MOHAMED TOBANLE HEES CUSUB |TALO| OFFICIAL VIDEO 4K 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2018

КОМЕНТАРІ • 320

  • @maandeeqindho2137
    @maandeeqindho2137 6 років тому +4

    Maxamed tobanle Shiiikh ayuu ku qurxoonyahay Qof haybadaan Alle siiyey Masha-Allah ma ahan inaa ku guubaabisaan Hees. Ciyaalsiiyaha ayaa heesaha lagu guubaabiyaa lkn wiilkaan oo kale waa culimada mustaqbalka dhaw Insha-Allah

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 років тому +116

    DAAWADAHII KOWAAD MAXAMED TOBALE WAA FANAN DA YAR COD HALAASI AH WAA FANANKA HADA AAN UGU TAGEERO XIDIGA MOQDISHO HADII AAD TAGEERTO LIKE NOOGU DEEQ

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore 6 років тому +90

    Anigu ma odhonyo waan ugu horeeyay lkin waxn qirya inuu cod macn yhy maxmed tobanle yahyna fanan mustaqbal leh marka cidii jecl codka fananka like igu qabta

  • @aminasharmarke4451
    @aminasharmarke4451 6 років тому +34

    Fanaan dagan cod macaan labis quruxon intaas hadaa u jeedo like me ❤️❤️😍

  • @ahmedmahamuud3683
    @ahmedmahamuud3683 6 років тому +4

    Horay u soco sxiipkay rumaad fanaan hadana codmacan iyo daganaan isku darsaday Mahamed noolow lipaax✌✌✌✌✌

  • @laabsaalaxinacumar1121
    @laabsaalaxinacumar1121 5 років тому +3

    wllhi waa fanankii abid ugu ficana reer Mogadishu

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 6 років тому +4

    Woow oo saa keeni yaraa ciyaar bartey halkaas ka haay igaarkeen waku aamisansanahee 😍👌🏼🔥

  • @KAVARA7
    @KAVARA7 6 років тому +3

    ileen tir tir baa laheeyd tuuro ha tanaadi waayo . ya salaam tobanle go ahead bro

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому +14

    Sandkan wiilashan teegeersanhay
    Mashallah wiiil yar oo dagan weeye

  • @rowdhosacdiyocali3982
    @rowdhosacdiyocali3982 6 років тому +2

    hargeysa somaliland Waaaaw wa fanaan somaliye ooleh muwadinimo buuxda The Best talhy tobanle tagera dhaban ku hya nolow waliba farxd zxp igu qliya

  • @maryamo411
    @maryamo411 6 років тому +11

    Nin lawaayay uma xumid fanaan buuxa ayaa tahay halkaas kasii wad Maxamad tabanle 😍😍😍😍😍😍🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @moismail6233
    @moismail6233 6 років тому +11

    maybe i'm first one 😍💯

  • @lastkingsuuleykingsuuley8356
    @lastkingsuuleykingsuuley8356 6 років тому +6

    Legend mhmd tobanle king of Mogadisho ✌✌✌✌✌

  • @diyaayoungtiger1709
    @diyaayoungtiger1709 6 років тому +1

    Heesta/100%
    Music/100%
    Ereyada/100%
    Laxanka/100%
    Style/100%
    Waaaaaaw waaa fanaan da yar Masha Allah hore usuco king of voice Mohamed tobalne

  • @apdiqadirhasan3282
    @apdiqadirhasan3282 6 років тому +4

    fanan qliya hre usoco bro ani daganan tada ayan kugu tageeraa

  • @gacalomoha2070
    @gacalomoha2070 6 років тому +15

    Waaaw inaba caadi maahan Hadaan mugadisho jogi lahay wilkan hadiyad Ban gudonsin lahay Run ahaantii viva maryan Gacal. ....... .?{♡♥Tobanke♡♥}

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion2225 6 років тому +1

    Tobanle in the house 2018 codkiisa fanaaniinta jiraan magaaraan. Lkn laxamiisteyaal daalan baa ulaxameeyaan. Heestaan ninka ulaxameeyay caadi maaha

