Pro Axmed Ismaciil Samatar Oo Wacdaro Dhigay+xiisihii Dodihii Madasha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Pro Axmed Ismaciil Samatar Oo Wacdaro Dhigay+xiisihii Dodihii Madasha
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 133

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 3 місяці тому +21

    Qabiil qaran ma noqdo . Professor Samatar runtuu u sheegay

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 3 місяці тому +11

    ❤❤❤ MACALINKAYGII IYO SXB IGU QAALIYA. THANKS 🙏🙏🙏🙏👍

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 місяці тому +8

    Masha Allah, professor is what we need to tell our peoples the truth so they can look themselves on mirror.

  • @faysalbashiir4058
    @faysalbashiir4058 3 місяці тому +12

    Ictiraafkii buu wadaaa prf😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому +4

    Prof Axmed Ismaaciil Samatar long life !!! from saylac

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 3 місяці тому

      Bartankeega mise bartankeeda ? Wadaadku marmar buu ku tuurtaa lahjada ciisaha

    • @HamzaMed-fm4ty
      @HamzaMed-fm4ty 3 місяці тому

      Beerti bahabar celi salaan sare 🙌🏼

    • @MaxamedXarfe-t6q
      @MaxamedXarfe-t6q 3 місяці тому

      Sxb ma saylac baa jogta

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 3 місяці тому

      @@MaxamedXarfe-t6q imika ahaan ma joogo oo shaqadaa kolba meel laysoo badalaa lakin waan kasoo jeeda saylac xudhurtaydiiba ku aasan

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 3 місяці тому

      @@HamzaMed-fm4ty ????

  • @NaimaMohamed-bh3xx
    @NaimaMohamed-bh3xx 3 місяці тому +2

    Inaalilahh professor ka ma cilmigiii baa jiidhy 😂😂

    • @qaranbileproduction147
      @qaranbileproduction147 3 місяці тому

      😂😂😂 ninkaa horuu u sheegay “waa xil doon” cidii iyo halkii looga diidana waa uu ku matagaa.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому +2

    thanks 🎉made Somalia 🇸🇴 Somalia Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 3 місяці тому +2

    Allah u naxaristoprofasaradi aqnta laha EE kamidka Shayne professor Yusuf Ismail samatar Cali khlif galeyid Ibrahin meygag samatar iyo qarbadan oo kale,

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 місяці тому

    ALLAHA kuu xafido profesor, horee uu socoo🇸🇴 aqoon waad qabta

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 3 місяці тому +3

    Ninkaan KIBIRKA ku jira, xataa ma fiirinaayo qofka MAKROFOONKA u hagaajinaayo.
    Dameer kibir badan.

  • @ahmedshekh8516
    @ahmedshekh8516 3 місяці тому +1

    Aan English kusheego 🤷🏻‍♂️🙏

  • @MohamedHassanMohamed-ls2ox
    @MohamedHassanMohamed-ls2ox 3 місяці тому +5

    waa talooyin wax ku ool ah topic uu ka hadlay waa reality

  • @HousseinYare
    @HousseinYare 3 місяці тому

    The great boy ahmed ismael samatar mashallah mashallah mashallah

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 2 місяці тому

    Master of all (Keligii aqoonyahan)

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 3 місяці тому +1

    xog...cilmi.....haye...Y.m.j.aburaas hargeysa..love.🏧☢⚽️⚾️🍎❤🌶🍉🍉🍄 seynis..

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 місяці тому +7

    Reer aan been ka waynaanayn weeye reer snm
    Waxay ugu dhib badan tahay markaad been ta sida laguugu celcelinayo run moodid ka dibna runtu ku dhibto oo adiga iyo runtu
    Isku mergataaan

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 3 місяці тому

      Marmarka qaar beentu waxay lagaddaa runta😂

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 3 місяці тому +6

    Keligii aqoon yahan

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 місяці тому +1

      Bacaac looma bahnee Halakeno, Aqoontaa uu ku Hadlayo, Wax ka hor imanaya

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 3 місяці тому

      @@MohamedHassan-nw4yolama keeni karo aan cay ahaayn 😂

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 3 місяці тому +1

    Hada Hargeysa miyuu joogaaa😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +1

    Kkk hargaysa xafiis aad u baahatid waxa kanhoreeya keen woxogaa si wax laguugu qabto

  • @LiibaanMaxmed
    @LiibaanMaxmed 3 місяці тому

    Waa runtii ee inta badan siyaasiyiinta reer Somaliland ma fahansana macnaha kelmedda siyaasad!
    Cay iyo xaasidnimo ayey u yaqaanaan kuwa iminka dalka xukumaa.

