Guddiga Beesha Garxajis Oo Ka Hadlay Heshiiska Isbahaysiga Waddani Iyo Kaah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 16 годин тому +2

    Guul wadani kaah wada jir wacan war xuma tashiilka yaan la dheegeesan guul isbadal wacan illaahay idinkii 🙏🏼✅

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 19 годин тому +5

    Insha allah way gulaysanayaan isbahasiga wadani iyo kaah 🤲🤲

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 17 годин тому +2

      Insha allaah guul kulmiye and kaah and horseed win soon ❤❤❤

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 17 годин тому +4

      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan alleh naguma so celiyo kulmiye dalkii iyo dadkiba ba colad & dagaal & qaraanki o qaybkamida u goyey taarikh madow ayuu muuse dalkan kaga tagay

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 16 годин тому +1

    Guul kaah iyo wadani insha allaahu

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 16 годин тому +1

    Sax waa gudoonay walalyaal GARXAJISOW hadaan HJECLO nahay ❤❤❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 19 годин тому +5

    Kkkkkkkk Allayleh reerkani maryaha ayay dhigteen in yar mooyane

    • @wadanicabdi
      @wadanicabdi 18 годин тому

      Adeer Kaah husbi qaran buu noqonayaa sabab aanu muuse afqalooc udaba orodna mijirto iyadoo 500 askari inaga xidhantahay iicodeeya ma kadhacaanu cabnaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 12 годин тому

      Waa dadkii soo dayay ina asakr

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 18 годин тому +3

    Allaa kariim, odayaal Kaah kala dhaqaadee qoomama la’aada, musdanbeedka wadaniyow ma waxaad na leedihiin garxajis baa cod siinaaya Kaah, Ilaahay baad been u sheegteen.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 12 годин тому

      Munafaqadiin habar awale baroortaa

    • @MaryamaKiin-to5mc
      @MaryamaKiin-to5mc 10 годин тому

      Maahe walahi indeeer from berbera isbahaysiga maaaha. Mid guulaysan​@@hassan-mp1pk

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 19 годин тому +3

    Hhhhhhhhjjjjjj
    Wadani waxa isugu tagay dadkii ugu liitay shacabka kaah iyo wadani waxay ISU sheegen been
    Iminka kuwani ma,siyaasiyiinbaa mise waa wasirada Ciro eee mustaqbalka

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 18 годин тому +3

    Kkkkkkkkkk iyo diinteeda wax udhimaya ayaan kuqoslay waa odayaasha kushubashada muusay lacag kawaayeen muuse wuusoonoqonayaaye hadalka hayska xumaynina

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 19 годин тому +4

    Filimkaasi wuu fashilmay gudeeye xusbiga wadani baa qarxiyay

    • @timaweyyne
      @timaweyyne 18 годин тому

      mayee muuse 50kun dollar geeyay burco malinti dhaweyd lakin igawale waa kacun ookacodee.. Kaah iney xusbi qaran noqoto indhahaago shan kutusaa kulimiyana waa baas ubaryo

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 17 годин тому +1

    Guuul kulmiye and kaah and horseed insha allaah ❤❤❤🎉🎉

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 18 годин тому +3

    Waar waanu kabaxnay isbahaysigii

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 11 годин тому

    Reer waddani odyaasha way dawakheen 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 18 годин тому +2

    Qaabkee loogu soo saarayaa?
    garxajis( h. Yoonis) sidee ugu codeynayaan?
    ma fahmin qaabka lagu heshiis yahay, waxay iila muuqataa in habarjeclo la qayb qaybiyo oo kaliya!!.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 18 годин тому +2

    Been weekend hadalkiinu kii horaa runa ree wadaniyow habrjeclo wayidunku fahantay khiyaamada lacgtaydiina wad qabtaan warning guuli ka dheer byby form burco

