Saado cali iyo khadra daahir hadan dhaandhaan ahay adna dhoohaneyaa thy qaaci ~picolo sterio HDi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • WELCOME TO PICOLO STUDIO SOMALI FINEST MUSIC QAACI QARAAMI VIDEO PRODUCTION

КОМЕНТАРІ • 44

  • @cabdinasirclle2453
    @cabdinasirclle2453 Рік тому +2

    Ayoow wada fahamsii sidii umadeenu uwada noolaan lahayen isjecel iskana warqaboo isla noolaada.aamiin.aamiin.aamiin

  • @AliHanash-qw4fo
    @AliHanash-qw4fo 4 місяці тому +2

    Heestani waxay cabiraysaa u Somali waqooyi iyo konfur dhibta iyo horumar laaanta haysata dhawy iyo dareen laaanta shacabka iyo siyaadiyiin Tuugs oo wada Basaasina.. Somali Ayaan daran 😮😮😮

  • @sadaammohamed2003
    @sadaammohamed2003 Рік тому +6

    Abwaan fahmay is Somalidu tahay dad wada dhashay oo mida Lakin Farsamadii ay u wada noolaan lahaayeen garan la, My favourite song

  • @smiledon77
    @smiledon77 10 місяців тому +3

    LAF IYO DHIIG IYO DHUUX KHADRA CIGE IYO SAADO CALI WARSAME ASXAAB AAD ISU JECEL BAY AHAAYEN

  • @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx

    wxii adiga ka lumay anigana idhaafe dhaan hdanehey adna dhoohanad tahey isaaq v daarod

  • @Ahmedshiine-u1e
    @Ahmedshiine-u1e Рік тому +1

    Alle naxaristi jano ha ka warabiyo khadra dahir iyo saado cali

  • @abdarhamse7328
    @abdarhamse7328 11 місяців тому +1

    Alle how naxariisto saado cali quruxdeeda ayey heesaa ku noqo tahey ee fanaanad maaheyn abwaanadaa ka maarmi waayey khadra daahir alle how xariistee fanaanad aad u cod fiican ayey aheyd imtixaanka fanaanimo 1 hadeyna noqon 2 laguma qabsadee

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Місяць тому

    Aun labadodaba hees qiimo badan ❤

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Рік тому +4

    Erayadii cabdi qays ❤❤❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому +8

    Allahaunaxariisto, saada iyo qadra

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 7 місяців тому +2

    "Aayaha dhexdeenniyo
    Midnimada ma dhawrnaa."

  • @samshire8431
    @samshire8431 2 місяці тому +1

    axmed cali cigaal iyo muuse ismaaciil qalinle ayey u kala dhaxeen

  • @mohamedbarre5968
    @mohamedbarre5968 Рік тому +1

    Soomaaliya Soomaali baa leh

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    YaawaayE, qatrooos cadayyareey qiimobadan dumaroo marwa yareey waa un taneey.layguma qaraabteee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Talacayn taladuwan talajaad, dumaaar iyo Rag.E5555555555555555555555555555🖐🌸

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    qatrooos yartayarta qaasatan hablaha dhigeed facyaashay waanba uwataa dhaafaaba gabadha gabadha

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 4 місяці тому

    Waadhalanhool iyo yaab su all. Iyo jawaab😢😊😅😮🎉

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +2

    Iidooroow IM Ssc Dhulbante Iyo Boqol Sano Isma Haybsandoonaada

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Рік тому

    Alle hawnaxariisto

  • @abdimalik7562
    @abdimalik7562 Рік тому +2

    Waa ku heysaa waa hadal

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Рік тому +4

    Dhulbaante iyo Isaaq yaa isku soo dhaweeya Maanta 25 August 2023😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @PastosyasserPastos-td6cm
      @PastosyasserPastos-td6cm 10 місяців тому

      Bro dadki hore wax qabil ah may lahayn somalinimo unba ugu wayned waliba koxdi hobaladi qarada africa ee waberi abadan baa qabil may lahayn axx inti dhimatay ilahow adiga aya qufural raxim ah ee u wada naxariso janadina ku kulmi inta nolna cibado suban khatimada xaga akhiro ugu khatim amin amin

    • @dhugfenabadiyonolol9608
      @dhugfenabadiyonolol9608 27 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somalisomalidhalay3609
    @somalisomalidhalay3609 Рік тому +2

    ah ooway😢

  • @MAXAMEDJAAMAC-nl2fl
    @MAXAMEDJAAMAC-nl2fl Рік тому

    Aax aax aax walal hees uultuma ah saado cali warsame iyo khadro daahir cige allaw idin wada naxariiso heesto waa murugo allaw somali isu uurfayoobe dhulka kalfo gaa iyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Fariidad facyaashEeey taroonEeey janatii marwodumarooo lagufarxeeeey.iyoiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    HirEy usocoto aan hatin.bur baan iri dhul carosan.qaasan cadceeddumarooo qaasatan hablaha qEyryaashEeey casar casriyEeey.yartayarta

  • @AadanMuxidin-s2o
    @AadanMuxidin-s2o 10 місяців тому

    Indoor iyo dhulbahantoow soomaali branches ninja wax uu dhibsanaayey waagaas waalasoo gubernatorial soomaali aanu Isuzu saamixno oo wadalashadu maguire dadka and isku soo joined xumaha hahaha noqdo soomaali and Isuzu nimaadno mahadsanidiin soomaaliyeey

  • @AadanMuxidin-s2o
    @AadanMuxidin-s2o 10 місяців тому

    Oo was iga su,able saado iyo qadro yeey Kala yihiin ,Hackman at Isuzu jawaabayaan was sifii labo cifood

    • @LibaaxDhuunyare
      @LibaaxDhuunyare 5 місяців тому

      Saado waa dhulbahante khadra na waa garxajis

  • @FUAAD-t4r
    @FUAAD-t4r 10 місяців тому

    Ereyadii cabdi qeys

  • @smiledon77
    @smiledon77 9 місяців тому

    Saadp iyo khadra Aun

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    qatroosqiimobadanEeeey qalanjo aan laquureen.yartayarta

  • @CaliTalxo-sv8ls
    @CaliTalxo-sv8ls 9 місяців тому

    Cali talxo ibrahin 1

  • @CqaniCise
    @CqaniCise 7 місяців тому

    Cqanicise

  • @abdulkadirosman4330
    @abdulkadirosman4330 11 місяців тому

    Ruuf

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 Рік тому

    hi

  • @Ahmedshiine-u1e
    @Ahmedshiine-u1e Рік тому

    😢😢😢😢

  • @FaraxMaxamed-s3g
    @FaraxMaxamed-s3g 11 місяців тому

    Hjj

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    E

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Рік тому +1

    DAAROOD VS ISAAQ =1989 BILOOWGII DAGAALKA SHAREECO VS CABDIQAYS

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg Рік тому

      Cabdiqeys, xaal qaado. Waan ka xunnahay in aad qof aan jirin laguugu sedko, waa nin isku tolaayo joonyado & xariir.