GUDDOOMIYE AADAN MADOOBE LAMA HUBO DOORASHO QOF IYO COD AH (3960)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 4 дні тому +2

    Ustaad AadanMclinka lugeyow: maamadan aad baan uga helay mowqifkeeda aadka u adag,, maamo banaadiri MaSha'Allaah maama qiima badan wadaniyad SomalisNationalist nooloow ayaan ku iri.

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e 4 дні тому

    Awelba waa iska cadeed inu rabo inuu kadhigo somaaliya guriy uleyahay ma door Ashok qof iyo cod ah buu qaban karaa

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 4 дні тому

    Nin walan iyo naag walan ley miyaa lagu dhegeysta.
    Niyow dadka walan shaqo ayaa u Soo baxdey.😂😂😂

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 4 дні тому

    Xasan tuuuugo wuu fashilmay ma aha mw waa munaafuq

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 4 дні тому

    Asc adan madoobe kuli fidno ku dhacdey dalka adigaa sameeyey adan madobow waxaad ka dhamaanweysey laaluush uu xasan ku siiyo oo barlamaankiba aad afduubtey iyo kuwa baarlamanka fadhiyo oo iyaga ku sifoobey laaluush marka xasan munaafaq iyo adigoo adan dayuus ahba dhibka dhacey waad wada leedihiin adan madobow waxaa heyska dhigin mid aan dalka dhib ugeysan waxaa tihiin dameer iyo labadisi dhagood midna dalka iyo dadka uma nixin ceeb ayaad maanta dhexfadhidaan ee Alla hanagakiin qabto

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 4 дні тому +1

    Idaacadan dad waalan mooye dad fiyow maba ka hadlaan miyaa?😂😂

    • @abdulkadirshegow860
      @abdulkadirshegow860 4 дні тому

      Brother adiga idacada al cadalla firso taas baa been ka hele ..kkkkkk

    • @User3405-t7n
      @User3405-t7n 4 дні тому

      @@abdulkadirshegow860 war ninkan denbuga uu aruursanayo haku tagerina waayo qof in Dil lagu edeyo wax sahalan ma ahan.
      Ninkana muxu Malin walba mesha la Soo fadhiya madaxweynaha ayaa ciidan baabiiyey ma asiga arkayey.
      Denbi ayaad ku fafusan meshan idacad ma ahan.

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 4 дні тому

    baanle stop

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 4 дні тому +2

      XASAN bakhti kenyati u sujuude WUU FASHILMAY ma wixii u maleeyey inuu YAHAY mw ma aha mw mar HORE AYUU dhacay wuxuu dhaco WAA loo heestaa maxkamada icj AYAA sugeysa SOOMAALIYA SOOMAALI ayey KA dhaxeysa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 дні тому

    GURIGA. XAARAANTA AH, KABAX!! INTAAN LAGUGU DHEX AASIN!!! WAXAASAA AYAA RAYSAL BAARLANAAN AH???? MOORYAAN ISU TAGTAY , OO DHAC IYO BOOB IYO XAARAAN KU NOL UFF IYO AKHAS 🤮🤮🤮TUUGO ISU TAGTAY!! WELIGIIN DAD IYO DAWLAD MA NOQONEYSAAN!!!