3 Dhaqan ku cadaab ninka kaa siijeeda si ula kac ah wax uusan kaa fileyn noqo Qof Baarixiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • 3 Dhaqan ku cadaab ninka kaa siijeeda si ula kac ah wax uusan kaa fileyn noqo Qof Baarixiya

КОМЕНТАРІ • 103

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale Рік тому +48

    Walaahi arintaas aniga baa marhore tijaabiyey waana ii shaqaysay, ninkaan dumarka talooyin cajiiba buu siiyaa oo lacag la'aan ah
    Anigu lacag baan ku baxshay taladuu maanta ina siinayo wiilkaan dumarow ee ka faa'iidaysta 😊

    • @HA-me2jl
      @HA-me2jl 10 місяців тому

      Abaayo xagee lasoxarira Ana xaalada ku jiree
      Facebook or snapchat

    • @ShankaranMaxamed
      @ShankaranMaxamed 9 місяців тому

      Abyo mcn

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 Місяць тому

      Inoo sheeg Dee Waxaad sameysey huno

  • @marwo3271
    @marwo3271 Рік тому +10

    Nin majiro allow neshi qer ku jira nawafiji kan ku qabo ilmaha u dhashid aya ugu daran

  • @fatushahmed7069
    @fatushahmed7069 Рік тому +2

    ما اكرمهن الا كريم صدق رسولنا mahdsanid wll saad siraha nogusheegeysay ilaahy hakukarameeyo

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Рік тому +5

    Wcs ya sheekh Allah ha kubarakeyo cimrigaada Allah hadhereyo Aamin hori usoco qeer Allah ha kusiiyo Aamin
    سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @IqroAbdalla-lo8tx
    @IqroAbdalla-lo8tx Рік тому +3

    Mahdsanid ❤wlhi jazakallahu qayran wax bdan ka fahmey sheikh badbaado ❤is ilowsii kuwa kugu jesjeesay

  • @Sahrohuseinmahamud
    @Sahrohuseinmahamud Місяць тому

    Mahadsanid shiiq allah ha ku xafido

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Рік тому +9

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @adontiiale
    @adontiiale Рік тому +4

    Walaahi ane waankufaa iiday taloyinkaaga shekh markasto waankuuduceeyaa xalay xitaa waakuuduceynayay wartalada qaata oo kor isuqaada dumarow ilaahayane cabsidiisa kudadaala qofne hadulminina dulmigane diida

  • @drsrose-nq3yt
    @drsrose-nq3yt Рік тому +5

    Ala aargoosiga jecliyaa😊😊iidedeji sheekh

  • @hdduudu9053
    @hdduudu9053 7 місяців тому +1

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك واشكرك ❤❤❤

  • @user-lp5mo7vv7h
    @user-lp5mo7vv7h Рік тому +2

    Shiikh badbado ilaahay haku xifdiyo ilahay wu nagu ka badbadiyey❤❤❤

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا وفتح الله عليك

  • @HafsaHassan-kn4vj
    @HafsaHassan-kn4vj 6 днів тому

    Mansha Allah sheikh

  • @user-wd4gh9es5r
    @user-wd4gh9es5r Рік тому +2

    Masha allha sheekh mahadsanid 🥰🥰

  • @shaadiyaismail839
    @shaadiyaismail839 4 місяці тому +2

    Wlhi fiidiyowgan 10jeer wakuceshceshtay

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 16 днів тому

    Jezakalahu kheyr❤

  • @nuuramuuse6515
    @nuuramuuse6515 Рік тому +2

    Mnsha allaah alleh haku xafido adun io aakhiraba sheekh badbaado

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 27 днів тому

    Wlhi aniga ayaad iga hadleysa manta shiq badbaado ilaheey haku xafido

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 Рік тому +4

    wiligee qof dhbane uma nqon hadana in aan unoqon rajayna
    qofka marko tosanyahy wan latoosnaana haduu qalooc keenana waan ka siibtaa
    ilaheyne iguma salidin

  • @sulekhoali1266
    @sulekhoali1266 Рік тому +9

    Shekhow nin looma samrikaro in laga tago mahane waji maleh

  • @ayoxcrank1069
    @ayoxcrank1069 Рік тому +2

    Jzkl sh badbaaadi shukran

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc Рік тому +4

    Shiikh majamacada saykoo lajiyad dhamaysay😊😊❤❤

  • @user-fv3cx5jl2b
    @user-fv3cx5jl2b Рік тому +1

    Mahadsanid wall

  • @anisaali2385
    @anisaali2385 Рік тому +2

    Jazaakallaahu kheyran

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Рік тому +3

    Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuldanGanisow
    @SuldanGanisow 2 місяці тому +1

    Masha Allah

  • @sahraaden5262
    @sahraaden5262 Рік тому +5

    Shekh thanks, mida kle anga wax an ka sasabto ama kula jogo o ugu samro malahan aso iska key dabalinayo wxaa ii dheer biilka o aniga Wan shaqeya Suu i dhahaa biil iguma lihid hada shaqeynysid ama half bixi hada rabtid ina biil ku siiyo guriga fadhiiso diintu sidaas ayay ku amartay aniga waxa u bahantahay ku siinaayo hadaa fadhiistana waa hubaal wax ima siinaayo oo naf leh.
    Maxan sameeyaa sheekh?

