Dulmiga facido malaxan waxaan la yaa banahay dadka la wareesanoyo iyo kan wax wareesanoyo maxaa looga hadli weysanyahay 4.5 ka huquuqdooda reer 4.5 ka waa dadka asal u ah shabeelaha hoose oo hada ku tartamooyo daaroodka iyo xawiyaha waa iska haal aduunyo
adeerow dad dagaalo looga tagy ba hda rabtaa intaa dadka kle ka dabo geedo war waxas caqli mahe reerka ha waalin hadii dee adinkana markii dagalama oo dadka is bara ileen soomaali waxa ay sameeso waa la yaqaan e
Masha Allah, muhiimad weyn ayuu leeyahay wareysigan!
Waa la yaab ninkaan dhalin yarada ah ee maanta taariikh been hal abuuraya.
Ayaaanle badana War Indhaha faraha yoo San kaa galin😂😂
Qeebta 3 daxaad kasoo duub
50:56 🤕
Waxaan rabaa inaa war iga qaadid
Qaladka ugu weyn ee maxamed Siyaad Barre waxay ahayd markii uu Ogadeen oo somaliya Ajnabi looga yiqiin uu wadanka keenay oo darajooyin iyo maxad ka dhigay oodadkii wadanka u dhashay uu wadanka ka ceyriyay
ayaa sababtay in wadanka burburo
ayaanle xasan’s dahir awey soo qabo please & sheikh shariif
Qeybihi hore beesaani aa noo sheekeey naayay, lakiin qeebtaan danbe Nooh nooh noodi waa yaatay, heer koraad aa noo sheekeeynooyo.
AL-CUMUUM OGAADEEN WALIGIISBA INUU ETHIOPIAN JAAJUUS U AHAA BUU INOO CADEEYE...
Dulmiga facido malaxan waxaan la yaa banahay dadka la wareesanoyo iyo kan wax wareesanoyo maxaa looga hadli weysanyahay 4.5 ka huquuqdooda reer 4.5 ka waa dadka asal u ah shabeelaha hoose oo hada ku tartamooyo daaroodka iyo xawiyaha waa iska haal aduunyo
Waan ninkii soomaaliyeed ee been qayaxan lasoo hor fadhistay umadda soomaaliyeed
Dowldai somliya ogden waxy uguronmajirin mahdaa ledahy ogodaneayu necbaa m s bare ader waba hanga dhacin ayaanle ader ken dadka tariqda yaqno dorkaan wakaa xumty usk ilali san caml
Ninkaan waa qareen Ogadeen ee nin wax og maha
Waar ninkani waa beenaale ahmed cumar jees oo hargaysa ka dagaalamyey ayaa hargeysa snmta isku dhiibay cidamadi u watay oo ogaadeen ahaa ayaa heshiis la galay snm cidankii iyo qalabkiisi kismaayo ayuu la tagay markaa heshiiska waxa wada galay SNM SPM USC
adeerow dad dagaalo looga tagy ba hda rabtaa intaa dadka kle ka dabo geedo war waxas caqli mahe reerka ha waalin hadii dee adinkana markii dagalama oo dadka is bara ileen soomaali waxa ay sameeso waa la yaqaan e
1991 waxee kadanbeeye oo adiga talka ma jogin miyaa [hanolato] mase
Been badanaa 1958 kahor intey jiren dadka sheygaayo dhulkaas dadkii lagu yaqaaney hada maba dagno hada kuqoraa rerka sheygaayo 1945 maba dagnen dhulkaas
Noohda joojo hadal nin weyn mahan sxb