FARAX KAFTAN | NIMCO CALI |DHEYMANKII ILA DHASHOOW | XAFLADDA AROOSKA XASAN BILE & ZUHANA ® 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @Kaafistudio
    @Kaafistudio 3 роки тому +289

    Wll Nagu qaali ah Xasan Bille Iyo Marwadiisa Hambalyo Alpha Mabruuk Guurkii Lagu Nagaado Alle Haka Dhigo Tan kale Hooyo Maqnan teeda Waa Lataba Lkn Abaayo Oo Hooyo Labaad Ah Ayaa Garab kiina Tagan iyana Alle Ha inoo Dhaafo .... Amiiin Yarabi

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +190

    Qalbi Taabasho Arooskiiba Xasuus Hore Ayu Ina Gashay Hooyo Alle Haw Naxariisto Hambalyo Alfa Mabruuk Isku Waara

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 3 роки тому +661

    wlhi ninkii gabar la dhalatay dhinacey ka jirto dhaxan kama jirto alow gabdhahena nodhowr sisthers 👸❤️💯👌💋

    • @iskufilaninasacdiyo4382
      @iskufilaninasacdiyo4382 3 роки тому +25

      Anakaba adinka wax idinku nahay abowe illahey ha nokin xifdiyo 😢❤❤❤

    • @Abdullahi5186
      @Abdullahi5186 3 роки тому +10

      @@iskufilaninasacdiyo4382 Aamin bayo mcn sido kle👸💋💯wan idin ku fana garabkena midig💪👸👌✅

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 3 роки тому +2

      😭😭😭😭😭

    • @khadijamohamed1395
      @khadijamohamed1395 3 роки тому +3

      Asc brother that's true 👍 bro.

    • @sahrodubat2842
      @sahrodubat2842 3 роки тому +5

      Walalnimo wx loodhigo malahne walalaheen Allaha noo dhowro💘💘💘

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +257

    Hadey Hooyo kuu Nooshahay
    Alle ku shugri🤲
    Alxamdulilaah.

  • @xamdimahamed8984
    @xamdimahamed8984 3 роки тому +95

    ya ilmeeyay ani cml ax walaalnimo wanagsana 😰😰

    • @safachannel4040
      @safachannel4040 3 роки тому +1

      Wlhi aniga wanba ceshan waayay allow inoo daa gabdhahena aamiin waa dheemanee

    • @inahabon4655
      @inahabon4655 2 роки тому

      😭😭😭😭🙏🙏Intaa aan hoyo ifka ujogin unbaa ilmaaysa aax hoyo Allah unaxaristo

  • @jabersaid4595
    @jabersaid4595 3 роки тому +75

    Heestaan waan dareemay wlhi hooyadey iyo aabahey wee dhinteen hadana maa ciishoodo walaalo i jecel isoo korsadeen alx yaa rabi walaaladey abaalkooda ma gudi karee aduun farxad aakhirana jano yaa allah 😭😭😭🥺🥺

  • @ayniabdiayniabdijimcaale8247
    @ayniabdiayniabdijimcaale8247 3 роки тому +147

    Kaliya waxa dareemi karo wllo hooyo laa an koray 😭😭😭😭wllhi wn ilmeye

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 3 роки тому +1

      Hooyadii iyadoo nool ayaan ogaa 😭😭😭 sax wlh

    • @hamunmohamed2134
      @hamunmohamed2134 3 роки тому

      💔💔💔

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 3 роки тому

      Haa wlh😭😭

    • @fardowzafarxasan2672
      @fardowzafarxasan2672 3 роки тому

      😥😥😥😥😥hooyo allha ku naxaristo 😥😥😥😥😥😥😥

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 3 роки тому

      Walaley ayniyey Ani hoyadey dhiman hestan Marka maqlay wa iska oyay

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 3 роки тому +128

    Heesta aniga dareemayo hoyoday waa dhimatay allahunaxaristo 😭😢 waladay iga yar I promise I have you guys back ❤️❤️🤞🏾

    • @najuummacallindahir5722
      @najuummacallindahir5722 3 роки тому +2

      Abaayo allaha kuu koriyo walalahaga😭

    • @ayanomer9456
      @ayanomer9456 3 роки тому +4

      Allah ha unaxaristo aniba abahy ayaa wayay laba week kahor

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 3 роки тому +1

      Alaha unxrist

    • @shadayonoor1113
      @shadayonoor1113 3 роки тому +1

      @@ayanomer9456 ax yaa xabibti aabo allah u naxaristo qabriga allah unursho

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 3 роки тому +1

      @@ayanomer9456 allaha unaxariisto abaayo adaaba naga xanuun bdn😢😢😢

  • @hodanabdullahi7713
    @hodanabdullahi7713 3 роки тому +28

    Aniga hoyadey wey i noshahay alxm lkn saas ay tahay wlhi ilmada wan ceshan wayy daren ledahay hesta allaha u naxariisto inti dhimatay