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 18 годин тому +2

    Ku fahanay arankaagu waa ciro soo saara

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 18 годин тому +4

    Waa qorshe fasilmay

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 18 годин тому +1

    QAADAC QAADAC ISBAHAYSI LABA NIN OO ISKU REER AH MARNA WALLAALLO BARI AH MARNA WATA LABO CALAN CAS. SADAASHA URURADA SOO BAXAAYA INSHA ALLAAH. KOW KULMIYE WAAYO SHACABKA SLN MA RABO CALANKII SIRAANYO UU AASO SIDDII CALANKII MWEYNE CIGAAL LOO AASAY ... LABO URURKA WADDANI OO ISAGU CAGAFTIISA ISKU WADA. KAALANTA SADEXAAD. UCUD. AMA HILAAC HORSEED HAYSKA SUGO SHANTA DANBE

  • @maxamedjaamac432
    @maxamedjaamac432 8 годин тому

    Ciidagle iyo havaryoonis waxa ay
    Taageerayaa kaah ,wadani Guul,Guul,Guul
    EEREEN

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 17 годин тому

    Gudiga garxajis xaga nabadda kaga wanaagsan xukumadda fidnada waxaa taas u sabaab ah ilaa hada waxaay joogan ceelafween masha allaah

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 18 годин тому +2

    Waar runta sheega

  • @abdiali319
    @abdiali319 18 годин тому +2

    Maxaa dalka laga badbaadinayaa waa yaabe?. Ma Xamar baa loo wadaa?. Dadka reer Somaliland way idinka caqli badanyihiin biidhiqaateyaw isbahaystay..

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 18 годин тому +2

    Cida laga badbaadinayaa dalka waa ayo ? Afkii Huwanta ayaad ku hadlaysaan iyo cadowga qaranimada somaliland diidan ,doorashadaa quruxda badab raga dhigay ee kharashka iyo agabkaba diyaariyay ee amniga diyaariyay ,hadii laga badbaadinayo ,sida loo badbaadinay ayaa yaab le,idinka iyo wadani ayaa laga badbaadinayaa oo aan waxba helayn is bahaysiga khiyaamada ahna waa la fahmayaa,

  • @MaxamedJaamacxusen
    @MaxamedJaamacxusen 18 годин тому +1

    Garxajisow warkiinu macadeenoocadeeya hadaanunahay
    Habar jeclo

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd 17 годин тому

      Wuu cadyahay indro ee tababarkii waa weli noosocda Oo way nagu yar cusubtee nagu qaata 😂

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 17 годин тому +1

    Gudi garxajis miyaad waalateen habar jeclo ma dad waalan baad moodeysaa hadalku waa kii hore

  • @cabdiraxmaanmahamed111
    @cabdiraxmaanmahamed111 17 годин тому +1

    Qofku laba cod oo ururka ah malaha ee qofka kee codka sinayan warka cadeeya

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 18 годин тому +2

    Hodho dhooooo😂😂😂😂😂😂😂 waalaydin fahmay

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 17 годин тому +1

    Kuwani waa kuwa xisbigi wadani na baabiyay

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 19 годин тому +2

    Kaah ma caruurba miyaanay ogeyn in laga swoon badan yahay.

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 17 годин тому +1

    waa daaalimiin kuwani dadka ma waxay u haystaan durbaan la tumo

  • @Gobsame
    @Gobsame 17 годин тому +1

    Waar toban cisho suga habar jeclo caqlgeda ayay qabtaa dalka yaad ugu han jabaysaa dumistiisa

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 16 годин тому

    GUUL ISBAHAYSIGA ❤❤❤ HEEGO EDEBDARADA MEEL LA FADHIISTA

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 17 годин тому +1

    Wadani afmiishar ayey eeday.

  • @yassinh8158
    @yassinh8158 16 годин тому

    Waa odeyaashii tuugta ahaa..ee huwanta ahaa...Mugdi-Gude iyo Qaadwalihii cimaamada qaatey. Qudhun.

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 18 годин тому +1

    Joojiya munaafaqada iyo isku dilka Xirsi iyo Xaashi, nacaskan cirro miyuu seexday!!!!!!!!

