Cabdi Haybe Laambad Iyo heestii Adhigii Xaraashoo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 172

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 років тому +66

    Walaahay waan qoslay. Xasuus
    Waxaan daawaday Anigoo 11 jir Ah 2001 dii.
    Immikana waxaan daawanayaa
    Anigoo dareemaya Arrinta uu u heesayo 02 April 2019.
    Allhammddullillahi Rabbiill caallammiin 🤲✊❤

    • @abdikarimfeytin312
      @abdikarimfeytin312 5 років тому +1

      Isku wakhti baynu daawaney sxb, sidoo kle 11 jir ban ahaa isku da baynu nahay hhh

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 3 роки тому

      @@abdikarimfeytin312 inan da deeda ka run sheegtay aduun baan ku arkay

  • @hannaabdul35
    @hannaabdul35 7 місяців тому +1

    First time watching with my dearest auntie's Farrah ❤

  • @galowjama7244
    @galowjama7244 5 років тому +10

    Ninkan cabdi haybe waa nin jacburkisa samaysta meelba kama doonaya. Kulahaa hadii aynin doonta aniga u jooga

  • @dustfullphilosophe8141
    @dustfullphilosophe8141 6 років тому +13

    Hadii ay nin doontana ana ujooga kilahaa... Living legend Ina Haybe🙏🙏

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 5 років тому +6

    Kkkkkkkkkk cabdi habe laanbad hadiiay nindontana anigaa u jooga ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @yasinali5442
    @yasinali5442 7 років тому +30

    hhhhhhh wle nin lamida maan arag cabdi haybe laamdad
    Ogobey sariirtana waan soo amaahday kkk

  • @Habani-op7un
    @Habani-op7un 5 років тому +43

    Who’s still watching 2020

  • @liiahmed5085
    @liiahmed5085 5 років тому +8

    27-4-2019 daawashadii labaad 2002 dii koowaad alla maxaa waqtika socdaa masha allah
    Alxamdulilaah allahii igaarsiiyey

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 5 років тому +2

    Wlhi waa nin weyn Abdi haybe laambad waana mujaajilistaha ugu qosolka badan baan u qiray

  • @ahmedcarab2234
    @ahmedcarab2234 Рік тому

    Taarabuunka bartaas fadhiya intii dhimatay alle ha u naxariisto, inta xanuunsanaysana alle ha caafiyo.
    24/07/2023

  • @husseinsidiiqhamshari5819
    @husseinsidiiqhamshari5819 4 роки тому +10

    *Islaan ii ayeeya mooyaha iloowday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 2020*

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +9

    Hadaa Daawanaysid 2019👀 like saar 👈
    from 🇸🇴
    Djibouti 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💟❤👈👀

    • @mustaphegarad1474
      @mustaphegarad1474 5 років тому

      😂😂😂 You are too funny lady walahi adigo mahadsan ma I shegi karta like wuxu ku tarayo mise jahilad bad tahay

    • @jimcalenuur9460
      @jimcalenuur9460 4 роки тому

      Zz

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому +5

    Cabdihaybe waa fanaan weyn

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 роки тому +3

    Kkkkkkkkk
    dacaska iyo mafiiqda daaska igu yeeshay nin haday rabta anigaa ujoogo wlhi waa imtixaan

  • @siciidcaydaruus9595
    @siciidcaydaruus9595 5 років тому +4

    asc
    ruwaayadan
    Markey soo bsmaxedey wxaan joogay dalka djbouti
    wxay ahayd 1990kii aadbaan uyaraa

  • @khadiir____officail6564
    @khadiir____officail6564 Рік тому

    Bal Amuurtan eega adhhigi 2023

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 4 роки тому +3

    Hadii ay nin doontana anaa ujoogee bal umuurtan eega 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 років тому +4

    Markii igu horaysay waxaan ku dawaday heestan Djibouti 1990 markaa anigo ah 7 jir

  • @abdullahihabane4137
    @abdullahihabane4137 5 років тому +14

    You are door i'm table 😂😂

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 4 роки тому +5

    irbadiyo dab qaadka ehelkaan ka qaday
    ogoobey sariirtay waan soo amaahday
    😅😅😅😅