  • @ishqibuntlanderwiilballo8626
    @ishqibuntlanderwiilballo8626 3 роки тому +21

    😭😭😭🤲🤲HeestaN wxa daremi kra qof Hooyadis aY ka dhimaty ani cml ilHow unxriiso HooyoyinkeN aaamiiin idhAHa wllallayaaL 😭😭😭🤲🤲🤲🙏

  • @shabyfivestars
    @shabyfivestars 3 роки тому +6

    Ax heestan xanuun badanaa anigo nin ah baan is xajin Kari waayey. Hooyadey iyo aabahay midna ma joogin arooskeygii. Xanun badanaa markey walid’kaagu geeriyoodan adoo yar amaba gursan weli. Masha alaah, walaalo fiican iyo gabadh qurux badan ayaa ku hareera jooga. Guuleyso sxb. Hambalyo .
    From Dareenkayga anigo Cidna an ka garaneyn videoga.

  • @dekamohamud9145
    @dekamohamud9145 3 роки тому +102

    Nimcooy walahi waa iga oohinsiisay abayo waa hees qiiradeedaleh😭😭 ilaahey ha idin barakeeyo walaalo is jecel masha allah 🥰🥰

  • @xaawocali663
    @xaawocali663 2 роки тому +15

    Anigo hooyade ii noshahay Ayaan ilmo iscilin waaye wlh 😩😭😭 ilahayow hoyooyinkena danbigoda dhaaf🤲🤲🥺❤️❤️

  • @farhiyailhamtalkshow2548
    @farhiyailhamtalkshow2548 3 роки тому +181

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲Alle ha unaxaristo intu walidkoda dimatay qaburtooda allow u wasici..Ameen

  • @mahadofficial8915
    @mahadofficial8915 2 роки тому +20

    Masha allh PyoH Sidaas Noo Dhiiri galisa Oo Hooyo Booskeeda inoo buuxisa allw inoo sahal wllnimo waan QIIRooday Ax😰
    Aroska iyo Arosada HabamaLYo,

  • @AbdiweliDaud-n7y
    @AbdiweliDaud-n7y 4 місяці тому +6

    Rabi haunxristooo inti hoyadood qabrigaaa kujirooo Wlh nin gabar ladhaley wuxu haystaaa hoyoo Labad rabi hainodayooo gabdehana❤❤❤❤❤

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 3 роки тому +21

    Waa Ilmeyay Wlhi Sida Lagu Helo Wey Adag Tahay Walaal Dhan Kasta Ku Buxinaayo 😭😭😭🤟💯

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 2 роки тому +10

    Hooyo mcn allow iidaa waa naxariista dunida anoo hooyadey mcn ii nooshahay bn qiirooday wllhi 😢❤️❤️

  • @saedalihassan5093
    @saedalihassan5093 3 роки тому +20

    Hestan waxa daremi kara qof hooyadiis aysan nolalayn.
    Allaha ku naxaristo HooyO macan🤲🤲😥

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 2 роки тому +8

    Masha allah wlhi gabdho ku jecel markay kula dhasheen wlhi maciishooneesid illaahwo walaalaheen inoo xafid❤

  • @ciiseafrica4071
    @ciiseafrica4071 3 роки тому +8

    Wllhi waa hees qiiro leh alle nagama qaado gabdhaha nala dhashay

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 Рік тому +10

    Wlhi waa qiirooday allaha haunaxariisto intii hooyo soomaaliyed geeriyote inta nool oo hooyadeey macaan kujirto na allaha dhowro aduun iyo aaqiraba love you more mamii and miss you more more mom ❤💋 😭

  • @najuuali9659
    @najuuali9659 3 роки тому +32

    Your wedding day is the perfect time to celebrate joy, happiness and love. Congratulations to both of you and all the best for your future may Allah bless your marriage

  • @drsjuweriyesayidomar6437
    @drsjuweriyesayidomar6437 3 роки тому +93

    From laakah media aroos wacan heest wllhi soo sad

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 3 роки тому +95

    When you have sisters that loves you and support you 😭😭😭 you’re their golden king 👑
    Only brothers who got sisters can understand that

