AMIIN YARE | HA U DULOOBIN BAAHIDA | HEES CUSUB 2024 OFFICAIL VIDEO MUSIC LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 чер 2024
  • AMIIN YARE HEES CUSUB HA U DULOOBIN BAAHIDA
    @HAWRAARMURI

КОМЕНТАРІ • 53

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 14 днів тому +37

    Fadlan hayla dhaafin like ta hadaad soo gasho komandiska anaa ugu horeeyee

  • @CaliCabdinuur-wg7xo
    @CaliCabdinuur-wg7xo День тому +1

    Maya waan kuusari like waan kusaraey zxp😂😂😂

  • @user-my3uz1bt4w
    @user-my3uz1bt4w День тому

    yaa salaam waxan kad hageysana Mogadishu SOmalia saacadan la joogo waxadba moodaa inee aniga wax igaga jiraan heesta

  • @AyaanleMaxmed-sh4ov
    @AyaanleMaxmed-sh4ov День тому

    Alooow khayrkaaga na waafaji

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 8 днів тому +2

    Wow hes wey dhaftey wlhi👑🤩🤩🤩🤩🙏

  • @NuuraOmar-bx8ip
    @NuuraOmar-bx8ip 12 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤Hees waa dhaaftay aniga mey iga hadleysaa

  • @HodanMaxamed-tq4fo
    @HodanMaxamed-tq4fo 5 днів тому +1

    🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @HamdiAbdi-ff6ss
    @HamdiAbdi-ff6ss 9 днів тому +4

    Sikasto an nag adag u ahay usa iyo garab laaan Wlhi waxa badan wan maray lakin alx 😢

  • @nuurmaxmae8429
    @nuurmaxmae8429 2 дні тому

    Inta gabadh najmo ladhaho jecel habalyo❤😊

  • @Umu_anzal
    @Umu_anzal 12 днів тому +3

    Hesteydi😢

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow1070 2 дні тому

    ❤❤❤

  • @user-jw4un5cy8b
    @user-jw4un5cy8b 8 днів тому

    Hawraar is back🎉

  • @user-ld6ux9ib9q
    @user-ld6ux9ib9q 3 дні тому

    Ax yaa erayo 🫡

  • @AbdiRaxmanAxmed-eg9ld
    @AbdiRaxmanAxmed-eg9ld 11 днів тому

    Ha uduloobin bahida ladarka fanka qasay❤❤❤❤

  • @NimcoCumar-dt5lh
    @NimcoCumar-dt5lh 12 днів тому +1

    Waw hesa Haaaga wan jecelehee sobadi

  • @asmasiinba-xp4xf
    @asmasiinba-xp4xf 12 днів тому +10

    🥲🥲🥲🥲🥲jawab kale ma hayo aan ahayin ilin

  • @ReysalAli-jl3jp
    @ReysalAli-jl3jp 5 днів тому

    Hestan💔😢

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka5638 11 днів тому +3

    14/6/2024😢

  • @ifrahjama1464
    @ifrahjama1464 6 днів тому

    Heestii waxad u malaysa aniga iga hadlayso ❤👍

  • @deqaabdi4685
    @deqaabdi4685 12 днів тому +2

    😢😢😢😢😢 ani wlhi bilabi dhipkaygaa ma qimayn karo

  • @djhadalsame4629
    @djhadalsame4629 10 днів тому

    HAWRAAR COME BACK AFTER LONG TIME

  • @HamzeMohamed-wg2ix
    @HamzeMohamed-wg2ix 10 днів тому

    Meel bay itaabanaysaa caawadan 15jun 2024 xili kalase mooyaan

  • @zooyamohamed6341
    @zooyamohamed6341 8 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka5638 11 днів тому

    Sanadkan saaid u Adagyay walhi😭😭

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 11 днів тому

    Sanadkii Amiin Yare ❤

  • @MuscabMowliid-jx1jf
    @MuscabMowliid-jx1jf 11 днів тому

    Axsan fana😂😂😂😂

  • @najmaabaadir3717
    @najmaabaadir3717 9 днів тому

    wan tagera ❤

  • @KhadroHassan-gw3ym
    @KhadroHassan-gw3ym 6 днів тому

    19/6/2024 arbaco ah waxa ku suganahay dalka tanusiya waxa rajeyna xalko isbadalay ina malin dhagesto

  • @CaliXuseen-lz6lq
    @CaliXuseen-lz6lq 12 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 7 днів тому

    Mand ii wadaaa 😭😭😭

  • @faraxumar1349
    @faraxumar1349 10 днів тому

    Axa heesatasi qalbiga iga dhawacadi wllhi😢😢 2:40

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do 12 днів тому

    Heestni qof kasto oo wxaladu ku jiqa yihin bay ku socota

  • @cashirTube-qn8wv
    @cashirTube-qn8wv 6 днів тому

    19 jun 2024

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 11 днів тому +4

    Intaa aan duruftiyp dantuu kaa adkanin walii 😢 .. noqo ruux durusaaha Darsaa noloshu waxay tahay 😊.Heesa qar maxay sameyn noga yashaaan qalbiyadiinaa😢 koleey waaad so boqotay like ha ilaa dafiin ❤

  • @fjpozzlyrics1282
    @fjpozzlyrics1282 5 днів тому

    Heestani Aamiin yarow waa ku celis awoowe Laxanka kii qiirada soo saar🎉

  • @user-hc9py7pq8s
    @user-hc9py7pq8s 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HilalYousuf-xx9ze
    @HilalYousuf-xx9ze 12 днів тому

    Ha u duloobin baahida kolba marxalada aad marayso maxay mid ka turjumaysaa u soo baxdaa oo u noqotaa mid ku yeelata saameyn 😢

  • @user-hc9py7pq8s
    @user-hc9py7pq8s 11 днів тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @bilannuur-8461
    @bilannuur-8461 12 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @barwaaqoahmed6090
    @barwaaqoahmed6090 9 днів тому

    😊

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 12 днів тому

    ❤❤❤😢

  • @Mahamed284
    @Mahamed284 12 днів тому

    AAMIN YARE XAGEE NAGU WADAA HEESTII HORE NOO DIIDAY INAN SHAQO TAGNEE😂😂

  • @mubaarikabdiwahab
    @mubaarikabdiwahab 12 днів тому

    Udagaal tag Noloshoo duulan kuqaad adag

  • @XamudaAxmed
    @XamudaAxmed 7 днів тому

    What is songs 🎵 😢

  • @abdirisakdabaare9065
    @abdirisakdabaare9065 12 днів тому

    U dirnoow sidii ruux
    Wuxuu doono qaban kara

  • @user-wg3cb1cr5g
    @user-wg3cb1cr5g 11 днів тому +1

    Daalkiyo is Dhiib kiyo wax ba damaca kuma laha Ha u duloobin baahida 14/06/2024 ?
    noQo ruux adag nOloshaNa hogaamin kara ♥️ ✨️ maalin jimce ah hadaad iiga Danbyso Erayada Qaliga ah love iyo comment Qiimo leh kaga tagoo ku reeboZi Aan xazuUs fog uga Dhigto

  • @KhadroHassan-gw3ym
    @KhadroHassan-gw3ym 6 днів тому

    19/6/2024 arbaco ah waxa ku suganahay dalka tanusiya waxa rajeyna xalko isbadalay ina malin dhagesto

  • @user-wj8rl9cd5e
    @user-wj8rl9cd5e 12 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