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 17 годин тому

    Waa qaadanay abtiyaal guulays ta guuuuuuuuuuuuuul madaxweyne ciro iyo kaah

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    Yusra yuusa wadani cirro waa dhacay TACSIDA DIYAARAYA 😂😂😂

  • @GuuleedIdiris-ly3rw
    @GuuleedIdiris-ly3rw 15 годин тому

    Masha Allah sas waye

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 18 годин тому +1

    Nimankani waa qaar layaableh waana Baddow

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 17 годин тому +1

    Kuwii buuurta xagay nabadi usoo martay kaah khayaamo danbe qaadan maayo

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 17 годин тому

    KAAH IYO WADANI❤❤❤

  • @SabaaxSuudi
    @SabaaxSuudi 16 годин тому

    Insha allah way hadhayan wadani iyo huwantiisuba

  • @nimcanmohamed578
    @nimcanmohamed578 16 годин тому

    Xisbigii wadani ragan baa aakhiro u diray

  • @NasserMourad-mh4ey
    @NasserMourad-mh4ey 12 годин тому

    Waa nasiib Daoo in kuuwanii Ayee garxajis saladin uu noqdan

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 16 годин тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta beentu waa xaaraan inaad soo fadhiisataan halkan oo aydun magaca ilaahay ku bilowdaan oo ah
    بسم الله الرحمن الرحيم
    Oo hadan aydun been sheegaysaan waa ceeb ilaahay ha ina Asturo
    1: Badbaado Qaran iyo Garxajis isma qabato…..intaa idiin dhaafi waayo raalina iga ahaada
    Waa Khayran katiiran

  • @SabaaxSuudi
    @SabaaxSuudi 16 годин тому

    Insha allah guul xisbiga kulmiye m muuse biixi ururka horseed iyo hilaac

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 19 годин тому

    Guul waddani waddani waddani waddani waddani waddani insha allah

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 17 годин тому +1

    Waar ku wani siyaas gran maayaan ma ragii xoreeyey ayey ka badbaadinayaan

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 18 годин тому

    insha all wadani iyo kaah wey sobayan cod madaxweyne waa ciro ururka wadani cod waa garxejis ururka kaahna codku waa hj

  • @nimconimcoaxmed3035
    @nimconimcoaxmed3035 11 годин тому

    Adeer waa laydinku fahmay ee nafisa😊

  • @TimaWeynne
    @TimaWeynne 18 годин тому

    Kaah iyo Wadaniba Waa Lasoosaarayaa Kaseexda Muuse ama habaroorto ama hasymarjiyo

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b 14 годин тому

    dadku fartooda waa u xor sultan iyo musharaxna ma xukumaan

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 9 годин тому

    HY waxay hey Aaa cod ku filan soo celinta Waddani!
    Baaqiga halkee laga keenay?
    Laba Shakhsi isla shay quda in laga wada iibiyo ma xalaal baa? Maxuu ku salaysanyahey:
    - Xeer Shakhsi?
    - Xeer Shay?
    - Xeer Shuqul?
    - Xeer Shax
    - Xeer Shaydan?
    Miisaanka Xeerku dhanbuu u raran yahay?

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 16 годин тому

    Habar jeclo xoolo maaha kolba si loola hadlayo manta sowkii lahaa afhayeenkii wadani labada codba waa wadani

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 9 годин тому

    ODAYSHI ISAAQ QAYBIYEY WAAD FASHILEYNTEN ISAAQ WAXUU ISKU RAACEY IN WADANI IYO KAAH LA REEBO

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    Sheeko caruur KULAHAA 3 FAROOD TAAGA 😂😂😂😂😂

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 17 годин тому

    Waxa waalida wadaa waa xirsi gaab guuuuul ciro iyo xaashi

  • @ItelA70-hk9nx
    @ItelA70-hk9nx 18 годин тому +2

    Koofiyadda iyo siyaasadda, Yaa kala gaadha! Odeyaashani waa kuwa la hadhay Xisbiga Waddani. Ninkan hurda, waa inuu isagu ka hadlaa ileen isagaa yidhi, labada codba isiiya!

