Magalada dhir malaha sidoo kale center malaha yacni downtown sidoo kale Guryaha iyo Boosaska laamiga kuso jeeda ee ama dhismaha ku socdo ama wali dhismo ku bilaaban maxaa diiday in darbi ama laamiyeeri lagu heegaaro yacni lagu wareejiyo, si bilicda magaladu u qurux badnaato. waxa meesha ka maqan shaqadii dawlada hoose, ama Minishiibiyada.urban city planning
Waa magaalo cajiib ah oo qalanta in caasimada iyada loo raro sababtoo ah meeshaan xamar la dhaho tankeedii waa dhaaftay marka hadii parliamanka iyo xukuumada ay meeshaan u guuraan xamarna faaiido aa ugu jirto garowena population aad u badan au heli doontaa
Masha allah boosaso baa kasugeyna talie
Waa muuqaal hore dhowr sano kahor weeye
Muqaal qurxoon iyo magalo shidan
Cadaado no so dhub 🦁
Muqalkan markay ugu yaraato waa 2015 dabaqyo dhaadheer dhul ay hada ku yaalan oo banaan baan ujeedaa
Magalada dhir malaha sidoo kale center malaha yacni downtown sidoo kale Guryaha iyo Boosaska laamiga kuso jeeda ee ama dhismaha ku socdo ama wali dhismo ku bilaaban maxaa diiday in darbi ama laamiyeeri lagu heegaaro yacni lagu wareejiyo, si bilicda magaladu u qurux badnaato.
waxa meesha ka maqan shaqadii dawlada hoose, ama Minishiibiyada.urban city planning