Ilaahow M siyad Barre dambigiisa iyo kii waalidintiis ka dhaaf, jannatul ferdowsana ka waraabi. Xasanna Ilaahow iimaanka ku soo celi.garad uu wadan ku maamulana sii.
Adunyoy xaal ka ba shacabka Somaliyed digodi iyo dacankodi iyo daxalki awowo yasho bu mesha ku garey wax lagu fano ma aha cir dul bad qaburo intu xarasho inu manta ku fano wa odey ka shehekey 😢
Hadalkan ow kuhadlay xassan sheikh hadal qof masul ah kuhadlo ma ahan ama qomadax ah hadakisa ma ahan wa iska hadlay wanin wadan iyo daba kafikirenin otisa bis ujeda
farmaajo waan aragnay waxuu yahay Insha Allah nooma soo noqonaayo horta mataqaaniin miyaa in aad iska deysaan in aad daba waregtaan nin aad baratay siduu wax umaamulay maya haduu soo fiicnaaday
War xishoo maxy baranayaan mel ay kunastaan ma hayaane gaajo iyo hoy la aan ayaa haysa dadka somaaliyeede xishoo ma caruur baad u shekay nysaa waa sidee odaygu
Ilaahow M siyad Barre dambigiisa iyo kii waalidintiis ka dhaaf, jannatul ferdowsana ka waraabi.
Xasanna Ilaahow iimaanka ku soo celi.garad uu wadan ku maamulana sii.
subxana allah allahu akbar❤❤
Hoyoy xaal qado😢
Hassan Sheekh ha la iska qabto qof damiir leh oo wadani ah ma aha. Allah ummadda ha ka qabto
1:02 mashallah
Waaaaa tuuug kufanayo xolaha dadka dhacn
Walaalayaalow waxaan waalan warkiisa naga daaya laba labadiisa waa sheeydaan ilaahey umadda u soodiray garguute munaafaq ahlu naar ah eey ah oon aqoon ceeb
Tuug majirin madax weynaha aakeenay
Nama Soo marin
Asc. Wax walba Aduunka ku heyso adoo ku keenaya xaaraan ama xalaal gurigaad doonto deganow waxaad rabto aamin sanow calooshaada ama afkaaga ha is qilaafaan intaba waxaad geleysaa qabri yar aad caawin heley ilaa aad camel salax heysato. Allaahu aclam.
Uuuuf Py Py Py X
asan Shiikh don't play no more or???
Dawlad baa fajita wadamada aad kahashay soomaaliya waa qabiil xasan madowlad baa waa qabiil hawiye ladhaho away daarood Wayne
Wa runtiis saldhig Laga gano satalaad wa muhiim
😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk
Farmaajo halaso celiyo
Adunyoy xaal ka ba shacabka Somaliyed digodi iyo dacankodi iyo daxalki awowo yasho bu mesha ku garey wax lagu fano ma aha cir dul bad qaburo intu xarasho inu manta ku fano wa odey ka shehekey 😢
Hadalkan ow kuhadlay xassan sheikh hadal qof masul ah kuhadlo ma ahan ama qomadax ah hadakisa ma ahan wa iska hadlay wanin wadan iyo daba kafikirenin otisa bis ujeda
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏻👈🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Meshu abo Siyad ku hubsadey fogaaa🤔
Farmaajo muxuqaban karma gurina madhisankaro dalna madhisi karo xasan dental❤ cuna qabatenka hubka❤❤still afrika❤❤❤xurenta dalka❤❤❤❤tourists dayaha gacmedka❤❤❤❤❤difaaca bada iyocirka dhulka❤❤❤dalxureye ayaa qabtay. 5. Sano muxuuqabtay farmajo isheg oo igu sheg barnaa mijka xigo adigoo had laayo somalinimo
Duli oromo ah oo cadowga shaqale u ah munafaq ayaa munafaq difaca.
SHARE
Madax weynaha 50 ilmo muu dhalay
Xasan Shiiq Maxamuud President 🎉🎉🎉
farmaajo waan aragnay waxuu yahay Insha Allah nooma soo noqonaayo horta mataqaaniin miyaa in aad iska deysaan in aad daba waregtaan nin aad baratay siduu wax umaamulay maya haduu soo fiicnaaday
Wadaadku war la,aan baahaysa dawladmiyaynu nahay kkkk
Familigaaga haday xaqdad waxkubarteen ilaahay kuma anfaco
😂😂😂😂😂😂😂😂
Hada miyaa lasoo xasuustay maxamd siyaad jana far doowso allahakawaraabiyo markaan kusoo xasuusto waan kuu duceeyaa qurigaad udhiibtay hawiye caruur tooda ayeey ku laayaan illaahayo nabad baadi
Masha Alaah barakafii
😭😭😭😭😭😭😭
Subhaanalaah. Yaa ku AAMINAAYO?
Kuwa uu mar walbo soqaldo dadbaa dhalay kuwiisana waxbarashadooda ayu kufaanayaa war waxan caqli xumaa
ya balamiyay kkkkk😅😅
LIVE
0:45 farmajo didn't how to talk 5 yrs he was in the office but now he do 😂😂😂😂 guul president Hassan
Xasan wa saxan yahay
Viva xasan sheekh maxamuud
😂😂😂
Just sad . Soomalida inta badan ma awoodaan waxbarashada aasaasiga. Adigana waxad ku faaneysa adigo caruurtaada inay jamaacada dhameeyeen
Faan you kibirba ilaah iyo rasuulkiisaba way nacebyihiin
Uu ku fanayaba doqonsana uxu
Guurguurtow na dhaaf
Ha uga qiyaasqaadan keenya tan soomaaliya
Dhawr iyo tobankaaguba shaqa soomaaliya ka helimaayaan waayo lama aamini Karo sunahaaga iyo munaafaqnimadaada boob kaaga ayey barteen kadaranoo xaaraan baad ku korisay iyaguna nadiif noqon makaraan
Xanuun baa ku hayee ilaahey caafinaad weydiiso xasan sh kursiga ka hor ma,adiga dabkiisa shidayy yaaab😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War xishoo maxy baranayaan mel ay kunastaan ma hayaane gaajo iyo hoy la aan ayaa haysa dadka somaaliyeede xishoo ma caruur baad u shekay nysaa waa sidee odaygu
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏻👈🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SHARE