  • @hodman4492
    @hodman4492 Рік тому +27

    Yaa hooyo la'aanta ila dareemooyoo😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

    • @Cadar-yar
      @Cadar-yar Рік тому

      Aniga kula dareemaya 😭😭😭wa xanuun iyo cuqdad aadan waligaa kaso kabaneyn ax😭😭😭

    • @biyaayo
      @biyaayo 11 місяців тому

      @@Cadar-yarani xitaaa xbbti

  • @ahmeddeeq1965
    @ahmeddeeq1965 3 роки тому +9

    Walalkey aan jeclahoo waan kula ooye realy..... allah hooyo qabrigeed unuriyo..... Adiga iyo dumashideey ah ha idiinka dhiyo 2bo isku waaro ifka iyo janadaba🙏🌹🎤

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 3 роки тому +6

    Heart touch song ax i can't stop crying ilahow inta hooyo yinkoda dhimatey u naxariiso oo gabdhahena noo xifdi🤴👑👸😭😭😭🙈❤️🥺🥰🥰🥰💐💫😍😍

  • @ayaancdey9627
    @ayaancdey9627 3 роки тому +17

    wlhi wan ilmeyay wllhy wn jclhy ilhow wiilashena nodaa hadi boqor kuladhashay waxa tahay boqorad ❤🥰

  • @Abdisamedsaleban04
    @Abdisamedsaleban04 3 роки тому +6

    Run ahaantii heestan markaan dhagaystay waan ooyay,sigaaraana way ii taabatay.😓😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Ax
    Illaahay waxaan ka baryayaa in dhamaan waalidteena intii dhimatay ale ha u naxariisto inta noolna illaahay ha inoo daayo🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️I Love Mom Somaliwan♥️♥️

  • @saabiriinmuuse1847
    @saabiriinmuuse1847 10 місяців тому +8

    Allaha ha unaxariisto intii hooyadood ka dhimatay😢😢😢😢😢

  • @shushuqalbi6195
    @shushuqalbi6195 3 роки тому +37

    Heestan wlhi inaa dhageesdo uma maleyo ilinda ika dhamaday alif baruug hasan bile and zuhana😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabmohamed8397
    @anabmohamed8397 3 роки тому +24

    Hees qiro leh waye wlh i can’t stop crying 😭😭😭

  • @sahrosahro7745
    @sahrosahro7745 3 роки тому +53

    Wlhi heestan wan la.ooyay wayo hooyade oo meeqashe heestan idahde hdi dhiinto wllka sidan cml ma unoqon laheyd saa ohiin iscelini wye aax aax aax 😭😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️

  • @muhsinmohamedcali2351
    @muhsinmohamedcali2351 2 роки тому +5

    Wllahay waa la'imeyay allow hooyaday mcn ii xifdi , allaha uwada naxaristo intee hoyoyinkod ka dhimatay Aaamiiin

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +19

    Hooyo la.aantu waa murugda aduunyda ugu xun xanuun kay ledahy qof soo maray un dareemya ano ciyaal ah hooyday waayey ila.manta murugo aan dhaman ku jira alle u naxaristo mom marnab kama baxdo qlbiga alle janadii ha nagu kulan siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sumayaanwar2356
      @sumayaanwar2356 2 роки тому +1

      Sorry abowe mcn wan daremi kara xanunka e ledahay wlhi 20 malin ano dhalan iga dhimatay wlhi ani iyo wlkey iga wen waxan so arkay nolasha tan ugu xun ila manta neh wa ku jira insha alah wa ka wada baxen abowe qalbiga qer usheg una ducey hoyo mcn 🤲🤲😭🥺

    • @khaalidcheesto7483
      @khaalidcheesto7483 2 роки тому +1

      @@sumayaanwar2356 ax adiga iga daranba ani 8 sano jiray bariga hooyo waayey waxay ahayd 2008 alle janadii ha geenyo walidkeen 😭😭

  • @kowsarjama8978
    @kowsarjama8978 3 роки тому +25

    From cimraan laaakaha wllhi waaa hees qiiraaa Illlahay haku daayo wllkaa

  • @keynandsigner3504
    @keynandsigner3504 3 роки тому +66

    Sisters are gift from God, blessed to have them ❤️.