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica 2 роки тому +3

    17-june-2022 legend aan wakhtigiisa iyo calankiisu dhacayn weeyaan ABDI HAYBE LAAMBAD

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 5 років тому +12

    waa xasuus Habeenkaa Salinkawaan joogay waa 1996 imikna UK baan jogaa merci abdihaybe laanbad Dacaska iyo mafiiqda dirqi baan ku keenay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @hamsehanad1375
      @hamsehanad1375 4 роки тому +2

      Waa wakhtigaan dhasahyba. Kkkkk

    • @ubaxcali8898
      @ubaxcali8898 4 роки тому

      Hoyaday xataa ma jirin😂😂😂😂😂

    • @xareed1
      @xareed1 4 роки тому

      @@ubaxcali8898 hadaa ma 10 jiraa iska kaa dhalay anigu waxan dhashay 1999

  • @mohamedabdulkadir1268
    @mohamedabdulkadir1268 5 років тому +14

    Legendary stuff .
    who is listening 2019

  • @alimahamed6858
    @alimahamed6858 3 роки тому +3

    Bal amuurtan eega
    Amarkan iyo yaabkan
    Adhigi xarasho
    Awr baa ka joogee
    Bal amurtan eega
    Ala kulula kas darana
    Irbadiyo dabqadka
    Ehelkan ka qadey
    Ogobey sarirta
    Wan so amahdey
    Dawaha laftisa
    Dadka isiiyey
    Hadi ay nin doontana
    Aniga ujoga
    Iyaduna Alabtey
    Iga badal ileedee
    Bal amuurtan eega
    Dadku wuxu ka ooyaa
    Ibtilada ihaysa
    Ishinka iyo geesley
    Orgi iima joogee
    Bal amurtan eega

  • @xabiibofficial8903
    @xabiibofficial8903 3 роки тому +5

    Adhigii xaraashoo
    awr baa ka joogee
    Bar amuurtaan eega
    Ibadiyo dabqaadka
    Ehelkaan ka qaaday
    Ogubeey sariirta
    Waan soo amaahday
    Gaawaha laftiisa
    Dadkaa isiiyay
    Haddii nin doontana
    Anigaa u joogee
    Ayaduna alaabtay
    Iga badal ileedahay
    Bal amuurtaan eega
    Dad wuxuu ka ooyo
    Ibtiladaan ihaysaa
    Idankiyo al qabanka
    Dirqibaan ku iibshay
    Islaan ee ayeeyaaa
    Mooyaha ilowday
    Arimaha danteedaa
    Aad ugu dadaalay
    Ayaduna alaabtay
    Iga badal ileedahay
    Bal amuurtaan eega

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 2 роки тому +1

      Gaawaha maha( daawaha) weyi wana kan laxooxda lagu dubto wll

  • @عبدالعزيزالصولي-م1ك

    maanta ayaan daawaday 17/6/2021
    bal amuurtan eega

  • @IbnuBashiir100
    @IbnuBashiir100 6 років тому +4

    Cabdi haybe waa wiil adag. Hahaha Wallahi waan ku qoslay. Bal amuurtan eega edhigii xaraashoo awr baa ka joogee, bal amuurtan eega!

  • @husienyare2720
    @husienyare2720 6 років тому +4

    6/10/2018 ban dawanayaa
    cabdi iyo been dad lmida man arag alle ha nariisto boon xirsi

