Kokey ani $50 kada ima sogarayen lkn ogow in la google garen karo oona lasoo ogaan karo ee lacagta yey kudhibine reerkada udirso ama hala ii sadaqeyo dheh✌️
baaba jay horay u soco saxib wadamadas jiis jiis iyo waxaad sheegaysid laga ma yaqaan wax kasto qabso ha naqonin Somalida iyagoo lixdooda lixad leh is cuuryaamiyay
Baba jey rushka wa iney lacag ku siiyan aniga rushka sidan uma modin wa qurux niyow rushka caadi ma ahan aniga rushakan ka shaqesana shaqo malaga heela waxan umaley jiray meel xumo baraf baraf ah
BABA WLLHI XALAY WAKUGU RIYODAY .. HORTA SHALAY LIVE KADA DAWANAYI OO DHAHESIT LUGTEDA XOGA MUREQE YELATAY ..KADIB XALAY WAXAN KU RIYODAY ADIGOO XOGA SOO FCNADI OO BANONI DHELAYA OO RIGOORE TUURAYA WELIBA LUGTA BIDIX HADA AAN LAGA QABAN ILA 3JEER CML TUURTAY .....SXB BABA FARXADADA WAA FARXADENA ALLH WAXA KA BARYAA INUU CAFIMAD TAAM AH KU SIIYO BABA 🤲🤲🤲
Jiis ha isdhihin walaalkey
Hana is niyad jabinin😢
Wax walboo ubaahan tahay waa qabsan kartaa😢
Waa runta
Haa Wallahi Meel anay Kuwo badan gadhi Karin aayu gadhi kara
True ✅
Cadowga cagta hoosteda never give up daadka Noloshada ka Xuun ha u jojin hore u soco alle haka hayo ishooda Amiin🤲🏻
Scw marka hore waan idin salaamay asxaabta ku saliya dhamaantiin rasulkena maxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw❤
Baabajeeey Tusaale dhab ah ayaad u tahay dadka soomaaliyed hore u soco sxb wan ku faraxsanahay achievementskaaga......
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤
صلي الله عليه وسلم ♥️
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
50
Scw
Scw scw scw
Allaah haku barakeeyo hana ku xafido walaal Qaali.
97 Tan dheer waa 97
63 tan kalena 63
Federation tower .
Baaba hakuu macaato
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw
17@@zamiJe-hb8qq3oi1v
Asc
Wsc
Scw scw scw
Babajeey wax jaceshy allah si fudu ha ku siyo wllkey Aamiin yarabi ❤
❤
Wll ilahay haku xifdiyo ee quraanka xifdiya❤😊
Baba jey legend marka Somalia jogtay isbasiwo marka maqashid maxa u malen jirtay no sheg ababa 😂😂😂😂😂😂😂😂👍🙏
Qalbigiisa Nadiifta Ah Ayuu Ku Gaarey Halkan Baaba jey. Maashaa Allah.
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
Asad xaajiyoow waloodiidey maleesiyo dalxiiskiisi babajeey weykuukala kacsantahay❤❤🎉
Baba jey rushka waa ku raaxaysatay legend guulayso
Waa Ku salamay marka hore bro
Mid 97 waa Kan dheer
Kan gaaban waa 63
Thanks baaba
Babajey Nin adag rabi haku xifdiyo wllo adiga iyo family kagagaba ❤❤❤
Hi 👋 baba jeey iam greeting you from Australia 🇦🇺 ❤guul baan ku rajeynayaa(❤I hope you will win for your travel ❤)
Masha allaah baba jeey allaah cumri dheer iyo caafimaad allaah haku siiyo.dhamaan amiin ila dhaha
76 biyaano waaye baba lacagtayda iidiyari insha allah gulaystaha waa ani☝️
Waa dhulkaga hoyo datkana Somalia ba la iskutihin makala mar siinee hadalada kor ugu bax brother ❤
Yurup ka aadaya laga xun yahy wxa lagu DilaNayo keep going brother'key ❤👑🔥💯
Cadowgaga aa ujabiin wll papa horey usoco wll
East 97....biyaano.
West 63... biyaano.