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 4 місяці тому +8

    Hestan marka dhegysto wan ilmeya wallky aadban kujeclhy😢🥺❤️🤴

  • @MohamedOmar-wx3yt
    @MohamedOmar-wx3yt 3 роки тому +122

    wan la ilemeyey wlhi kuwa ila dhashey san ujaclahy kadaran ayay ii jecelyihiin

  • @muktarabdi9149
    @muktarabdi9149 3 роки тому +14

    Blessed to have sisters. This song leaved me in tears

  • @salmamaxamud6202
    @salmamaxamud6202 2 місяці тому +8

    2024 ilaa sanadkey soo baxday waan dhageysta markasta way iga ilmeysiisa heestan 😢
    Booskii Hooyaday walalkay ana jooga Marnaba cidloon maayo🥺❤

  • @salmomohamed6093
    @salmomohamed6093 Рік тому +9

    Heestan mar walbo dhageesto ilinta cesha makaro 😭😭
    Allow Hooyadey heyga hormarin cimri dheer cafimad io cibaado suuban allah ha ikaa siiyo hooyo mcn 🤲😭🖤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому +1

      😊😊❤😊❤😊😊😊😊😊😊

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому +1

      ❤❤😊😊❤😊😊❤😊❤😊❤❤

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 роки тому +3

    Maansha alaah waa farxad iyo murugo badan oo wada socda ilaahay ha u naxariisto hooyadiin iyo intii muslim ah ee dhimatay
    Guurkiinana guur khayr gurigiinu guri negi guuloow ka yeel Aamiin

  • @najaxmahmud2359
    @najaxmahmud2359 2 роки тому +8

    Wlhy Waan qiiroday heesta Allah Haw naxariisto Hooyo yinka intii dhimatay Alxdulilaah aniga wayno shahay Hooyo mcn

  • @hassanbarkhadle8865
    @hassanbarkhadle8865 3 роки тому +9

    Allah ha u naxariisto Hooyinka 😭😭😢😢 wlh waan Ilmeeyey, Hooyo 6 sano ma Arkin insha'Alla dhawaan inaan u tago aan rajeynaa Illaahey a waxaan Ka baryaa Nabad isku keen keeno 😭😢

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 2 роки тому +15

    Heesta kaliya marka dhageysto aan iska ooyo Allow hooyo mcn ha iga qadin🥺🥺🌍

  • @NashaadDuniyo
    @NashaadDuniyo Місяць тому +6

    Heestan sibay itaaabatay iyadoo. Hoooyo. I noshahay. Wlhie ❤😢

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 роки тому +8

    Ax xnun wye hoyo mcn ale ha ika xafido🥰😍❤❤❤💯

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 3 роки тому +6

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Congratulations esh calaa hees Boqorada Codka Ahna Boqorada Banaadiriga Farah Kaftan and Mataanteeda Xidigdii Fanka Gariirisooy Nimco Cali 🔥🔥🥰💪🥰👌👌❤💉

  • @zaytunxusen6975
    @zaytunxusen6975 3 роки тому +18

    hestaan walahi marka dhagestay walahi murugo xanun waye allaah is kuwaro walaalkey iyo walashey 😥😥😥

  • @awosaleban105
    @awosaleban105 2 роки тому +11

    Ax😭 Heestan aadban u ilmeeya markan dhagaysanyo hooyadey iyo aabahyba way dhinteen anigo yar ilhy haw naxaristo😭 walalahy Ilahay igmkin qaado ❤️

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 2 роки тому

      Ilhay haw naxaristoo walidka runtii hoyo laantu xumaa ano 7 habeen jira ayey dhimatay hoyady an arkin ilhow janada iskuken tus ameen😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @xaawomaxamed1757
      @xaawomaxamed1757 2 роки тому +1

      macneey ilaahay hu naxriisto aniga hooyo inoshahay abee iga dhiintay 😨😨😨😨😨😨😨😨😨

  • @amiir2018
    @amiir2018 3 роки тому +4

    Can't stop crying😭 illhow wixi hoyadood ujoogto uxafid kuwii ka dhinteyna illhey sapar haga siiyo

