ROUTINE KII IGU HOREYAY EE YURUB AN KU SAMEEYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 452

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 10 місяців тому +213

    Qurux aduunyo ma rabnee janada alle hanagu kulmiyeen inta muslim ah aaamiiin

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 10 місяців тому +5

      Aad iyo aad canab aduunyo meel lagu raaxeesto ma aha wa daaru imtixaanin wabtilaain xaqa alle hana tuso khaatimadana kheer alle hanoga dhigo

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 10 місяців тому

      @@mohacade8773 aaamiin aaamin

    • @HoneyIssa-eq6nd
      @HoneyIssa-eq6nd 10 місяців тому

      Amiiin ya Rabi

    • @Ubaxibrahim248
      @Ubaxibrahim248 10 місяців тому

      Amiin yaa rabi

    • @daadachannel6952
      @daadachannel6952 10 місяців тому

      Amiin yaa rabi 🤲

  • @Tushleey
    @Tushleey 10 місяців тому +113

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🤗🌙🕋

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 10 місяців тому +82

    Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏

    • @RahmaJamac-n5h
      @RahmaJamac-n5h 10 місяців тому

      Salalaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️ 😍 💖 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 10 місяців тому +73

    Kusaliya rasuulkeena muhammaad scw❤❤❤❤❤

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 10 місяців тому +63

    BAABA JEEY adi maa SIDAAN noo galeeyo wllkey Ilaahey qofba meeshu uu jooga nabad iyo caafimaad haku siiyo.

    • @Mr8dhawiil
      @Mr8dhawiil 10 місяців тому

      Goormoo baxay lkn

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 10 місяців тому

      ​@@Mr8dhawiil
      Waa turkey ga

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 10 місяців тому +13

    Madha allah wali wan kuu farxay somalidu way ku dhibeen laakiin qof qalbi fiican ayad tahay qofna xuman umad qadin ilahay caruurtaadii iyo gabdhafii marwada ahayd hakuu keeno insha allah aamiin

  • @vonovio3726
    @vonovio3726 10 місяців тому +5

    Walaal fadllan muuqaalada qurbe Ammaanka ah jooji, ALLAAH ka cabso dhallinyarta Soomaaliyeed ha tahriibin

  • @Somfox1
    @Somfox1 10 місяців тому +3

    Adeer Yurub umada ha u xayeysiin dadkii lahaa baa dhistaye .. ogow in Somaliya ka fiican tahay , meel aan baraf lahayn ..marka Somali Jaahilnimo heerka ay ka gaadhay iyaga oo haysta dhul barwaaqo bay Baraf u soo ordayaan .. yaab

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 місяців тому +34

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @abdiyare-r1c
    @abdiyare-r1c 10 місяців тому +30

    Qurux kudhiigle camal hanugu noqonin😂😂

  • @Saciid_fashion
    @Saciid_fashion 10 місяців тому +35

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤🎉

  • @AhmedYonisfarah-jy6do
    @AhmedYonisfarah-jy6do 10 місяців тому +39

    Ramadan Moubarek Bro

  • @QadarYare-t2p
    @QadarYare-t2p 10 місяців тому +15

    Ramadan Kareem ❤

  • @user-ysuldan
    @user-ysuldan 10 місяців тому +6

    Ar baba jey caadi ma ahan waxa tahay quf fikir dhiir o xisab timayo arakti foog wad ledahay war dhiiyo kusoco haso noqanin meshan waxa kaso horeyo mucaarad an doneynin in ow wax qabsado qufkale wax uma ogala asiga fashil ah waxow rawa dadka dhaan in ow ka dhiigo fashil wax an facayo ma ahan taasi quf Allah waato quf hor istagi karo majiiro saxiib hormar wacan 🎉🎉🎉

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +10

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😮😢🎉❤
    😮

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 10 місяців тому +1

      Aryaa waa ramadan lkn shukran😂😂

  • @Suliemanabdirahman-nb6cj
    @Suliemanabdirahman-nb6cj 10 місяців тому +1

    Baba jey hore usoco zxp kuug Asli ah ayad tahayba

  • @Samawade25
    @Samawade25 10 місяців тому +3

    Dadka qalbiyadooda haku ciyaarin runta usheeg noloshaada saxda ah. Marti aan wali meel degin oo lasoo dhaweeyay inaad tahay usheeg daawadayaashaada, Yurub mahowlyaro sharci iyo shaqo ayaa kahoreeyo in qofku awoodo inuu Guri kiraysto alaabtaas oo kalena dhigto

  • @sahramuhamed5724
    @sahramuhamed5724 10 місяців тому +2

    Asc wallal hadaladada ika ilaali waxaad ku hadlayso way yaqaanan gaalada sheekada qurux ku dhiigle ku sheekay sanay saan