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 місяці тому +1

    Qof aqooon LeH ada jira profiser😮

  • @MujaahidShAbdi
    @MujaahidShAbdi 3 місяці тому +3

    Professor
    Soomaaliland
    Dawlad dhexe goormay noqotay
    Ma sidaas ayaad Professor ku tahay

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому

      Google waydii 😂😂

    • @lii7560
      @lii7560 3 місяці тому

      Waa iska nin walaan odaygan hala yabiin asaga iyo isaaqa burco iyo hargaso somaliya ka dagan ha isla boodboodan beentoda iyo tiisa😂

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 місяці тому +2

    Kan Marki uu ku khasaray warabe u Taagi hilac😂😂 Muuse ka walay

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 3 місяці тому +2

    Mic toosa

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 місяці тому +2

    Ninkan ayaa raba in uu madaxweyno Somaliland 🤮

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 місяці тому

    Ururka xaar ama walalkii dil

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 3 місяці тому +1

    Qofkii runta sheega qofna ma jecla dadka caayaya waxba ma oga ee beenta ayey rabaan in loogu sheekeyo

  • @sultanmohamed1484
    @sultanmohamed1484 3 місяці тому +3

    speak a language your people can understand

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 місяці тому +2

    Uu siyasadeyna😂

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 3 місяці тому

    Jamadii ad jootay somali iyo ingiriis miyad iskudarays

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 3 місяці тому

    Professor tank you alot we have understsnd all things you have talked and we where very glad you

  • @CabdalaXaaji-w5t
    @CabdalaXaaji-w5t 3 місяці тому

    Adunyo aan jirinbay somlland isku xidhanyihiin oo Taiwan layiraa kkkkkkkkkkkkkkk

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 місяці тому +1

    War wadaa gormma layeshh ahmed miyadan ogay in rag ku og jiran oo aad xuman dontahay waxa laga weydnaya xalka majiro ee ha danseg

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 3 місяці тому +1

    Somaliland does not need English teacher. He always need fast line to become President but does not have ability to lead anything.

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 3 місяці тому

      Muuse qar iska xoor ayaad madax Wayne ka dhigateen oo aqoon iyo aqli midna lahayn inta musharax ee saddexdiina xisbi mid aqoon buuxda leh kuma jiro faysal faaruq oo miidhan ayaa madax Wayne iniigu sharaxan qabyaalad baa in dhaha ini tirtay qofka runta inii sheegana xaasid cuqdad iyo bilaa karti baad ku sheegaysiin aniga uun idhagayso idaba soco hadamqan haka hadlin wixii qaldan hadii kale somaliland cadawgeedaad tahay isaaqbaa dhabarka saartay wixii smllnd aad ku sheegayseen wixii kale ee hadlaa waa cadawga smllnd arintaa amin uga noqda hadii kale qabiil qabiil maxukumi karo qabiilna qaran manoqdo

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 3 місяці тому +4

    Haniyad jabin professor waan ku tageersanahay

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 місяці тому +1

      Walal mar aan Runta Wajahno ayaan Wax Maareynkarnaa ,Ogowse,Khiyaaligu Waa Halaag Eid Mubarak🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @slanddifac5460
      @slanddifac5460 3 місяці тому +1

      Somaliland ka fiican manta somalia Halkeey mareyso mash allah odey cadhesan lama dhegesto😂​@@MohamedHassan-nw4yo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 місяці тому

      NINKAAN WAA XARIIF. WUXUU AAD U FAHMEY CAQLIGA HABAR AWAL

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 місяці тому

      NINKAAN WAA NIN XARIIF AH. WAA NIN SOMAALINIMADU KU WEYN TAHAY LAAKIIN MASAAKIIN MEEL KU SOO URURTAY AYUU MAAWEELINAYAA

    • @slanddifac5460
      @slanddifac5460 3 місяці тому

      Amizon People wake up somaliland wey ka horeesa
      Horta is xoreeya kkkkkkk

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 місяці тому +1

    Kaligii aqoonyahan!!!!

