Ninkaan 'Bassem Youssef' Ah Waan U Baqayaa | Bassem & Mehdi Podcast

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 77

  • @hadillaium
    @hadillaium 4 місяці тому +40

    Marba hadaa ogsoontahay inaa dhimineysid ma jirto wxaa ka walwaleyso😊

  • @tanaawi
    @tanaawi 4 місяці тому +27

    Bassem yousef waa nin wax garad ah, duruufaha hareerihiisa ahna wuu fahansan yahay...hadal walba uu yiri neh si olakac ah ayuu u yiri. Waa nin qadiyada falistiin ay u muuqato in uu xitaa naftiisa u huri lahaa.💯🇵🇸

  • @cunaabixaaji5491
    @cunaabixaaji5491 4 місяці тому +4

    Muslim kiina baqdin baa laga soo taagay. Waa waxa ilaahay uu duleeyey. Bassem iyo Mehdi time bay lee yihiin anay dhaafayn. Laakiin karaamad ku noolow.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 місяці тому +5

    Bassam waa nin aad u dhiiran ilaahay cadawgan ha ka qabto.

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 4 місяці тому +4

    Ninkan 2 video aa horey ugu sameysay markasta dawan jiray ninkan hana dhafinin warkisa cimriga alla udhereyo

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 4 місяці тому +16

    Kusalya xapibkena scw❤

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 4 місяці тому +4

    Runta waaye in aad fikrad ka kororsatey qof oo aad qayaxdo horey ayaay ku si wadeysa qof kastana in u fikrad cusub asiga uun ka timado horey u socod maaha horumarka wa kala faideysi 😊

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 4 місяці тому +3

    Ramad 🌜

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 4 місяці тому +2

    Mashallah Hossow i like your your programme ❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 4 місяці тому +7

    Allah guuleyo reet Palestinian ❤

  • @MunaHassan-m7r
    @MunaHassan-m7r 4 місяці тому +2

    Aalahu akbar

  • @mitamietit1884
    @mitamietit1884 4 місяці тому +5

    Hosow saxiib waxaa wataa codsi waxaa rabnaa inaad tariiqaha hore Somalia Aad kusoo darto arimahaaga kasoo bilaawanaayo Somalida asalkooda xakii ka imaadiin ama colaada intaa la ig xagii inaga soo gaartay maxaa Somali Weyn la iskuugu diidanyhy ilaa hada Sheikh Aan Dhageestay oo ladhaho Sheikh Mohamed rashad waxuu kasheekeynayaa xitaa abahii idhalay igama sheekinin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 4 місяці тому

      Waa kugu raacsanahy wll aan u codeyno in barnaamijkaas la bilabo

    • @najmaali7664
      @najmaali7664 4 місяці тому

      Wakugu raacsanhy fikradada I hope ino qoraaalkan aqriyo 👏🏻

  • @AbdalaJilibey
    @AbdalaJilibey 4 місяці тому +2

    War sxp ku soo tuur podcast adiga oo sidaan oo kale nuxur kooda soo kobaya sida podcasts dhacdooyinka,

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 4 місяці тому +3

    XORNIMO IYO QARANIMO MA TIMAADO, ILAA NAFTAADA AAD HURTO. FULEY MA XURUUBO SAAXIIB.

  • @abshiramursalabdullahi6147
    @abshiramursalabdullahi6147 4 місяці тому +1

    Bassem yousef 😮🎉

  • @jamalabdirahman-gy7ii
    @jamalabdirahman-gy7ii 4 місяці тому +3

    I have that video in my gallery.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 місяці тому

      U tuur Hosow hadii aad run sheegeyso

  • @Jalley00052
    @Jalley00052 4 місяці тому +2

    Intee ka dawada podcast gan

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 4 місяці тому +1

    Baaskm yusuf horey ayaa loo yaqaaney waa ninkii 2013 ka qeyb qaatay afgambigii madaxweynihii masar maxamed mursi ee markii dambana xabsiga lagu dilay باسم يوسف

