PRANK UGU XUMAAY AAN KU SAMEYAY FARTUN HAPPY

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 83

  • @laylaahmed1937
    @laylaahmed1937 10 місяців тому +6

    Naya fartun gabadhan walasha eh waji fcn kula dhaqan uff sau gumeesanesid maxa waye ilahow dulqdka noo siyadi

  • @fadnadualeh6421
    @fadnadualeh6421 10 місяців тому +17

    Benbadanaa😂hadaan idin aamino saas😂😂😂😂😂

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 10 місяців тому +5

    Sabiriin cadi matihid runtii wllhi marka hoyo tahy ad baxdo ad u imato wax qaldan waad iska xanaqeysaa runtii 😂😂😂❤❤❤farxd igu nolada my Quens❤❤❤

  • @siman388
    @siman388 10 місяців тому +4

    Fartuun ceebleey jiliinka darteeda dadka hortooda hadalada xun gabadha ka daa walalo waa ceeb ka badbadiska joogi si qurux badan ujil hada ka dib waa kugu caawineeynaa daawashaka adigana waa inaa si aadaableh umatashaa en wey hore usoco

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 10 місяців тому +5

    Abaayo magaca ka badal Saabariin Happy ka dhig ❤❤❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 10 місяців тому +21

    Abaayoyaal plz short film noogu qora😂😂😂 prank ahaan waxaan uma daawan karnee🏃‍♀️🏃‍♀️😄

    • @siman388
      @siman388 10 місяців тому

      Sax waa runtaa😂😂😂

    • @safaamohamed6953
      @safaamohamed6953 10 місяців тому

      😂😂😂😂😂

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy 10 місяців тому

      Iska daawo ilhy
      danbigena hadhafe😂💃

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому +3

    Laa tafcal kheyr. Kibirka waa lagu jabaa.😢 poor girl.😢

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 10 місяців тому +8

    😂dadkaan beenwa kuhaya muhiimada waa ina vedio madadala heshan ee dawada kanataga wah

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 10 місяців тому +4

    Gabadha adi maadhalay markaa u qaylineesid
    Awalba waykaamuuqatay aqli aan ciyaalkaga aheen inadan laheen
    Naa hooy joog ilmaha iyo dadka ha iskudarin

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p 10 місяців тому +2

    Alla Rabiyow weey dhacda walhi Waa qiso Dadka qar Marka ilmahoda heso Camal Rabiyow ilma dhalin waa dhiib

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 місяців тому +2

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @user-ef8kt9dl8u
    @user-ef8kt9dl8u 10 місяців тому +5

    Bismillah raxmaani raxiim maxay tahay sidani oo hanjabaada Ani gabadhayda yar xataa saa ugu ma hanjabo 😅 ilaahaw na astur fartuuneey saan maxaa waaaaaayeh 😢

  • @farxiyocumar3770
    @farxiyocumar3770 10 місяців тому +3

    Gabdha saas maxaa ugu qeylee fartuun ceeb waaye

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 10 місяців тому +2

    Waa Beentii oo Quf eh 😂😂😂😂😂😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 8 місяців тому

    😂😂😂😂tuuney wey xnaqdey keep going sabriana❤❤❤

  • @Ruweydacusman
    @Ruweydacusman 10 місяців тому +1

    waligaa carsaday adkesi yeloo fartun 😂😂

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 10 місяців тому

    Prank waa run

  • @hafsahassan6540
    @hafsahassan6540 10 місяців тому +1

    Fartunee beenta nga daaa wlley

  • @duniyomacalin503
    @duniyomacalin503 10 місяців тому +1

    Wajiga dhabta ah e fartun iska barta asaxbeeey

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 10 місяців тому +1

    Xaarka masoo uraayo miyaa 😂😂😂short film qolka dhan ur kulahaa 😂😂😂

  • @najaxmuxidiin651
    @najaxmuxidiin651 10 місяців тому +8

    aduunka qof igu qeliyaa uncbhy😂hush dheh fartuun gabrtan sida shaqaalo ula dhaqamee🤮👋Naa gabarta ine kucawise kugu imaade😮 shaQaalo kuma ahn🙄

