MORNING ROUTINE IYO ILMAHA O IGA XANUUNSAN🥺

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @HafsaAbass-pw5ef
    @HafsaAbass-pw5ef 9 місяців тому +3

    Mcney markahore ilmaha allah kucafiyo turkey 🇹🇷 iman rawa I.a 2024 managaranayi cidna e ada wllashey muslim ah o somali ah inta kalasoxirira plz isojawab 😊

  • @dalsanmedia1247
    @dalsanmedia1247 9 місяців тому +3

    Maasha Allaah dadaal kaaga aniga hirgab haduu ihaayo maba dhaqaqi karo kkk

  • @Anzal222
    @Anzal222 9 місяців тому +1

    Abyo mujaahid somali inu yahahy sidee lagu ogaanaa hee haduu wax qasin ilaahow kuu caafi ilmaha

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 9 місяців тому

    Masha allh abyo cafimat taam allh haidin siiyo dambi dhaaf allh haka dhigo carurta allh haka qado

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 9 місяців тому

    Masha Allah tabarakallah beautiful family ❤️
    Rabi swt haa ini cafiyo sis
    🤲🏽🤲🏽

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 9 місяців тому +1

    Masha Allah ilahey haku xafido will asi cml ijiogo wlhi sanle waye 😂

  • @XANAANFEYSAL
    @XANAANFEYSAL 9 місяців тому +2

    Masha Allah Allah haediin caafiyo abyo❤

  • @MaryamFarax-c7f
    @MaryamFarax-c7f 9 місяців тому +1

    Hani abaayo waxan rabay xabsodada qasan ilamaha sida uu semaysey no sheeg ple cadsi waye abaayo

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 9 місяців тому +2

    Hergabka marko baxy buu adinka niisoo martiyay 😂bye bye dhaha 😂

  • @MariamThabeet
    @MariamThabeet 9 місяців тому +1

    Allah ku cFiyo aum malk iyo Mücahid maryam

  • @khadijaAhmed4103
    @khadijaAhmed4103 9 місяців тому

    MashaAllah abyo allaha idin caafiyo adiga iyo carrurtada🤲

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 9 місяців тому

    masha allah abyo ilahay ha ku cafiyo

  • @Ayaan-f2l
    @Ayaan-f2l 9 місяців тому +1

    Allah hakucafiyo abayo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 9 місяців тому

    Abaayo antibiotics iyo mudaawaadkaan ha isku qassin. Turmeric markaad karineysid sida oo u shaqeeyo wax yar oo filfil ku dar. Hergebka waa waashay ee Allah ha na wada caafiyo Ameen yaa Jaliil 🥰🤲🤲🤲

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 9 місяців тому

    masha Allah ilaahey haidin cafiyo xabiibiti🤲🤲🤲❤❤

  • @anfacfaarax3038
    @anfacfaarax3038 9 місяців тому

    Sinjibiil iyo huruud isticmaal

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 9 місяців тому

    Msha Alla Xbbti Alle haydin caafiyo ❤

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 9 місяців тому

    Asc Haniyey gabadhada need maa heysp mise boronkito waxaad siisaa gabadha Malabo saafi ah iyo xabatulsodo saliida iskugu dar isku walaaq subax ayadoo baahan iyo habeenki sii qaado ilmo hal sano ka yarns ha siin

  • @falisa576
    @falisa576 9 місяців тому

    Masha Allaah tabarakallaah walasheey
    Hani Allaha idin barakeeyo
    Caafimad Allaha ku siiyo insha Allaah

  • @RiimRia-jb5cv
    @RiimRia-jb5cv 9 місяців тому

    Haniyey wan kusalamay mansha allah illahey haidin xifdiyo qali Yayada sida losameyo nosogali ido shishid iyo mida kalle o cadiga lokedsado

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 9 місяців тому +1

    ABAAYO. ILAAH. KUUCAFIYO
    ABAAYO MUNA MALIK IYO
    MUJAAHIT

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 9 місяців тому +2

    ألله يشفيهم ويعافيهم شفاء لا يغادر سقما ❤

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 9 місяців тому +3

    Walaladey ii so duceya in alle caafimad Taan ah I siiyo alle ka baryay

  • @fosiyai5422
    @fosiyai5422 9 місяців тому

    Allah ku Caawiyo caaruurta Abooyo❤

  • @FatushCadey-z1q
    @FatushCadey-z1q 9 місяців тому

    Masha allh Abayo illhay hakucafiyo aamiin yarabi😢😢😢

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 9 місяців тому

    Allaha cafiyo carurta

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 9 місяців тому

    Masha allah abayo alle haku cafiyo aruutada❤❤

  • @AyaanAyush-m4w
    @AyaanAyush-m4w 9 місяців тому

    Masha alaha ilahay haidin cafiyo

  • @amiirocadey
    @amiirocadey 9 місяців тому +1

    Alle haku caafiyo abaayo

  • @nimcoosman919
    @nimcoosman919 9 місяців тому

    Ilahay haydin caafiyo

  • @اماميرة-ن8ق
    @اماميرة-ن8ق 9 місяців тому

    Allah ha ku caafiyo ❤

  • @awohassan
    @awohassan 9 місяців тому

    maasha allaaaah alle hakuu xafido idamka alle caafimaad degdegana haydin siiyo❤

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 9 місяців тому

    Amiiiiin ya rabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 9 місяців тому

    Alaha ha idiin caafiyo adiga iyo caruurtaada ❤❤❤❤😊

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 9 місяців тому +1

    😢😢😢 sorry somturk family abaayo hani Allah ku caafiyo caruurta we dhacda marka banaanka lo kaxeyo in xanunsadan qandho iyo hargab caajis kaso qaadan

