Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Maxamed Pk By Nimco Samriye HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 114

  • @mushtakosman7767
    @mushtakosman7767 5 років тому +51

    Nimco samriye waala tabee yaa igu raacsan 2019

    • @mukhtarmohammed2042
      @mukhtarmohammed2042 5 років тому

      Anigaa

    • @queengobaad4144
      @queengobaad4144 4 роки тому +1

      Wariye kama danbeyn

    • @sareedo1324
      @sareedo1324 3 роки тому

      @@queengobaad4144 lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll

    • @sareedo1324
      @sareedo1324 3 роки тому

      @@queengobaad4144 llllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll

  • @omarN
    @omarN 9 років тому +10

    Nimco iyo bk waa laba qof oo markasta farxadi ka muuqataa xafiduhu allah.

  • @abdifatahadan1270
    @abdifatahadan1270 Рік тому +5

    She was one of the best journalists in the history of horn cable tv. I miss nimco samriye in the corridor of horn cable. Am wishing her all the best where ever she is

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 9 років тому +5

    Hiday ulahayd hargaysi fankee !!🙌
    Saxb maxamed siciid cadi matihid xaqiiqdi
    Fankuna waahibo wankufaraxsanahay heerka ad kagadhay sidookale nimco samriye wa gabadh ilahay hibo usiiyay hadal wanag iyo haybad wariyenimo mansha allah guyz weldone

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 4 роки тому +12

    I missed nimco samriye yaa dawanay 9/1 2020 mama xiiso dhaco

  • @AyaanNaruuro
    @AyaanNaruuro Рік тому +3

    Nimco samriye waxan dawanya 1/9/2023 kama xiiso dhoco waraysigeda❤

  • @ismacilofficial7359
    @ismacilofficial7359 Рік тому +2

    Maxamed bk waxan ahay nin gacan galaay 😥😥😥

  • @asmapache634
    @asmapache634 3 роки тому +6

    Kuwa imika waryayashii nimco ha daawadan ❤

  • @nimcaanyuusuf3254
    @nimcaanyuusuf3254 Рік тому +2

    Wllhi i still watching 2023 nimco samriye barnaamij soo saare ka wacan ma arag .🌝

  • @apdiaziizmahamoud2911
    @apdiaziizmahamoud2911 5 років тому +7

    Berbera iyo hargeisa dhexdooda mar aan sii socday ayaan dhagysanaayey xasuus wlhy maatana 2019/8/1

  • @nasrahapoon1532
    @nasrahapoon1532 2 роки тому +3

    Nimco SamriYe wlhi waa wareye aan tageero aadna aan utabay 2022❤️

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 3 роки тому +2

    Inantii qaaliga ahayd ee ilaahay hibada saxafinimo siiyay ee nimco samriye waanu tabnay
    Wlhi 2021/November/5

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 9 років тому +9

    Dad qaali ah fanaan maxamed pk and wiriye nimco samriye guule ha idin xafido

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 років тому +6

    Mashallh jib iyo jaaan udaaaa mar hadiii ciyari timado Nimco samriye

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 років тому +13

    Jiib iyo jaan Nimco samriye udaaaaa ma hadii ciyari iyo madadalo udaaa alla mxn ku taby nolow wll qali anan life ku arag ku jcliya xita ano kugu riyoday in ago wada kogna wxn rajaynaya in aan marun ku arko inshallh hctv iyo shacabkuba ku taby

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 5 років тому +4

      Caasha Luul saan ugu xiisay darteed baan waxan qoray magaceda san u daa wado video shii hore

    • @sakariyesaid2095
      @sakariyesaid2095 5 років тому

      @@umuhamdi1577 kula mid ban ahay walahi

    • @maxdar11
      @maxdar11 3 роки тому

      Anigu kubbad ayaan la ciyaarayba hhh kwrn

  • @ELDonMesut
    @ELDonMesut 9 років тому +8

    runtiii waa fanaan dhameystiran nimcona waa wariyaha qarniga labadoodaba waan salaamaya

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 роки тому +5

    waa la tabay nimco samriye iyo.maxamed bk

  • @Nolaad275
    @Nolaad275 4 роки тому +5

    Nimco samriye waa LaGu tabay 😭♥️♥️♥️

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 10 місяців тому

    8 sano ka hor waan daawanayay barnaamijkaan anigoon jacayl waxba ka aqoon maanta anoo jacaylo badan soo maray ayaan ku ceshtay dadka u soo xiisi doona Nimco iyo bk waan salaamayaa

