Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 200

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 роки тому +30

    2020 yaa dhagaysanaya /daawanaya 🤔Illaahow kuu naxariiso 🤲

    • @hawaifka3419
      @hawaifka3419 4 роки тому +1

      Mashaallah

    • @abdaleabdalebashirabdale2707
      @abdaleabdalebashirabdale2707 3 роки тому

      ifka wax la is kugu tara ee channelkan subscriber adigo mahadsan ua-cam.com/channels/dMru2U8kpRLZ01bkIBCfiA.html?view_as=subscriber

  • @rabiicabdi3058
    @rabiicabdi3058 4 роки тому +3

    Fanaanadda aan ugu Jeclahay Fanka SOMALIYED oo Idil SAHRA❤
    Ilaahay waxaankaaga baryayaa Naxariistiisa Jano inuu kaa waraabiyo🤲

  • @nimanmaabdillahi2888
    @nimanmaabdillahi2888 10 місяців тому +1

    Waouh
    J'adore cette chanson ❤❤❤❤❤

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 8 років тому +19

    Professional singer, Professional drummer, Professional saxophonists., Professional keyboardist, Professional harmoniumist....complete perfect music.

  • @halimohassan8413
    @halimohassan8413 4 роки тому +6

    jecel gaagu waygube gibil keyanad gil gishee wan kahelay inta dawanaysa 2020 👂👍❤

    • @kalkaalchannel3345
      @kalkaalchannel3345 3 роки тому

      Waayo waayo baa xasuus labbo kaclaysay ausahra heesaha ay qaadi jidhay midba mida kala ka culus

  • @libannoah9507
    @libannoah9507 9 років тому +2

    This is really great, the best voice and great drummer and of course the saxophonists.
    Thanks a lot

  • @solomontsegaye6777
    @solomontsegaye6777 5 років тому +1

    Sahra Ahmed is really the best singer of Somalia. Her song is never fade up.

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 роки тому +1

    Hooyo waan Ooya marka aan Maqlo jidhkaga Ayaa God la galiyay lakiin mxn kuu sameya een duco Ahyin Ee Hooyo wxn ilahay kaga Baryaya inanu jidhkaga Cadabta Tusin Kuna Naxariiisto Hooyo Soomaliyeed ayaad Ahyide 😥😥😥😥😭😭😭😭😭

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 років тому +3

    Allah ha unaxaristo sahra axmed heestan waxam dhagysan jiray 2013kii waqti hore manatana waa 12/09/ 2019

  • @19663245
    @19663245 6 років тому +6

    The drummer named Shamuukh .. he is one of my teachers in drum .. he was in Djibouti last time I met him

    • @dawacbari3822
      @dawacbari3822 5 років тому

      Gacayte

    • @abdaleabdalebashirabdale2707
      @abdaleabdalebashirabdale2707 3 роки тому

      ifka wax la is kugu tara ee channelkan subscriber adigo mahadsan ua-cam.com/channels/dMru2U8kpRLZ01bkIBCfiA.html?view_as=subscriber

  • @abdiqadirmuse8573
    @abdiqadirmuse8573 5 років тому +5

    allow kuu Naxariiisa Maamo Sahra Ahmed

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 7 років тому +17

    who is listening 4/2/2017 perfect sahro ahmed

  • @awilmohamedhersi8249
    @awilmohamedhersi8249 5 років тому +2

    Alaha unaxariisto maamo sahra ahmed jaamac ilahay najatul fardawsa alle hakawarabiyo Amiin

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 Рік тому

    mohamed abdi alta iyo khalif ahmed waa laba saxophoniste oo cajib ah jawaab aan cadi aheyn aya la isku dhibaya waliba waxa cajib ah ciyarta khalif ahmed❤🎉🎉😊😊

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 роки тому +5

    AllaH YarxaMa RaaxiMiin
    Sahra Axmed Jaamac
    Fanaanad Aanan HeeSaHeeGa MarNaBa Ka XiiSa DhiCiN AllaH QaBriGa Ha Kuu Nuuro HaBo
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xabeebohupi5369
    @xabeebohupi5369 6 років тому +3

    26/12/2017 Iska Jclhy Heesaha Maamo Sahra Ahmed 😍😍😍

  • @sacdacadar4352
    @sacdacadar4352 4 роки тому +1

    illaahy ha u naxariisto zahra Ahmed I yo Muslim I it a dhamaantood intii dhimaty I yo in ta noolba

  • @teacherbarre1946
    @teacherbarre1946 2 роки тому +1

    Murti aan duugoobin bilow ilaa dhamaad
    2022

  • @nastehaadan
    @nastehaadan 5 років тому +7

    Allow naxirista jano kawaraabi amiin ya rabbi

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm5356 5 років тому +1

    Ilahow ku naxriso indertay sahra ahmed anagana noga ka daba naxriisto inshallahu jantull fordowsa c s w ya rasuululahi

