" Naag Somaliyeed Oo Gogol dhaaf Samaysay Iyo Yaabka Amakaaga dadkii Ka Haysta " Xaali dheeman

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 5 місяців тому +1

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤

  • @waridaadtv5645
    @waridaadtv5645 2 роки тому

    xaali waan KU salaamay indro hore U SOCO guulayso

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 роки тому

    Ceeb iyo danbi bey shaqaysatay subxasn allah ninkeydi oo ficaan bey xanuun ugu samri weday 😭walee wa nin gob ah mid kale wabu dili laha .👑

  • @khaliifnuur9844
    @khaliifnuur9844 2 роки тому

    Subxaanalaah Naagaha magaaladu waa xumaadeen

  • @AhmedYusuf-o1q
    @AhmedYusuf-o1q 3 місяці тому

    Kkk eridaayoo

  • @lamajramo6262
    @lamajramo6262 2 роки тому +2

    Runtii waa arin jirta. Raguun baa badanaa layidhaa way naago jecelyihiine. Dumarkan ugu rag shukaansiga badanli waa kuwala qabo

  • @aflaxsaleebaan6262
    @aflaxsaleebaan6262 Рік тому

    Macalin waad horaysa ee halke Ayan kaga soxidhidha

  • @daahirhussein6378
    @daahirhussein6378 2 роки тому

    xildhibaanada mahadsanid wanku baahnahay halkee kaalaso xariira

  • @XildhibaanHaybe-dc1ve
    @XildhibaanHaybe-dc1ve Рік тому

    Maxay samaysay gabadhaSi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    bismilahi anigu waxan isleeyahay sidii u u dili laha buu ka fekerya armu dila biskow mise wa nin wangsan inay cafi waydiisto raba waba yaab wa talo faro ka haday kolay wuu duubtay wixi odhan haday erido u daran hadii kale u daran haday ilahay ka xishoon dee binu adam maxa ka galay ha sheego hadu rabo ma cirka soo dumi rabi denbi dhaaf ha waydiisto isagana ha la hadasho ha waydiisto cafis hadii kale naxdin ha u dhimato

  • @AhmedAli-jh7ln
    @AhmedAli-jh7ln 2 роки тому +2

    2 iyadaa laba denbi kunjirta mar xagarabi Bey kagashe marna ninkeeda iyo gurigeedey ka gasha talakale anigu uma hayo ee ilaahayna haw toobad keento ninkeedana si sareexo ah hawla hadasho oo hatidhahdo waar anigu fadarobe ee ama iska kaysiida ama inoo taliyoo maxan yeela

  • @aminaali9791
    @aminaali9791 Рік тому

    SAHRA AADAN

  • @CabdisamedsidiiqIbraahim
    @CabdisamedsidiiqIbraahim 11 місяців тому

    Niyo anigaa naagaha laqabo ayaaba ligu saliday iyo kuwa carmalkaa

  • @ismailtani4000
    @ismailtani4000 Рік тому

    Caac caac

  • @axmadjaamac8711
    @axmadjaamac8711 2 роки тому

    Xaali wall asck bartaa taxahanaha kasii wad

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 2 роки тому

    Adigu maxaad ka helaysaa
    Waxan aad faafiniso ee fisqiga ah

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Рік тому

    waxan oo kale lama soo gudbiyo xbb

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    ilahay iyo ninka cafis ha waydiisto kolay wuxu suga inay cafis waydiisto ama waxu raba inuu dileee labad mid buu raba ilahay tobad dhaba ha ula timado ninkana runta ha u sheegto cafisna ha waydiisto

  • @jafaye712
    @jafaye712 2 роки тому

    habartan ayadaba shuubo ah

  • @deeqyare1200
    @deeqyare1200 2 роки тому

    Walle adi miyaad faafin xumaanta waxaan haday jirto iyo hadanay jirin adi kuuma fiicna khayrna ka helimaysi saad waxsan maadan sheegine

  • @cabdilahck9599
    @cabdilahck9599 2 роки тому

    Inader horta waa danbi oo ninka xaaska qaba ama naagta laqabo haday sino gasho waa rajmi oo dhagax baa lagu dilayaa.laakiin waxa dee iyana ciqaaba baahida meesha taala.siyaabo kale ayay yeeli karaysay.NINKII BEERTIISA FALAN WAAYA WAA LOO FALAYAA.NAAGTII NINKEEDA HAYSAN EAYDANA MID UHAYNAYSAA JIRTA

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    WARQADEEDA HASIIYO NACALLADI HAKU DHACDEE .SHARMUUTO.WEYN WEEYE.

  • @moxmedhasan4303
    @moxmedhasan4303 Рік тому

    Nin.kaasi.waa.nin.jecel.naag.tiisaa.gogol.dhaaf.ka.samaysay.mar.haduu.xuquuq.doo.dii.uu.siinaya..naag.taas.xukun.keedu.waa.rijim.in.dhagax.lagu.dilo.gabadhaa.toobada.keen.nin.kaagan.qal.bigiisa.soo.cesho..jil.bahan.qab.so.markaad.iga.jooji.say garaacis.tii.go.go.sha.baan.baahooday.shay.daana.iqaaday.dib.na.ugu.noqon.maayo.nin.keeda.ha.tiraah.do.nin.kii.wax.xun.ay.la.samayn.jir.tayna.ha.ka.hadho

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 2 роки тому

    iimaan siduu goo aay
    Maa jiro wax laa guu Sanceeyaa,
    Carurta.haa kaa qato
    Hanaa iskaa.furo.

  • @bashj7379
    @bashj7379 2 роки тому +1

    Ninkaasi waa inuu guriga isaga baxo
    Automatically way furan yahay mar haddii ay cadaysatay inay Gogol dhaaf.

  • @caydaruusmuumin783
    @caydaruusmuumin783 2 роки тому

    Oo meesha waxbaa Ka dhacee kkkkkkkkkk

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 роки тому +2

    Ninkaaga haduu xaniinsado ama naagtaadu xanuusato ma in qof kale la wasaa?. Waa maxay baahida la sheegayo?. Baahi ma jirto waa inaad lamaanahaaga la dhibtoodo haduu waxba samayn karin adna waa inaad la dhibaatootaa. Biniadanimo maaha xaaskaaga ama odeygaaga oo caafimad ku ka xumaaday inaad adiguna raaxeysato. Toban jeer bey qaldan tahay gabadhaasi qof naxaysana maaha.

    • @xaalidheeman
      @xaalidheeman  2 роки тому

      Waa runtaa laakiin soomaalidu waa dad jaaahila inta badan nolosha ma fahan Sana marka horeba guurkoodu wuxuu Ku salaysan yahay inuu goblanka Ka boxo cuurlee isu guursadaan

  • @juweriyaahmed12345
    @juweriyaahmed12345 2 роки тому

    Adigu. La. Tali.

  • @ajah6705
    @ajah6705 2 роки тому

    Qofkaa armuu adigaba ahaa.