🙏❤️🌹shimaali thanks again for sidad xaaskada shamso u sharaftay baan kugu hambalyey Saudi Arabia somali badan way rafadiyen tarxiil camii Len waday ilaa aan dantayda kagaaro dheh Muqdisho iyo qoryooley maahan dheh waaruntaa nin aan wadankisa joogin welwel ayuqabaa
shimaali axmed shimaali ❤❤❤❤❤❤❤masha allh fanan aaan tageero in badan alle cimriga hakuu dheereyo tuntii waa fanan aaad u qiimo badaN ilove you shimaaali💕💕💕💕💕💕💕💕
Shimali ahmed shimali is giving out meaningful orientation he was narating how cheeks who are flying out of the country on hw they goes astaray by adapting native western culture by wearing jeans and any other dirty atire fashions which is outlawed against islamic culture
wariyahan hadalkiisu badanaa mana daggana tusaale ahaan su'alo badan ayaa loo baahnaa qaarkoodna dhexda ayuu kasoo laabanayaa uu ma weydiinin,, in markii la qabtay la tarxiilay ama ay sii daayeen in markii xaaskiisa la tarxiilay ay usoo laabatay iyo in kale goorma ayaad timid somalia iyo su'aalo badan fannaankii uu ku dayan jiray intuusan fannaan nqon ,,,
waxaa ceeb ah fanaan koofur galbeed u dhashay in wariye aan dhulkaas fanka reer koofur galbeed waxbadan ka ogon xitaa luuqada aan isku fahmayn in uu waraysiga qaado meesha waxaa ku ceebaysan wariyaashi koofur galbeed u dhashay
WIIF DHAR KULA FAC AH QAADO PLEASE GERMANY AAN KUGU DANBESAY LABIIS WEST BOURNE PARK ANY ROUTE 28 WIIF PLEASE SXBOW BADAL STYLKA WAAWEENKA AH SO IIBSHO CABIIRKADA
Shamaali walal ku waa si Maba dhagaysan ayAn hesaha ga 7 Ama 6 caruur ah Bay ka rageen naag galaha ayey la nool yihiin caruurtina waa inuu u soo dhunto xor ma aha shamaali HEES ha u noqon
ODAYGA PLAY BACK BUU U DAARAY CODKAN WUXU QAADAY BARI HORE WELIBA MARKII UU JABUUTI SHAW GA KA DHIGAY...... WAAYO AAD BUU U COD YARAA MARKAA HADAN WUU XOD WAYN YAHAY
Legend shimaali Ahmed shimaali fanaan qaali ah cimri dheer iyo cafimaad suuban wariyaha qaranka wariya wiish adna allaha no kaa daayo wariye qaali ah ayaad tahey somalidu waa dadka ugu xun ee caalamka laga dhasho qofkooda waxgalka ah wey xagxagtaane ha u joogin horey usoco wariye sare warbadnidana wariye ayad u tahoo wa shaqadaadee
❤😊
❤maxmeedraresomaalihanooi0
Axyaa Legend Shimaali Ahmed Shimaali, Cod Fadhiya Oo Gariir & Culeysba Leh.... Aniga Taageerahaadaan Ahay Fankaagana wuu ifarxad Galiyaa ...
I
Hablaha soomaaliyeed, waa hees cajiib ah, miraheedana waa wax dhab ah oo dhacay abwaankii sameeyay wuu la eegtay, Mahadsanid Shimaali Axmed Shimaali
Yaasalaam shimaali axmed shimaali fanaan weyn taariikh leh
Ilahey kacabso shanka salaadod tuko udiyaar garow iilkii mugdiga aha hadaad jeceshay quraanka subscribe igu sharaf bilaa caleyka
Anigana isaar subscribe ka
@@zv3354 ok
Kkkkkkk
🙏❤️🌹shimaali thanks again for sidad xaaskada shamso u sharaftay baan kugu hambalyey Saudi Arabia somali badan way rafadiyen tarxiil camii Len waday ilaa aan dantayda kagaaro dheh Muqdisho iyo qoryooley maahan dheh waaruntaa nin aan wadankisa joogin welwel ayuqabaa
Fanaamk waxaan kafaa iidaystay markuu sulfa kariistay kuye sulfa ilaahay ayaa hanuunshe adigana ilaahay haku hanuuniyo
Legend yaa Shimaali. Cimri suuban adiga iyo caa'iladaadaba.