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 7 років тому +4

    Legend Zahra Axmed Waaberi-1-War Fannaaniintii Hore waxay ahaayeen dad takhasus ku ah fanka Oo nolol fiicanna kunoolaa intii ay dhaqaale dowladdii kacaanka ay soo gelin jireen in-kabadan ayaa ku bixi jirtay kacaankii siyaad barre il gaar ah ayuu ku eegi jirey dhammaan kooxaha fanka oo weliba waaberi koow ay ka tahay waxaa horumar la taaban karo gaarsiiyey dowladdii Kacaanka,oo waxa ay ku bixin jirtay dhaqaale badan iyo guryo bilaash ah...,Si ay shacabka u gil-gilaan oo u mashquuliyaan ...thankz.

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 5 років тому

      Waxba may gaadhsiine fanka iyo suugaantu waa mawhibo uu qofku ku dhasho. Dawladii afweyne hortii bay heesayeen dabadiina way heesayeen.

    • @abdifataaxaadan6389
      @abdifataaxaadan6389 4 роки тому

      xayawaan0

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 років тому +7

    Allehakunaxaristo really we missyou habo 😢😭
    Dec/2018☝️

  • @dekabursade3443
    @dekabursade3443 7 років тому +7

    woooooow
    hees iga dheh
    sahra axmed
    jamaca

  • @kannaazizou1316
    @kannaazizou1316 7 років тому +6

    labo hees oo isku xigta iyo music lagaracayo hada ma jiro viva mama sahara

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 5 років тому

    Alle ha u naxariisto waxay ahayd Sahra Axmed fanaanad qaran oo fanku daacad ka yahay. codkeeda iyo jilliinkeedaba waan ka helaa in badan.

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +18

    الله يرحمه 🤲 Qrux Iyo Codna Way Lahaydee Illahy Jannada Ha Geeyo 🤲🤲

  • @calicaafi4658
    @calicaafi4658 7 років тому +9

    sahro axmed maahan qof caadi ah waa fananad qiimo ku leh fanka somaliyeed

  • @maxamedibrahim1282
    @maxamedibrahim1282 7 років тому +2

    fanada caanah sahra Axmed jaamac obokor xagar eedo nice music

  • @nuuraalphi3077
    @nuuraalphi3077 6 років тому +1

    ax alle Haunaxariato sahra Ahmed jamac oomanta kugeeryotay magalda hrgesa 4/4/2018

  • @engjibriilosman7658
    @engjibriilosman7658 5 років тому +1

    Waa. Hees shidan mamo Sahra Alla hawnaxariisto.

  • @abdulrahmanmubarak6774
    @abdulrahmanmubarak6774 8 років тому +3

    TIMELESS what else can we say

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 3 роки тому

    2021 yaa dhageesanaayo yaa dhageesanayo alaha u naxariisto fanand fiican bay aheed oo heesaheeda sanadkaan dhageestey waa igu cusubtahay

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 роки тому

    Anaga cuqdadi naguma jirto fanaaniintu waanoosimanyihin sahro alowkunaxariiso umadu soomaaliyed bixida. Aadbaxday waykanaxen

  • @jamajama7292
    @jamajama7292 4 роки тому +1

    Sahro Ahmed Jama ilaahay ha u Naxariisto

  • @anasmuhammad3636
    @anasmuhammad3636 6 років тому +1

    who is listening 15/10/2017
    jaceylkaaga waa igabee gabaryahey gibilkeygana gil gishee 😥

  • @ahmednour3061
    @ahmednour3061 6 років тому +1

    Ax ax yaa fanaanad Allah ha u naxariisdo fanaanad qaaliya

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    Allah yarxama allah godka ha unuuro Zahra ahmed danbigeedana Ha dhaafo

  • @bashabdoulae7229
    @bashabdoulae7229 5 років тому +3

    Ya dhaheysana ilaa hda 2019

  • @warsamejama1088
    @warsamejama1088 7 років тому +1

    mashaa-allaah, Zahra Ahmed Jama dee Zahrooyin iskuma jiraane la soco!!!
    Mahadsanid

  • @zahraabdi1494
    @zahraabdi1494 6 років тому +1

    ALLAHU NAXARIISTO SAHRA AHMED !!