  • @fatimanuura8087
    @fatimanuura8087 9 місяців тому

    Asc wll sidaan u heli karaa foodaraha karbatka lageliyo waa ka helay

  • @rowdaali9939
    @rowdaali9939 9 місяців тому

    albta hargabkaaa no so same wllo

  • @bushraosman7000
    @bushraosman7000 9 місяців тому

    Asc wlo mafiicantay. Waxaad samaysaa rooga ku wadh balakoonka haduu leeyahay cadceeda. Ka qaadaysa huruuda dib uguna arkaysid huuruuda

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 9 місяців тому

    MashaAllah abayo Ameen Ameen ameen

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 9 місяців тому

    Aamiin abaayo hani alaha idincaafiyo anagsba hargab jawiga qaboow ah❤❤❤

  • @aymanasad4901
    @aymanasad4901 9 місяців тому +1

    Abyo malab saafi xagee ka helaa ilmaa iga qufacaayan ankar ayaan joga

  • @bushracadeey4355
    @bushracadeey4355 9 місяців тому

    Masha alah abyo hergadka naqaska asa ukeno ilmaha saas oono haya ❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 9 місяців тому

    Abayo ilahey ha nii caafiyo

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 9 місяців тому

    Asc hani hooyo alaha idin caafiyo aamiin

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 9 місяців тому

    Haniyey sanjabiil shaaha ku darso, Allaha idin caafiyo.❤

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 9 місяців тому

    Allaha idin caafiyo abaayo vitamin C iyo Zinc ku dadal inshaAllahu

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 9 місяців тому

    Aalh hakucafiyo wllo gali

  • @mariamiilumuhamud2888
    @mariamiilumuhamud2888 9 місяців тому

    Shaxa hada aad karinysy noo soo gali muqalka xiga lütfan ablacım 🥰😘

  • @QaaliAbdullhi
    @QaaliAbdullhi 9 місяців тому

    Alaha kuu caafiyo xppti❤

  • @saashoyuusuf3828
    @saashoyuusuf3828 9 місяців тому

    Alle kuu caafiyo caruurta ❤

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 9 місяців тому

    M. A Tabaaraka Laah

  • @mariamiilumuhamud2888
    @mariamiilumuhamud2888 9 місяців тому

    Hani abyo cunta karis soo gali plz abyo 😘🥺

  • @munocaday2902
    @munocaday2902 9 місяців тому

    Allaha idin cafiyo wajac yar iska waye hargabka

  • @Faatimaa345
    @Faatimaa345 9 місяців тому

    Mashaa allah abayo ilaaheey haidin caafiyo adi iyo ilmaha habada uahay🤲❤💖💖❤

  • @suusaana
    @suusaana 9 місяців тому

    allaha kuu caafiyo caruurta abyo❤

  • @shukriaabdirahman2554
    @shukriaabdirahman2554 9 місяців тому +1

    Abaayo maashaarida xagee kasoo iibsatay adoo mahadsan istanbul jooga fadlan igu caawi meelaan ka heli karo haday tahay mashaaridii isku dardarka ahayd

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 9 місяців тому

      Abyo shido tii somalia cml hada rabto isku dardarso waxa u bahantahay mashinka waxa qalalan ku shido xogaba mar aniga inta karsanayo o ciyalka rabo Ina sisto mar an shida Waxana isku Dara baris, basto qamadi ,borash iyo sisin caraf lyo mcn waye

  • @AyanitaAbdi-w5g
    @AyanitaAbdi-w5g 9 місяців тому

    Masham allah abaayo

  • @FalisGeele
    @FalisGeele 9 місяців тому

    Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @MariamThabeet
    @MariamThabeet 9 місяців тому +1

    Hoş geldin çok güzel ban ban kocam turki merhaba salm solsun 🎉🎉🎉❤maryam

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 9 місяців тому

    Maansha allaah❤❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 9 місяців тому

    Nebulizer ayaa la dhahaaa mcney daawada aad siineyso

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t 9 місяців тому

    مشاءالله

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 9 місяців тому

    Shiraan like ku siyaan kasi waayey😂❤❤❤❤🤲🤲🤲

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 9 місяців тому

    Iidaa wiilkeyga ha ku dheelo qawaaw ayaa jiro gurigiisa ha ku baashaalo.

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 9 місяців тому

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @anfacfaarax3038
    @anfacfaarax3038 9 місяців тому

    Saas aan ukursadah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 9 місяців тому

    Bun Hadii la waayo Badelkisaa la hellaa😂😅😅❤❤❤ Markii la yaabo yasiinta❤😂😂 Macha"Allah Hany🤲🤲🤲🤲🤣

  • @bushracadeey4355
    @bushracadeey4355 9 місяців тому

    ilhaah hanicfyo abyo

  • @halimasacdia.
    @halimasacdia. 9 місяців тому

    Masha allah keep going

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 9 місяців тому

    Masha allah beautiful family❤❤❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 9 місяців тому

    Hal talo ciyaalka iyo sawirka kala daa uma fiicna Mana xamili karin 😢Hargabna caloosha cosodsiiya markay caloosha fariisato qux iyo halgab kuma daaynayaan

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 9 місяців тому

  • @miskiineyyyy07
    @miskiineyyyy07 9 місяців тому +2

    Qofka ugu horeeyo😂

  • @fartuunahmed328
    @fartuunahmed328 9 місяців тому

    Abayo afaraha hargabka sad usameysey noso gali

  • @Caasho-d5l
    @Caasho-d5l 9 місяців тому

    Masha Allah family qurux bdn

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 9 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