  • @fatimahassan742
    @fatimahassan742 10 місяців тому

    Kabarta ka badiya 😂😂😂😂

  • @user-hv1to7hn4h
    @user-hv1to7hn4h 10 місяців тому +1

    Ilahow fartun ilmaheda iga tagin dabeecad maleh adunka cunug layga tago leygu qeyliyo unecbahay

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 10 місяців тому +3

    Fartuun adigii dhalay yaa coo dhahay gabadha yarta maxaa ugu qaylisay 😂😂😂walaahi waa fuuray sax Sabariin waa ku sugtay meeqo ayay kugu suubisay pranki ah adiga yaa fartuun illah ha idin xafido

    • @siman388
      @siman388 10 місяців тому

      Naa jiliinka fahan😅

    • @farhiyaabdulle3593
      @farhiyaabdulle3593 10 місяців тому

      @@siman388 what means naa jilinka fahan?

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 10 місяців тому

    Waar faartuun waji malahn uf 😎😎😎

  • @zeinabadow8296
    @zeinabadow8296 9 місяців тому +1

    Chocolate iyo ___ mel mgalan waxkla shega😊

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 10 місяців тому +2

    Dhexdinu ima deeqdo idinka wlala ah lkn😢

  • @ameerahaji8762
    @ameerahaji8762 10 місяців тому +1

    Show badanaaa 🤣🤣🤣

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 10 місяців тому +1

    Wagagac naagta ilmahayga Ii ogaan weysey aaa

  • @ramlaxasan510
    @ramlaxasan510 10 місяців тому +3

    Mxaaa xaarka ma usoo uraayo miyaah😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому +2

    Abaayo looska waa soo carfaa waxaa la rabay spray uraayo in aad ku buufiso. Loos ma uraayo???😅

  • @sumayoyusufcabdulahi3858
    @sumayoyusufcabdulahi3858 10 місяців тому +7

    Ala ben badana loss iyo xar ma isku mid eh😂

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 10 місяців тому

    Ilmaha hadi ayba wadatay iska hurud hhhhh

  • @raxmodaaihir7434
    @raxmodaaihir7434 9 місяців тому

    abaayo iqanjaroofo hada waxan barnki miyaa ❤

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 10 місяців тому +5

    Kaa Barta ka badiyo waku sugtay 😂😂😂😂😂

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 10 місяців тому

    Fartuun is adkey ada bilawday

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 10 місяців тому

    Been waaye waxan 😂😂😂

  • @zeitunelmii
    @zeitunelmii 10 місяців тому

    Arrr mehey saqajan tahay fartun happy ilmaxa soadi madalin gabada yarta maxa uwaqaylini

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 10 місяців тому +1

    😂😂😂😂

  • @user-wq1zr3qd3w
    @user-wq1zr3qd3w 10 місяців тому +2

    Qeyladii oo qof ah xaar iyo loos isku ur miyaa

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 8 місяців тому

    Alaa maalinbaan u imid wiilkeygoo rinji ku qubeystay

  • @user-vd3tr4nm7h
    @user-vd3tr4nm7h 10 місяців тому

    fartuuneey macasokor sabriin prank bartay biswaaye godkaad biyo kugu soogalen

  • @ASADHAGIO27-PWSE
    @ASADHAGIO27-PWSE 10 місяців тому

    Naya fartun gabarta shaqalo kuma ahn yarey

  • @user-br3ts2vc2p
    @user-br3ts2vc2p 9 місяців тому

    Ma cafaayadaa u xirtaa cuweymir abyo

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 8 місяців тому

    Saabiriin hada tababaro yutub furane hadhow anagaa kuu camireyne

  • @user-kt9xu4bf3e
    @user-kt9xu4bf3e 10 місяців тому

    Mxaad u ursan weyday ileyn xaarku wuu uraaye ma lowsbaa xaar u uraya

  • @siwaaraaali804
    @siwaaraaali804 10 місяців тому

    Fartuun sidaan wa waxy nadiifo kaga takty qeylo badnidaa

  • @user-fd4ro6zi8l
    @user-fd4ro6zi8l 10 місяців тому

    Gibida mxa ugaqailini wijigadhi runta ayalabarti fartuney😢

  • @ASADHAGIO27-PWSE
    @ASADHAGIO27-PWSE 10 місяців тому

    Ilmahade adiga ilasho adiga dashey intad wareeg adeey ayd hadana sidas iska dig digi😂😂