    • @alimacruf5889
      @alimacruf5889 4 роки тому

      Blame me Not Religion Heestan laxamistaha wayn Al Ustaad Ali shaacir ayaa ku faryareestay

  • @osmanabdishakur1558
    @osmanabdishakur1558 6 років тому +3

    fanan buuxa dagann iyo cod tagera buxa wlhi horay usoco😍😍😍😍😍✅✅✅

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 6 років тому

    Wiilkaan yari aad buu u xishood badan yahay halka aan hablihii ka kari la. Nahay naa xijaabta cajab anyway aadbuu u cod macaan yahay mohamed tawanle msha allah

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 років тому +5

    Wilkan codkisa iyo deganan tisaan jclhy ilove tobanle nolow intey nolijirto

  • @maqdisbashiir7081
    @maqdisbashiir7081 5 років тому +2

    ereya 100%
    laxan 100%
    codka 100%
    style 100%
    action 100%
    ❤❤❤👍

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 років тому +31

    Alla wadankeyga qurux badanaa masha allah

  • @akmangustavo
    @akmangustavo 6 років тому +2

    Tobanle first tagero ku ahay fanankena 😘😘😘😘

  • @xabiiboxasan2323
    @xabiiboxasan2323 Рік тому

    Waxow ku jiraa fananiinta muqdisho ugu fiican hadane labuun buunin 😭😥

  • @aweysahmed1318
    @aweysahmed1318 6 років тому +14

    Erayadii abwan abdikadir dharkeley iyo codkii mohamed tobanale walee walesku helay intii igu raacsan like hala dhafina

  • @ilaqosolqaraxo3908
    @ilaqosolqaraxo3908 6 років тому +45

    Wiilkaan Caadi mhn sxb hore u Soco

    • @user-ol1oi3gt4o
      @user-ol1oi3gt4o 6 років тому +1

      Ina waberi Cade intane ma iigasohoreesaa cade

    • @somupdates7882
      @somupdates7882 6 років тому

      Kabsanaa naagtan shukaansigiina ma halkuu ka galay

    • @yaazmamoha2419
      @yaazmamoha2419 6 років тому

      😂😂😂😂

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 6 років тому

      Yasmiin Mohamed
      Ku aaway hee walaley heesaha adigaa qoraal ka dhigi jiree .....😂🤣😂🤣🤙

    • @yaazmamoha2419
      @yaazmamoha2419 6 років тому

      Mullă Madar maaaalin cadeey maa inabeee shimeee heesaha qoraal kadhige yaaaab.com😱😱😱😨

  • @somupdates7882
    @somupdates7882 6 років тому +5

    Warya amiir bad tahay halkaa ka wad abt hore uso soo soco ilaa garowe ila carta ilaa bosaso so gaar fanan qaran ban ku caleemo saare

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 6 років тому +1

    Anoo naceb turanturada maxaan udubkiisa taagay tiiranyo maxaan kadhowray tolmooni maxaan ladoonay
    inuu tiigsado rajada axx😭 tobanle❤

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn 6 місяців тому

    Masha Allah what a voice keep going my brother 🙏 🙌

  • @ikhlaasdhaqane3627
    @ikhlaasdhaqane3627 6 років тому +1

    Mohamed topanle 😘the one and only fanaan hesihiisa aan jeclhy ❤

  • @naadiyamaxamed9010
    @naadiyamaxamed9010 6 років тому +5

    Maxamed tobanle fanan buuxa hor soco pro

  • @munalizamunaliza1735
    @munalizamunaliza1735 6 років тому +15

    Mohammed tobanle 👌👌😘
    Curubo films 😘😍

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 5 років тому +2

    BILAAD SHARAF XAGA CODKA
    EREYAADDA, LAXANKA IYO MUSIGA...Wa Rag isbalansadaay wlhi

  • @draminsamakaal8679
    @draminsamakaal8679 5 років тому +1

    Tusaaluu ii yahee.
    Ileen adunbaa is toogtoo.
    Nabsaa isku soo talaashay.
    Talaabo inuu dhaqaajo .
    Anuunbaa kaligey ku tamay.
    Ileen tir tir baad laheyd
    Tuuro ha tanaadi waayo.