  • @abdikadarosman5822
    @abdikadarosman5822 5 років тому +1

    allaha unaxariisto maama sahra danbigeeda allaha dhaafo

  • @apdallashuuqe616
    @apdallashuuqe616 5 років тому +1

    Mncha allh allha ha unaxaristoH 👐👐 wxey geeriyootey 4/4/2018

  • @awaalehinaqobcade47
    @awaalehinaqobcade47 5 років тому

    Sahara axmed cige waa fanaanad ku qaaliya melkasta oo uu jogo qof somali ah oo fahmaya hesaheda

  • @fatimagarane6645
    @fatimagarane6645 5 років тому

    Ya shaqeysanaye heystan Yarantiisi ila hada 👍2019

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 6 років тому +4

    Waaaaaaaw edo sahra walle boqoradii codka

    • @maxamedcali5582
      @maxamedcali5582 5 років тому

      wale ee sahra axmed waa fana an ad

    • @ahmedabdi8352
      @ahmedabdi8352 5 років тому

      ILAAHAY, ha unaxariisto, mama sahra axmed jaamac, waxay ka mid ahayd tiirarka, fanka somaliyeed

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 7 років тому

    Sahara ahmed waa fananad soomaliyeed alle cimriga ha I dheero

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 років тому +1

    Qof dhintay miyaad cadaab ladabo istagteen oo hees hedii ku shiden subxan Allah ilahay huga melyelo aaaaax ya Allah

  • @abwaannaasirmaxamudaadan2069
    @abwaannaasirmaxamudaadan2069 4 роки тому

    Rabi naxaristii jano haka warabiyo sahra axmed jamac

  • @hah7064
    @hah7064 6 років тому

    Sahra Axmed Jaamac, waa fanaanad qaaliya.

  • @maxameddhuule1192
    @maxameddhuule1192 4 роки тому +1

    Hooyada fanka aallh kunaxariisto

  • @schariffjoseph6873
    @schariffjoseph6873 8 років тому

    tiir dhexaad aan fanka,heesaha soomaaligaa aan dhawaan cidina gaarayn! cod aan zahra lagu darin lama abuurin.

  • @ShabbacOfficial
    @ShabbacOfficial 4 роки тому

    Allah haku naxariisto janatul fardawsa Allah haka waraabiyo aameen maama sahra

  • @suhaybahmed6716
    @suhaybahmed6716 6 років тому

    Sahra Ahmed Jama allaw kuu naxariiso waxad ahayd qof ka soo baxay ujeedadii ilaahay dunida u keenay.

    • @ugaasyare9466
      @ugaasyare9466 5 років тому

      Suhayb Ahmed 🤗🤗🤗🤗🤗🤗😀

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому

    Allah ha u naxariisto Sahra Axmed.

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 5 років тому

    Allow kuu naxariiso jana fardowsa fadhigaaga ka dhig

  • @ahmedzakifouzi3757
    @ahmedzakifouzi3757 6 років тому

    9/12/2017 yaa dhagaysanaya wali heestan mamo sahra axmed alle haku danbi dhaafo😍😍😍

  • @inabashaash1760
    @inabashaash1760 8 років тому +3

    I like the saxophonists

  • @simancadeey2899
    @simancadeey2899 6 років тому

    Who is still listening in 2018

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 років тому

    wow xasuus igu qaaliya barigan yara ee aan shukansi baradka ahaa ayan aad uu jeclaa sahra ahmed .yaa ilaa dhageysanaya this year 2019 .greetings from sheffield uk

  • @cusmanhaash4274
    @cusmanhaash4274 5 років тому

    Al fanaan sahra axmed

  • @somaalidiasporarealtvanden2977
    @somaalidiasporarealtvanden2977 7 років тому +8

    dhinaciyo galgacalkuyee ma ruuxaan kula dhiga jira soo dhuuxa iyo maad rqacin dhiigaba bal dhankaga qabo caashaqu yanan dheeliyine anigana idhowr sida cudar la dhalay

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 7 років тому

    sahra dawaa is best of our singers

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 років тому

      Bishar Xaaji alaylehe waad xin qooqday sahra daawan waa fanaanad wanaagsan nin cidla ka hinaasay.

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 Рік тому

      wa sahra axmed

  • @abdifatahabdiaziz2232
    @abdifatahabdiaziz2232 5 років тому

    Alle ha unaxaristo sahra waa qof kugu hesaha badna fanki somaliyeed

  • @abdihakinabdirahman7662
    @abdihakinabdirahman7662 4 роки тому

    AHUN Ale Haw U Naxaristo amen

  • @suldaanbaydhabo2462
    @suldaanbaydhabo2462 10 років тому +7

    sahra axmed noolow habo

    • @martinehennerez6987
      @martinehennerez6987 8 років тому

      Céline. dion

    • @adamabdi3389
      @adamabdi3389 7 років тому

      abwaanka sameeyey
      waa abwaanka
      maxamed Cali kaariya
      miyaa

    • @mohamedmire6820
      @mohamedmire6820 7 років тому

      SCww...zahra axmed in ay dhimatay miyaanad maqal walaal,saasaan maqlaye>????

