Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Itoobiya aqoonsi ka doonaysa & Ceebta Dalku dhex fadhiyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 2 місяці тому

    Ka joog wariye canshuur waajib ha ku sheegin bal iskaba daaye waa dambi aad u wayn in canshuur laqaado taas badalkeeda zakada waajib ah ❤❤

  • @yuusufabdirahman5436
    @yuusufabdirahman5436 2 місяці тому +2

    Xasan shiikh wlhi somali god buu Ku riday Somalia falastiin mey noqontay

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 2 місяці тому

    Waa nasiib sadaradii ugu weyneyd ee soomaaliya soomarta

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 місяці тому

    ❤❤Dean Dowlad mah wa moryan gurguurte ugu xorayaa tuug

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому +2

    Subxaanallaah Illaahoow Noo Miciin Soomaali Illaahoow Caqli U Yeey😭😭😭🇸🇴🙏

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 місяці тому +1

    ❤scw scw Scw ❤ Allaahuma Aamiin Thuma Aamiin mithludaalika Mr Hashi, So Sad
    Subxaanallah🌿

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 місяці тому +4

    💔😭🇸🇴 Somaliya Waxa madaxwene u ah Nin Xanuun san Xasan Ma Cafimaad Qabo 😭💔 dhagahiisa iyo afkiisa isma maqlaan 🇸🇴😭💔Taas aya Ku daliil ah in u hadlo sidi Qof Xanuun san 👍😭💔👍🥺

    • @hiisgutale2587
      @hiisgutale2587 2 місяці тому

      Adaa xuunsan qutbaadna tahay daalim yahoow

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 місяці тому

      @@hiisgutale2587 😂 Wixi dalim sheegay ayaa Xanuun san 👍🤣

    • @Fathayusuf-u4v
      @Fathayusuf-u4v 2 місяці тому +1

      HADUUNA XANUUNSANAYAN MA AQOON SIBUU ETHIOPIA BARYILAHAA😂

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 місяці тому

      @@Fathayusuf-u4v 🤣🤣🤣👍

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 місяці тому +2

    Mesha Dowlad kama jirto 😭💔 ee Waxa jooga tuuga 😭💔🇸🇴 Xasan Xaraash Qaran dadki masakiinta ahaay ayuu Rabaa in u dhaco 😭💔🇸🇴

  • @NabadoonAbdicali
    @NabadoonAbdicali 2 місяці тому

    Asc barakooyinka eebe koraga ha ahaado

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 2 місяці тому

    Aqonsiga uu xasan sh kadoneyo itobiya ma'aha tan somaaliya ee waa inloo aqonsado inuyahay maamul hostaga imaaraadka sidey ilatahay waayo itobiya & somaaliya horey ayey isuaqonsanaayen sikasta oyisu qabtan siyasada guul gudahan umada somaaliyed melkasta oyjogto insha alaah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 місяці тому +1

    ❤scw scw Scw ❤ Allaahuma Aamiin Thuma Aamiin mithludaalika Mr Hashi, So Sad
    Subxaanallaah,

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 2 місяці тому

    Alla ceeb iyo ayaandoro badana ma haday xukumada xassan sh maxamuud tuugaysaa aqoonsi Ethiopian wa yaabe xassan sh maxamuud malaha wuxu umalaynayaa inu dawlad goboleed xukumo waayaabnaye soomaaliyeey war dalka aynu halookoco😢😢😢😢

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому +3

    AQOONSIGEEN U MW HASSAN SHEIKH KA DOONAYO ABI MAXAY TAHAY SUBXANALLAH.WAR NINKAN HALA ISDHAAFIYO WAXBA SOMALIYA MA SOO SIDO WAXNAAN DHIBAATO AYEEN MOYEY.SOMALIYA IN LA QAATO AYUU MALEYGAYA SUBXANALLAH

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 місяці тому +1

    It changed from Ethiopia should respect Somali sovereignty and now to Ethiopia should recognise Somali sovereignty 😂

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 місяці тому

    ganacsatadu ayaguba waxay cunaqabateeyaanshacabka xasan sh wuxuu yiricaruuurta soomaaliyeed ayaan wax ku baraa hadii run tahay waa ok

  • @maskamame4959
    @maskamame4959 2 місяці тому +1

    XASSAN DHOQO,NACALAD ALLAH HAA KURIDO

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 2 місяці тому

    Etobiya anagaba ma aqoonsanin

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 місяці тому

    MEESHAAN. CANSHUURI. MATAALEE. GABAR UU. XASAN SH. DHALAY. AYAA. LOO XIRAYAA

  • @NasteexoLadan-f1b
    @NasteexoLadan-f1b 2 місяці тому

    Good

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    SOMALIYA WAA UBAHDILAYA MW HASSAN SHEIKH WLHI.MUXUU ISKU HOOS DHIGAYA ITOBIYA

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    500 OO DOLLAR HALKAY KA KEENAYAN SUBXANALLAH