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 12 годин тому

    Habar yoonis Kuwan baa baabiyay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    HABARJECLO MA CARUUR 3 FAROOD LOO TAAGAYAA 😂😂😂😂

  • @Ismaciilsaxardiid
    @Ismaciilsaxardiid 18 годин тому +2

    Isbahaysiga dhanka kararan hadhaco

  • @hassanali-mc1yo
    @hassanali-mc1yo 17 годин тому +1

    Huu haa

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 2 години тому

    Calaamo allahacidin saar yaa siyaasada idiin dirsaday umada
    Magta u kala qaadan idiin ditsanee naga fadhiista sharwadayaalyow

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 18 годин тому +2

    Shacabka garxajis kuma khasbi kartaan ciday u codaynayaan

  • @CaliCumar-n4z
    @CaliCumar-n4z 18 годин тому +2

    Bacaaaaaaaaa. Baaaaacaaaaaaaa kulmiye guuuuuuuullllllllllllllll

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 43 хвилини тому

    😇😇😇😇😇😇😇
    Waar xisbigan WADANI yaa ka taliya, yaa xukuma, yaa maamula!!!!!!
    Ragga maanta xisbigoodii odayaal ka talinayaan een ra'yiba ku lahayn siday QARAN u xukumayaan????????
    WAA TII 1960 gii jahligaa iyo reer hebel kala carar baa xamar inna geeyey.
    WAA REER HEBEL KALA CARAR AAN CAGLI KU JIRIN. WAA TII SHALAY LAGU JABAY.
    😊😊😊😊😊😊

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 17 годин тому

    Hhhhhhhjj
    Cidla gude wasiirka arimaha dibada jaabiir wasiirka cafimadka good wasiirka arimaha gudaha
    Kuwani wasirada wadani ee mustaqbalka

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 9 годин тому

    OEYGAASI WAA GAALOBEY LEH QOFKA ISBAHYSGA WAX KAA SHEGAA DIINTU WAX KA SHEEGEY WAA DANBI WEYN

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 9 годин тому

    MAXAD BADBADINEYSAN IIDNKNAB BURBURNIYA SOMALILAND ILAA 2017 INTII MUUSE LA DOORTEY NIN HURDA OO DHAGTA WAX LOO SAARAYA SOMALILAND KU AMIIN MAYNO

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 9 годин тому

    Sadex farood waxaa ku xiga “Afar baa ii banaan?

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    HODHODHO HODHODHO YUSRA YUUSA

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 16 годин тому

    Horta wadani siyaasad xumaa car soo hel kulmiye ilaa kaah xisbi ama urur ay odeyaal u hadlayaan meeshu maany gudoomiye iyo xubno lahyn ma odayaashan baa mulkiilayaal ah 😅

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa4269 15 годин тому

    Isbahaysi maahe waa is ugaadsi iyo is qadhaabsi ???? !!!!

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 17 годин тому

    Filimkaasi wuu fahilmay, niman wadani ah, ayaa fashiliyay, khiyaanadii aad la damacsaneydeen Kaah. Arinkaasi wuu dhamaaday. Wadani cod uma hayno iyo huwan. Soo leefa hawada

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 13 годин тому

    Waa beeeenaalayaashi dalka kharibay, waa kuwii hunguriga meel walba la fadhiyey.
    Ciro iyo kaah midna soo bixi maayo. Yusra harti.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 19 годин тому +2

    Ceel-Afweyn wax kale oo qaranka lag jab Lu ah ayaa lagu karkarinayaa, Dawladu ha ogaato oo Badhasabka iyo Talaiyaha ciidanka Boliska,ka Mulatetiga,Sirdoonku magaalada Hala-fadhiisto, Ciidamadi hore u joogeyna gala befell.

    • @mrshabazg6647
      @mrshabazg6647 19 годин тому +1

      Heego way jabtay juudan iyo baasto jailka ka filo Insha’Allah very soon Guul isbahaysiga Fr qurulugud

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 17 годин тому +1

    30 askari kuwii gawracay loo codayn maayo kuwii dhabar jabiyay ciidanka no no ilaaahay iyo umadiisa kamaydaaan xishooon
    Ninkaaad garab gali lahaydeen malinta cadawga ayaad dhabarka kajabiseen shame on you

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    Kulahaa 3 FAROOD TAAGA YAAD GAADAYSAA MA WARIDAAD COPY SEEN

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 18 годин тому

    Ururka kaah markuu baxo cod madaxweyne sow madoonayo.haa.hadaba manta doorta ciro garxejisna bare in ay ina xaashi cod madaxweyne siiyaan qasab sidaa wax ufahma hj