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤
Baba guul ayan iskurajena InshaAllah 😊
Waa 89 biyaago wllkey baba jeey
Keep going look for Ward inshallah
waa laba dhisme oo la isku dhaho "federation tower" waxaana dhismihiisa la bilaabay 2005
waxaana la dhamaystiray 7 december 2017
waxaana ku baxay adduun dhan usd $1.2 billion
dhismaha dhanka bari xiga waa midka dheer waana 97 biyaano
dhismaha dhanka galbeed xiga waa midka gaaban waana 63 biyaano
dhererkiisana waa 450m (1480 ft)
Hhhhhh😂😂😂😂 waxaan aad usoo wada qorty xataa isagu garan maayo
@@samsammaxamed2753 it's a basic google info lol
Waa wadan dadkoodu ufakareen Allah somali quluubtooda haka masaxo qabiil aamiin yaarabi 🎉.
Kokey ani $50 kada ima sogarayen lkn ogow in la google garen karo oona lasoo ogaan karo ee lacagta yey kudhibine reerkada udirso ama hala ii sadaqeyo dheh✌️
Mashaalah inba caadi maaha alaha no kaso anaga iyo Intan jecel nahay melahan ookale
Baba mid Waa 63 madka kalanah Waa 97 😊
Mustikata eejeey isteel wakahaaya❤❤❤❤ baaba
makatagti ruushka itoona bilaaban dagalka3 aduunka❤❤❤❤❤
150 Iisodira baba jeje isbita raba ina ku ado wan xanasan haye wllkeye mcn in sha allha
76 floor waye capital city Moscow tower ❤❤ so gusha wa aniga✊✊✊✊
Baaba jeey guuleyso dadka ha u joojin
97 bari
63 galbeed
Wakaa baro labadaba Waan Ku sheegay Markaa I.a Guul somali Ha nolato🇸🇴🇸🇴❤❤
Ishaalah abawe ilahey hanosakhariyo riyoyiken adun iyo akhiraba
97 east tower and 63 west tower waxa labilawey 2005 wuxudamathey 2017
Baabjey ilaahey dardiis 100😢 iwu caawi aan u baahal nahay 😢
Tower East is a 97-story structure and Tower West is a 63-story structure
baaba jay horay u soco saxib
wadamadas jiis jiis iyo waxaad sheegaysid
laga ma yaqaan wax kasto qabso
ha naqonin Somalida iyagoo lixdooda lixad leh is cuuryaamiyay
Scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
0
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw❤
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉
asc wll baaba jey suaasha jawaabteda waa => waa dhismo ka kooban laba dhismo - 63-dabaq ee Tower West iyo 97-dabaq ee Tower East
inzha Alla in Aan guuleyso ayaan rajeynayaa Wuxuu Ka kooban yahey 1500 biyaano
baba jey 97 dawaq waye❤
101 floor iyo 76 Floor guul wacn insha alh
Mascow waa meel qurux badan yurub waxaa ku noolahay 30sano waa tegay maraykanka Loos angels meel ka qurux Moscow ma arag
Ku dhex qaris miyaa waxaaga😂😂😂😂😂
Hodan iyo hassan isku qabsada labadiina😂
Inta khayrka jecel waa idin salaamay😊like❤
76 floor capital city Moscow tower 🫡✊✊✊✊ so reply isogal aan abal marinta qate Insha Allah
M.a allaha kuxafido inta kudhibaysani allaha kaaqabto
One baaba❤😂
Maasha alaah baaba horay u soco 🙏❤️❤️
ALLAH ALLAH ALLAH
Xasaka iyo carata kaxeeso hada hesho sharaciya in sha allha❤❤❤
Baba muqaladha nosobadhi
Waa 118 floor waxa ladhahaa Spasskaya Tower Waa dabaqa ugu dheer Moscow & yurub oo dhan tan kle Waa iga qoslisaa said waxa yahay sida qof bush ka timid oo magaalo la keenay 😅😅😅 wa markii kugu horeyey oo ad Cridit cars qadatid
walhi wan naxaay markan arkay waqtigada ma dhafeysid baba jey