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 місяці тому

    Ahmed ismacil ma cilmig socialka buu siyasad uyaqana war isku khajil

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 3 місяці тому +1

    WAA IN LAXIDHAA DAYUUSKAN AYGU DHAXLAYO 25 SANO AYUUDIIDANAA SOMALILAND YIBIRKU YIBIRKU DHALAY

    • @Ridwaniz
      @Ridwaniz 3 місяці тому

      Qabiil qaran noqonwaa😂 adna daashay cuqdadna cindak, ila fil aakhira😂😂😂

    • @MohamedAhmed-bu6xx
      @MohamedAhmed-bu6xx 3 місяці тому

      Bal xoolahaan caytamayaa arka

    • @CabdalaXaaji-w5t
      @CabdalaXaaji-w5t 3 місяці тому

      Mahooyadaadii hiliblayda agayd ayaa xidhi karta qashinyahaw bulaacada kudhashay

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 3 місяці тому +1

    Xirsiyoow jaaniskaa halumin jaaniskaa

  • @MaxamuudCabdi-rl7nh
    @MaxamuudCabdi-rl7nh 3 місяці тому

    Waa war

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid 3 місяці тому

    Afkaga cano lagu Qabay

  • @Contact_Creator727
    @Contact_Creator727 3 місяці тому

    waxaas yaa ku aqree xariif

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 місяці тому

    Dhagar qabayaasha awdal cali dile

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 місяці тому

    Dhiigii tolkaa ayaa kursi ku doonataa reer dhiig tolkood kutaax

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 3 місяці тому +1

    FAGASH kuu so koray dollarkii aptikii

    • @AididAlcadaala
      @AididAlcadaala 3 місяці тому

      Ma hooyadaba dollar ka siineyso ku wasayay marka

  • @fe8445
    @fe8445 3 місяці тому

    Aqoonta uu bartay maxay u tusi wayday midnimo Soomaali inay fure u tahay horumarka.

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 3 місяці тому

    Is politic insulting people???

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 3 місяці тому +1

    Akhas odaygan baa madax doonayay waali

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 3 місяці тому +3

    Ninkani waa hanti qaran ee halaga faaiidaysto. Hal ceeb aya uu leeyahay taas oo ah
    inuu Somaliland madaxweyne uga dhigay ninka waalan la dhaho Muuse Biixi.
    Haddii uu maalintii diidi lagaa sumcaddiisu maanta waa sarrayn lahayd hayeeshee
    ma qaldame waa ilaahay hadduu qaladkiisii ka soo laabtay hala taageero.

  • @MaxamuudCumar-qi4wb
    @MaxamuudCumar-qi4wb 3 місяці тому

    God

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 місяці тому

    Ma adaa hadli kara walaalkii dile aawey cali bagaase iyo dhagartii Aaad umaleegteen maxaad umada ku canaana dhiig tolkii ku naax baaad tihii sowkan jooga dhagar qabayasha awdal

  • @BashiirAdeen
    @BashiirAdeen 3 місяці тому

    ❤😊

  • @AbdiazizCige
    @AbdiazizCige 3 місяці тому +2

    Runta aad u shegtay haddii ay wax maqlayaan runta waa qarar ee liqa reer somaliland

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 3 місяці тому

    Aqoonsi Aqoonsi Aqoonsi

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому +1

    HE IS TEACHING US THE FUTURE OF THE HISTORY

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 місяці тому

    Ninkani wu riyoonaya! Wuxuna so akhriyay distoorka cusub ee somaliland oo qof dibeda joogo qoray! Wuxu ka hadlayo oo wa distoorka cusub ee somaliland!!

