maxaad ka taqaanaa caasimada galmudug ee dhusamareeb.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • maxaad ka taqaanaa caasimada galmudug ee dhusamareeb.

КОМЕНТАРІ • 26

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 3 місяці тому +3

    Waa cidla Nobody is here looks old and ruined i mean abandoned area

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 місяці тому

    Waa magaalo dheer oo laamiga Muuqdisho hareeraha ka raacaysa.

  • @احمدالعبادي-ش9خ
    @احمدالعبادي-ش9خ 2 місяці тому +1

    اخي محتواك جميل؛ لكن ملاحظة العلامة التي تضعها وسط شاشة الفيديو تبدو مشوشة على المشاهد!!
    لديك علامة في الزاوية تكفي.... نأمل إزالة العلامة الوسطى حتى نستمتع بمشاهدة الفيديو وشكرا

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 місяці тому +3

    Bisinka meeshan miyaa caasimada😅😅

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 місяці тому +1

    Magaalooyinka qurbajoogtoodii ayaa dhistay. Magaaladan waxad moodaa dadkii lahaa in aanay dibdambe ugu soo noqon. Meeshan dadkii Alle baday ayuun baa sii jooga !

  • @MaxamedCiise-lc6bb
    @MaxamedCiise-lc6bb 3 місяці тому +3

    Caasimada galmudug

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 2 місяці тому +1

    Pagekaan muuqaalo cusub ma waayey magaalooyinka galmudug baad muuqaalo horey looduubay kasoo gudbinaysaa ? Maxaa kaa siya 2015kii muuqaalo ah weeye kuwaani sidoo kale gaalkacyo baad muuqaalo hore kasoo duubtay?

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 місяці тому +1

    Waxaan.jaar ahayn Xaashi Guutaale ooyabar dhawrakacaa Maxamuud Ganey oo ayaanlaa.Caliganey oo yabar.dhawrakacaa.waxaan isku dhaweyn.Ilma Nuure Awdiin yuusuf kama naas cilmi salaad cimaan weyl.oo cabsiiya yabardheera sidoo.kale jujug.cali ruunle xaaji.cabdila ciid
    Cismaan kaariye alla u naxariisto dhamaantood

  • @galad66
    @galad66 2 місяці тому

    Somalia dad majoogo

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому

    War magalada mad dhistan reer galmudugow

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому

    War reer dhusamarebow lamida maxad udhsi weyden

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 місяці тому

    Cali Cagweyn guutaale ah.ilma Faaraxjanuune Yuusuf Goobe yabardhawrakace
    Macalin Maxamuud.sheekhal baladka cabsiiye yabar dheere ah

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 місяці тому

    Daadkiih xaagay qaayqaabteen?

  • @GuledWarsame-y7l
    @GuledWarsame-y7l Місяць тому

    I am really sorry my country u don't deserve like this

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 місяці тому

    War magaalada qur xiya oo nadiifiya magala madax uma eka galmudugey faana maxaa idinku dhacey

  • @GuledWarsame-y7l
    @GuledWarsame-y7l Місяць тому

    Qurboh jokta hadaanahey waa in dallka lagulabtoh sidaan. Macquul mahan

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 3 місяці тому +1

    Dhuso mareeb aweydadkii magaladu waa cidla

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 Місяць тому

      Dadkii magaalada deganaa xamaraa la isku shubay si loo sheegto xeryaha dawlada iyo dhul aanay lahayn.

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 3 місяці тому

    NIMANKAN DHUUSO CASIMAD KA DHIGTAY AYABA UGU DARAN🙂🙂🙂

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 Місяць тому

    Iuuqaa noosoo duubee miyaa magaalaanooga dhigee orodoo iskaga bax meesha haceebeynemagaaladda

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 місяці тому

    Foolxumaa meeshu Subxanallh, sidaan miyay caasimad ku tahy tuulo ciid gaduud ah oo wada jiingadaa oon hal laamiya lahyn 🤨

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому

    Dhuusa Maureen waa tuule

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 2 місяці тому

    😀😀 war ma meshan sidan u eg bay rer galmudug dadka ku kla kaftaman oo mic nagu la qatan acuudu casamid xaal qado

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 2 місяці тому

      Waa muuqaal hore 2015kii meelahaa