  • @dareenxaaji2553
    @dareenxaaji2553 6 років тому

    codka tolmon maxamed tolmone allow ku daa cod kada Qurux badan styl daganaan dabecad Aqlaaq Asluub Allah wa kugu maneste horee Usoco Bro
    👌👌👌👌👏👏👏👏❤❤

  • @hamzaaden2038
    @hamzaaden2038 6 років тому +1

    Voice 💯
    Style 💯
    Lyrics 💯
    If uh have the same opinion with me just say M.A to MOHAMED TOBANLE aniga like kagamabahni xeey ii tare hortaaa video ga Aya like ta ubahan ee halaguyaco

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 6 років тому +2

    Best fannan waana maskiin

  • @mohamedmahad5057
    @mohamedmahad5057 6 років тому +1

    Ninkaan Waa wata Wlhi Cod vs Deganaan 👏👏

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 6 років тому

    Bababa muuqaal cusub iyo maqal lagu raaxeysto Noolaada Curubo Flims Iyo Fanaanka Tobanle...😍😘❤❤❤👌👌

  • @fathiamuhammad9645
    @fathiamuhammad9645 6 років тому +3

    Tobanle an other level😍

  • @abdirahmanmohamed9196
    @abdirahmanmohamed9196 6 років тому +3

    Codka 100%
    Ereyada 80%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Style 60%
    Action 50%

  • @allymohamed83
    @allymohamed83 6 років тому +2

    somalia allow dhoor wan jaclhay

  • @fatimoaliaxamad4010
    @fatimoaliaxamad4010 6 років тому

    Www fankaan wan tagera cod macn ayuuleya hay

  • @aaliyaalimohamedqalanjo3214
    @aaliyaalimohamedqalanjo3214 6 років тому

    Tobanle wa fanan buxo hore u socod wangsan wllky

  • @fardawsabarre9455
    @fardawsabarre9455 6 років тому +2

    Woow the best he's 💘👌 qiiro waye runti ax 😢 go forward tobonle 👍

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 6 років тому +5

    Oooof caleyk walky tobanle horay usoco broh

  • @nacimayusuf1532
    @nacimayusuf1532 3 роки тому +1

    Hadad 2021 dawabayso like isku muuji🤣🤣🤣🤣

  • @biggyydail2658
    @biggyydail2658 6 років тому +1

    best fanaan i have ever seen

  • @biggyydail2658
    @biggyydail2658 6 років тому +1

    my toolka hore usoco please

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 6 років тому

    Woooow fanaankaan da da Yar bukudhamaday 💟💟👏👏👏👏

  • @cabdiladiif5387
    @cabdiladiif5387 2 роки тому

    Tobanle ✍️ Another level

  • @mariasheekeeye9892
    @mariasheekeeye9892 6 років тому +26

    dadkan markay ku amanayan anigoo awal kutageri jirin markan hesahada sifican udhagaystay waxa iso baxday waxay somali wayn isku racday ooo ah ina tahay fanan aaad u dagan hesihiiisana ad u macanyihiiin waxana usabab ah codkada misna waxan kugu si jecladay xamar cadey meshi laygu dhalay inaaa dhax jogto nolow tobanle

  • @mohamedabdulkadir7342
    @mohamedabdulkadir7342 6 років тому +14

    Tobanle iga yaabisay wlhi

  • @abdelnasirbulaale2235
    @abdelnasirbulaale2235 3 роки тому

    18 may 2021
    tobonle super cool
    inta iga danbeeso like isaaara

  • @mohamedabdulkadir7342
    @mohamedabdulkadir7342 6 років тому +9

    Wow

  • @buurasugo9718
    @buurasugo9718 6 років тому +2

    👌❤I love this song

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 6 років тому +1

    Tobanle Fanaan Sare Hore U Soco Bro

  • @wariyeramaas268
    @wariyeramaas268 6 років тому

    Axsan cod iyo erayo iyo music dagan muqaal cajiba intaba wxay kadhigeen heesta mid sojiidasho leh fanaan qliya tobanle go forward bro