Masha’Allaah shimaali Axmed shimaali ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
Deeqaluulaa Aden kolkolishimLi
Asc shamaali heesaha waxuu noogu qadijirey qoryooleey heeskii deeqay dabac wanaageey hanuunustii qoyooleey
Shilgas
Msha allh waa fanaanada fanaanka aan aadka u taageero waa codkiisa iyo iyo qaabka uu iheesaayo lala dhacaayo
gabdhaheen wa golden yakqatarsan markan naag gaal ah ooo uraysa racyo man tan guursdo igudiinta ah igunadhaqank ah I love somli girls
Nin culus anagaba wajecelnahay wiilashena siiba aniga madaxa isaarantihin dhamaantin
Noolow walaalkeena qaaliga ah Shimaali waxaad sheegtey qiimaha gabdhaha Somaaliyeed. Rageena ha maqleen talada qaaliga uu idin siiyey Shimaali.
fankii hore wan ku hestaa
shimaali axmed shimaali ❤❤❤❤❤❤❤masha allh fanan aaan tageero in badan alle cimriga hakuu dheereyo tuntii waa fanan aaad u qiimo badaN ilove you shimaaali💕💕💕💕💕💕💕💕
OMG am i the only one thinking they are in space
Ilahaw janadii farduusa ku gee ku jecliya 😭😭😭😭😭😭
Mashallah shimali fanan an jeclhy sxn kahelay sidu xaskisa u amaanay
Woooow ruug cadaagii soorogal celi
Hargaysa haduu yimaado waa lagu. Xushmeeyaa waayo waa nin wax ka yaqaan suugaanta
He is abrilliant musician shimali is decoding amessage and conveying
Shimaali barisamadkii iyo riwayadihi tiyatarka xusus walahi
Shamaali axmed shamali
fanaan aan caadi ahayn msha alaah
Been masheegin Hablaha somalia waa naxriis ilahay nasiiyey....👩
Masha allaah.axmad shimali so dhawow mar labaad mar sdaxad fanaaninta oo dhan gar ahaan inta wadaniga ama jecel
Ascwrwb
Maa shaa Allaah darwiish iyo shimaali
Waa hees qurxoon bravo 👏
Barnaamijkan live baan TVga uga daawanayay 2017kii Galkacyo xasuus wlhi
Shimaali waxaan ku aqaanay Qoryooleey.
Canada is the best country
viva dumarka somaliyed
musikada lagufuray bar naamijka fanaan kee qaaday
codsi fadlan
carab offecial subscribe isaara
war boorka iga jafa
hada qofkii School ka heeso waa laburinaa Allow dad kii hore unaxariiso..
Abti waan kusalamy shimaali ahmed shimaali
Shimaali , waa fanaan weeyn oo bulshadu ixtiraamto , laakin Heesaha Hirgalay ma gelin kaalinta koowaad ee waxuu galay kaalinta labaad, waxaa primo galay Axmed Inshaar Cabdi
osman lugayare b
shimaal axmed shimaali waa fanan inaba cadi aheen ibashal abaaaaaaaaaaa
Caadi mahaa shimaali thanks
Salan sare baba shimali fanaan waa fanaanki hore
Shimali ahmed shimali is giving out meaningful orientation he was narating how cheeks who are flying out of the country on hw they goes astaray by adapting native western culture by wearing jeans and any other dirty atire fashions which is outlawed against islamic culture
Heeesta California beat shidan aa saaran 🔥
wariyahan hadalkiisu badanaa mana daggana tusaale ahaan su'alo badan ayaa loo baahnaa qaarkoodna dhexda ayuu kasoo laabanayaa uu ma weydiinin,, in markii la qabtay la tarxiilay ama ay sii daayeen in markii xaaskiisa la tarxiilay ay usoo laabatay iyo in kale goorma ayaad timid somalia iyo su'aalo badan fannaankii uu ku dayan jiray intuusan fannaan nqon ,,,
Hablaha somali ilaahay hanoo xafido waaba hooyaday ilaahow ii daa
Macha allah
Hawada soomaaliya waa qaali wiish mudo gaaban caweyskii cigaal Landon siduu isubadaley!
waxaa ceeb ah fanaan koofur galbeed u dhashay in wariye aan dhulkaas fanka reer koofur galbeed waxbadan ka ogon xitaa luuqada aan isku fahmayn in uu waraysiga qaado meesha waxaa ku ceebaysan wariyaashi koofur galbeed u dhashay
Shumali okiyalaha madow ayey ku shidantahay.
