Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo sheegtay in Khatarta ugu weyn ee Haysataa Tahay Heshiiskii Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 2 дні тому +2

    Loved siduu warka u dhigo iyo erayda uu isticmaalo waa afsoomaaligii oo socda😂 mashallah weriye qaaliya

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 дні тому +2

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l 2 дні тому +3

    Waxan jecalahay sida warka ad u sheegta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 дні тому +3

    Car hayimaado waa xadhig iyo haadbiidhi

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 дні тому +2

    Xassan sheekh waxaynu leenahay waalwaalate xerada gal

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o День тому +1

    Somalilnd marna somaliya kama tirsana zasanbiyo dawladiisana ku dawarsan doonin somalilnd guul somalilnd insha allaah allaahu akbar

  • @jimcaalejeepk1383
    @jimcaalejeepk1383 2 дні тому +5

    Maxamed adan dirir wariye af somaliga ilahay u dhiibay oo warkisan beeni ka caagantahy waan ku salamy zxp waxan ahay tagerahag koobada

  • @awgeele
    @awgeele 2 дні тому +3

    Waar yaahe ina dirir waar jooji koonfurta somaliya.

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 2 дні тому

    Guul iyo Gobonimo Somaliand cadowgiina ha jabo ❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 дні тому +2

    badhi wayn ha barooortan huwan baroortaa ha ku jiraan

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 2 дні тому

    Ku saliya nabiga ❤

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 2 дні тому +1

    Oo ma awoodbay haysaa soomaaliya

  • @Kingboy_gi2
    @Kingboy_gi2 День тому +1

    ❤❤❤❤

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 дні тому +1

    Qadaad weyneey sab iyo soomaali marlabaad isasooraaca maantana waxna yay idinka qabyo noqon rer sheekh isaxaq taad kalahyataan tii hore ee aad lahoyateen baa ciyaar noqondonta tariikhda caalamkana gelidoonta la isna kaawaydiin doonaa faqasheey 😂😂😂😂bacaac bacaac bacaac somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 2 дні тому

      Ma adaa siyaad bare iska xoreeyay anagaa kaa xireynay markaan xamar ka saarnay ayaad hargeysa timid beentii aad 33 sano isu sheegeyseen ayad run moodeen

    • @RahmaCabdulahi
      @RahmaCabdulahi 2 дні тому +1

      ​@@user-ov2wz5eh9ucawanow miyanad ahayn dadkii aan darood ka xoreyey tariikhada so baadh marka hore somalia dawlad la yidha may jirinka markan darodka ka xorenayayey cawan aan tariikhtisa aqoon

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 2 дні тому

      @@RahmaCabdulahi anigii xornimada iyo calanka keenay anigii siyaad bare kaa xoreeyay dhibta taalo waa 33 sano aya been lagu barayay darood marka ay magaceena maqlaan habeenkii way qarwaan idinkuna ragiinii iyo hubkiinii ayad uga soo cararteen ceeb

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дні тому

    Xashiskan iyo dadka qaran didka ah waxay wadani ugu yedhayan in ay amaanka dalka khalkhaliyo

  • @SaadiqCabdi-cl3dz
    @SaadiqCabdi-cl3dz День тому

    Ooaaoooaaaooooaaaaoooooaa ninkan hadalkiisa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 дні тому +1

    Huwan dadka daba socda ee bilaa Mabda'AA iyo waa markaygii muuse ayaa noo dhaama

  • @hodaali3460
    @hodaali3460 День тому

    9:00

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 дні тому

    Maamulka taagta daran ee muqdisho isagaa geeska Africa oo dhan khatar ku ah Somaliland Geska Africa oo dhan wanaag Iyo nabad ayey kula noloshay aduunkuna waa ogyhy Wlee

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 дні тому

    Somalia caqli xumanteeda heshiisyada labada dal ee somaliland iyo ethiopia ayay aaminsantahay inuu halbaabada arsaaqada ka xidhaayo. Iyadoo labada wabiba maraan kuna faanijirtay uguna faanijirtay somaliland.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 дні тому

    wariye kusheeg

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 дні тому

    Waa wadan niman xalani fadiya ku shaqystan beentay iyo waraqihi qori jirin ba ku qarxay 😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 дні тому

    SOMALILAND WAXD KAA DHACEYSE SOO DHACADYE

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 дні тому

    Hhhhhhhhh walahay wa riiyo

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 дні тому

    Ninkaasi wuu u gefay arab iyo habarjecloba abaal laawaha ku sheegay.

