.

  • @abdirahmanessa382
    @abdirahmanessa382 4 роки тому

    Kama soo jawaab taa whatsapp iyo tileefanka aad dadka sii seen

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 4 роки тому

    Dhulka uu ku fadhiyaa waa imisa ??

  • @abdirahman5529
    @abdirahman5529 3 роки тому

    Does anyone know the price range for these properties?

  • @hassanm4489
    @hassanm4489 4 роки тому

    Asc fadlan walal gurigan wa imisa?

  • @HayatTeleHealth
    @HayatTeleHealth 4 роки тому +1

    $70k alaabta guriga taalo marka lagu daro miyaa ?

  • @loveisthelive2534
    @loveisthelive2534 4 роки тому

    Xaguu guyaala

  • @OmarAli-qp8mb
    @OmarAli-qp8mb 4 роки тому

    Qimaha please

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 4 роки тому

    What’s the cost ??

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 роки тому

    But i didn't see master bedroom

  • @amnaabdullah3046
    @amnaabdullah3046 4 роки тому

    Imsa lagu dhisayaaa

    • @somproperty
      @somproperty  4 роки тому +1

      70,000
      Markaanu dhulku ku jirin

    • @amnaabdullah3046
      @amnaabdullah3046 4 роки тому

      company ha na shubaa ma qiimagaas baana ugudanbeeya???

  • @umalkhayrceesh6504
    @umalkhayrceesh6504 4 роки тому

    Yaab

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 4 роки тому

    How can I get the number please?

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 4 роки тому +1

    Asc wll ma idin soo wici karaa

    • @laaraluli3926
      @laaraluli3926 4 роки тому +1

      Wall number koda aya haya

    • @laaraluli3926
      @laaraluli3926 4 роки тому +1

      @midawga mustaqblaka soomaaliyed insha allaah
      Mahdsanid wallo shokran jasaka allh khyra

    • @baariyare5995
      @baariyare5995 4 роки тому

      midawga mustaqblaka soomaaliyed insha allaah sxb mahad sanid

    • @baariyare5995
      @baariyare5995 4 роки тому

      Laara Luli wlshy waad mahad santhy Adiga Hargeysa miyaad joogtaa

  • @azhaarali1016
    @azhaarali1016 4 роки тому

    please consider if someone using wheelchair, those doors look small to fit one. thanks

    • @abdulqadirmohamed3316
      @abdulqadirmohamed3316 4 роки тому +1

      Yoo what do mean by that is the owners choice if they needed it to be wheelchair friendly he would have asked for it. Funny people always find a why to hate or criticize

    • @Gaaraabidhaan
      @Gaaraabidhaan 4 роки тому +1

      If the client needed we will do that its a choice not a rule

    • @azhaarali1016
      @azhaarali1016 4 роки тому

      Abdulqadir Mohamed, lol not hating my people achievement just asking since i take care my parents who uses wheelchair not everyone likes to hate

    • @abdulqadirmohamed3316
      @abdulqadirmohamed3316 4 роки тому

      @@azhaarali1016that still doesn't explain why would you say that, where ever you live at do u see every house or flat being wheelchair friendly ? of course not it's the owners choice say you dont need to criticize the company for building a house on the basis of the owners choice like for real 🙄😪

  • @4eye807
    @4eye807 4 роки тому

    Maasha allah

  • @mohamedsaeed9210
    @mohamedsaeed9210 4 роки тому

    Masha Allah