    • @100dhan3
      @100dhan3 7 років тому +1

      Mohamed Mire
      indr maxaad u habaaraysaa kolayba waqtigeeda dhaafi maysee alle cimrigeeda ha raajiyo

    • @mohamedmire6820
      @mohamedmire6820 7 років тому +1

      SXB...Sorry Waxaan Maqlay in ay dhimatay Zahra Axmed halkee ayay ku nooshahay...??????????????.JAWAAB SXB...Scww.

  • @adamwardheere1407
    @adamwardheere1407 4 роки тому

    I heard in the news she died alone and broke in hospital in hargaysa with only her sister on her side.Sorry my Dear i love your music and will enjoy as long as i live.RIP

  • @abdimalik6715
    @abdimalik6715 6 років тому +2

    Heestan waxa sameyey baashe jamac kunool wadanka somaliland gar ahan casimada hargeysa
    Laxanka ama codka waxa sameyey cabdikarim farax qarey jiin
    1997 ayey ahayd markaas codka waxa ku luuqeysa habaryartay sahra axmed jamac

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 роки тому

    l
    alla how naxariisto sahara axmed iyo feysal cumar mushteek ayaa heeskan wada qaadayey

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 Рік тому

    ma ina.bisasba qofkaa dheeri

  • @Abdisalaam-bn6qe
    @Abdisalaam-bn6qe 16 днів тому

    Sahara

  • @mahaddhooleyare5048
    @mahaddhooleyare5048 Рік тому

    Mahad dhoolayare

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 5 років тому +1

    I read the comment below they must be crazy it was sahra song or voice. Thank you children okay!

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +1

    2020, NOV, 17.

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 років тому

    Ducadeda kama daalo mama sahra ahmed alla yarxamak walagu jecla alle marti la jeclayay haka dhigo

  • @abdifatahmohamed6878
    @abdifatahmohamed6878 5 років тому

    mama sahra on her prime she was #1

  • @abdiraufhassan7100
    @abdiraufhassan7100 6 років тому

    Sahra axmed jaamac alle cimriga ha kuu dheereyo eesh calaa xasuus

  • @ashkarapdilahi560
    @ashkarapdilahi560 4 роки тому

    alle hu naxariis sahra axmad jaamac

  • @sahalsaleban4468
    @sahalsaleban4468 6 років тому +8

    22/11/2017 ayaan dhagysta ilaa 10 sano

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 5 років тому

    Heesta labaad waxa curinteeda lahaa abwaan marxuum Baashe ibraahin cismaan(Baashe waraabe_cadde.

  • @usaamekaastar905
    @usaamekaastar905 6 років тому

    Alle hakuu naxariisto sahra ahmed jama
    😭😭😭😭

  • @yusufal-xayaadow422
    @yusufal-xayaadow422 Рік тому

    Wow!

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 6 років тому

    sahra habo noolow axyaaaa sawd

  • @nasiibaabdikariim9332
    @nasiibaabdikariim9332 6 років тому

    eedo sahra axmed jamac 😍

  • @zacahmet844
    @zacahmet844 4 роки тому

    Caruurta mac siineyso ayaan iska jeclaaday sideey ula dhacsanyihiin

  • @zagalarab6492
    @zagalarab6492 5 років тому

    allayarxma.raaximiin s.axmed jaamac boqoradii dumarka

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 5 років тому

    AUN mamo sahro Axmed

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 роки тому

    Legan sahra axmed jamac .?.??

  • @nimcaanmahdi8151
    @nimcaanmahdi8151 9 років тому +1

    Waaa hees meela badan tabanayesa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    goorgiyo ma kadaysid aqalki Aad igula galaysay kiralida yaad tana kodarsatay somaha khnasow waxan ko oranlaha isxakame o0 kabax saqajani madan

  • @hiboismaaciil1883
    @hiboismaaciil1883 5 років тому

    aamin aamiin

  • @nazmahassan3428
    @nazmahassan3428 5 років тому +1

    2019January 20 sun 12:27

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 років тому

    King song

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 роки тому

    The drummer named shamuukh alla yarxama

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 років тому

    Ax ax waayo waayo xusuus jacayl.

  • @ashkarapdilahi560
    @ashkarapdilahi560 4 роки тому

    sahra axmad ilaa markaan yaraa ilaa manta waan dhagaystaaa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    ilahay caqliga hakosocisho

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 роки тому +1

    OOOOOOOOOOOOOOOOOOO, 2020, 24, FEB,

  • @samirahassan794
    @samirahassan794 Рік тому

    That is night I so nightmare I can not explain how I feeling inside wrong people and wrong address and bad picture inside out side me and my children to live bad nieghhood bad famous here me and children I really to go back country

  • @saabirnaasir8534
    @saabirnaasir8534 6 років тому

    waxay dhahan waliyulaahi sahra

  • @korneelaxmed4804
    @korneelaxmed4804 5 років тому +1

    Woof woof wwwwwwww