Sidaan Ku Ciqaab Ninka aad Ku Daashay Kuqiimaynin Naftaada Bahdila ogsijiinkiisa Noqon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sidaan Ku Ciqaab Ninka aad Ku Daashay Kuqiimaynin Naftaada Bahdila ogsijiinkiisa Noqon midka Dhag kuudhigin Sidan ku Samee Adoo Murugoon

КОМЕНТАРІ • 26

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 4 місяці тому +4

    Sheeq jasakumullah qayran jasaa sidaad inoolatalise markasto waad inoo sheegtaa qayrka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ru6so8qp1k
    @user-ru6so8qp1k Місяць тому

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤❤❤Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 4 місяці тому +8

    Exactly give them the silent treatment, dont be calling them 100 times a day

  • @user-hh3db6ng9k
    @user-hh3db6ng9k 3 місяці тому +3

    walalheyga qaliga ah waxan ahay gawar marwo hesta carur afar ah aniga waxan ku jiraa xariir iyo ciil adun hade thay farxad lhaan ninka is fahmi lhnahay iso duceya 🤲😭😭🙏🙏🙏😭😭😭😭😭

    • @user-cs8yj8wi4e
      @user-cs8yj8wi4e 2 місяці тому +1

      Alle hayno sakiro wllo ani xata hoya ahay xata hadu Ilma iga xanun sado ma wici jari hada kal mar waco wicidada igu badaday wad walan tahy wad furudahay ana waligay ma magin kumana af celin mar furnin igu han jaba mana tago mana jogo waligay ku iman mayo bu dhahay idina iman mayo layma qabo lay mana furin 10 sana is qabna wax naxarisa wali kama atkin ano xamila ba naago laygu cayay waxa wa iska insha tira

    • @Feynuska-diinta.
      @Feynuska-diinta. 2 місяці тому

      😢😢​@@user-cs8yj8wi4e

    • @user-hh3db6ng9k
      @user-hh3db6ng9k Місяць тому

      @@user-cs8yj8wi4e ax abyo samirka badi insha allh wad kuleshnee

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 4 місяці тому +2

    Waa sax ❤❤❤ hadaad jeclaatay kaas wadadu waa u waasic wallahi good bye dheh, ninka ilaahay kuu dooray asagaa fudayd kuugu imaanaya. Alxamdulillah kali ka ahaanayaa noocyada xun

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Місяць тому

    Masha alaah xafidulaah wll taladada waan uxisa iyo dhiri galin taada

  • @safiamahamed5759
    @safiamahamed5759 4 місяці тому +1

    Mahadsanid sheikh Badbado masha Allah tabarakallah ❤❤❤❤

  • @MomtazNaser
    @MomtazNaser Місяць тому

    Wcs sh ilahay haku barakeeyo

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 3 місяці тому +1

    Shukran sheikh waa waqti aan ku sugnaa xaldah qof saas idhahaya waa sawjkygii

    • @malabey197
      @malabey197 3 місяці тому

      Kheyr inshaa'ALLAH abaayo

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 4 місяці тому

    Waqtiga u bahanhuy bu so dhacay shukran shekh❤❤❤

  • @user-bf2dd7bz2x
    @user-bf2dd7bz2x 4 місяці тому +1

    Gabdhow shaqan malfog garsiya wax badan ayonohaya plz😢

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 4 місяці тому

    Mahadsanit sheikh wax badan Aya kaa faidey

  • @Queendahir
    @Queendahir 4 місяці тому

    Wax badan kaa faaidey mahadsanid sheikh

  • @user-ts6fg4wo2t
    @user-ts6fg4wo2t 4 місяці тому

    Insh allah

  • @SuhuurMaxamed-op9so
    @SuhuurMaxamed-op9so 4 місяці тому

    Mahadaanid sheekh

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 4 місяці тому

    Very correct 💯

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 4 місяці тому

    Thank you🤲🏽❤️🤲🏽👨‍👩‍👦‍👦🤲🏽🤲🏽🤲🏽👨‍👩‍👧‍👧🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 4 місяці тому +1

    🥺😭😭

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 4 місяці тому

    Cumar wllal jira tahay walalkeyna waan ku weheshanaa hadaa dumar nahahy

  • @user-wk3is2pb3i
    @user-wk3is2pb3i 4 місяці тому

    Wad mahadsan tahay shekha

  • @IlhaamMArab
    @IlhaamMArab 4 місяці тому

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 4 місяці тому

    Zcwzcw Zcwzcw ❣️ 💗 ❣️ 💗