GURI DHISAN OO FILLO AH QURUXNA BADAN LAAMIGANA AAN KAFOGEEN AADNA XARAASH U AH WA IIB LKN FIRII CML

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 місяців тому +2

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 7 місяців тому +3

    Masha allah waa fursad.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 7 місяців тому +5

    Boos banan darusalam ku yalo 20ku kabadan dadka maraban ee xayeysiinta nagadaa fadlan

  • @lophater2190
    @lophater2190 7 місяців тому +2

    masha alllah waa fursad walahi

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 7 місяців тому +1

    Allahumma barik.

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 7 місяців тому +3

    Geedo iyo duur 75k bisinka

  • @malakaaay
    @malakaaay 7 місяців тому +2

    Gurigaas weyn ee quruxdaas leh maxaa raqiis ka dhigey??? ⚠️
    Ma guri dad laga dhacay baa???
    Ma booskaa dad laga dhacay???
    Ma qabuur dad dhintey laga soo qodey baa laga dul dhisey???😢
    Mise waa Guru dadkii lahaa la laayey oo cuqubadii baa la seezan waayey oo waa laga qaxayaa????😢
    Xamar meel guri laga iibsado maaha .

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 7 місяців тому +5

    Waa qaali raqiis ma ahan

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar6271 7 місяців тому +1

    Aad baad u mahadsantahay

  • @XaamidKaraama
    @XaamidKaraama 6 місяців тому

    Masha Allah

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 7 місяців тому +2

    Gurgigaan maxaa shaarka loogu geliyay?

  • @mohamedmohamed-lk1lh
    @mohamedmohamed-lk1lh 7 місяців тому

    50 kin ban hesta

  • @cabdiraxmaanyuusuf5713
    @cabdiraxmaanyuusuf5713 7 місяців тому +2

    Walidaas ma afkaga unbaa mesi meshu way walaty xarashka adshegayso away 70 iyo xaraash iyo xabadaa meshina iga joga dhe

  • @user-ns3bz7sd4q
    @user-ns3bz7sd4q 7 місяців тому +1

    Aduu kuu yahay raqiis,!!!!!!

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 7 місяців тому +1

    Runtii qaali ma aha

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 7 місяців тому

    Meeshiu waaba duur cidla ah. KAXSHIIKHAAL MIYAA.

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 7 місяців тому

    Block 4 aad waa qaali

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 7 місяців тому +2

    😂😂😂😂 meeshu ma jeelbaa waaxay albaabada birta ah ee qolalka kujira ...I like how qadaadwayn build the houses

    • @edebsanmohamed5036
      @edebsanmohamed5036 7 місяців тому

      😂😂😂

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 7 місяців тому

      Qadaadwayn maxaa la dhahaa meel magaceeda miyaa

    • @amiinali8969
      @amiinali8969 7 місяців тому

      @@mklsl3663 Google waydii anaga hana waydiine😎

  • @carabmohamed5568
    @carabmohamed5568 7 місяців тому

    Gurigaan ayaam rabaa ee hadda numberla aan kaalasooxariiraayo ii sjeeh

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 7 місяців тому

    Waaba meel Cabdi Cabdi ah

  • @jamalabuukar6723
    @jamalabuukar6723 7 місяців тому

    Masha allah $65.000.00 ma laiigu so dhameyn kara ? Jzkh

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 7 місяців тому

    Kısmayo guri ibaha kaso radi please thank you sister

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 7 місяців тому

    Qiimaha ay sheegtay macquul ma.ahan . Dhulalka banaan ayaa ah 23 kun ugu badnaan waa 27 kun. Dhulkii aad ayuu u fadhiyaa wax kala socdo ma leh .qofkii dhul iibsanaayo isaga ha raadsado adoo qofna u sheegaynin inaad dhul rabtid

  • @yusufcade5410
    @yusufcade5410 7 місяців тому

    Daarusalaam waa nagu waasheen naga daaya waa meel laga tagay

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 7 місяців тому

    Bisinka waaba duur codka ah oo cabsi leh

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 7 місяців тому

    Somalia quashin badan. Dirty country 😢😮

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 7 місяців тому

    Xaafadee waaye quruxay

  • @zamazamahassan7348
    @zamazamahassan7348 7 місяців тому

    Asc

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 7 місяців тому

    banaankii waa qurxiyeen gugahiina waa qaribeen.

  • @abdallahboythebest128
    @abdallahboythebest128 7 місяців тому

    Wa agal werersan

  • @abduljabbarmohammed4188
    @abduljabbarmohammed4188 7 місяців тому

    Gurigaan wa meeqo?

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 місяців тому +1

    Somaliland baan moodayey meesha waxaa waaye markay tidhi baan cararay

    • @Osob_5
      @Osob_5 7 місяців тому

      Cudurka weyn baad qabtaayee aIllaah ha ku Caafiyo Somaliland mar ka hore inay ku taqaanaa ka horaysa kkkkkkkkkkmmmmmmmmmmm

    • @Osob_5
      @Osob_5 7 місяців тому +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @edebsanmohamed5036
    @edebsanmohamed5036 7 місяців тому

    Waxan ma guri ba😂😂

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 7 місяців тому

    Foolxumada ayuu la jaban yahay