  • @fahmakhalif8238
    @fahmakhalif8238 3 роки тому +18

    What a beautiful tribute ❤

  • @amalqosolwanag8453
    @amalqosolwanag8453 5 місяців тому +24

    Hestan wlhi aniga aye igu socota ayaan u malena sawabto ah hooyo mcn iyo abo labadaba ma anan arkin hooyo iyo abo wey is furen kadib waxa naso korisay ayeyo abo dhashay ayeyo waxey dhiimatay anigo jiiro 13 sano waxana markas isla so kornay sadax gar iyo wiil aniga ayaa afar ku ah labo kalana edo abo ladhalatay ayaa sokorsatay afartena aniga ayaa u wen waxa noyar wiil jiiro sagal sano kadib wlhi ad ayaan u silicnay wax dhar nogado wan wanay waxan noqotay agoon hoodadod iyo abahoda dhibtay xiita wax aan cunno wan wenay adunka waxan ugu jeclay walalahega kadib wiilka iladhashay ad ayu u yaray hadu bahan yahay xiita kuma dhahayo wan bahanahay wlhi malin waxan arkay walalkey bumo uxirto in u waye kadib islan dhar gadesay ayaan kaso xaday islan aan daris nahay ayaa ilaa socotay waxey aragtay walalkey anigo bumaha uso galiye asigo bananka jogo odhahayo abayo ayaa iso gaday markas ayaa islanta ii imatay waxeyna igu tiri waxa thy tug bumaha wad soxaday markas ayaan waxan dhahay wan ku barya haigu ceben walalahega hortoda kadib walalkeyga wanka siibay bumaha waxana u celiyay mamadi an kaso xaday waxana dhahay bumahan dhar aan ka gadanaye ayu iga racay wlhi nolol ad uxun ayaa somartay kadib maqayo ayaan rad saday wana helay waxan ibin jiiray shah madino ila iyo bakaro ayaan lug ku tagi jirtay maqayada bakaro aye ku tiile kadib walalkeyga waxan geye dugsi iyo iskul mudo shansano ayaan kashaqehaye kadib alxamdulilah gabdhaha odhan wala gursaday anigana wan gursaday walkeygana aniga ayu ila joga ila iyo hada waxa u dhigta jamacad hooyo aniga ayaa sowatay alxamdulilah wey xanun satay kadib gurigeyga aye ku dhiimatay ilaah hau naxaristo hooyo mcn wlhi waqali qofki hesta ayaa nasiib leh abo ilaah haika dhoro asna ad ayaan u jeclahy hadana waxan ku nol nahay farxad ilaah waxan ka barya walalkega noloshisa in u gagaro hes mida ugu saresay waxana rawa boska hooyo in an u buxiyo markasto wan dhiri galiya walal hore u soco waxyar ayaa ku dhiman insha Allah riyadeda waxa waye walalkeyga is u noqdo dhaqtar dadka masakinta cawiyo insha Allah asc

    • @gopaad155
      @gopaad155 5 місяців тому

      Abayo hooyo ilahy ha u naxaristo nolal qurux badan allaha idin wadan siiyo idinkana

    • @amalqosolwanag8453
      @amalqosolwanag8453 5 місяців тому

      Amiin yaa Allah wan hesana hada alxamdulilah noloshi xumed wanka baxnay alxamdulilah mahadas odhan waxey u sugnatay allaah

    • @DekoAli-hw3lc
      @DekoAli-hw3lc 5 місяців тому

      walhi ohin iga dhamatye haadlkad qiso igu yahy 😭😭😭😭

    • @amalqosolwanag8453
      @amalqosolwanag8453 5 місяців тому

      @@DekoAli-hw3lc wlhi waxa la arken malahan waa iska adun dadka odhan ayaaba kasamesan qiiso lkn alxamdulilah wax walbo laso maro walaga baxa

    • @faisahdahir3711
      @faisahdahir3711 5 місяців тому

      @@amalqosolwanag8453😢alle nolol qurux badan iigu noolada abyo wllkana ilaasho wa oyy😢

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 3 роки тому +4

    allah i daayo hooyo mcn waa qofka kaliya ee manta iso gariyay ❣❣😭🤲
    Allah u naxaristo aabe mcn ku xisay 😭😭😭🤲😭😭

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 роки тому +9

    Wiilal hal xabaa ila dhashay walina muusan guursan ilaahy ha igu simo walaal mcn maalintaada inshllh 😥❤

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862 3 роки тому +3

    Heestan markaa maqlo waa iska ooyaa
    Sister power❤️
    Allah Hanoo daayo hooyooyinkeena iyo walaalaheenba🌷

  • @munaali4156
    @munaali4156 3 роки тому +10

    Wiilku wuxu la ilmeeyay dhimashadii hooyadis io wanaaga walaashiis😥😥 heestan waxa fahmi karah qof kasta hooyadii ka geriyootay😭 wlhi waalidku waa Nimco rabbow u naxariiso waalidiinten

