Asc habo wxn jogaa uk 🇬🇧 wxn rabaa beer iyo sheeko badan ee numberkaada ma I siin kartaa wax badan kugu xirnaa mantase wxn rabaa gooni inaan u is taago noqdo beeraleey iyo xoolo intii an kari karo insha allaah daris kula sonoqoon doonaa insha allaahu
Masha alah habo qaali wan ku farxaa aragrmtidaada ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Mamo waankusalaamay 😊 Allah kuu barakeeyo beertaada
Maashaa Allah baarakalaah fiikum Aamiin Yaarabi
Sinsintii waa kuusoogoday
Shimbirta ka ilaali
Hambalyo
Hambalyo
Mansha allaaah waaaba dhulcajibe siden u hela waan rabaye bal iso jwb moma somali
😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️✅
Horu soco abaayo macan nåbar kaaka xageen kaa heelaa
Waa Imisa beeruhu maamo mase waa inaan kuu imaano
Mashallah
Masha Allah❤❤👍👍👍👍
Masha allah 🎉
Maansha Allah tabarakalah
Waa inaada kula noqotaa waxuun dalka 😍😍🍓🍇
.mashu somaliya ma aha
Manta Ana ka fakara No so ducey in ilahay nagarsiyo
Mama soomaali
Mamo nimcaad dhex joogtaa laakiin qoraxdii africa ayaa midabkaagii bedeshay madow saa’id ah ayaa ku saarmey
wcs wlc Mama somali❤❤❤👍👍👍
wlc Buck ❤👍👍👍👍
Sisinta san Loma abalo
Habo isa ilaali keenyaanka
Wan ka qaadnay mama somali
Ninka wuu careysan yahaye iska ilali
Asc habo wxn jogaa uk 🇬🇧 wxn rabaa beer iyo sheeko badan ee numberkaada ma I siin kartaa wax badan kugu xirnaa mantase wxn rabaa gooni inaan u is taago noqdo beeraleey iyo xoolo intii an kari karo insha allaah daris kula sonoqoon doonaa insha allaahu
Ani xata uk joga wa jclhy dhulka cagaran