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 2 місяці тому

    Ascwrwb aamiin jizaakallaahu khayr

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 2 місяці тому

    Waa. Munaafaq

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 місяці тому

    Reer.muqdisho.ayaga.ayaa.qabiilka.dortay.qaran

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    DFS MA M.GOBOLEEDBAA SUBXANALLAH

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 2 місяці тому +1

    Yaab ahaaaaa arin kaas

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому +1

    Kani wuu baxaya Somaliyeye.daana kamalaha Somaliya madaama Imirat iyo Itobiya dabo uu ku leyahay.Dowlaadani SHACAABKA waa ay dhibeen.Wax horomaarna uma unseen sameyin wadanka

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 2 місяці тому

    Muuse. Iyo. Ina. Kaahin. Dagaalkii. Snm. Ayaanay. Maalina. Kulahayn. Markaa. Haday. Qalaynayaan. Iyagoo. Beel ka mid ahayd. Sland. Ku metelaya. Inay dawladii. Faqashta. Yihiin. Waa. Flim cajiiba

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 місяці тому

    Csw csw csw❤❤❤

  • @user-Iskufilan
    @user-Iskufilan 2 місяці тому

    Canshuurtan waxa looga gol leeyahay 2 Arimood 1- muqdisho in ganacsiga laga raro oo Kenya ama Tanzania loo rare cidii awooda,ganacsi qofki rabay inu ka furtana meel kale u wareejiyo.
    2- in lacagtaa dadku hadey yeelan dad qaasa lagu naas nuujiyo. Anagu waan ognahay dadka muqdisho canshuurti hore inan waxba loogu qaban midana hada la dulsaarayna wad fahmi kartaa oo waa ( Timirtii horeba dab loo waa)

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 2 місяці тому

    Cbb o qabiil ah ayaa thy sxb majnunki hore mdxweyn k dhigan herka itobiyo garsiyay itobiya iney bad radiso manta mdxwenhen in dalka shidal loso sara ayuu k wadaa waxa rabto sheg wxs qabilkaga ayaa dhageysanyo

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 2 місяці тому

    Waxna.ma.taageeran.dhibaatada.uun.ayey.ku.soo.korniyaan.reer.galbeedku

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому

    Muuse dhulkisa waa heystaa dulmiga muu joojiyo dhulbahante gurigooda muu ka joogo Walee I arkay Waxaa ku xigo I qariyaay

  • @Ruqiyaat
    @Ruqiyaat 2 місяці тому

    Alle colaada somalida hayna korqaado

  • @AxmedCali-h9h
    @AxmedCali-h9h 2 місяці тому

    War bal cawankan cawanka dhale eega dowlada guleheda sheeg CBB aad kaharteee

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 місяці тому

    bismillah asc horta walalow maa naga gudbisaan waqtil xaadarkaan marabno in kheyraadka dalkena in uu soosaaro turkiga ama Erdoğan marabno inta uu xasan aboor talada dalkena gacanta kuhayo illaa inta laga qaadi doono talada dalkena wllhi m biixi anigu waraabaan u aqaan iyo xasan aboor oo jiritaanka dalkena halis ku ah r'ayi aruurin ayaad naga qaadee kadibna waa soo deynee adiga oo luuqada qalaad kuhadlaa kkkkkk mise waabaxar

  • @abdirahmanhassankhalif1553
    @abdirahmanhassankhalif1553 2 місяці тому +2

    Ilaah kacabso oo beentabnagdaa

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 2 місяці тому

    Muuse haduba 25ogs uu ilawey waxan u arka inuu yahay nin warersan 😂😂

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 2 місяці тому

    SCW SCW SWCW❤

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 2 місяці тому +1

    😊

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 місяці тому

    Urayso maxay kicin

  • @abdifatahahmed38
    @abdifatahahmed38 2 місяці тому

    Madaxweynaha dad nooce ah ayaa lataliyo , erayga madaxbannaani ma fahamsano miyaa haduu somaliland ka hadlayo waxay ahayd in uu dhaho wadajirka dhuleed ee somaliya.

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 місяці тому

    Mafiada HASAN SH. OO KUSOO ROGTAY CASHUUR KALE. DADKA KU NOOL XAMAR AMA HAWIYE OO KALIYA

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 2 місяці тому

    😅😅

  • @qadarcilminuur4071
    @qadarcilminuur4071 2 місяці тому +1

    Wa wax aad loola yaabo nin wein oo wariya ah inu uu wxs ku hdlo nacalad rabi hkugu dhcdo

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan 2 місяці тому

    Afku shabale Aya tahay benta Ka da umada somaliyeed

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 2 місяці тому

    Can shur la’aan waa Dowlad la’aan adigu hada xaashi waad ku nooshay USA ma waxaad ileedahay IRS canshuur ma siinayo mase sameeyn kartaa taas war hooy anigu waxaan ku leeyahay dadka soomaaliyeed ha marin habaabin dowladnimadana dib ha’u dhigin ee cayrtaada iska qaado

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 2 місяці тому +1

    Walee kuwa ku dhagaysanaya ayaa khasaaray inta ku dhagaysataa waa inta xanuunsan sidaada warkaaga waxaad ku bilaawdaa ku saliya suubanaha scw waxaad ku xejisaa been iyo dulmi qof muslim ah ama qabiil dhan nacayb kiis

    • @user-Iskufilan
      @user-Iskufilan 2 місяці тому +1

      Su'aal canshuurtii hore maxaa dadka loogu qabtay? Dhalinyaradii waa iyaga liido ku dhamaadaye?

