Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

FIRDHIYE MARKUU JABUUTI KA YIMID MUXUU U SHEEGAY GARAADADA IYO GUDIGII SHACABKA SSC KHAATUMO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Місяць тому +10

    Well done journalist balwan midakale waxaan leeyahay madaxweyne firdhiye waa very intelligent he know's what it's going on waxaan leeyahay waad mahad santahay madaxweyne harti is one nation forever inshallah ssc guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt Місяць тому +1

    ASC ❤❤❤❤Adaalashaqey nayo sakuridka ssc mideye Balwaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Місяць тому +6

    Jabuti iyo xasan is united against darood.period.

  • @AbuurTttd
    @AbuurTttd Місяць тому +4

    Waa sifiican tol waa kii isqabta oo isasaxa. Isku Duuban wixii kaqaldamana gacanta iskaqabta garaadadeena sharafta lehna anagoo shacabka reer ssc ah baa kacod sanayna in aysan usafrin jabuuti iyaga iyo ganacsatadeenaba .balwaana waa kumahad San yahay warbixintaa faah faahsan.guuleeyso geesi

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому

    Guul guul SSC khaatumo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Місяць тому +5

    Firdhiye wuxuu jeebka ugaly Qawlaysato lamana aamini karo hadii uu wax saxeexayna waa wax uu isagu naftiisa ah cidna kuma matalo!!!

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq Місяць тому +1

    Thanks balwaan❤❤

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Місяць тому +3

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @shakuursharif9931
    @shakuursharif9931 Місяць тому +2

    Scw Balwaan Khatumo love you forever viva Balwaan

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv Місяць тому +4

    Ismaaciil ma aaminikaro xasana haba sheegin

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Місяць тому +1

    TALO: MW Firdhiye Baaritaan Caafimaad Ha isku sameyo

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed Місяць тому

    ❤❤❤ Balwaan weriye isku kalsoonnoo aan lacagi goyn🛑🛑🛑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nooloow wadani❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt Місяць тому +1

    ASC Somalia Tiimidey lajayd Geele wuu ogyahay

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Місяць тому +1

    Firdhiye waa ka samray markuu tagay jabuuti.

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому +1

    Khaatumo people are United inshallah

  • @farhiacabdi2680
    @farhiacabdi2680 Місяць тому +3

    Masha allh

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed Місяць тому

    ❤️♥️♥️♥️❤️❤️🧢🧢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🌺🌺🌺♥️♥️♥️♥️❤️❤️🧢
    Mahadsanid Abwaan asaaSSC iyo PL iyo Soomaaliya inteeda kaleba Weriye u ah❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴Nooloow Madaale♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id Місяць тому

    guuleyso,balwan wariiyaha ruunta sheega ❤❤❤❤

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    C/ laahi balwaanoow marka hore waad mahadsan tahay mida kale waxaa kumintiyada ku dhex qasan iidoorkii oo raba inay isku kaaya diraan iyagoo iska dhigaya dhulbahante bay qoraalo mucarad ah

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h Місяць тому +1

    Misajika Markaad Kaqudbeyneysay Firdhiyow MA XASAN XOLO Ayaakusoo Amrey Ileyn isagaalagubartey Kaboxaarleh inlagugalo Masjid IYO Qabiilo Lagasoocayo Isla Masjidkii ILAHEY, Wbt

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Asc salaaaaaan sare dheh 😎😎😎

  • @teatime6853
    @teatime6853 Місяць тому +2

    Firdhiye faro cidi leh buu kusoo fakadey 🙏

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Місяць тому +1

    Firdhiye hogamiye feejignaw manta weynu midesanhy ssc khatumo xasan daneer iyo ismaciil wey inaga dhamsn wayeen dhagartooda xasan dhuuso waa dhintey oo ma noola ismacil baa xukuma somaliya wale habar somsli waa ku dhacy

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya aad aad ayu umahad san yahay dadkisa iyo dalkisa reer khaatumo ayu difacay xasan gorgurde ismail omar geel islantis iyo xildhibanada federal oo ka so jeda dhanka dhulbahande horgalo tuug ah dhamantoda waxey raban iney isku diran dhulbahande waxey raban inay isku diran dhulbahande dhaxdisa arinti wey fishal tay wlkn abdulahi balwan please iga garsi aqbartas madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya iyo kuxigeenkisa maxamed shiina bre isimada ssc khaatumo shacabka ciidanka jamarinta iyo walahod hil harti iska alali horgalada jogo muqdisho iyo kuwa jabuti jogo iyo kuwa hargeisa jogo wa isku mid waxey u shaqayan xasan gorgurde ismail omar geel islantis muuse juudan

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 Місяць тому +2

    Waa.laxayiray.muuqaalkan.ogow.balwaanoow

  • @museosman8296
    @museosman8296 Місяць тому +3

    Balwaan Markus tegey ayaa la sheegay ln khayr u wadin xasan dhiiqo iyo ismaaciil horor cidaana fudayd badan baa ku jira hubkii jabuuti baa lagu gumaaday waana ka degay waayo

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Місяць тому +1

    Balwaanow waa og yihiin dhulbahante xasan iyo geele calool kiish midna ssc naf uma hayaan waxna kama qaadayaan ilaahay baa kashifaya insha allaah