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 місяці тому +1

    Kuuma baahnin halka la maraayoma ogid ka faaidayso ishaynt isaaqa

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 3 місяці тому

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 місяці тому

    Af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa muxuu wadaa kansar awdal ama dhiig tolkii ku naax ama dhagar qabayaash xuqdi ururay iyo xasad makaahil xuqdi ururay waa sooraaca samaroonka oo loo yaqaan habar carfaan oo aan abtirsii ku marin samaroon iyo xasad makahiil oo maxad case ama dhiig tolkood kunaax

  • @LibanDahir-b3z
    @LibanDahir-b3z 3 місяці тому

    Kalmad uur leh ! Afsomaligii ma heli weysay War ninkaan annigu ma fahmin

  • @indhabuur6264
    @indhabuur6264 3 місяці тому

    waxaa iiga qiimo bad,naan laheyd inaa tahay shiiq caalim ah oo wadaad diimeed laguugu tiriyo

  • @CabdulahicumarqalinleCarab
    @CabdulahicumarqalinleCarab 3 місяці тому +1

    Falan qeeye Wayne

  • @zakariahassan6293
    @zakariahassan6293 3 місяці тому

    war doqonka naga aamusiya

  • @jimcaale4202
    @jimcaale4202 3 місяці тому +2

    Haday dadku wax qiimayn lahaayeen may lumiyeen prof

  • @IliassAbdourachid
    @IliassAbdourachid 3 місяці тому

    Asc.waa maxay qaranimo ?
    Maxaad u macnayn wayday
    !!!!!!

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 3 місяці тому

    Soomali land aqoonsi usoo socdaa majiro hear this.
    Soomaaliland aqoonsi usoosocdaa majiro hear this.
    Prof. Samatar.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Biixi Dictatorship 32sano ayey Been ku seexiyeen SNM lacagta lagu dhacey 4.5 bill$

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 місяці тому

    Axmed ismaaciil samatar waa calmaani weyn masaajidadii ayuu kinisado ku sheegay waa diinlaawe

  • @cabdinuuryaasiingeelle2396
    @cabdinuuryaasiingeelle2396 3 місяці тому +1

    Ma xuma inuu wax dadka u sheegee tolow ma reer galbeed buu la hadlayaah waa isaga wixii dhammaa ka dhigay English iyo afaf qalaade.
    Wuxuu yidhi "waxaan rabaa inaan ka hadlo politics lkn adinku waxaad dhahdaan siyaasad".
    Bal waayahaye isagu ma British baa mise waa maraykan ?.🤔

  • @aayeh64
    @aayeh64 3 місяці тому

    Siyaasi orod mooge

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 місяці тому

    Gabgab gab

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa ICC AYAA LOO GUDBIYEY XASUUQA LAASCAANO sawiro laga qaadey dumar iyo caruur waxa ku marqaatifurey Faysal Bootaan

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 місяці тому

    Ahmed ismacilow waxan ku leyahay dont beet the bush but come tothe point so that you areee chase of ouur sccuse

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 місяці тому +1

    Waa abaal laawe caqli xun, waayo isgoo Zero-ya oo xamar dhex meeraysanaya, cadowna ku ah Somaliland ayuu cafis soo dalbaday, nasiib daro waa laga aqbalay, maanta waa kaa sidii caruurta umadaa dhan sidaa ula hadlaaya, nasiib wanaag wuu damiir hadalay, reer Somalilnad wuxuu yahay maanta way fahmeen.

    • @MohamedAhmed-bu6xx
      @MohamedAhmed-bu6xx 3 місяці тому +1

      Xoolo qabyaalad hadlaya ayaa tahay

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 3 місяці тому

      Ma adiguu cafisay kaa doonayey somaliland waa dalkiisii

    • @HamzaMed-fm4ty
      @HamzaMed-fm4ty 3 місяці тому

      ​@@AhmedMohamed-uf9bxsomaliland halkey ku taala 😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Professor Bug ah oo aan aqoon laheen jaahil ah waxa uu doonayey inuu madaxweyne ka noqdo Xamar waa laga soo ceyrshey haddana Hargeysa ayuu ka tuugsanaya oo dadkiisa lagu caburinayo somaliland

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 3 місяці тому

    Aduunyo wax qiimo leh maahee dadka yaan loo weyniin

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 3 місяці тому

    Odaykan Wuxuu mooda in u soomalida ka maskax badan yahay Lkn wali maskaxiyan waba carur. Somalian in uu caayo malin kasta xaq uma laha. Alah ictiraf ka bixiya. Wax naka maqan malaha. Adeer😮😮😮😮

    • @AididAlcadaala
      @AididAlcadaala 3 місяці тому

      Adoo fadhiya madaxa ka bugta oo afkaa Kala heysa walina 😂😂

    • @FaisaAli-d7i
      @FaisaAli-d7i 3 місяці тому

      @@AididAlcadaala ma gaalba horta?????

