Xogta Kulanka Xasan sh & Abiye, Turkiga oo shaqa culus ka qabtay Khilaafka, Kacdoonka Maanta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 13

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 Місяць тому +2

    Soomaaliya iyo Etopia haddii ay ka baxaan fakarka iyo maamulida gumaystayaasha caalamiga ah ee maraynkanka iyo engelska iyo Esraa,il guul bay gaarayaan

  • @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
    @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy Місяць тому

    Wasasee❤❤❤

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Місяць тому

    Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamud, waa inuu ku adkaaysto inuusan la kulmiin Abiye Axmad.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa Місяць тому

    Itoobiyo u ugulaameeno intee imaado dhulkeena iyo badeena oo hadii.ay ogolaato dowlada ay hishiis la gasho shacabka ma yeeli doono

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Місяць тому

    2 wadan op wax islaleh BAALAWADA HADALSIIYAA E MA WAXAYGAA NALAGU WADA HADALSIINAYAA
    Gurigayga iiga soobah aan wadahadalee

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Місяць тому

    Abii xaq umalihid in an bad kusiino kumana heyno

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Місяць тому

    Weriye asc fadlan Halooga digo Xasan sheikh inuu la kulmo Abiye wuxuu doonayaa inuu sixir kutaabto Ethiopia sixirkii uxumaa ayey wadaa Ethiopia

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy Місяць тому +1

    Waxa.dhamaanaya.waahawiye.waxa.dhameynaayana.waahawiye.hawiyoow.isdaaya.waad.dhamaateene

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +1

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Місяць тому

    Yaan loo gixiin gixiin Ethiopia ha layska ceeliyo.

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Місяць тому

    Xsheikh isheeg

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Місяць тому

    TALO MUHIIM AH
    Intii bada soomaaliyeed iyo dhulkeena yuhuuda madow ee itopia ay qabsan lahayd
    Soomaaliya oo dhan ha kaceen iyo dawlada dhexe iyo maamul goboleedada waa in si degdeg ah loo qabta maamulka yar ee jeeska ah ee isaaqland oo yuhuuda dabadhilifka u ah
    hargeysa burco iyo berbera halagu
    qabto mudo ka yar 5 cisho
    Dabadeedna saldhigyo ciidan oo waaweyn halaga dhigo xuduud beenaada itoobiya iyo somalia
    Dabadeedna halaysku xiro ciidannka. Siti ka dagaalamaya
    Liyuu booliska iyo ciidanka xooga dalka soomaaliya ilaa laga xoreeyo
    Somali galbeed
    Maxaa yeelay itoobiya waa 9 kill
    Iyo 9 qawmiyadood oo qoryaha isu sita oo jaanis isku wada gaadaya
    Itoobiyana maanta dagaal cidna lama geli karto

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 Місяць тому

    Beenlow. Faalalow afhayeenka Xassan Gurguurte