  • @shaficimuhumed3014
    @shaficimuhumed3014 4 роки тому +6

    Nimco sabriye wxy ahayd haldoorka dumarka saxafada yaa igu raaczan arinkaaaz liketa ku qabta inta samaha jecel

  • @fatimaessa2841
    @fatimaessa2841 3 роки тому +4

    Ninka fanka tabay wle bk halyey qaran❤

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 років тому +11

    Jiibta iyo jaanta Nimco samriye qali duumar

  • @hudoushwalli8626
    @hudoushwalli8626 4 роки тому +3

    Dadaalka ku baano baylahda noloshoo ...wakhtiga badankiisa baxnaano rajeee😍

  • @axmedjama4344
    @axmedjama4344 3 роки тому +4

    Waxan dawanaya 29 june 2021
    Nimco samriye wariye ka fican wali ma arag farxadi oo cago leh bay hayd

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 років тому +3

    Allaylahe Nimco iyo bk baaa ishely

  • @mssrooda8859
    @mssrooda8859 3 роки тому +4

    We miss u nimco samriye😍

  • @amiiraamran8892
    @amiiraamran8892 4 роки тому +6

    Maxamed bk iyo nimco samriye

  • @naasir17nasir91
    @naasir17nasir91 9 років тому +5

    waaah waah well done bk and nimco samriyee

  • @jamaalnuur8098
    @jamaalnuur8098 5 років тому +4

    Maansha alah aanan awaits iyo wariyihiin qarnigan ugu qaali sanaaa baa ishelay

  • @maxamednuur4804
    @maxamednuur4804 2 роки тому +4

    Heestin Wax ithye xazuuz i gaarah Jacaylki Naztexo Ayaan Hapen Jumca wada dhagasani anigo Kaabad Laydha macaani ka dhacso Fadhina Calaf Baa Na kale kaxeyi😭

  • @abdihakimmohamed9334
    @abdihakimmohamed9334 9 років тому +3

    Mohamed saed bk and our sister Nimco samriye
    Waxbaaa meesha ka dhacay
    Waxaan ka helay soda quruxda badan ee aad usoo diyariseen barnaamijka
    Waaan idin taageernaa!///!!//

  • @ibrahimrabile2612
    @ibrahimrabile2612 2 роки тому +1

    Bk iyo nimco waa la tabay 2022

  • @RamoQalbi
    @RamoQalbi 5 місяців тому +1

    Nimco 2024 markle dawana😂❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 місяці тому

    Legend always legend waa hobol taariikhdu xusi doonto BK

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 4 роки тому +1

    Nimco gabdhaha weryiha ee cid kama horayso. Barmamijkeedu caajis maleh qofkay waraysanso iyo kadaawanayaaba wa kahelayaan

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 9 років тому +3

    Dhabtii Moaxamed PK waa fanaan yar oo aan dhihi karo kuwa hada jiraa asaga iyo CAWAALE ADAM ayaa u sita. salaam kaaga timid MUQDISHO,

  • @ayanomar9542
    @ayanomar9542 9 років тому

    masha allah waxan leyah umada soomaliyed hambalyo dhamantiin waa fanan ku daysanayo ku wiii qaranka soo maliyed sida maxamad suleyman tubec waxan leyahay bk somaliyo dhan ayaa ku salaameyso

  • @maxaneddoolaal1527
    @maxaneddoolaal1527 9 років тому +4

    Waaaw bk inaba caadi ma aha asal weeye

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 років тому +2

    Bk heesaha qaad oo dhibmaleh
    Balse ha u qushuucin si aad qur'aan akhriyeyso waaga iga tallo
    Sababtoo wxn ahy qof wanaagaaga jecel!!!!!!######=

  • @sarahsuldan2195
    @sarahsuldan2195 9 років тому +2

    Nimcooy aad baan kuu salaamayaa, Maxmad bk Wuxuu hidde raacay Fanaaniintii hore Maxamed Axmed, Maxamed Saleebaan Alle ha u naxariista e iyo Xasan Aadan. Walaal Nimco midhaa waxaa wanaagsan adiga oo casuumad u fidaya fanaaniinta Iskalaji, Fiska, Zaki iyo fanaanadda reer Hargeysa ee siday uga tagtay aan ku soo noqon Raxma Rose. Intuba aad bay u cod wacanyihiin.