    • @user-hk3fh1sm5c
      @user-hk3fh1sm5c 10 місяців тому

      Kkk loose iyo haar miya igu shir ah ben oo qof fartun 😂

  • @hanaanmohamed2978
    @hanaanmohamed2978 10 місяців тому +5

    Fartuun face keeda cadigaa😢😂

  • @Maymunas945
    @Maymunas945 10 місяців тому +1

    Marka ma nutella iyo xaar ba isku ur ah waraa wax kle la imado

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 9 місяців тому

    Balayaa naag la jooto uf ilaahaw naag guriged ha i joojin tan ila dhalatayna allha ka dhigee daceebadas maba lihi😅

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 10 місяців тому

    Kkkk

  • @nadiirahaji5086
    @nadiirahaji5086 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 na beenta dadka kadaya

  • @abdifatah670
    @abdifatah670 8 місяців тому

    🤣🤣🤣🤣

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 10 місяців тому +7

    Fartuun qeyldo badnida gabdha qeylada ka dhaf tartiib ula hadal bisinka

  • @nadiifochanel9550
    @nadiifochanel9550 10 місяців тому

    🤣🤣🤣🤣maxasameeya sona mawediin adne qolkaada hosta kasooxiree sexo

  • @user-su7gq4xd8h
    @user-su7gq4xd8h 9 місяців тому

    macsonkor fartuney arag horta mcnka sabirin wey ka arsatay

  • @munasharaaf338
    @munasharaaf338 10 місяців тому +2

    Been badanaa naagahan filinka laysla ogyahay bay naga gadayaan saabiriin cod bn duubayaa baad naleedahay mobilka mana la taabanaayo marka codka la duubo hdaan kaa yeelo🤾

  • @rahmoabdi30
    @rahmoabdi30 10 місяців тому

    7:18 7:19

  • @user-sz6db4vo5l
    @user-sz6db4vo5l 10 місяців тому

    Sff

  • @shukricabdiqani6108
    @shukricabdiqani6108 10 місяців тому

    Hhhhhh😅

  • @safiamohamed8928
    @safiamohamed8928 10 місяців тому +1

    Hada aniga miyaa waxaan naga dhadhici rabtiiin ciyaalka guriga idin joogo u daara hada dawadaaanee hush 😡😳😏😏😂😂

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 10 місяців тому

    Been wye

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 10 місяців тому +5

    wajigeeda dhabta ayay dadka tusaysaa badha yar ee gurigaaga kunool kadaa gumaysiga

  • @bilan2033
    @bilan2033 10 місяців тому +8

    Been badanaa xaarka cunugeedee ooc dhehee teeda kle gabadha mashaqaalaa markaa saas uugu qeylinaysid maa adi sameysatid teeda kale gabadha walaashaa ah ma saanaa uula tacaamushaa mar kasta ilaahow gabar kasta oo qaraabo lajoogto u gargaar😢

    • @Umonan
      @Umonan 10 місяців тому

      Cooc maha miya udgon miyaa😂😂😊

  • @user-hv1to7hn4h
    @user-hv1to7hn4h 10 місяців тому +2

    Sas karaba naag nol iska dhig hada rabto xita been nosotub fartun mel iska sar

  • @vadumh_apdi9226
    @vadumh_apdi9226 10 місяців тому

    Somali gubaysi lagamaa wayo qalad malinka dhaca ayay ku ilawayn wanagaga

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p 10 місяців тому

    kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-gw5jq9hf7q
    @user-gw5jq9hf7q 7 місяців тому

    Asjdjxx😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🪣😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Queenugbaad
    @Queenugbaad 10 місяців тому +2

    Fartun Waa drama queen 😂😂😂 how did she confused peanut butter iyo xaar. Dadka benta ka daya

    • @afnaanahmed2705
      @afnaanahmed2705 10 місяців тому

      Maxa kaa galay 😂adi iska fiirso iskana ka bax 😂

  • @shukricadey5640
    @shukricadey5640 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