Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido wan dha geystay dhamaan ninkaani waa xogogaal lakiin allaha awooda badan ayaa arinta gacantisa ku jirtaa isbadal deg deg ah Ayaan allaha ka sugeyna insha allah ❤❤❤
Illaahay ha naxariisto intii lagu dilay gaza iyo guud ahaan aduunka 😢😢😢 rergaza Alle ayaa ku filan 😢cid kaloo ka celinkartaa malahan USA ciidankiisa iyo yahuudaan gartaran 😢
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
He is vary right and fraunk-fearles --,,but I want to Add this , can u remember how slave tread bigines -and end -so ISRAIL have to know they're creating More HM- with stronger Grages
😮😮😮😮 Israel tabar xamaas iskaga dhiciso maleh mishinka wa marekanka ka danbeyo maxaabis so daayey marekanka munaafaqnimo wado beenta aduunka ushegayo ya ka been badan ka qayaano badan maleh marekanka wuxu jila dhex dhexaad iska dhigayo hub lagu dili lahaa Palestine so dhibayo af macaan qiiro jaban qalbiga jirin caalamka umujina munaafaqnimada marekanka la fahmin caalamka islaamka ma guulesanayo dekad dhisayaa gargaarka shacabka falastiniyinta beenta ugu wened plan ka laha wa waxa manta dhacey
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGASUBSCRIBE & LIKE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
اللهم النصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين اللهم امين❤❤❤❤
Illaahoow ugargaar Xamaas iyo dhamaan Falatiiniyiinta iyo muslimiinta guud ahaan, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Wcs c xaafid ilaahow ugargaar mujaahidintaada
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido wan dha geystay dhamaan ninkaani waa xogogaal lakiin allaha awooda badan ayaa arinta gacantisa ku jirtaa isbadal deg deg ah Ayaan allaha ka sugeyna insha allah ❤❤❤
Guul falastiin Insha'Allaah❤❤❤😂🎉 3:38 😢😢😢😮😮😮 3:48 😅😅😅 3:51 😊😊😊 4:32
Hamas Allah lajira waa guulesanyan insha Allah
In shaa Allah mardanbe ma xukumi doonaan
❤❤ true surely man
Waan ku raqcsanahay professorka qiimayntiisa. Uguvdambayn Falastiin waxay helidoontaa xuriyadeeda, insha Allah.
Ciid kaste oo awood sheegata illahaya aya ka awood badan esrail way babaaysa mardhaw insha,allahu
Allhaikbar 🤔🤔😢🙏🏾🇸🇴
Waa islee yihiin
Mareykan waxaan duminaya lsrail Inshaa Allaah guushana Eebbe wuxuu siinayaa xaq u dirirka Falastiin bi_idnilaaah. Waynu u duceyn reer Falastiin
WaxaaN. Yahuud weeye. Maqli jiray
C/xafiid dadkan Ad ku hayso waxbay sheegen ya ka hoos qaadi.
Waa xaqiiq waa runtiis
Illaahay ha naxariisto intii lagu dilay gaza iyo guud ahaan aduunka 😢😢😢 rergaza Alle ayaa ku filan 😢cid kaloo ka celinkartaa malahan USA ciidankiisa iyo yahuudaan gartaran 😢
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaa muuqata inuu xaqiiqda ka Hadlay waana waxa jira in yuhuuda dhul banaan oo aan cidina ku Noolayn u Harto
Sida ay qabaan ama ay Hindusayaan
It’s cleansing this poor Muslims and no one is doing anything about it very sad wlhi
Waad ku mahadsantahay wararkan aadka u fcn hakala joojin soo badi
Dadkoo dhan way hadlayaan wax wax qabanaya malaha shacabkiina wuu dhamaday ilahay ha guuleeyo reer filistin. 😢
Xaq iyo baadil ayaa dagaalamaya , xaqa ayaana guulaysta waa sunaha Alle waayo isaga ayaa la jira.
Israaiil iyomaraykanku waa ismuhal
Waxay sheer kuyihiin in falastiin n lagumaadl ooay qaybsadaan the gaastaiyo khayraadka falastiin
Cabdi Xaafidow kani wax buu u qarinayaa
Waxa Gaza ka socda nin walba wuu arkaa lakin yaa wax ka qabankara?
Xasuuqa mareykaka iya qacane qu siniya israel madaama ila 1947 barakiyinta bahdilka reer falestine
Waa isku mid wuxu ninkan sheegayaa waax meesha dhacayya waa runtii allow ugargar reer qasa
Waa runtisa waxa ushegayo ninkas
Run ayuu kahadlay xaqiiqdii
Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkan runbushegay ilaahow ugargaar falastiin xamaas
Asc❤❤❤ 2:36
Asc
Lakin falanqeynta bare sare wuxuu ka tagey collaadda ku xeeran iminka mudo hore baa ugu dambeysey
Way.isleeyihiin.wuxu.ka.hadlayo.iyo.waxa.muuqda
Dad Ceebaysan oo Ceebtoodana sheegaayo, lol Maraykan Munaafuq, Waynaaday iga dheh, Xasbunallah Wanicmal wakiiil🤔🤔
Waxan qabaa sida uu noshegay nabigeena calayhi salaatu wasalaam in ay muslimiinta israaci doonaan kirishtiga iyo yahuuda ay ka gulaysandoonan muslimiinta oo u hogaamin doono hal amiir magaciisa (maxamed cabdullahi)waxa yahuuda halageed hogaamin doono nabi cise calayhi salaatu wasalaam guusha waxa leh muslimiinta
He is vary right and fraunk-fearles --,,but I want to Add this , can u remember how slave tread bigines -and end -so ISRAIL have to know they're creating More HM- with stronger Grages
Midab gumeysi
On top of what Israel is doing USA supplies all weapons used
Wey isleeyihiin maxaa lags qaban muslinkii way hurdaan mise wey baqaan
Galadan wexey hada oga nayan anaga 1445 sano ka hor ogeyn ilahey inoo shegay srael weey bur buresa insha Allah sida ugu dhaqsiyaha badan ilahey wacad kiisa soo dhow sikaste srael weyn peyden blink ee ugarab is tagan magulesan donan insha Allah
Waa nin si dhab ah u falanqeetey oo munaafaqadda reer galbeedka ka fog.
Ha gaadho ha gaadhee,falastiin wey xoroobi doonta,wiimo kasta ha ugu jacdee!!
wax walba uu sheegay waa runtiis
Adeeroow tacadiga waxaa falastiiniita ugeesanaaya waa mareka ama refer galbeed
Ninkan xaqiiqada ayuu ka hadlay