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 дні тому

    Firdhiye sheekadiisu waa sheeka kale khaatumale taada meelsar intaan futada xaar iyo qoyaan kaa I.an😂😂😂

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 дні тому

    XAALWA XIRSI CISMAAN C DOOL ASAGA KAALAY YIRI SI LAYSUGU DHACO TAAS MARKAY U SUUROBI WEYDAY HADA BUUR MADOOW KU SO WADAA GODKII MADHEERA KUWASAD DAGAAL GELIN KARAYSABU IS LEEYEY MAANGAABKASU

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahrasharif3995
    @zahrasharif3995 День тому

    Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 День тому

    Xursi laftihiisa ayaa liinta ku cabi doona je3lka mqndheera

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 дні тому +2

    FUTO IYO XAARLE MAXAMUD XAASHI CABDI YA YAQANAYBA SIRAANYA KEENAYE

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 2 дні тому

      Nin walba nin kale ayaa keena siilaanyo iyo xaashi waa ilmaader

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 дні тому

      @@fartuunfartuun8784 MUUSE DHARIYOOY HINAASAHA MEEL LA FARIIS5A

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 дні тому +1

    Kuwa xamar jooga yaa wax waydiiya xoolaha way ka hooseeyaan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 дні тому

    Tuug waa tuug ina xaashi

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 дні тому

    Maxamuud Xaashi tuug tuug dhashy Hala wada xidho tuug ta somaliland ku kiciya qaska iyo wareerka shacabku waan uu cadowga somaliland dhagax ku dilaan tuug ta

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 дні тому

    Saaqajan

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 2 дні тому +6

    guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 дні тому

    Sorry Sorry hadi ay ayod somalia ledaahay ha so gadoo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 дні тому

    Xaqi ba ku qarxay inti yarid somaliland ka hystin markay heshy somaliland wakuwa waali qaaday gur gurti iyo fiqi 😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 дні тому

    AQOO NSGYNI BEEYE RAABAN INEEYE KUU KHALKHALLYAN XIIRSI IYO GUURGURTO WEEYE ISLAA SOOCDAN

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 дні тому

    Tuug tuug dhalay

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 2 дні тому

    Ma.leeyihiin itaalkaas adigaa ay eh

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 дні тому

    Yaab dhuusale ina xaash xamar weyne habar jeclo ma hoyadiiba xukuunta ina xaashi

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 дні тому

    Tug horee somaliland u xaday imika loma bahnaa sorry

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 дні тому

    Hunguri lacase munaafaq ilaahay ka go aybaatahay iimanku ka hadaafay baad tahay qalfoof faaruqaatahay samada lagasonacay baatahay 😂😂😂😂yarayso ilmada bacaacle 😂😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 дні тому

    Hadii koonfur weerar toos ah soo qaado si cad ayey somaliland aqoonsi uhelaysaa waayo Labo goboL oo iskubiiray ayey ahaayeen 1960 taasbaa somaliland fasaxaysa waayo waa layskubiiray

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 2 дні тому

    Tawtawle mashruuc ku qaatay eray bixinta KOONFURTA SOMALIA

  • @abdirahmanyaasin3669
    @abdirahmanyaasin3669 2 дні тому +1

    Habar maxbuus wariyaha 500 habarjeclo iyo kuwii watay ayaa sida xoolaha xeraysan miskiin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 дні тому

    Masaajidku miyaanu dhamaanba Horta yaab!?

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 дні тому

    BeenaLe tuug weLiga ba KhaayaLiga waad

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale 36 хвилин тому

    Wariye maahid qabiiliiste ayaad tahay weliba caaytamaya nacalad kugu dhacdaye

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 дні тому

    Tab iyo xeeladlaawe jokar booli qaran wax allah wax uu isla hayaan jirin cadawgii Somaliland ayaad HJ u kaday uu boqonta u qabatay habarjeclo adiga iyo xirsi sidaad cadawgooda u taageerteen eed boqonta ugu qabateen way ogtahay.