Khadra Daahir iyo Bagaag | Heestii Gabaldaye | Qaraami Xul ah With Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @Mohamed-t7t1l
    @Mohamed-t7t1l 23 години тому

    Legend bagaag allow kuu naxariiso

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 місяців тому +7

    #Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya oo ka waramaya Saxafi Sare CUMAR SEERBIA.🎤 CURASHO🎙
    Xigasho -: CURASHO CHANNEL
    Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor.👨‍💻
    #ERAYADA HEESTA WAXA KA MID AH
    #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN
    00:00 Sownigii guyaal badan
    00:00 Kuu gubay adduunyee
    00:00 Dartaa aan U LAALLAA
    00:00 Curadiyo nacaybshaha
    00:00 Gacantood aad Saydhiyo
    00:00 Maxay baday galiilyadda?
    00:00 Gabalddaye miyaad Tahay
    00:00 Hadba gees u Jeeddsada
    00:00 Waa maxay galgalashadu
    00:00 Waad iLa gurracanTeeeeh
    00:00 Gaban maayo caaweeeee
    00:00 Ha GAADDMIN WAAN
    00:00 KU garrab SOCDDAAYE
    00:00 HA GOOSAN WAAN SOO
    00:00 GADDOOMEE aan Gooshno
    #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN
    00:00 Addoo golle ka maaggoo
    00:00 Haweenkaba ka gaabsaday
    00:00 Sowtaan ku gadda barray
    00:00 Garta iyo Tusaalaha
    00:00 Addigoon gorfayn karin
    00:00 Sowtaan geesi kaa dhigay
    00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.
    00:00 Hadba marrada ii Galla
    00:00 Goddodlayntu waa maxay?
    00:00 Waad iga gardaranTeeh
    00:00 Waan kaa gaddoomee
    00:00 Ha guuxin waanan kugu
    00:00 Galaynine ha guuxin
    00:00 Waan guurayaaye i gees mar
    #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN
    00:00 Garr Alliyo dadweynoow
    00:00 Arrin Loo garraabiyo
    00:00 Miyey Tahay mid gocosho Leh?.
    00:00 Maxaad anni i gadda barri
    00:00 Sowddigan garayskiyo
    00:00 Sii xidhan gambada weli
    00:00 GARR ALLEE Dadweynoow
    00:00 ARRIN Loo garraabiyo
    00:00 Miyey Tahay mid GocashoLeh?.
    00:00 Maxaad Anni I Gadda BARRI
    00:00 Sowdigan garrayskiyo SII
    00:00 XIDHAN GAMBADA WELI
    00:00 Gabaldaye miyaad Tahay
    00:00 Hadba gees U Jeedsada
    00:00 Waa maxay Galgalashadu
    00:00 Waad ILA GurracanTeeh
    00:00 Gabban maayo CAAWEE
    00:00 HA GAADDMIN WAAN KU
    00:00 GARAB SOCDAAYE HA GOOSAN
    00:00 Waan soo gaddooooomee
    00:00 Aan Gooooooooooooshno
    #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN
    00:00 Gurgurkii La dhaanshee
    00:00 Loo Tiriyey goolkee
    00:00 Intuu maataddii gabay
    00:00 Gibisha iyo heeryadda
    00:00 Iilkii kula gaddoodiyo
    00:00 Abaal gabe hanoqonine
    00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.
    00:00 Hadba marradda ii Galla
    00:00 Godadlayntu waa maxay?.
    00:00 Waad iga garddarranTee!
    00:00 Waan kaa gaddoommee
    00:00 Ha guuxin waanan kugu
    00:00 Galaynine Ha GUUXIN
    00:00 Waan guurayaaye i geesmar.
    #MAHADSANIDUSTAADMUDUGBOY.🙏

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 11 місяців тому

    Legend waayaha aduunku u goleyeen

  • @SmilingCalicoCat-fd6bk
    @SmilingCalicoCat-fd6bk 8 місяців тому

    Reer waqooyi la aantood abaar
    Ragaas noo haaaya
    Hadii nagaa tagaan
    Cunto cusbo laan ayaa la noqona

    • @fahadmuuze
      @fahadmuuze Місяць тому

      Wxs ma jiran wanu tagny soo noqon myno😅😅😅😅

  • @shaacibshaacib786
    @shaacibshaacib786 9 місяців тому +1

    2024❤

  • @idirissheikhnur3519
    @idirissheikhnur3519 8 місяців тому

    Heesaha hirgalay goe halaq miyaatahay
    4:02

  • @mohamedlibah3807
    @mohamedlibah3807 5 місяців тому +1

    Sownigii guyaal hore
    Kuu gubay adduunyee
    Dartaa aan u gulaallaa
    Wll inoo saxa afka soomaaliga sidaa ayey sax ku tahay ( Dartaa aan u laallaa) maaha waa qalaf.