Shimaali ahmed shimaale nin ween
Ahmed darbo wariyaha waaa war badan yahay wariye hadaa tahay micnaheeda mahan inaa dadka ka warbadnaaato yah take care
Sheko ow waday. Waa logu celiyey. Waxan ola jeeda shekadii saudi oo lagu tarxilay...sorry. Ninkan media kuma qatarsano...
Waa barnaamij fican.. laakiin wariyuhu waa hadal badan yahey.. He needs to listem more.. Waa iga talo
Ahmed Ugas agreed👌✌️
😂😂😂
maxaad Ku ogaatay wariyaha maxaa kuvdaba dhigo
H
wah wah fanaan weyn qaali umada soomaaliya ku ah shimaali axmed shimaali
Shimaali legend la loodin Karin cod halaasi ah viva
ASC wiish yare hadalkada oo warso su`aal macquul ah, Shimalina waa fanaan culus
Reer qoryoolay shimali axmed shimali waa ku tageera isku dhiiga nahay
Inaba aadi ma ahan shimali ahmed shimali
ashcal legend walhi wanin kufnya xaskisa xalsha ilho xasaskena bari iyo raliyo nogdhig
mnsha allh
WIIF DHAR KULA FAC AH QAADO PLEASE GERMANY AAN KUGU DANBESAY LABIIS WEST BOURNE PARK ANY ROUTE 28 WIIF PLEASE SXBOW BADAL STYLKA WAAWEENKA AH SO IIBSHO CABIIRKADA
Shimali asagoo sgarkhaanle ah ayaan aqaaney xamarweyne
wallaahi weykalakacsantahay🏆🏆🏆🏆🏆🤗🤗🤗🤗🤗🎤🎷🎧🎻📯📣🇸🇴
Viva maaymaay dhalculmo baafakallh kusalamay shimali
Woooow inaba cade mahn❤
Mashallh tabarakallh Shimaali Ahmed Shimaali allayacizak
Wiish warka Yareey, wareysiga nuxurkaa ka qaadey🤐🤐🤐🤐
What a voice
One legand shimaali ahmed shimaali
shimaali Axmed shimaali nin culus allaha kudaayo
Legend shimaali
om
Waa bus driver walalo maaha wariye.
He is uneducated
Maxaad sidaan ugu galeysaa wlly shaqadu nuuc walba ay thy ceeb maaha
Kkkk maad ka booday wariyaa
Shimali Axmed shimali.
Lkn heesti mumina mafadow waad katagty wiishow
Mumino waad ku gabagabeesay sorry wiishow
Brilliant
Zulfa miya la bedeli karaa
Yaasalam shimali Ahmed shimali
Kiiloo sabca awoo anigaaa aniga xitaa waa leega soo tarxiiilay
f
Axyaa fanaaan😍😍😍
Wariyaha xalad ayuu u yeelay barnaamijka
Axsan fanan
Cod macaanaa masha allah.
Hye
Ninka wariyaha ah waxaan daawaday dhowr xalqo barnaamijkaan ah. Dadka uu ku casuumo waxey hadlaan 30% halka isaga uu hadlo 70% inta barnaamijki socdo. Hadaba yaa la wareystay, yaa se wax warystay? Waar sidan isax maahan Wiishow!