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 3 місяці тому

      ​@@FaisaAli-d7ininkii laascaano caruurta kulaayey haduusan gaal eheyn maxaa isaga gaal kadhigay

  • @fe8445
    @fe8445 3 місяці тому

    Waa in dadka loo fasaxo inay ka hadli karaan gooni isutaag ma dan baa ku jirta mise kuma jirto. Afduub baa lagu jiraa iminka.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 місяці тому

    PROF WALI SNM TAALI RAAYI KAGA MAYIHEEN WAX AAD DOONTA SAME WAXAD DOONTA YEEL KURSI MA HELAYSID SAMARON BATAHAY

  • @lii7560
    @lii7560 3 місяці тому

    NINKAN NACALAAD AH MAXAA AFKIISA. UU GEYAYE SSC KHATUMO BAAL. IN UU XAAYAWAAN YAHYE SAAN MAQLAYE XATAA DIIN MA HEESTO WAA NIN CUQDAAD QAABA OO QABYALADA MASKAX MARTAYE WAXUU YAQANANA MALAHAN WAA JAHIIL LANGAB INA GUMEED AH

  • @Man19699
    @Man19699 3 місяці тому

    Yuflo 😂 hhhhh Yufle

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 3 місяці тому

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 3 місяці тому

    Noocan dadbaa u arka inuu aqoon leeyahey dadkeenu iIowsho dhawaa ninkani shaley wuxuu yidhi waan xasuustaa maanta sidan ayuu leeyahey . Waa qarafadii oo qalinka loo rogay.kkk

  • @daresavage345
    @daresavage345 3 місяці тому +1

    Odeygani cuqdad somali nacayb ah baa kabuxda
    Ssc is part of somalia never use example lA. Adigaan rabaa inaa ku xoreeyo markaa saa aniga igu xoqonaysaa

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 місяці тому

    kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 3 місяці тому

    Ee lo caayo dadka

  • @MrKalulu0
    @MrKalulu0 3 місяці тому +1

    come to somaliland and talk that way you

    • @AmuuukAmuuk
      @AmuuukAmuuk Місяць тому

      😂😂 wuuba joga lol😂

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 3 місяці тому +1

    Waa dadka loo baahanyahay in la doorto

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 3 місяці тому +1

    Odey cadheesan oo siyasadi ku saaqidey waxba lagama dhageesto
    Isagu aqoon hadu leeyahay
    Muu ku shaqeesto maxaa keenay somaliland waa Odey cuqdadesan adeer somaliland waa qof iyo cod
    Kursiga cay laguma koro
    Yaa maskin go back you country

  • @maanka19
    @maanka19 3 місяці тому

    weli xitaaa kuwii aqoonyahanka u ahaa manay kakicin hurdada iyo been isusheega , war reer ssc waytagen sona laban mayan hana kutilmaminina reer somaliland . wa dad go,ankodu meel mariyay yoolkodina gadhay, xal kusolabasha ahna cidi fudhimayso , kasamra sida puntlanba ay uga samirtay . waqtiyadi ay dagalamayen

  • @NaimaMohamed-bh3xx
    @NaimaMohamed-bh3xx 3 місяці тому

    😂😂😂

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 місяці тому

    Samatariawo dadkani waa xoolo xoolo waaten

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 3 місяці тому

    Q

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 3 місяці тому

    Dadka aad la hadlaysid ma taqaan waad barandontaa

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 місяці тому

    Shoodhe cabd risaaq khaliif isla yaab waxba naga qaadimaysi mawaxaad ka xuntahay aqoonziga
    Ka naxaw nafta waaaaaAYaahuuuuh

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 3 місяці тому

      Gaalnimada somaliland ku soo socoto ayuu kaxumaaday