  • @mohamedadan7712
    @mohamedadan7712 7 років тому +10

    legend abdi hybe walle dadka nocasii wa nadir

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 4 роки тому +2

    Dad ka dawanaya balfiri sharafta qanacsananta ay dalkooda kuhystan

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 4 роки тому +1

    2020 ayaan dawanaya anoo fahmaya wuxuu ku hadlayo

  • @Sacidipraahim
    @Sacidipraahim 4 роки тому +7

    13/ 11/2019 inta dawanaysa like ta iigu qobta

  • @salebanapdilahi3502
    @salebanapdilahi3502 4 роки тому +2

    I am still watching in 2020

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Рік тому

    Waa kalamanweye😊

  • @sacadfoosi7214
    @sacadfoosi7214 Рік тому

    1 july 2023 happy independence of somalia ❤️

  • @xogtadunida5187
    @xogtadunida5187 3 роки тому

    2021 yaa ila daawanaya

  • @amiinhazard4892
    @amiinhazard4892 5 років тому +3

    taaaageeero wayn baa u hay cabdi haybe lampard

  • @abdullahimhersi1324
    @abdullahimhersi1324 5 років тому +1

    legendary Abdi Haybe Somali daramist

  • @maxamedomer6927
    @maxamedomer6927 8 років тому +15

    Hadii ay nindoontana anigaa ujoogee bal amuurtan eega

  • @raasoleader7293
    @raasoleader7293 5 років тому +8

    who still watching 23.12.2018 like iigu qabo❤

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 2 роки тому +2

    Islaantii ayeeyaa mooyana ilowday 🤣🤣🤣🤣 murti iyo madadaalo

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 2 роки тому +1

    2021/11/26/ Jimce Xamar caday 💕💕

  • @hamziksulyman4073
    @hamziksulyman4073 5 років тому +5

    dacaskiyo mafiiqda dirqan ku keenay viva 16 /3/2019

  • @moreclick2481
    @moreclick2481 3 роки тому +5

    6 march 2021😂😂😂 abdi haybe is genius wlhi his creativity has no match

  • @hamzehazan4649
    @hamzehazan4649 5 років тому +3

    2019 yaaa dawanayaa dhac kusii

  • @faafintakhyrkaiyowanaga9765
    @faafintakhyrkaiyowanaga9765 5 років тому

    plz movie name wll magaca riwaayada iiso baasa

  • @nimcoayaan3629
    @nimcoayaan3629 5 років тому +2

    Wooow ninka xigmaad midhan wayee

  • @hasanhaji8279
    @hasanhaji8279 3 роки тому +1

    Cabdi haybe nin khatara Ilaahay hadhawro

  • @daariqmohamoud2196
    @daariqmohamoud2196 6 років тому +5

    cabdi haybe laanbad mdx zer macalinkaygii nolow teacha

  • @abdirahmanhassan1371
    @abdirahmanhassan1371 5 років тому +4

    2019 yaa daawanaya

  • @zakariaabdullahi5131
    @zakariaabdullahi5131 5 років тому +1

    Hhhhhhhhhh legend abdi heyb lambard nice song😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 5 років тому +4

    Bahda tixraac yaa karahsaday?

  • @xareed1
    @xareed1 4 роки тому

    waxaan daawaday 2013 ayaan inan mobile keeda ku arkay hadana waxan helay 2020 yaab aduunyo

  • @zamiirmoh8989
    @zamiirmoh8989 5 років тому +5

    Abdi haybe lambad inta dawanaysa 15 April 20019

  • @faadumomuuse5713
    @faadumomuuse5713 3 роки тому

    Hadi aynindoonto aniga ujoga kkkkk

  • @shoodheofficiall4685
    @shoodheofficiall4685 4 роки тому

    Boqorkii codka Abdi haybe still watching 2020

  • @Wllsamafale
    @Wllsamafale 6 років тому +2

    Alla xusuus dheer wiilkan kaamirada qabaneyso waa aniga aax wan iska oynaya markan so xususto berigaa

  • @nathirahirsi4770
    @nathirahirsi4770 6 років тому +17

    Dawaha laftiisa dadba isiiyay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому +2

    Heestan waxay kahadleusaa wax jira

  • @zulthancooraaf1054
    @zulthancooraaf1054 Рік тому

    Watching 2023

  • @abdiwahablover8101
    @abdiwahablover8101 5 років тому +1

    hadii ay nin doontana anaa ujoogee bal umuurtan eega

  • @dalmarahmed3073
    @dalmarahmed3073 2 роки тому +1

    Adhigii xaaraashow

  • @ismailojgabriel354
    @ismailojgabriel354 5 років тому +7

    dumarkuna ciyaar inagama daayaan

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 2 роки тому

    Gabadhan la jilaysa cabdi hayba maanay ahay islaanta majaajilada Djibouti aad u matasha ee Shalmada BULEEGA???