    • @sacdiyomacalincabduqaadir5660
      @sacdiyomacalincabduqaadir5660 3 роки тому +1

      Aamiin yaa Rabi

    • @dakanefarah9368
      @dakanefarah9368 3 роки тому +1

      @@sacdiyomacalincabduqaadir5660 wa wlhi hestan Daren wyn bay iguledehy wyo hoyiday tii Rabi ba qabsatii anigo yaar oo afar bilod jiraa walalkey baa iso barbari wax isobari..hoyo illahay haku naxiristo 😭😭😭

  • @sumayaanwar2356
    @sumayaanwar2356 2 роки тому +16

    Hetan si qas aye itawatay wlhi waxe naga hadle wlhi ani iyo wallkey hoyade mcn 2 le adunka ka dhashay wlhi wana ka xumay ina manta lawa wadan kala jogno waliba 25,/3/2022 waa aroskisay wan jecla ina garabkisay jogo lkn mesan noqon 🤦‍♀️1 kas le hoyo mcn idhashay mana jiro ruux an ka jeclahay wlhi sas e tahay neh 2 mel ku kala korne xanunka hoyo mcn iyo kan walalnimo dhan walba wan so arkay insha alah wan rajena ina hal mel ku wada nola dono hoyo mcn adna kuwi janada ku wada kulmo alah naga dhigo 🤲😭qoralkan ano ilmeya aya so qoray wlhi sorry walalahey an jeclahay🇸🇴💪

  • @samiirhand
    @samiirhand 3 роки тому +3

    Walal la aan wale waa xanun alow ii dhoor kuwa ila dhashay ❤️❤️❤️❤️❤️ifka ayaga ii hooyo iyo abe ii ah🙏🙏❤️❤️❤️

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 8 місяців тому +5

    Ilaahayow Walaashey iga Weyn waayo badan ii daa.
    Love you Wlshey Farxiya Axmed Abshir❤

    • @FatumaHassan-m7n
      @FatumaHassan-m7n 7 місяців тому +2

      🤲🤲🤲🤲🤲 walaalo

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 7 місяців тому +3

      @@FatumaHassan-m7n Hooyadaa iyo Aabahaa marka lagasoo Tago qofka kale ee adduunka kuugu jecel waa walaashaa kaa weyn waxey buuxisaa booskii Hooyo❤️

  • @umuramla1920
    @umuramla1920 2 роки тому +7

    Masha allah walaalnimada waxey tahy qof taqaan io qof hoyadii aduunka ka faarujisay unba dareemi karo hooyo😭😭😭😭

  • @gethappywithnature5111
    @gethappywithnature5111 3 роки тому +4

    illaahow walaalahay iidhowr 😭hooyadey waxay iidhashay labo wiil oo an udhexeyo aduunkan ugu jeclahay Alle waxan ka barayaya in uu iidayo😭😭🥰🥰

  • @Deikh
    @Deikh 3 роки тому +3

    Masha allah, Dhankey walaashaa kaa jirto, Wlh inuusan kaa banaaneen Allow Gabdhaha nala dhashay noo Xafid.

  • @fariid8
    @fariid8 3 роки тому +6

    M.a gabadha way naga oysiisay wlhi 😭😭😭 illahow gabdhaha wllalaheen ah noo dhowr gabar hadee kula dhalatay ogow waa hoyada labad wlhi 😪❤💯

  • @sahroabdirashidomar4223
    @sahroabdirashidomar4223 3 роки тому +4

    M.a hambalyo hambalyo wllkey iyo walshey wllhi sidaa u ilamenaaye wey iga dhamaty ilahy ha u naxriisto hooyo mcn washaada ilahy hakuu xafid wllkey

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 3 роки тому +2

    😭😭😭😭wahi WAAN oyey Hoyo mcn kofkan heysan ayaadarimiya allow kunaxariiso hoyo

  • @anhaarabdi6931
    @anhaarabdi6931 2 роки тому +9

    Allahyow hooyadeyda iixafid adun iyo aakhiro intey kadhimatayna allh unaxrsito🥺

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 роки тому +55

    I can't stop crying wlhi 😢😢

  • @hooyobintixasab9040
    @hooyobintixasab9040 Рік тому +5

    Heestan wlhi xanuun wye Hooyo mcnto ilhey ha Ku naxariiso amiin

  • @maamomuumino4016
    @maamomuumino4016 2 роки тому +7

    Walaalshiisa.waa.ku.soo.dhawaysayey.adne.wiilka.baari.u.noqo.ha.noqan.gabdhaha.qaar.ee.garbkiisa.istaag