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 місяці тому

      Qabiilka yaa waaye?

  • @IbrahimIbrahim-dw4gk
    @IbrahimIbrahim-dw4gk 2 місяці тому

    Beennaale 😂😂😂😂😂

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 місяці тому +1

    ETHOPIA ma aqoonsan KOONFURTA SOMALIA ITALIA ILAA HASAN SH. AQOONSADO SOMALI LAND.

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 2 місяці тому

    Somaliland ha noolato. Waxba dabka haku sii shidine intii Ka xanaaqdana. Hanoolato😅

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 місяці тому

    Muse bixi haddu dagaal qaado wu jabaya, waxyney keeni doonta in u dagaal ka bilawdo Isaaq dhexdiisa, ssc waxy qabsan doonta dhul ballaadhan

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 2 місяці тому +1

    Ku lahaa,
    Maamulada jaarka ah😂
    Bariga Sool waa Somaliland ee xaguu ka jiraa maamulka SSC ma Degmada laascaanood ee mooryaantu joogto ayaa maamul ku sheegayssa😂
    Waar Yaa Illaahay Yaqaan hadaba,
    Madaxwayne Biixi wuxuu shalay joogay Duleedka buuhoodle oo ka tirsan Gobolka Togdheer
    "Inaad riyooto waxa ka horeysa inaad seexato"

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 2 місяці тому

    😂😂😂 Ciidankii huwanta Wii dhamday iyo Sixirkiiba Sool iyo Sanag iyo Cayniba wa Somaliland durbanka beenta eed tiny San joojiyay SNM oo ka had ahayd oon hub haysan ayaa meelahaa kalbaxdy dad corns kuma aynu haysta las dhiig ee ay dukamada kashif tens iyo fans suga kama fiican markii ay wajiga kama fiican ee hakarsadan hady donan.

  • @AmiinAhmedMahamedSantos
    @AmiinAhmedMahamedSantos 2 місяці тому +2

    Qadaad.wayn.been.ayaadku.noshi.hiin

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 місяці тому +1

      Qadad yare maxa been ah😂

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 місяці тому

    Dulli war xun oo bakhtiya xaar ku fadhi nacalaa kula hadal xumaatay kalab wasakh

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 місяці тому +1

      Bacaac comment naasaha la dhaceso jooji sinjiyada abaha was orom yahow oromku dhaley😂

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 2 місяці тому

    Akhasunaas wakaan idaacadiisa dhami waa naceyb uu uqabo xasan shiikh in dalkiiba lagu sooduulay waxaa kala weyn faafinta beenta iyo naceybka qabtaladeysa. Yaasiin xaashi waa canug cuqdad lagu sookoriyay waan .ujrim

  • @awelabde4328
    @awelabde4328 2 місяці тому

    Ninkani wuxuu isleyahay reerkaga la sin qarankii aay katirsanyihiin ee Somaliland SL waa qaran jira beenina ma joojineyso

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 місяці тому

    Hasan sheekh wax uu qaban karaa ma jirto ,somalia waxay burburtay 1988 markii dagaalkii Gobolada waqooyi ka bilaabmay ,Waxaa guranaysaana waa midhihii uu idiin sii abuuray saciimkii waynaa ee Siyaad bare, Somalia waa quruurad jabtay (litir) Dib looma kabi karo ,
    faqasheey maalintuu jabouti kula shiray mingeste ,ee u saxeexay in ay Ethiopia leedahay dhulka somali gelbeed iyo receive Area ,kaliya ku badashay in urukii SNM laga soo caydhiyo Ethopia gudaheeda ,maalinkaas baa Ethopia kaa Adkaatay isuna dhiibtay ,
    Waana ku faraxsanaydeen oo in iidoor la xaaqayo ayaa moodayseen intaas waxii ka mabeeyay waa ,Cid wax laga saari karo waxii dhacay ee ilaa hada socda ma jirto Waa dhaladaa burburtay ee aan cid isku celin kartaa jirin ,
    IIdoor waa guulaysteen in dhulkoodii iyo dadkii la dagaanka ahaa nabad iyo wax ay kaga raystaan khaladkii ay lixdankii galeen ay samaystaan tiiyoon cidina ka caawin ,Dagaal adagna lagula jiray oo somalia iyo dawlado danahooda u arkayay in somalia sidaa ahaato somalilandna lagu dhaganaado ay ku adeegsanayaan dawlad aan jiran magac kaliya ah ,

  • @noolowmedia5931
    @noolowmedia5931 2 місяці тому

    Ey ey dhalay thy waratks benta dadka ka daa somalia aqonsi kagama baahna

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 місяці тому +1

      Orom orom dhaley ka ahow arimaha somalia orom yahow