  • @gurmadbrown4306
    @gurmadbrown4306 9 років тому +1

    awesome tune, emotional one indeed inkstoo go cwalani grabkiisa sudhan yaanu waayi gabay kugu odhan gob maaha.Mo BK truly icon. Simply the best artist of all .legend

  • @KhadraAli-tk6pn
    @KhadraAli-tk6pn Рік тому +1

    waanu karnaa dee mana baqano lasoco ujeedo

  • @nazrihello227
    @nazrihello227 6 років тому +3

    Apwaanki Apwaanadu
    heesaha uGa danpeeYeN
    LaapzalaH 👑👑👑👑👑

  • @saciidnuuje3823
    @saciidnuuje3823 6 років тому +3

    My fav. Fanan bk

  • @aaminacabdi2627
    @aaminacabdi2627 Рік тому +1

    Xusuuus2015😢❤

  • @dacadcadeh9509
    @dacadcadeh9509 5 років тому +3

    Intii daawaneyzo 2019

  • @apdikanithiago7955
    @apdikanithiago7955 3 місяці тому

    Waan daawanayay habeenki barnaamijkan Lasoo daayay waxana u daawanayay xiiso iyo caruurnimo uun maantana wxn dawanaya anoo JacayL Ka waxbadan Ka oG. I.a iLahay qof walba qofkiisa Ha siiy0😢

  • @ayaanmahamed5795
    @ayaanmahamed5795 4 роки тому +1

    Nimco samirye bk dad farxsanhy waad u dhalty

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 2 роки тому +2

    16/5^/2022
    Mon_night
    10:15am
    Dareen weheleed😪😔
    Wxn guldka sarta eed anan weli galin
    Wanan rali galiya
    (Runti wey fududahy in afka laga dhaho lkn waa daren xoogan qofki ay xaalad ka keenty in uu ereygaasi kaso baxo)

  • @ugbadcisman6877
    @ugbadcisman6877 3 роки тому +1

    31/3/2021
    We miss u nimca samriye

  • @yaasiin70
    @yaasiin70 9 років тому +2

    Mohamed Sicid BK Fanaan Qaaliya Top Class Nolow

  • @muniirqurbo763
    @muniirqurbo763 6 років тому +2

    axsan fanaan caalam maxamed siciid bk

  • @KhadraAli-tk6pn
    @KhadraAli-tk6pn Рік тому +1

    oofsashadii meeday rmbr soo daa

  • @falastiinshiine685
    @falastiinshiine685 2 роки тому

    Nimca samriye axsan waxan dawanayaa 13th Sept 2022 kama daalo in an kuso ceshceshto barnamishyada nimca

  • @abdirahmanadeize1368
    @abdirahmanadeize1368 6 років тому +2

    fanan an bk ahYn mba dhgaYsTo😚😚😚

  • @kingkoshen
    @kingkoshen 9 років тому +5

    BK KILLING ME

  • @CabdiCali-sb8qc
    @CabdiCali-sb8qc Місяць тому

    Nimco mxmed siyaad bare

  • @CabdiCali-sb8qc
    @CabdiCali-sb8qc Місяць тому

    Nimco maxamed siyaad bare

  • @cabdimaxamed6211
    @cabdimaxamed6211 8 років тому +2

    Waan ku taageera BK noolw

  • @XaawaZaleebaan
    @XaawaZaleebaan 4 місяці тому

    Nimco Afw

  • @cawilxukun1010
    @cawilxukun1010 9 років тому +3

    Maxamed bk fanaan
    Dhamaystiran noolow

  • @CabdiCali-sb8qc
    @CabdiCali-sb8qc 2 місяці тому

    Nimco afwayne

  • @drkhayrealihassan8922
    @drkhayrealihassan8922 5 років тому +1

    Oct 2019@@@

  • @samalehhous3689
    @samalehhous3689 9 років тому +1

    fanaanka M.BK wan tageer sanahay lakin waxan raba wax yaro taalo u sheego , marka mashraxa jogto waliga kamarada so eeg xalka dambe lama eego , iyo xalka dharka qaab wanagsan kuso labiso iga dhaf jack yellow iyo surwalka mado . wa iga taalo walalnimo , good luck my fananaan

    • @Globalfactfile
      @Globalfactfile 9 років тому +2

      War sheekada hablaha ninka ka tag. Madhaxle

  • @abdirahimmohamedahmed3399
    @abdirahimmohamedahmed3399 4 роки тому

    Yaa 13 2020 January ila daawanaya

  • @hamzaqurbaawi1985
    @hamzaqurbaawi1985 6 років тому

    Bk bk bk bk
    Best songers of somali

  • @xisaammiido4853
    @xisaammiido4853 3 роки тому +2

    yaa daawanay Bk oo fankii ka baxay, isaga iyo ahmed biifna hotel guuleed muxaadaro ku qabanaya, Lol hhh

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 9 років тому

    caawa waa habeen cajiiba waxa aynu isla helay fanaanka qarniga iyo wariyaha qarniga waa ubaxii ka soo baxay damska heer sare . waxa aan la muraaqooday adoo laydhii hargeisa gaadhi ku fadhiya iyo codkii bk oo sida roobka u shubmaya. dareen sare iga dheh.