    • @mdaliasc3456
      @mdaliasc3456 6 років тому

      axsan cod iga djeh.masha alaah

  • @amushofficial5413
    @amushofficial5413 6 років тому

    Maansha allah Illahay cod ayuu ku siiyay Horay usocod Al fanan Tobanle

  • @muntazlaki8985
    @muntazlaki8985 6 років тому

    Fanan degan o cod halaasi leh aqyaarnimo ka muuqato noloow fanaankeena 😙😙😙😙😙💋💋💋💋👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @ahlamhersi2226
    @ahlamhersi2226 6 років тому

    Wooow axyaa cod ❤❤❤❤❤ Mahamed tobanle allow kudhawr Abowe love kugu ahay💋💋💋💋💋💙💙❤❤❤ moqadisho USO socda insha Allah ❤❤❤

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 6 років тому +1

    😍😍😍😍best cod & fanaan 💯👌👌👏💙💚💛💜💖💗💞💟

  • @tiimholofholof9948
    @tiimholofholof9948 5 років тому

    maashaa Allah Fanaanka MoQdisho waan kufaanaa waxkale Horay usoco

  • @aslialimoussa7192
    @aslialimoussa7192 6 років тому

    mahamed tobanle fanan dagan wlhi jtm

  • @wardamohamed5715
    @wardamohamed5715 6 років тому

    tobanle hado yahaybo saar like Wilkan waa rageedi niman waxba iskuhaynin muxu afka taaga dadka waxa la imaadana wakuwan iska afgaaban ani dhankasto 100000% kasiiye cidan kutaagerin wa wax magarato 🙌🙌🙌

  • @hanaandagen2386
    @hanaandagen2386 6 років тому

    Illah amarkiis wiilkaan adaabtiisa iyo daganaatiisa iyo codkiisaba kalama litaan ANA waan KA helaa fankiisa hanbalyo my fanaan tabanle

  • @rayaanmuhudin8368
    @rayaanmuhudin8368 6 років тому

    Mohamed tobanle fanaan ween wiil shidan😍😍😘

  • @nastehaarab5285
    @nastehaarab5285 6 років тому

    Ileen tirtir baad lahayd tuurooo ha tanaadi waayo woow

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 років тому +1

    Hees shidan ika dheh horay usoco ugas

  • @fardowsocabdulaahi549
    @fardowsocabdulaahi549 5 років тому

    My fanankeyga aan ku faano

  • @fatushfilsan8270
    @fatushfilsan8270 6 років тому +1

    Wwwwwwwwwww the one and only legend moha tabale cod baa kugu dhan oheey oh

  • @fayslcali5430
    @fayslcali5430 6 років тому

    Codko 💯
    Music 💯
    Laxanaka💯
    Maxamed tabalani nolow sxp hori usoca

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 6 років тому +5

    Mohamed Tobanle Jaaaked Le Eg Malaga Wayay Xamar Oo Dhan
    Any Way Fanan Buxa Aya Tahay Horay Usoco Dhankayga 100%

    • @caawiyetube
      @caawiyetube 6 років тому +1

      Mohamed Yarki Xisaha Kalgacal 😂😂😂 poqorkeyga fashion baa la marayaa😂😂

    • @mohamedwardi2185
      @mohamedwardi2185 6 років тому +1

      saaaan Haday Fashion Tahay Wuu Naga HoreeYa Ninkaan🤣

    • @samsamahmed3550
      @samsamahmed3550 6 років тому +1

      Mohamed Yarki Xisaha Kalgacal kkkkk

    • @samsamahmed3550
      @samsamahmed3550 6 років тому

      Kkkkk

    • @samsamahmed3550
      @samsamahmed3550 6 років тому

      Kkleyd

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 6 років тому +1

    Waa hees fiican horay usoco

  • @yacqubabdilahi3946
    @yacqubabdilahi3946 6 років тому

    Soomaliyeey Waxan Rabaa Inaad Igu Caawisan Saan U Kufsan Lahaa Sacdiya Siman Waayo Anoo Jecel Ayay Tiru Nin Dibada Jira Ayan Jeclahay
    Talo Ayan U Baahanahay Fadlan Like I Saar Reply-na Iso Gal.