  • @Amin_Ahmed_Upthi2020
    @Amin_Ahmed_Upthi2020 10 місяців тому +5

    Maasha allah ilaahy hakuu fududeeyo wax kastoo ah aad Rabto baabajeey❤

  • @RumanBishar
    @RumanBishar 10 місяців тому +4

    Codka lakorsare wan kahele ee baba kaskuhadhal ❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 10 місяців тому

    Mashallaah☪️☪️☪️☪️💜💜💜💚💚💚🕋🕋🕋🕌🕌ramadaan mubaarak

  • @Samawade25
    @Samawade25 10 місяців тому +2

    Gurigaan qofkale ayaa kashaqeeyay intaadan imaan waddanka dadka usheeg qofka kugu soo dhaweeyay yurub inaad Guri sidan u sharaxato waxay qaadataa ugu yaraan 5 sano oo tacab ah.

  • @mojama1234
    @mojama1234 10 місяців тому

    Baba jeey lama huraan waa cooska jalal marka yurub dadba dhistay insha allah anagana somali dhisaneynaa iska sug👍

  • @mohaali1231
    @mohaali1231 4 місяці тому

    Babajey qofki igu xir mesha kugeyey

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 10 місяців тому

    Horta waa mansha allh anagoo America 🇺🇸 joogna aqal sidaasa wali maan galin shaqo shaqo adna isbuic baad ku raxaysatqy kkkk alle ha kuu siyaadiyo

  • @fadumoahmed2985
    @fadumoahmed2985 10 місяців тому

    Walal jooji qurbe amaanka hasoo tahriibin lalin yarada soomaliyeed

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 10 місяців тому +3

    Baba kusoo dhawaw yurub,,waxaan kugu soo dhaweynayaa Jarmalka horay usoo soco

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 10 місяців тому +3

    Aamin yarabi welcome pro yurub 🤙🏿🤙🏿🤙🏿✅

  • @DrzackZack-oh9dn
    @DrzackZack-oh9dn 10 місяців тому +9

    comentigi ugu horeyay ee adoo yutub joogo aan kaso bixiyay😅

  • @mohamudahmed3693
    @mohamudahmed3693 10 місяців тому +1

    Salada haku ciyarin waryaaaah

  • @ilkacaseOfficial
    @ilkacaseOfficial 10 місяців тому +1

    Amein pro ducadaada ale hanoo aqbalo❤

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 10 місяців тому

    Baba jey sxp waxan doneya inan Russia imaado siden ku imaan karaa
    Imisa qarash ah aya igaga.baxayo

  • @NashaadAbdirahman-g8g
    @NashaadAbdirahman-g8g 10 місяців тому +1

    Noo sheeg wlllo sad utagty ama nasii san ula xirirno nbrka pls pls

    • @AhmedAbraam
      @AhmedAbraam 10 місяців тому

      Usra lacag hada hestid anaa ku kenaayo norweey wll

  • @abdiwaabari
    @abdiwaabari 10 місяців тому

    Wll mahdsnid allha ku caawiyo ee ma I cwin krtaa waxn donyaa inan yurub imdo

  • @abdi85237
    @abdi85237 10 місяців тому +5

    6:56 waxaa filayaa inaa ilaawday inaa ku a bilowdo timirta baaba🥰🥰🥰🥰

  • @UbaxXays-he8rr
    @UbaxXays-he8rr 10 місяців тому +1

    Wlaalo baabajeey hadaad aad muraad leedahay ilaahay muraadka aad leedahay hakusiiyo waxaan ana kaacodsanaaya inaad nooga soo sheekeeso qaabka aad meesha kutimi😢

  • @AxmedMAXAMED-xl1uj
    @AxmedMAXAMED-xl1uj 10 місяців тому +10

    War baaba ma yurub buu jogaa😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ahmedibrahem7299
    @ahmedibrahem7299 10 місяців тому

    Walaalkeey dal gaalo waxbo ha noo faalin annaga dalkeenaa naga badan Musdisho waa lama huraan dalkaan dad facaga ah ayaa dhistay ee adiga dalkaaga Somalia ka shaqee sidii loo nuurin lahaa.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 10 місяців тому

    Waaaaaw babajey anagana aadbaa kuu jecelnahay

  • @HappyMilk-cn3ps
    @HappyMilk-cn3ps 10 місяців тому

    Las go Maahan Baba Waxalayirada Let's go Weyan ha qaldin Englishka

  • @CalicusmanAxmed
    @CalicusmanAxmed 10 місяців тому

    Sahib sare baba waa iga codsi waxan jeclahay inaad iso qawato insha allah iso qawo ciwankega tiktooga waxa ku qoran cali cusman axmed

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂 you’re a funny baby Jay we miss you. Welcome back and we love you so much.

