XASUUSTII AUN SAHRA AXMED JAMA & AUN MUSTAFE ABEES HEESTII " DAA,UUSKU WAA KOOW OGOOW QURUXNA LOODAA
Вставка
- Опубліковано 20 кві 2024
- XASUUSTII AUN SAHRA AXMED JAMA IYO AUN MUSTAFE ABEES HEESTII " DAA,UUSKU WAA KOOW OGOOW QURUXNA LOODAA, QURUXNA LOO DAA, ISAGANA QABAA DILEY...
XASUUSTII AUN SAHRA AXMED JAMA IYO AUN MUSTAFE ABEES HEESTII " DAA,UUSKU WAA KOOW OGOW QURUXNA LOODAA
HEESTANI WAXA WADA QAADEY FANAAN XASSAN ADAN SAMATAR IYO AUN SAHRA AXMED JAMA
HEESTANI WAXA AY KU JIRTEEY RIWAAYADII " GALBEED WAA LA XOREEYEY EE WARSA GAAGIXISEY" FIKRADII ABWAAN XASSAN XAAJI CABDILLAAHI "XASSAN GANEY"
LAXANKA HEESTA WAXAA SAMEEYEY
AUN AXMED NUUR JAANGO
HEESTA WAXAA MUUSIGEEDA TUMAAYA KOOXDA DEEGAAN DJIBOUTI, MUUSISHANKA WAXAA KA MID AH.
- KHALIIF CABDILLAAHI
- MAXAMED CALI ALTO
- SACAD MUUSE
- SHAMUUKH
- AUN MAXAMED IBRAAHIM YUSUF " SUDAANI" IYO FARSAMO YAQAAN MIXER SOUNDS.
DAAWASHO WANAAGSAN
Daacadi ma tumatee, ku darso jacylkuna sida miraha dareyga Uma liqi e duuduub.. Sahra Ahmed Jamac Alle ha u naxaristo
Aamiin aamiin yaa rab
❤❤
Wll heestii maandeeq ee aan ka codsaday ee ahayd
Faalo noo Soo geli adoo mahadsan
Haye walaal Dantii Garad Codsigaaga waan qabanaya insha allah waan raadinayaa cajaladaa anaa kuu soo dhigi doona halkan
@@SOMALIMUSICCULTUREhye wll wan sugaya incha alle
@dantiigarad1
Walaal cajaladii iyo heestii Faalo waan helay halkan ayaan privet ahaan kuugu soo dhigayaa ka qaado
Waanan ku Salaamayaa
WAA TAA HEESTII FAALO WLL
Videolänk
ua-cam.com/video/g1svH-HMQ7g/v-deo.html