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 4 місяці тому +2

    Im refilling behind the Doors

  • @Cukaashsheikh
    @Cukaashsheikh 4 місяці тому +3

    First comment reply legend

  • @Abuqayska
    @Abuqayska 4 місяці тому +1

    Bro mehdi Hassan waa iiraani, hindi ma ahan

  • @abshirdhere699
    @abshirdhere699 4 місяці тому +1

    Waxba ha ubaqin xaqa loba baqo alla wen cidi aminta awod leh

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shidane22
    @shidane22 4 місяці тому

    Basim yusuf waa mujrim wax kariday dawladii maxamed mursi, lakiin qadiyadan falastiin wuu ku mahadsanyahay.

  • @faisalabdullahi5247
    @faisalabdullahi5247 4 місяці тому +2

    4😮

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 4 місяці тому

    Wa wax fcn ilahw falastiin xor kadhig

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 4 місяці тому

    Hindi ma aha basim waa Egyptian

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 місяці тому +1

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato UA-cam kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🙏

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 місяці тому

    Mar hadaa muslim tahay oo fir fircoon tahay weeku target gareynayan

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 4 місяці тому

    Basim Yususf .
    Waxaa qabriga kasoo habaarayaa
    Muxamed Mursi

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 місяці тому

      Ma dadku sheekha ju taagnaa ayuu ka mid ahaa? Walee Masar, Syria, Lebanon, Bahrain, Qatar Saudi Arabia iuo Jordan wa aju daayeen. Nasiib baanu leenahay hadii aanu reer doofaar Africa noogu iman.😢 😢

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 місяці тому

      @@niyaaladem waaba ninka xukunka ka tuuray nijaasku.

  • @MohamedAhmed-rd8hp
    @MohamedAhmed-rd8hp 4 місяці тому

    Hhh walahi waa wax lagu qoslo waxan u baqayaa ninkaan haddaadba leedahay oo waxan uga baqayaa yahuud xun uu caayay ma waxad ka hadasho ayaad weyday.

  • @saassuus5561
    @saassuus5561 4 місяці тому

    Ninkan hada kahor ayoo masar khiyaane
    هذا الرجل خان مصر واستهزأ بالرئيس الشرعي المنتخب مرسي رحمه الله والآن هو نادم أشد الندم

  • @peoplesvoice999
    @peoplesvoice999 4 місяці тому

    Ninkan baseem waa cilmaani aan ogolayn in diinta ay kasareyso qawaaninta aadamuhu qoreen oo shareecada maba ogola. Waxa kle uu sheegay inay xamaas tahay argagaxiso Peirs morgan show gisa ayu kashegay mar u casuumay wad fiirsan kartan hadad beentay moodaysan.
    Yaynaaan ku dagsoomin sxpayal maanta muslimiinta waxay kor udhaafayan billion hadan inta mu'muniinta alle aya og.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 4 місяці тому +4

    Dadka dhan wey baqayaan Muslim iyo gaalo cadaan iyo madow hadaba yaawaaye cida loojeedin oo laga baqayo? Waa wax aan jirin waxaad moodaa inaan wada nahay colhortii jabay .

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 4 місяці тому +2

    Alle ha u gar gaaro rer qasa

  • @bushronuur5064
    @bushronuur5064 4 місяці тому +2

    Waa muuqaalkii u horeeyay aan an UA-cam kaaga kadaawado een fahmiwaayay sheekadu meeshay usocoto iyo micnaheedaba

  • @rahmawarsame292
    @rahmawarsame292 4 місяці тому +2

    Maasha Allah Tabak Allah 🥰 🥰

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 4 місяці тому +3

    Thank you for updating

  • @HusseinSharif-nc5jn
    @HusseinSharif-nc5jn 4 місяці тому +1

    Waa geesi geesi dhalay

  • @OmarMahamed-qe8wl
    @OmarMahamed-qe8wl 4 місяці тому +1

    Hindi maaha waa iraani

  • @sahalidriss2006
    @sahalidriss2006 4 місяці тому +1

    legand❤❤❤🎉😢😂😮

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 4 місяці тому

    Ninkaas basam waaa nin doodiisa meel fog ka tuuri kara ilaa waagii kacdonka masar lkn zionistiga iyo right wingiga naftuu ka qabtay uma baran in la dhaleecayn karo

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 4 місяці тому +2

    First ❤

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 4 місяці тому

    Dhimasho waa lama huraan.