    • @fcsme
      @fcsme Рік тому +5

      Markaa fariisato waa markee kuu dhamaanlaheed

    • @Ceyni915
      @Ceyni915 Рік тому +1

      Ha fadhisan walaal ee shaqadaata horey uu wado nin haisku haleen wayo malagu kalsonaankaro qaali

  • @sammie1163
    @sammie1163 4 місяці тому +1

    Waa mahadsantahay

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Рік тому +5

    Wa tu Ani igu hayo ninka iqabo blse wa Ina falaa Ani sidan dhan Asa kala kulmaa blse Laga bartaa Laga badiyaa ,,

    • @hodanabdi2505
      @hodanabdi2505 Рік тому +2

      Wlhi me to Lkn wan isbadelayaa

    • @RunsheegAbdi
      @RunsheegAbdi Рік тому +2

      Nimanka Dumarka bahdila Cudur Narcsist la dhaho ayay qabaan badankood. Abaayo UA-camka ka raadi sida loola dhaqmo Narcsistic wa ku caawinayaan.

  • @abdillahisouleimandabar6700
    @abdillahisouleimandabar6700 Місяць тому

    Machallah ❤

  • @luulabdi9334
    @luulabdi9334 Рік тому +1

    Shukran

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 Рік тому

    Asc guleyso ugaas mahadsanid kiitos

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 5 місяців тому

    Mashaa Allah good 👍 job
    Waarunta

  • @nimcoali-sl3rt
    @nimcoali-sl3rt Рік тому +3

    Mash Allaha ❤❤

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Рік тому +2

    ماشاء الله

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 Рік тому +1

    Mashaallh shiiq

  • @moohanlove4436
    @moohanlove4436 9 місяців тому +1

    Walaahi waarun shiiqow lambar lagaahelo iisoosheeg

  • @fadumamuxumed5600
    @fadumamuxumed5600 11 місяців тому +1

    M.a sha allah

  • @Udgoninaqolif
    @Udgoninaqolif Рік тому +3

    sheikh wax badan og masha allah😂

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Рік тому +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf Рік тому +4

    Masha allaah ....🙂🙂🙂🙂🙃

    • @cabdlla6615
      @cabdlla6615 Рік тому +1

      Xalimoyy saxpka yn lggu drin😂

    • @birimoboss747
      @birimoboss747 Рік тому

      ​@@cabdlla6615mucjiso waad iga qoslisay istoosi warka wad maqleysaaye

  • @AnsoAbuukar
    @AnsoAbuukar 15 днів тому

    Mash allaha ❤❤❤

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc Рік тому +3

    Mansha allaa

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 Рік тому

    Mahadsanitd shiiqow ilaahay haku xafido❤❤❤❤

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 11 місяців тому

    rabihakubarakeeyo.shiiikh❤❤❤🎉🎉

  • @user-ru6so8qp1k
    @user-ru6so8qp1k 4 місяці тому

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @istahilabdihassan2923
    @istahilabdihassan2923 Рік тому +1

    Guleyso sheekh

  • @user-gr1fd8ov6h
    @user-gr1fd8ov6h Рік тому

    Mash.alaah.sh.badbado.nabrkaga.aya.rawa

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Рік тому +3

    Sheikhow anigu inan qof cadaabo diyaar uma ihi qofki si jesta ana waan kaa jestaa Allah dhulka u balaadhshay dadkana waa badshay maxa laysku cadaaba marka? Waxba!

  • @FaadumoCali-gx8kn
    @FaadumoCali-gx8kn 10 місяців тому +1

    Mashallaha

  • @suleekhamaxamed1747
    @suleekhamaxamed1747 9 місяців тому

    Wad mahdasnthy shiikh

  • @maymuunhusain3343
    @maymuunhusain3343 Рік тому +2

    Wa sax arinka se😊

  • @user-il1mr6gb3n
    @user-il1mr6gb3n 6 місяців тому

    sheq aniga jecelkeyga wakalatagnay qalad igadhacay tarteed ee ibar duco igusolabanaayo asagoo ijecel

  • @fartuunmire5545
    @fartuunmire5545 Рік тому +1

    Mash Allah ❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @user-hb7cf8te3i
    @user-hb7cf8te3i Рік тому +1

    Asc sheikh waxaan kaa codsanayaa waxan kuriyoday gabar yar aan dhaley oo lakufsanayo waxa kufsanayana waa ilma yaryar oo aan aqaano gabadhana wey yar tahey finana aykasobaxeen jirkadhan marka iiso safir plz