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 6 років тому +2

    horay usoco alfanaan tobanle

  • @muhamedmarco1566
    @muhamedmarco1566 3 роки тому

    Hestan inta daawanaysa 2021 like saar

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 6 років тому

    FANAAN DAGAN .AFSOMALI LA FAHMI KARO KU HEESAYA WAYEN MASHA ALLAH.SALAAN KAAGA TIMID GAROWE IGA GUDOON. WALAL.

  • @nimanhmemo2434
    @nimanhmemo2434 6 років тому +2

    Imikad isku darsstay labiskii iyo codkii sidaa ku wad

  • @dayibofficial1609
    @dayibofficial1609 6 років тому

    Wa baxsatay
    Hesta zanadka
    Inta mogdisho ka hesto

  • @asaldhalad3042
    @asaldhalad3042 6 років тому

    Cod wakugu dhanyahay tobanle hore usoco fanan👌🏻👌🏻👌🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @abuzidiiq4337
    @abuzidiiq4337 6 років тому +4

    fanaan igadheh maxaan talo iyo wanaag kalgacaylka kutoosiyoo kajirey tacadiga xagayga

    • @sagalaxmed3219
      @sagalaxmed3219 6 років тому

      aad ban utagera abwan hesatan leh sxb iqali ah abawan dharkenkey hore usoci

  • @rowdhosacdiyocali3982
    @rowdhosacdiyocali3982 6 років тому

    inta jecel Tobanle iyo Sacdiyo Siman waan jecelyay

  • @abdillahimaldhini3674
    @abdillahimaldhini3674 6 років тому

    mahamed tobanle fanaan jiira horey uu soco sxp

  • @samiroalijamacjamac2439
    @samiroalijamacjamac2439 6 років тому +3

    Tobale calacal le ma kujire igadaa calcalka plz

  • @canjexhalgamaa9066
    @canjexhalgamaa9066 6 років тому

    Taagere number 1 Mahamed zxb qali hore usoco👏👏👏

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 6 років тому

    wow boqorka codka ahaa Tobanle waad ka baxsatay huuno noolow yaaqee

  • @najmanashad2773
    @najmanashad2773 6 років тому

    fanaaninta wilka aan ugu jeclahy walahi ada ugu ficn fananinta hire usoco abowe

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 6 років тому

    Fananinta aan biladaha aqalaaqada dagnanta siin lahaa tobanle iyo hilaaac wlahi cadi ma ahaaan maasshaallah

  • @cawoadan9934
    @cawoadan9934 6 років тому +1

    Tobanle
    Mch allah

  • @nastehaneyruz8510
    @nastehaneyruz8510 6 років тому

    wr wlhi wilkani haleygu washow wada cod io daganan style Cusub halka ka hay pro mahamed❤👏👏

  • @zlsports5427
    @zlsports5427 5 років тому

    Mohamed tobanle wa nin fanka codkiisa ku jooga

  • @maslahvic9954
    @maslahvic9954 6 років тому

    Waaaw my fanan so rogal celiyay waxas aya hees ah kutageraa sxp tobanle

  • @rudwansaed8053
    @rudwansaed8053 6 років тому +1

    wllo waanu kaa sugaynay

  • @maquuste1795
    @maquuste1795 6 років тому

    M.Tobanle fanaan dagan horay usu soco masuul💕

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 6 років тому

    Tobonle sxb hore uso guul wcn bro

  • @biggyydail2658
    @biggyydail2658 6 років тому +1

    libaax kuaminsanahay sxb

  • @galadfarah7915
    @galadfarah7915 5 років тому +1

    Masha Allah Hees mcn iyo fanaan cod mcn

  • @rowdhosacdiyocali3982
    @rowdhosacdiyocali3982 6 років тому

    plz igu duceya xajigeyga mustaqbalkaa tolow yuunoqon