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak ❤❤❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 10 місяців тому

    Ireland ayuu joogaa waana meel lagu baqtiyey

  • @CadnaanAxmed-s7p
    @CadnaanAxmed-s7p 10 місяців тому +1

    Qabka ku imaaday Inoosoosheek Baabajeey❤❤

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w 10 місяців тому +1

    Ilaahy baa kaa waday soomaliya gumaysigeeda❤❤❤❤

  • @abwaanbirimo5480
    @abwaanbirimo5480 10 місяців тому

    Baaba meeqa saac aad afurtaan wadankaas sxp somaali managa afur danbeeysaan 🎉❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 місяців тому

    Halkaan Africa ku heesanaa guri sidaan ah sxb Baaba jeey

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 10 місяців тому +6

    Noo soo badi legenow 🙏🐐👏🏿

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 10 місяців тому

    Alahu akbar
    Ramadan kariim asxaabta
    Part 2

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 10 місяців тому +2

    Masha allaah illaahay khar hakaaga dhigo Europe

  • @safaaa94
    @safaaa94 10 місяців тому

    Baba jeey walal khali wan rabay meshan sidee kula soo xixri Kara

    • @Bariyeeey
      @Bariyeeey 10 місяців тому

      instgram kla hadal

  • @wllsafii
    @wllsafii 10 місяців тому +1

    Kacarar musqusha an kuwasoqarhinin ee camera 📸 watii sitha oganta kugashii ee 😢 maba wansiqathaneysid miya

  • @IDIRIISJAAMAC
    @IDIRIISJAAMAC 10 місяців тому +1

    Rootiinkan wuxuu nasiib u helay inaa yurub kusameeyo kuye😂😂😂😂nin wayn batahye naga hagaaji barnamjka nio kkkkk bal qaabka kutagtay kaliya noga so dhahc😊❤

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 10 місяців тому +5

    Good waye sidaad udiyarisey keep going

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 10 місяців тому +3

    Baa jeey somali teethbursh is the best

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 10 місяців тому +1

    Mansha allaaah habalyo habalyo habalyo walalo qali Uwlcom to yurub 🎉

  • @abdirahmanosman9154
    @abdirahmanosman9154 10 місяців тому

    Mansha Allah laakin lacagta Ruble waxaa laga isticmala ruushka iyo belaruus

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 10 місяців тому +1

    Hambalyo wll baabjeey welcome to europe

  • @Souleiman_ahmed
    @Souleiman_ahmed 10 місяців тому

    Ramadan karim bro

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 10 місяців тому

    Masha allaah baaba jey muraadkaga allaha kuu sahlo 🤲 ramadan kareem 🌙

  • @CabdinaasirMaxamad-w2y
    @CabdinaasirMaxamad-w2y 10 місяців тому

    Ramadan Mubarak baabajey❤

  • @ManeMohamed-c1n
    @ManeMohamed-c1n 10 місяців тому

    Masha Allah Ramadan Karim

  • @kadra825
    @kadra825 10 місяців тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💗💞💕🥰💓💓🥰🥰☘️😍😍😍😍🥰🥰❤❤❤❤

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 10 місяців тому

    America. Hadduu tago ama Australia ka waran ruushkuu la wareersan yahay miskiin

  • @AxmedCasaawe-fp1uh
    @AxmedCasaawe-fp1uh 10 місяців тому

    Baba weligay in aan dalka ka tago ima sogalin blse waaan so baxayaaa hadiiba adiga aad baxday waan ku so bareejy nayaaa insha allh😂😂😂😂

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 10 місяців тому +7

    Babajeey is not easy 😅

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 10 місяців тому

    Babajey noso sheeg qofkii fisaha ku xarerey iyo lanbarkisa plls ❤❤❤❤

  • @nadiiraalimacalin2736
    @nadiiraalimacalin2736 10 місяців тому +9

    Editing maba ratay baaba qerwaye cil wad kabaxday❤❤❤

  • @kadra825
    @kadra825 10 місяців тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم امين امين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲💕🥰💗💖💖💖❤️💚🤍💐😘💝🌺🌺😍😍😍🥳☘️💨💞👏👏👏💓💓🌹🌹🎉🎉🎉👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉

  • @wll_xuska_poi
    @wll_xuska_poi 10 місяців тому +1

    Ramadaan kariim ❤❤❤ pro

  • @abdulahmed-b4i
    @abdulahmed-b4i 10 місяців тому

    Baba jeeri lug bukureey
    Shalay mantan markii shafdio ku soo sareysay sii u folxumeed anagaa hada noogushekenee caday Somali ma aqani Jareer horumar garay maba arkin Dayuus

  • @AxmedCasaawe-fp1uh
    @AxmedCasaawe-fp1uh 10 місяців тому

    Hayey baba halmid ayaan ku shegyaaa niyho iska ilaaa li in aad macabista aad bananka ku aado hayey dooliga

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 10 місяців тому

    Baba Jeey Canada 🇨🇦 ayaan kuugu sugeeynaa Toronto sxb

  • @-anaamna5616
    @-anaamna5616 10 місяців тому

    Europe mise Russia??