  • @aminaqali7767
    @aminaqali7767 Місяць тому +2

    Balwano, anigo ciisaxa, jabuutina ku sugan. Waxa ku la wadagaya adiga iyo walalaxeyka somaliyed ine cismacil cumar u nicib yaxay somalinimada sida darateed dagaal wuxu gula jiira somali oo dhan meshey doonan xa joogan (jabuuti, somaliland, somali weyn, somali galbeed, somalida kenya).
    Cismacil cumar waxa ku shageysta koxo somali diid ah oo ka kooban faransis, mareykan, canfar, isaaq, carab iyo itoobiya. Cismacil cumar siiro ayey ka xaayan. Cismacil cumar waxey ugu hanjabaan xadi u soomali burburiin wayo, iney siirtisa iyo ceebixisa dibida keeni doonan. Markaas isago ka cabsan sidaas, waxa u gocansaday inu iyaga u shakeeyo, kana shakeeyo sidu u dhibateyn laxa somalida meesha doonan xa joogan, isago isku daayi markaas inu raali gaaliyo kuwa siirtisa iyo ceebtisa xaya.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому +1

    Walal ilahay ka baqo qabri iyo qiyaama ka dambeyee oo waxad sheegayso is ka hubso

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Місяць тому +2

    Firdhiye safarkiisa japuuuti khald khalad khalad wa in xolka Ladhafsiyo wax kale mesha mataalo iska Tag firdhiye wad ceenoobty ika Tag

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Iska tag maahee wxu so qabty wa inu sheega

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 Місяць тому

      @@11naa44 firdhiye waxbo maqan waxbo xaleyey

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Місяць тому +1

    Yaa xayirey muuqlaka

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Місяць тому +1

    Kani waa daba dhaqe xaarood xaarod beeshiisa hawiye ayay aduunka ugu neceb yihiin from ciise😅

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Місяць тому

      Xayawaan waaye wlhi qof la mid ah waligeey ma arkin. Abgaalka sidaan beey u badan yihin u daba dhaqnimada xaaroodka

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm Місяць тому

    Alaylehe nin darwiisha waa yahay darwiish waa yahay horta horjoge geele daeaawish ma yaqaan wacadala Allah mayaqan ban u malaynaya

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому +1

    ADEER DHULBAHANTE TURUB KIIBREY NO MORE MISTAKES ANYMORE ❤🎉

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Місяць тому +1

    Alxamdulilah

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Місяць тому

    Bismilahi raxmani raxiim waar beenta jooji

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv Місяць тому +1

    Firdhiye mudanaha wax aan kalsooni aheen kamaqabno

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah1015 Місяць тому +1

    Dhulbahante waa siyaasiyiin wax badan ayey Somalinimadda u daneeyeen waxase lala garanwaayey .. haddaana somaliweyn danteeda ayey wadaan haddase toodana waa fiirsanayaan.. mana jirto cid ay colaad gaar ah u qabaan Marka Laga reebo maamulka Jeegaanta oo KU guuldarayatay inay KU guulaystaan

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 Місяць тому

    Firdhiye hala sooqabto balwaanoow adna xiiqday aakhira naar shaqaysatay
    Lkn kolay cag dheer ayaa ku afduubatay

  • @xariif007
    @xariif007 Місяць тому

    Brother Balwaan,
    Waxaad ka hadleysid waa sheeko caruureyd. Wax Qof weriye ku hadlo ma aha.!!!!!!!

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Місяць тому

    Waa kuwa aay kadhimantahay
    Kkkkkkkkk

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Місяць тому

    Waa ra'ayi iyo malo awaal. Wax xaqiiq ah oo ku jiraa ma jirto!

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Місяць тому

    War Dhulbahantow ilma Adeerayalow dhimanay oo Huqbaa na dishay oo wadnihii ayaa cadaaday war bahasha qaalinka ka dajiya oo Awr hayin ah saara!

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    c,balwaaaaan halgamaa magacaa ha jiro.

  • @jamafarah9409
    @jamafarah9409 Місяць тому

    Balwaan beenta jjooji

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol Місяць тому

    😅Balwaan
    HAda inaad.iska.aamusto.ayaa kuuroonbsobobtoo.ah xoriyada kaamaqan

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 Місяць тому +1

    looma baah raadiye iyo tv mana jiro afdoob

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Місяць тому +1

    Firdhiye waa ninkii aasaasay khaatumo

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Місяць тому +1

    Haduu soo bad baadey alxmadu lillaah
    Mar labaad baan dooranaynaa no maxbuus la bixinay ismaciil horor

  • @amalabz1469
    @amalabz1469 Місяць тому +1

    Fardiya is a horgal 😂 His not trusted anymore. KULAH I agreed and signed because I was scared in Djibouti ? Why did you go ? Anyway his signature means nothing, khatumo ❤❤

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      He didnt sign anything hes getting revenge on muse bihi who was close to ismail but not anymore

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Місяць тому +1

    Dhulbahante yuu balwaan idinku dirin umada soomaaliyd waan idiin digey weriyahan dadku iskudiraa

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw Місяць тому

    Inuu aqbalo may ahayn booqashada

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Warka dhameyso

  • @sahraaden6560
    @sahraaden6560 Місяць тому

    That's biggest lie news ever seen

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Місяць тому

    Beena waaas yahu

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +1

    war umadah kalah farisoh bentah iyo isku dirkah waxad nagu noqotay munafaq Adeer lasaanod dhig bah ku datay e nagah xishod plz dhulbahanteh wuxuu kah shaqeynayah mamulkisah waxad rabtah Adigoh yutubarah bad rabtah in aad nagah mamushoh gurih dhaxdisah bal dhegaystah bentisah wuxuu yirih saxafadah waa lagah mamnucay bentah jojih ciyal lah hadli maysid kkk dhulbahantow kah firsadah yutubaradah xarantah ku korsadah ciyalkodah waxay shegan 💯 💯 waa been

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Mxd ka sheekeyn

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Місяць тому +8

    Firdhiye is not really easy ,even jabuti is scare of him.

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq Місяць тому +3

    Thanks balwaan❤❤

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 Місяць тому +1

    Waa.laxayiray.muuqaalkan.balwaanow.ee.lasoco