  • @maruunmohamed4740
    @maruunmohamed4740 Рік тому +11

    3wiil ila dhalatey aduunkaa ugu jeclhay ilahey igama qaado jeceladeydii 😭😭❤️

  • @amrancadeyamrancadey5248
    @amrancadeyamrancadey5248 2 роки тому +11

    Ax wan iska ooyay allow no xafid hoyo mcn inta hoyo la anta ahne alle ha unaxaristo😭😭😭

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +3

    😭😭ax aros qiro isku badlay hamblyo ale walalaha noda 🥰🥰❤ ale iixafido 🥰❤

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 роки тому +1

    Walaashey Nimco Cali Xasuus ayad Na Gilisay Waxaad Nasoo Xasuusisay Hooyo Bintoo Alaha Unaxariisto Arooska.Waxaan Leenahay Kii Lugu Nastee Lugu Nagadee Wada Jireee Nabad Galaaa Alahayow idinka Yeel isku Barakooba inshallah Wiil iyo Caano Gabar iyo Malab❤❤❤❤

  • @ciiloowcali765
    @ciiloowcali765 3 роки тому +5

    Ax ax 😭😭😭 wlhi ninkan Gabr ladhalan Dunida waxuu ka yahay ma leh 😭🥺

  • @ifrahabdirahman8194
    @ifrahabdirahman8194 2 роки тому +8

    Jah hoyadeyy hall will dashayy rabii haigusimo aroskisaa wuigayrayihay ❤️❤️🌹😭😭

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 9 місяців тому +7

    Iyadoo hoyadey no shay allaha ii daayee hadana hesstaan markaa dhageesto illinta ma ceshan karo ma aqaani sbbta❤

    • @XuriyoMohamed-r2z
      @XuriyoMohamed-r2z 8 місяців тому

      😢😢😢😢😢😢🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @FatumaHassan-m7n
      @FatumaHassan-m7n 7 місяців тому

      Walaashey dhaqaleyso hoyo macaan

  • @haawoyusuuf1621
    @haawoyusuuf1621 3 роки тому +4

    u dhaga nuglow dhipta ka ilaaliye wale kula dhacay wllky dhaliil ma lahe wllky mcn adu ika adkey dhankaga😍🔥🙏 geeesiki ila dhashay wooooow😘🤭

  • @faaizoomarsiyaad9118
    @faaizoomarsiyaad9118 2 роки тому +7

    Allow hoyadey mcn u naxariso qalib jab darema wllhi allow dhowr

  • @guyolion7801
    @guyolion7801 3 роки тому +8

    Hambalyo dhisma dhaqma oo dhaafa qayrkiiin ❤️
    Hooyo Allah ha unaxristo 🥲🤲🏽
    Heees waligay maan maqal sidan dareenkyga ubadasha 💔🥺

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +5

    Reerkii Lagu Nastoo. Lagunagaado💝💝💝

  • @ayaanbollina6434
    @ayaanbollina6434 3 роки тому +2

    Hoyaday mcn wainoshahay alaha idaye😘 nimco wahalyeyad wlhi malintan okale wa marka walalka garab ugabahantahay hestan waa xanun whi inata hoyadod dhimatay alaha🤲 unaxaristo😭

  • @amranmanka9684
    @amranmanka9684 Рік тому +16

    Heestan sameyn ayey igu ledahay marwalba oo aan arko gabar wiilasha ladhashtay lasocota waan iska ilmeyaa😢😢 wayo aniga hooyadey waxay nadhashay aniga iyo 2 wiil labadii wiilna wey inteen ilaah naxaristi jano hasiiyo aniga kaliyaa ayaan noqday kalinimo 💔😭😭⚰️⚰️

    • @amritabbe4816
      @amritabbe4816 Рік тому

      Apyo kliga ma tihd😢

    • @kiinabdinoor9777
      @kiinabdinoor9777 Рік тому

      Sorry qalbiyey😢illah aktiis kali kama tihid isaga kula jiro markasta aduunyo wa la iska modaa wa malmo sidedaba illah wax ku dhibo kuma tuso adun iyo akhiraba I.a🤲

    • @IqraCabdi-j2y
      @IqraCabdi-j2y 9 місяців тому

      𝐐𝐚𝐥𝐩𝐢𝐲𝐞𝐲𝐲𝐲 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨😢

    • @ShukriAbdi-z5t
      @ShukriAbdi-z5t 7 місяців тому

      Aniga 12 wiil ila dhalty o abahey io hoydeyba wada dhalen waxbana igama oga waxa ku sugnhy qaliyey wa aduunyon waxan