  • @cabdiraxmaanmahamed111
    @cabdiraxmaanmahamed111 17 годин тому

    Waxa idin wanagsan inaad dadka kala hagtan o ad tidhahdan g36 ka hlka degan kaah ha siiyaan ama muuse cabdale ha siiyo kaah wax noo qorsheya😊

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 17 годин тому

    Hadalka runtiisa taabta korka haka salaaxina cadeeya waxaad kaah u heysaan noo sheega sida kaah aad cod u siineysaan reer wadani ayaa madaxdeedu ku dhawaaqeysa labada cod wadani baa leh noo sheega codka sida loo qeybsanayo

  • @xasancabdilahiaxmad9507
    @xasancabdilahiaxmad9507 17 годин тому

    Ma waxa la qorsheyay in UCID la rebo

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 17 годин тому

    Wajigiina niyad jab ayaa kamuuqata kkkkk

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 12 годин тому

    Ma hadiii ay habarjeclo walantahay mise hadii ay miyir qabto hodhadhoooo waar habarjeclo idiin codaynaysa ma jirte hiwantii darood cod waydista

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 13 годин тому

    Cirro waa FAQASH.

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 15 годин тому

    Kkkkkkk
    Xagee ka waalantiin dalka waa iska qabaaile siday u soo wada bixi karaan xisbiyo wada habar jeclo ahi kaah wadani kulmiye iska hadal looma baahna waxaan arkaa in wixii dhuuso moodayseen xaar idinku noqdaye iska maydha xaarka

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um
    @RoodamaxamedAbokor-qm5um 13 годин тому

    Waar odayaashan koofiyadaa dhaadheer maxaa waalay siyaasad maxaa dhexgaliyay

  • @XuseenliverpoolXuseenliverpool
    @XuseenliverpoolXuseenliverpool 8 годин тому

    Muuse dalka halaga qabat si deg deg ha hana al maxakabade

  • @MaxamedIbraahim-e8f
    @MaxamedIbraahim-e8f 17 годин тому

    Ciro gaadhibuu janbiga haystaa faysalna daadxoorbuu ku taaganyay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    Huubo heeryo xun gabalkeedii waa dhacay cirro biibiile dhacay TACSIDA DIYAARA

  • @yassinh8158
    @yassinh8158 16 годин тому

    Somaliland laguma aaminayo, Ciro-Hurdaaye, iyo laba tuug (Xirsi iyo Xaashi). Umadii waa idin aragtey. Xasan Sheekh shillin ninkii ka soo qaatayoow, waad u dhiman.

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 17 годин тому

    Khaayinimadaqadhxajisbaalagabartaa

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 17 годин тому

    😂😂😂😂😂😂stop fake news man 😂😂😂😂😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 11 годин тому

    Shirkii BEENAWAAS IYO ABNAWAAS WAA FASHILMAY YAA LA GAADAYAA HABARJECLO WAXAA IDINKA YEELI MAYSO 😂😂😂😂

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 16 годин тому

    Sheekada sadeexda farood tolow ma chine laga keeni😂 labo farood ayaan bixin kartan waxanad cadyeseen inaad labada farood wadani siinayesan. Marka arinkiino waa af gobaadsi iyo aniga idhis adigana nasiibkaaaga qaad 😂 hadi kaah gudban idinka ma gudbinayesan hadi dhacana hadaba wadnisi sheegteen inad shaqo nago lahayen war cad. Hj tolow u taala inaye saas u qayebsanaadan iyo inaye dhiig Iso yeelan

    • @RAli-j8j
      @RAli-j8j 16 годин тому

      Wuxu ku leeyahaye reer wadaniyow carbkina Wuxu kari wayaye kaah xisbi qaran Ha u gudbto 😂 hadi waxaba ku darsanayen ka dhac saas sharaf ku jirta 😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 17 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 16 годин тому

    Waar reer isbshaysiyow caqli yeesha fuliya waxaad kuheshiiseen soona saara kaah iyo wadani yaana laydika dhex faa iidaysan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤11111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤111❤❤11111

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 17 годин тому

    😂😂😂

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 9 годин тому

    Waanu aqbalay si mugle

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 17 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