  • @Sacidipraahim
    @Sacidipraahim 3 роки тому +1

    28/06/2021

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Рік тому

    Cabdi haybe❤

  • @foziarakotobe200
    @foziarakotobe200 Рік тому

    2023, j'en rigole encore

  • @ahmedsiyaad3377
    @ahmedsiyaad3377 4 роки тому +1

    hadey nin doontana aniga ujooga amuurtaan eega

  • @SihamFahad-c6f
    @SihamFahad-c6f 3 місяці тому

    2024 june 18 ano 14 years jira dawanaya😂💔😭

  • @StarLight-uz5if
    @StarLight-uz5if 4 роки тому +3

    Wale dadkii hore ayaa dad nool ahaa .....

  • @ayaanlemuxumed133
    @ayaanlemuxumed133 5 років тому +6

    april 20 /2019

  • @bileosman918
    @bileosman918 5 років тому +1

    Waa riwaayad wadciga kahadlaysa, nin amaah lagu dhisay ayey iyaduna leedahaybalaabta iga badal

  • @fuaadabdirahmanhassan6001
    @fuaadabdirahmanhassan6001 4 роки тому

    Hdey nin doontana anah ujooge

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 5 років тому +2

    Islaan ii ayeeya ah mooyaha ilowday kulahaaa kakakkakakaka

  • @xamseiidraage1545
    @xamseiidraage1545 5 років тому +2

    hhh majajilayste dhamays tiran

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому

    Candid haybe aad iyo aad baan uga helaa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 5 років тому +2

    وألإيون شإريفون أحمدون فأرإح!

  • @bareyasin4672
    @bareyasin4672 25 днів тому

    2024 September ❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому

    Cajiib

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk ISLAAN II AYEEYA AH MOOYAHA ILOWDAY KKKKK

  • @nimcosuldaan9887
    @nimcosuldaan9887 5 років тому +2

    Woooow

  • @khalish649
    @khalish649 2 місяці тому

    Bal amuurtan eega 😢

  • @bur3aawik141
    @bur3aawik141 4 роки тому

    July 2020
    Amar iyo yaab

  • @nimcosuldaan9887
    @nimcosuldaan9887 5 років тому +1

    Masha allah

  • @daadyare2181
    @daadyare2181 3 роки тому

    islaan iayeya moyaha ilowdy kkk

  • @maxamedwllsodashekada9894
    @maxamedwllsodashekada9894 2 роки тому

    Waa saax

  • @xasandeeqsulaymaan6356
    @xasandeeqsulaymaan6356 4 роки тому

    Hhhhh cabdi haybe lanbad nin iga qosliya

  • @maymuuncismaan1959
    @maymuuncismaan1959 4 роки тому

    2020/10/

  • @mohmedaden6016
    @mohmedaden6016 7 років тому +1

    Hadii Ay nin doontana Anigaa ujogee Ayaduna Alabteey igasii badali lahayde bal Amuurtan Eega

  • @abdifatahmohammad847
    @abdifatahmohammad847 4 роки тому +1

    Dacaskiyo mafiiqda dadkaygu yeeshay kkkkkk

  • @mahadcanbaashe5144
    @mahadcanbaashe5144 8 років тому +3

    Cabdi haybe

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 4 роки тому

    10/8/2020

  • @mahadcanbaashe5144
    @mahadcanbaashe5144 8 років тому +6

    hhhhh islaan ii ayeeya mooyaha ilawday

  • @daahirdhere197
    @daahirdhere197 7 років тому +3

    O ilayn ingrisadna wad taqana kkk

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 роки тому

    waxaan daawanayaa 03/22/2020
    axad 9:00

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 5 років тому +3

    21 March 2019

  • @jaamacgeele8676
    @jaamacgeele8676 6 років тому

    inanki al qabadka dirqi ban ku ibshay is laan ii ayaye moyaha ilowda dacaskiiyo mafiiqda dirqii ban ku keenay iyaduuna allabtay iga badal ii leedahay bal amuurtan eega

  • @kediyemedia6353
    @kediyemedia6353 7 років тому

    Irbadiyo dabqaadka ehelkaan ka qaaday.
    Haddii ay nin doontana anigaa ujooga.
    Iyaduna alaabtay iga bedeleeday

  • @abdullahimahad1224
    @abdullahimahad1224 2 роки тому

    19-oct-2022

  • @abdullahiyussuf3588
    @abdullahiyussuf3588 6 років тому +1

    Length who watching this 2018