    • @Channel24401
      @Channel24401 Рік тому +1

      Niyada olad kujirto allaha kusiyo olad barakesan

  • @Umumariiya123Umumariiyaa-gh6yd
    @Umumariiya123Umumariiyaa-gh6yd 6 місяців тому

    Aniga ayeey i heysataa wllhi shiiqow lkn sida hada aad shegeyso ayaan uga fal celiyaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha allha

  • @mindrelaxation1483
    @mindrelaxation1483 Рік тому

    Asc shiek waxaan kuriyooday anigo kuriga aan daganahay aan ka guurayo oo kugurayo isla gurigii aan wax kadaganaa yacni dhabaqa aan daganahay dhexdiisa lee waye marka fasiradeeda maxawaaye plz iga soo jawaab allaha kubarakeeyo

  • @AmalAbukar-yy5qp
    @AmalAbukar-yy5qp 5 місяців тому

    inshallah allaah

  • @mulaaxoismail6707
    @mulaaxoismail6707 6 місяців тому

    Ok waad nanolaayaasy🎉

  • @GuMar-ut7qz
    @GuMar-ut7qz Рік тому

    Ninkaani mushkilada maxaliyey
    Misa waa uga daray?
    Dumar iyo rag isma huraan laakiin marwalba maslaxadaa fiican
    Gaas haku shubin
    War ilaahey kayaab

  • @qamarmoha2867
    @qamarmoha2867 Рік тому +2

    ❤❤❤❤

  • @dekaibrahim323
    @dekaibrahim323 9 місяців тому

    Asc

  • @XaawacaliMaxamed
    @XaawacaliMaxamed 3 місяці тому

    asc

  • @XaawacaliMaxamed
    @XaawacaliMaxamed 3 місяці тому

    labarka aya raba ina wax kuwidiyo

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 Рік тому +1

    Mhdsnd side aad dumarka u caawisid❤❤❤❤

  • @idilsaidchannal
    @idilsaidchannal Рік тому +1

    Waxan dremaya qof hda dhow brtey inaan aad ugu xisayo asaga wqti isiineyn mxa sameya side qlbigayga nfteyda ku xkameeya ila taliya

    • @user-ji6zt1lg7w
      @user-ji6zt1lg7w Рік тому +1

      Wllo hal.Talow kow adigu qalbigga allh swt ku xidh xasuuso xadiiskii saliga nabiga scw ee ubeeya ibnu kacab ku cel celi saliga nabiga.Wakhtigii aad isga.Siin jirtay ku badal saliga nabiga. Iyo.Istiqfrta hana waydiin sbbtu wakhti kuu siin wayay wuu soo noqon wa balan hadii uu khayr ku yahay hadii kale si daa ayuu allh swt kugu dhadin badalkiisana wad heli lkin adigu ha tusin u xiisi taan ama bahi sidokle hna ka argoosn micna canan ama wax la jira wakhti sii si uu.Runta u ogaado bes enjoy youre life sis❤🌹🌹😊😊

  • @muniirocali580
    @muniirocali580 Рік тому

    Oky

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 11 місяців тому

    Allah kabaq raga iyo xaasaskood ha isku dirin waxa kahadleysa wax fiican ma’ahe

  • @MaxamedCabdibarqadle
    @MaxamedCabdibarqadle 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanhussein3313
    @ayaanhussein3313 Рік тому

    ✅️✅️✅️

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 11 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @muniirocali580
    @muniirocali580 Рік тому

    Mash Allaha

  • @fartuunmire5545
    @fartuunmire5545 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaizaAbdisalam
    @FaizaAbdisalam Рік тому

    Haduu iska.oa indha tiro
    Iska kaa jahil yelo isku dayo inu gacnta kugu haysto
    Rabnae hoostisa ad ku nolatit nolashisa adan ka bxin
    Donayo xuquuqdada dhamn uu ku duudsiyo daryeel xumana kugu daro

  • @fartuunmire5545
    @fartuunmire5545 11 місяців тому

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👍👍👌👍👍

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Рік тому +1

    Asc walalo I need your number

  • @nimcohusein9365
    @nimcohusein9365 7 місяців тому

    Mash Allaha❤❤❤❤❤❤

  • @XaawacaliMaxamed
    @XaawacaliMaxamed 3 місяці тому

    labarka aya raba ina wax kuwidiyo

  • @user-nd9ji6ev9u
    @user-nd9ji6ev9u Рік тому +1

    ❤❤❤❤

  • @XaawacaliMaxamed
    @XaawacaliMaxamed 3 місяці тому

    labarka aya raba ina wax kuwidiyo

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @barniaadan615
    @barniaadan615 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @XamdiSakariye
    @XamdiSakariye Рік тому

    ❤❤❤❤