jandheer jawab ah warsame jamac xigasho nuurdhanto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 місяці тому +3

    Waalaalaaldaaye maash Allah
    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🪘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @NimcoibrahimMohamoud
    @NimcoibrahimMohamoud 3 місяці тому +2

    Soomaalilaan gull gobonimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 місяці тому +1

    Ilahay haynasoo hadeeyo haykeen jaclaysiiyi ilahow nabad baan kabrinay ❤❤

  • @gawalalemedia8872
    @gawalalemedia8872 4 місяці тому +1

    Maanshaa Allah DABSHID TV IYO Muuqaal jaandheer aad u qurux badan gacantu kuma Go do sxb guul baan ku Rajenayaaa Jawaabtana waa la Sugayaa Ninkan Lama badan karto waa Abwaan warsame jaamac yuusuuf

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 3 місяці тому +2

    Walahay wan jidhidhicooday halyey qaran afkaga caano lagu qabay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂😂😂😂

  • @user-ez3de1gz9y
    @user-ez3de1gz9y 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 4 місяці тому

    👍

  • @BarwaaqoCandicilmi
    @BarwaaqoCandicilmi 3 дні тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🇭🇺

  • @SharmaarkeAadan-ct7jy
    @SharmaarkeAadan-ct7jy 2 місяці тому

    Wll hooyo. Wa😊😊😊

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 4 місяці тому

    Bismillah ilahay ilahay xaqa ha tus dad ba lyana waxa lagu yar mahan

  • @hindaxirsi9683
    @hindaxirsi9683 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 4 місяці тому +3

    War isaaqow maad meel joogtaan oo dulmga joojisaan yaan caro allah idinku dhicine miyey daan dad islaama ahayn.

    • @abdiabdi1355
      @abdiabdi1355 4 місяці тому +1

      Dhibkee? Ka ayaga loogaysanaayo kuu ma muuqdo miyaa. Muslimku waa kii cadaaladfara lakiin adiga waxaad
      ضربني وبكى سبقني واشتكى

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 4 місяці тому

      @abdiabdi1355
      Cid dhulkiina kusoo duushay ma aragno waxaan aragnaa isaaq dhul aysan lahayn rabo inuu ku dhamaado in shaa allah wayna ku dhamaan ileyn waala ebhiyey ismana qabsanaayaan reero rogmanaayo ayaan arkaa amxaarada aad isku dhiibteen dhulkiina ku wareejiya bal waxa aad ka heshaan aanu aragno

    • @jakey2424
      @jakey2424 4 місяці тому

      ​@@abdiabdi1355 dhulkaaga ku eekoow adeer haddii kale waad ku dhammaan habarjeclooy. Wax Somaliland la dhaho ma yaqaan Dhulbahante. Ke eekaada dhulkiina. Aan ahayn, Dhulbahante waa hubaysan yahay waadna ku dhammaanaysaan

  • @ikraamheegoakram8868
    @ikraamheegoakram8868 4 місяці тому +1

    Kusoco landheere isaaaq😊huwanta😅

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 місяці тому

    Ilaahayoow umada somaliland oo dhan ilaahayoow nabad waarta dhex dhig oo bogooda burcad isku mary somaliland guul inshallah cadowga ilaahayoow nagaqabo somaliland guul inshallah

  • @foosiyafaaraxmaxamed8996
    @foosiyafaaraxmaxamed8996 7 днів тому

    😊😂😂😂😂😂😂😂

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 13 днів тому

    Baakahaadana waa layaacaa ku darsoo waa ba,aadii

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 3 місяці тому

    Maxay yihiin nimankaa. Sidii. Dumarkaucayaaraya. Qaarna. Durbaankatumayaan. May dumarka. Udhiibaan. Xataa. Sacabku. Waa. Kii. Dumarka. Garoowana. Waahadalhayaan. Iyo. Buuhoodle. Waanlayaabay.

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 місяці тому

    MAXAMAD MAHDI CIDAGALE WUXU KU 2:02 HAMBALYEYNAYA GUBADADA'N HALYAYNIMO

    • @dabshidtv9213
      @dabshidtv9213  4 місяці тому

      Thanks indero halkan kalla soco iyago badan oo jawabo aad u adaga isbucan

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 місяці тому

    HAAAAHOOOOOHAAA HAHAABARJECLOOOO WWW HOOOOOWWW

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 місяці тому

    HEEEEEINAAADEERHOOOOWWWHEEEEEEYYYYYYE IINAAAAADEER HUUIWANWAAGALAYAHEYEEEHEYEE

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 4 місяці тому

    Bahashi ma ciyarti baa idinkaga so hartay 😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      ciyaartu waa farxada iyo nabad gelyada hadiyo dherega meel colaada oo gaajo ah oo abaara laguma ciyaaro barwaaqadaa keentay

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan 4 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r hhhhhhhh barwaaqada ma kibir baa kaanta iyo in la isku caayo somalida barwaaqadoda waa colad la huriyo 😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@HoodoiyoAyaanMaya barwaaqada waa marka keliya ee laciyaaro dad gaajaysan ama colaad ama abaar ku jiraa ma ciyaaraan waa sidaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@HoodoiyoAyaan Reer miyigu waxay ku heesaan marka roobku noodao ee geelu noo dhalo ee gusku noo balaan bul ayaanu ku guursanaynaa waa marka keliyee reer miyigu dhergaan guursadaan ciyaaraan waa marka roobku da,o

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan 4 місяці тому +1

      @@user-sz7sn2rv9r reer miyigu caadi maaha 🤣 thanks Wllo

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 4 місяці тому

    Waxan sugnaba waa jaweebti heer ssc 😂😂😂😂😂 dadkiba ka so horjaado sacabki xata ma tumayan 😂😂😂😂😂😂

  • @maryamali.
    @maryamali. 4 місяці тому

    33sano ma helo bay nowotey oromalaney🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