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 місяців тому +3

    BAABA JEEY MANUGA. BILOWDEY. RUTIIN. KOW KOW. DHEH
    WELL COME RASIA❤❤❤

  • @mustafe-o6t
    @mustafe-o6t 10 місяців тому

    Masha allah baaba jeey❤❤❤ wllkay waxan jikalee miyaa mise wa qolki jiifka mana kkk

  • @SadasaSdasa
    @SadasaSdasa 10 місяців тому

    Mashallah 🎉

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 10 місяців тому

    Masha Allah keep going wll baaba hormar wacan Asagaaga u sare

  • @AxmadNajaad-cm6fg
    @AxmadNajaad-cm6fg 10 місяців тому

    Horay usoc wll❤❤ hasoojedsanin❤❤❤❤

  • @YahyejamalYahyejamal
    @YahyejamalYahyejamal 10 місяців тому

    Ramadan mubark❤

  • @wllaama4174
    @wllaama4174 10 місяців тому +1

    Sxp gormaa noo soo dhigee adoo kashekenaa

  • @AxmedMAXAMED-xl1uj
    @AxmedMAXAMED-xl1uj 10 місяців тому +5

    Waan ka helanay baaba soo badi please ❤

  • @DeeqoNuro
    @DeeqoNuro 10 місяців тому

    Inaa imaadan rabaa meesha baabajey ila so hadal

  • @CxakiinSalaad-ec4rq
    @CxakiinSalaad-ec4rq 10 місяців тому +1

    Waa routinkii uga nasiibka badna because yurubaa lagu sameeyay

  • @shukrilul
    @shukrilul 10 місяців тому +1

    Another level

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 10 місяців тому

    Ramadan kareem abab Jeey alle haku sakhar umad kaal musinba

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 місяців тому +1

    Meeshas waan Garanayaa
    Safar baan ku maray
    Waana Hotel Belarus kuyaala😂❤

  • @JabraCade-cj6lt
    @JabraCade-cj6lt 10 місяців тому

    Waa markii ugu horeysay idariska ii taapo yurub laga daawado😂😂😂

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 10 місяців тому +4

    Guri Wiil somaliyed leyahay ayuu ku so dagey😂😂😂😂😂 ii amiina

  • @Caliya7
    @Caliya7 10 місяців тому

    Go,a sariirta saaran ee calanka somaliya hore maa usiiqaatay

    • @Samawade25
      @Samawade25 10 місяців тому +1

      Guriga qofkale ayaa kusoo dhaweeyay miskiinkan wali meel madegin. Howlbadan ayaa udhiman maalmaha soo socdo asagoo dhahaaYo yurub sidan mooday ma aha ayaan arki doonnaa 😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 10 місяців тому +1

    Qaarada madow joogaa wlhi waa qiirooday 😅😢

  • @Mahadmuqtaar-t2o
    @Mahadmuqtaar-t2o 17 днів тому

    Baaba jeey yurub miiqaa lagu tagaa

  • @thebiglion1312
    @thebiglion1312 10 місяців тому +1

    Qarada meadow aa joga wlhi waan qariyoday😂❤

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 місяців тому

    Europ ma joogtide Rasia jogtaa sxb

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 10 місяців тому +1

    Mnshallh so dhowow wllkis 🎉🎉🎉

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 10 місяців тому

    Khad baaan kuu hayaa Findln ah isoo qabo

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 10 місяців тому

    Ramadan kariim wllky baabajey laguma hayo waayahan sxb is garo dee 😊🎉

  • @daauudseeraar6171
    @daauudseeraar6171 10 місяців тому

    Wadaaan musliiiim adoo joogti aaaaba ONOTHERLEVEL sameeesy adooo dhuuuul gaaal joooogo maxaaaa Lagaa filaaaa
    Ilaaahey haku hanuuuniyo everyTime

  • @nastehamohamed9787
    @nastehamohamed9787 10 місяців тому +3

    waan kutagera baaba jeey anfur wanagsan