Bianco Di Bianco anaa la yaban wariyahaan
Bianco Di Bianco that true u made me laugh
🤣🤣🤣😆😂😆😆
Maasha Allah
Viva maay maay
asc haalkan waxaan ka salamaya wariye wish iyo fanaanka shimali
Benmaha qof kii arkay aya garan wleeee
Shimali.ahmed.shmali
Shamaali walal ku waa si Maba dhagaysan ayAn hesaha ga 7 Ama 6 caruur ah Bay ka rageen naag galaha ayey la nool yihiin caruurtina waa inuu u soo dhunto xor ma aha shamaali HEES ha u noqon
Wariye tartiibso blz
Hada ayaa jogaa kiiloo sabca
Waxaan u haystay inuu canada uu ku noolaa
Waaw masha allah
waaaaw
waaaaaaw👌❤
Mashalh
ODAYGA PLAY BACK BUU U DAARAY CODKAN WUXU QAADAY BARI HORE WELIBA MARKII UU JABUUTI SHAW GA KA DHIGAY...... WAAYO AAD BUU U COD YARAA MARKAA HADAN WUU XOD WAYN YAHAY
Waw
Inta latagin tiyatar xafadaha lagu diyariya sida safarey lesdul farista dadka waxan kacabso guri xiran labaro guryahas irid banan oo xiran ubadnayeen dada taqano soraci karta balse maba baran meel xiran inagasho irid istagay kanoqday raga naftigisa kushegay maxa kula socosiyay heblo raga gedkis qabata hadu weynyahay wey iska dida hadu yaryahay wey kusodhaweysa heblo kale borsadeda fiiri kaniniye wadata inaa idaay dhertahay waba kuguqorantahay iyagaba kucerinaya rumeyso aba harumeyn siyad saas hadi lobixiyay barabe ayi guri ciyalki saf ugujira cajaloyin nin iyo naago galo ala siyaad inlodarsan doono wali madhicin wadanka kama bixin islamaha isla dhex marayeen walafirsana lacag yar lagu galaa ciyalki wilal leewaay kii usha kor uqadi karo ilaa kii uduqeysan xiro weyn cadanku kagurin wakutala habeen wax malafirsanay maalinti cadceda wax kushaqeynay cadan warejinay dukanada cishihi hadilagarana qoryoley jididka logabaxo ugureynaya reraha cadanka watay qarabadoda lajogay malinti suqa kashaqeysanay reerken badiyahu dagana iyaga ii gala hadlay badiyihi qaban wayay hadi dhaco wax haitarina aba dhinto guriya ijarana markasey idhahen cida kugeyneyna magaladi sidas kujogay dadka qar godod diyarsan afka fusto lagasaray qabrigod uqodnaa qoryahas qaraa qadan hadana durka usexda kuwaqoryaha jidadka iney aadayan kamaqlaa kama quracdo macasheyo kumana darsado waa dhelmada casarki wasonoqda duqdo lo guriga uguxiran maxakudaran kuqabta lodey guriga kuwarabisa ashunka idaran loda dhor ashun uguso shuba inadoceysa celka ada sodareysid adaa sosarsaneysid adiga iskadajineysid aragti kale marka meel farisato oo farisan jirin dadkodhan cabsi dadna xamarey ugurayeen dadkas oo sayidka ayidsana dadka aaduceynayay aba kudhaga hadlay qaxotina kuaha barawe sayidka taladis daris aheen jirnay taladas maudhafi kari balse dadkan waxay soqadanayen gabayo dowladi sartay walala dirirsanyahay halkama umagacawday aniga waxan modi jiray doowlada dadkas waxa kafahmay iney laba kala yihin isaga uu usokeya dowladba xoogtay mucarad sida xibiylah miyuu ahaa wax fahmay in astur laguamanayay dowladana qaawnan dadka laceynay labiska aniga kamid ba ahaa barawe hadana saf sigis ugujiran qar burcad qar gododo geridod qar durka albabo furan kuwa xiran labaduba waqtiga kukaladuwanyihin afarsac subax lafura suqa afarta galabnimo cidii udanbeysa xireysa ina waligedlasodagin wadadka xasan wado ushegay meshasu kujira
Hesta oo qada SHIMAALI waa ”been la qaad” ... Barta somaliyed ereygas !!!
WAAAWWWWW AL FANAAN SHIMAALI HAMBALYO FANAAN QARAN DUGSIGA SAYID MAXAMED C XASSAN MARKA CADDEEEEY
shamali ahmad shamali oo ma somalia ayuu joga
bintu sultan hhhhhh
bintu sultan haaa wlllo sanadooyinkii danbe wuxu joogaa muqdisho
Weriyaha. Hadal badana
waa fanaankii khadka dhexe
What is this reporter he does not let him to talk, this guy needs more training about how the interview is conducted...
Shimali mashallah
Shilgaadhi
0
27:40