  • @Allahiswiththeoppressed
    @Allahiswiththeoppressed 4 місяці тому +1

    Hamas ayuu argagahis uyaqana cabsi owgeed, waa mid lagababadi

    • @peoplesvoice999
      @peoplesvoice999 4 місяці тому

      Haa sxp waxn fiirsadey peirson Morgan showgiisa ayuu kacadeyey waaban fiirsadey.

    • @Allahiswiththeoppressed
      @Allahiswiththeoppressed 4 місяці тому

      @@peoplesvoice999 haa walahi

  • @SadiiqaliMuse-dp7fo
    @SadiiqaliMuse-dp7fo 3 місяці тому

    Thanks bro

  • @AbdirahmanAbdi-w6b
    @AbdirahmanAbdi-w6b 4 місяці тому

    Nio adiga laftada inad galda la jiratay caday sida aad u ledahay bariga dhaxe mowqifkaga islamnimo cadeeso oo dheh dada reer Gaza aan walalnhy ee dhibatesan

  • @DaahirMaxamed-sl5jl
    @DaahirMaxamed-sl5jl 4 місяці тому

    Sixirow ugu Wayn Malaysia waa Asad hajiyow

  • @MaxamedCadde-ln9ni
    @MaxamedCadde-ln9ni 4 місяці тому +1

    Mahdi hassan waa nin geesi codkar ah

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 4 місяці тому

      Waa shiici un therefore waxba matarayso

    • @bushra445
      @bushra445 4 місяці тому

      Adiga maxa ka galay adeer adiga sida suni nimadada ugu fanto buu shiici nimada ugu fana tan kale diinta saxda ah adiga ma ogaan kartit ee illahey ba og tan kale suniga mata dunida ku nool waa wax laga fano shiicada ayana ka sharaf iyo geesi nimo badan​@@ummkhubayb2290

  • @deeqoibrahim3495
    @deeqoibrahim3495 4 місяці тому

    Mahdi waa Pakistan 🇵🇰 hindi maa wllo😅

  • @FatumaDek
    @FatumaDek 4 місяці тому

    Mehdi waa shiico

  • @Engmoosko-q9s
    @Engmoosko-q9s 4 місяці тому

    Maalnta 1 miyaan ahy

  • @mohamedabdulahimohamed-6
    @mohamedabdulahimohamed-6 4 місяці тому

    Waa markii koowaad oo aan arko barnaamiyada la xariira Arimaha Noocaan oh oo aad ka soo hadashay. Mahadsanid

    • @abasabdulahi7439
      @abasabdulahi7439 4 місяці тому

      Marar hore oo kalena wuu ka hadlay bro . Inuu sidaa uga sii hadlana waan ranaynayaa insha allah

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 4 місяці тому

    Mehdi Hassan he is from Pakistan 🇵🇰

    • @Haffsah0
      @Haffsah0 4 місяці тому

      Nope he is from India

  • @DaahirMaxamed-sl5jl
    @DaahirMaxamed-sl5jl 4 місяці тому

    2m soomaaliigii ugu horeeyey ee sixir ku gaaro asad xajiyow

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 4 місяці тому

    Basem Yusuf waa calmaani (secularist) col la ah ku dhaqanka shareecada islaamka...
    Dodihisa waxay ku dhisan yihin afkarta liberalism ka iyo democracy... Wax qiimuu uso kordhinayo filasdhiin wala Muslimsin kale ma jiro ..