abo baba jey horay UU soco bro
35 biyaano
300 😂
80 biyaano weeye baba inaan guulaystan rajeyn inshalah
60 90
Waa 97 AND 63 t 2daas buildong Papa Jay WAXAYGA SOOTUR PLEASE CINWANKYGA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
Baba 103 dabaq waaye. Bro like ii sar
Baba jey waligisa run mashegin
Baba waan ku tagersanhy keep going 4700😊
63 waye saxip i.a wa gulesana❤️❤️
bismillaah asc baaba waanku salaamay marka uugu horayso marka labaad hadaan isku dayo waa DABAQA ( VOSTOK ) wuxuuna ka kooban yahay ( 97 ) biyaano . insha allah waan guulaysan
97 waye kan ween kan yar nh 63 waye i❤❤❤
Hadii ay dhab kaa tahay baba waan sheegaayaa waxey ka koobanthy 101 dabaq
BABA JEY .guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Baba jey dawaqa waa 65 miyaano nasib wacan🎉🎉🎉🎉
Walal medaay balantii aad naga qadeey ila hada Gumeystaha mad shacin wana sugeynaaye
Walal wadan shisheye hakufanin kufaan wadankaga hagagso wadankaga uducey wixi tabartada ahana kaqabo xitaa hadii aad wadada xafadad.dagantahay nadafadiisa ku dadaal masakiinta cawin Agoonta cawin tasaa kuu dhanto wadan aadna laheen ee aad ku faneysid ragaa wadankaas dhistey lkn anaga rageenaa ka dhimaney waxey yaqanan dagaal iyo qabiil Allaha inoo gar gaaro
Baabajeey niyaw sxb sawdiga handberger kadhergay iska jir sxb oo dalbo
#Fish Berger
#meat berger
#chicken berger
Taxadar somalia majoogtid
Baba midka dher waaa 59
Midka gaban waaa 45 nasib wacan Insh allah
Fadlan so boqo ciwankan sxb waxad ka heleysa korso free ah❤❤❤❤❤
Baaba jey waa 97😊😊❤
Ka weyn waa 97 biyaano ❤
Ka yarna waa 63 biyaano ❤
Ilahy tartiisa ikusii inoo ilhy hamikaga iyo riyadaa ledahy ilhy kugu sahlo waacodsi😊
Baba cadi matihid 😂😂😂from sweden ❤❤❤
Baaba guuleyso❤
Mn Sha allah baba jeey
Horay usoco Baaba jay❤😂
Cadaanaa isalaamooyo kulahaa dhib bdanaa kan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep forward baba jet✊✊
90 biyaano waye baabajey ❤ one love my favourite youtuber
Wuxuu ka kooban yahay 63 floor ama biyaano
Dherekiisuna waa 242 mitir
Waxaana la furay 2008
Ma guulaystay talow.
Baaba jeey noloshu haku wacnaato.
Baba jey rushka wa iney lacag ku siiyan aniga rushka sidan uma modin wa qurux niyow rushka caadi ma ahan aniga rushakan ka shaqesana shaqo malaga heela waxan umaley jiray meel xumo baraf baraf ah
Ka weyn waa 97 biyaano
Ka yarna waa 63 biyaano❤❤❤❤
Ok Masada leh meesha muqdisha leedahay
BABA WLLHI XALAY WAKUGU RIYODAY .. HORTA SHALAY LIVE KADA DAWANAYI OO DHAHESIT LUGTEDA XOGA MUREQE YELATAY ..KADIB XALAY WAXAN KU RIYODAY ADIGOO XOGA SOO FCNADI OO BANONI DHELAYA OO RIGOORE TUURAYA WELIBA LUGTA BIDIX HADA AAN LAGA QABAN ILA 3JEER CML TUURTAY .....SXB BABA FARXADADA WAA FARXADENA ALLH WAXA KA BARYAA INUU CAFIMAD TAAM AH KU SIIYO BABA 🤲🤲🤲
Super marwalbo viedo soo doob I love Russia
Waxa kuu ka koobanyahey 120❤❤
Horey usoco aabo soomaliyeed ❤
Mash allah baba horay usoco guul
Mid 53 biyaano guul baaba❤❤
101 biyaano waye Baba❤
Baba nin nool guulaso horay usoco
Baba come to sweden ❤❤❤
75 biyaano waaye wlhi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