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 8 років тому +2

    bk fanaan culus

  • @CrisaaqEgeh
    @CrisaaqEgeh 11 місяців тому

    Dalka iimanso wajaalede

  • @badriohersi5038
    @badriohersi5038 7 років тому +1

    Nimco gabar an taageero

  • @CrisaaqEgeh
    @CrisaaqEgeh 11 місяців тому

    Wax isku lahadh nimcoy

  • @faadumomaxamuud4887
    @faadumomaxamuud4887 9 років тому +1

    wooooooooooooooow

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 4 роки тому +1

    Waxasa waraysi la dhahaa dad qiimo Badan Nimco samriYe gabadh la Tabay

  • @cabdimaxamed6211
    @cabdimaxamed6211 8 років тому +2

    Adkeye

  • @somalian4663
    @somalian4663 4 роки тому

    2020

  • @nasriahmedhassan9403
    @nasriahmedhassan9403 9 років тому +2

    asxabay igu cawiya music ku bilawanaysa barnamijka heesta ruxa qaday thnx

  • @dahersaad1565
    @dahersaad1565 9 років тому

    waaaaaaaaaaaaaaaaaww maxed sicid bk nooolow

  • @abdiahamed8900
    @abdiahamed8900 9 років тому

    axsan fanaan bk

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 6 років тому +2

    2018?

  • @ibrahimdhogor8516
    @ibrahimdhogor8516 5 років тому +1

    ababaay ababaay waa labaqof oo midwaliba halkiisa ama marxaladiisa kudadaala qancinta bulshada kuwareegsan markaa kulan waafiya sln sare

  • @gurmadbrown4306
    @gurmadbrown4306 9 років тому

    Love pretty Nimco brilliant smile as well .Hope she's still single lolz

  • @cabdulahibarre2330
    @cabdulahibarre2330 6 років тому +2

    Bk

  • @najmaahmed7863
    @najmaahmed7863 3 роки тому

    😘

  • @zakariyeayanle2757
    @zakariyeayanle2757 9 років тому +3

    Kkkkkk

  • @abdirizakmohamed2769
    @abdirizakmohamed2769 9 років тому

    caadi ma ah

  • @zunduzcabdi1425
    @zunduzcabdi1425 6 років тому

    Wwwwwwwwwe nin culus

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 9 років тому

    wow anigu hadaan abwaan ahay bk ayaan heestayda u dhiibi lahaa waayo waa fanaan heesta sifiican u qaada kuna dara matalaad iyo qiiro cajiib ah runtii isfiican ayuu u gudbiyaa macnaha heestu xanbaarsantahay waadna ka helaysaa sida uu u qaadi anigu dadka mursal taageeran ahaa lakin ninkaan walee caadi maahan meel cidlo ah ayuu ragii kale dhigay 2 hees ee hore caadi maahan

  • @ahmedosmanabuuiimaan5264
    @ahmedosmanabuuiimaan5264 9 років тому

    Maxamed Siciid Pk Waa Fanaan Aan caadi eheeyn kaliya waxaan aad ula yaabay sida dareenka leh uu u jilaayo actionka iyo dareenka ay xambaarsan tahay heesta uu qaadaayo inta badan waxaa la dhihi jiray fanaaniinta mrkay dareen rabaan inay muujiyaan daroogo iyo wax cillan ayeey isticmaalaan lakin ninkaan isagoo caadiya ayuu u jilaa sida dhabta ah nolosha cusub soo dhawee fariin weyna ugu gudbiyaan la yaabay iyo heeso kaloo fara badan oo aanan halkan ku soo koobi karin waa fannaan fanaan dhaafay jilaa ayaaba la dhihi karaaaba runtiiii kkkk

  • @zakariyeayanle2757
    @zakariyeayanle2757 9 років тому +1

    Kkkkk

  • @fanaanjarlies3401
    @fanaanjarlies3401 3 роки тому +1

    61391046

  • @nimcoaweys286
    @nimcoaweys286 8 років тому

    nin in uu is qurxiyo mahaaba hadeerna OK weeye maxaa ka maqan

  • @MAILMAFIA
    @MAILMAFIA 9 років тому +1

    why cant they sing live.all the time play back.lips singing

  • @Nolaad275
    @Nolaad275 4 роки тому

    2020