  • @abdullosmaan6540
    @abdullosmaan6540 3 роки тому +1

    Wlhi walal tinimada waaa shay qaali booska hoooyo waxaa kuu gashay walashaa

  • @mohamedmahat3638
    @mohamedmahat3638 3 роки тому +3

    The boy is too emotional....Allow hooyoyinkeena barakeee

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim 2 роки тому +19

    Heestan aad bay u mcntahay
    Laakin hooyday wiil may dhalin aan heestan u qaado😢😢

  • @amaaburhaan990
    @amaaburhaan990 3 роки тому +4

    Allaha unaxariisto hooyadood walshiisna allaha udaah heesahana allaha kasoo hanuuniyo wlshey qalbigay ihursay wlhi

  • @queenhubi465
    @queenhubi465 3 роки тому +23

    😭😭😭😭😭😭😭😭Can't stop crying ...... a elder sister z just like a mother thuo no one can replace mum

  • @faadumoosman8257
    @faadumoosman8257 3 роки тому +15

    Alah macanaa walalkaga garabkaga joogo ilaho walashey ha iga qaadin hees wey dhaftay tan

  • @reyanalihasan6993
    @reyanalihasan6993 3 роки тому +15

    Axx wxa dareemi qof walal la,aan eh wll hoyadey abahey idhaleen ma qabi lkn alx wll ijcl hesta lkn wll hestan uqado ma hesti wxa rajena i.a qof wll io wax walpo ka dhigto ilahy calafkeyga haka dhigo oo wll la,aan idarensinin illahayow rayadeyda io waxa jclhy isii amiin😭😢😭🤲🤲

    • @sommedia1854
      @sommedia1854 3 роки тому

      😭😭😭😭 walal Alle Haku sahlo Sey wangsn Oo kuu buuxiya booska wallka adna alle hakaa dhigo mid dhowrta Zeygeyda

    • @reyanalihasan6993
      @reyanalihasan6993 3 роки тому +1

      @@sommedia1854 amiin wll🤲🤲🥺🥺

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 3 роки тому +2

      Rayan insha allh wa helysa intad adunka,jogto,farxd buxda allha kusiyo,dhanksta,qofkastana wa,dhiman janada allha iidinku kulmiyo,

    • @reyanalihasan6993
      @reyanalihasan6993 3 роки тому +1

      @@samiiraabdirahman7067 amiin abyo🤲🤲

    • @sayidcali7552
      @sayidcali7552 2 роки тому

      Insha allh walal wad heysa insha allh

  • @mohameddeeq9169
    @mohameddeeq9169 3 роки тому +7

    Hadey hooyo kunoshahay 😢😭😭😭alle ku shugri☝️

  • @shadiaisse9780
    @shadiaisse9780 2 роки тому +17

    9 wiil ayaa iladhashay wn jclhay Allha idaayo🥺🥺🤴❤🤲

    • @khadijamohamed5131
      @khadijamohamed5131 2 роки тому +1

      hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nasteexosiyaad8601
      @nasteexosiyaad8601 2 роки тому +1

      Sidoo kale 9 wiil ila dhashen🥰🥰

  • @mohamedmadey1890
    @mohamedmadey1890 2 роки тому +11

    I Can't stop crying wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahiyow hoyathey oo naxarisa

  • @katraaden177
    @katraaden177 3 роки тому +12

    Can't stop crying ilahow hoyadey unaxaristo iyo inti ilamid

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 роки тому +13

    Waa hees Dareen WLaaltinimo Ku Dareensiineeyso Wlhi
    Masha allah Walaalo is Jacel ❤️❤️❤️❤️😭😭😭

  • @AsmaMahdi-kn8kk
    @AsmaMahdi-kn8kk 10 місяців тому +3

    Hooyo mcn allhe ha ku naxariisto 🤲😭 5 wiil iladhahty lkn 3 kamida ayey hooyady idhashy allhw idhaf dhamntod 🤲😭

  • @nishaabebo4431
    @nishaabebo4431 3 роки тому +3

    What a song🥺🔥dhaymanki ila dhashow ii nolow abid

  • @safiyamohamed7096
    @safiyamohamed7096 3 роки тому +2

    Janada fardowsa allha kawarabiyo hooyo mcn 🤲🤲walalahay idinkana allha isku kiin daayo