2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @abdulahigure2926
    @abdulahigure2926 3 роки тому +3

    Ma sha Allah Macalin Ali Ilaheey Ha Ku Xafido Cilmigaga Ilaheey Ha Ku Barakeeyo Amiiin Amiin

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому +1

      aamiin. adigana ilaahay hakubarakeeyo

  • @jibriilaxmednuur2881
    @jibriilaxmednuur2881 2 роки тому +3

    Shaqo wanaagsan ayaad haysaa sxb, allaha kaa abaal mariyo. Meel lagaala soo xiriiri karo haddii ay jirto ii reeb fadlan walaal.

  • @Amiiny
    @Amiiny 3 роки тому +5

    Mahadsnid ustad, Inshalh prunning and staking ka markaad videoga ka soo sameeneyso qaybta mulching-ka ee xaga xoose looga sameeyo ee weliba bacda loo isticmaalo inshalah nooso raaci iyo faaidoyinkeda marka la jooga waliba green-houseka ustad ilahy haku barakeeyo 🙏❤

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому +2

      Aamin. insha Allah mulching ka sigooni ah ayaan uga hadlaynaa. Mulching ku aad ayuu muhiim uyahay

  • @barkhadabdillahi560
    @barkhadabdillahi560 3 роки тому +1

    mahadsanid ustaad waxbadan ayaanu noo faa'idaysay.
    inyar oo baraarujin ah Erayga Yaanyo deegaankayga waxa looga yaqaanaa (Xabuub) .
    waad mahadsantahay ustaad

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 роки тому +7

    ustad tomato ayaa iibeeran green house ah bahalbaa iga cuna wuxuuna kacunaa hoos xididka fadlan meel aan kugu so diro muuqaalka meesha ila so wadaag please🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @rukerooma3235
    @rukerooma3235 6 місяців тому

    Walal Aad baa u mahadsan thay cilmi badan ban ka faad ,idey ee So badi Cilmiga beeraha

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 Рік тому

    Masha allh sharaxaadii ugu fiicneed macalinkan oo lagu malgalin lahaa waxbadan ayaa laga baran laga waliba sida fudud u sharaxaayo

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 роки тому +1

    Mashallah ad eyo ad ayan kaaga mahad celinayaa walaal su alaha nooga so jawaab inshallah

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 2 роки тому

    Aad baan kuu salaamay aqoon-yahan Cali-baashe; waxan jeclaan lahaa in aan si gaar ah kuu la soo xidhiidho'e ma heli karaa meel aan kaa la soo xidhiidho?

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 2 роки тому

    Jazakallah ustaad aad u mahadsan tahay.

  • @abdiwalimohamed9244
    @abdiwalimohamed9244 3 роки тому +2

    Ustaad ma jiraa qaab dalagyadda kale duwan ee aan beerano qaabkee ugu fiican ee storing loo sameyn karaa?. Ustaad waxaa jiro marar badan ayaan magaaladda aan ku noolahay dalagyadda soo go'aan suuqa la soo buuxiyaa dalagyo badan ah, oo halmar suuqa la soo buuxiyo, oo suuqa over ka noqdaa marka ustaad ma jiraa qaab loo store gareyn karo dalagyadda

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому +1

      Wey jiraan qaabab badan cuntadaas loohabayn karo. Sida yaanyada in koombooyin lagaliyo. Qudaaraha qaar in laqalajiyo. Insha Allah Waan kasheekayn doonaa qaar kamid ah kuwaas

  • @asedabdi7364
    @asedabdi7364 3 роки тому

    Jazakallah ustaad Cali Baashe.

  • @halimah.c5720
    @halimah.c5720 2 роки тому

    Soo dhawada maxaad La taaqaan Zucchini iyo ubergine bluman kol ama Broccoli ama Bohnen an ma spargele

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 3 роки тому +1

    Abaal kaaaga janada allaah ka yeeello ustaad cali baashi

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      Aamin. Adigana janada ilaahay hakusiiyo

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 роки тому +1

    Jazaakallaahu kheyr walaalkey

  • @LaylaAbdimohamed
    @LaylaAbdimohamed 10 місяців тому

    Mahadsanid

  • @Abdilaahiirshaad
    @Abdilaahiirshaad 6 місяців тому

    Thanks brother

  • @mohamedhusseinabdi118
    @mohamedhusseinabdi118 Рік тому

    Mahadsnid ustaad maalmahan youtube waxba sooma aadan galin ustaax cilad miyaa jirta

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому

    M.a thanks
    ustaad

  • @CabdiwahaabMaxamedGaas
    @CabdiwahaabMaxamedGaas 7 місяців тому

    Alle hakaa abaaliyo

  • @samsamahmed6892
    @samsamahmed6892 3 роки тому

    Masha Allah jazakalahu kheyran walalkey 👍💯👍

  • @saidmuktarahmef1013
    @saidmuktarahmef1013 3 роки тому

    Ustad bashi mahadsanid

  • @mohammednuur9529
    @mohammednuur9529 3 роки тому

    Asc
    Jazakallah ajar allaha kugubadalo wax babadan ayaa noo faiideysay
    Ustas xagee legagala soo xiriiraa talloyinaa karabay dhanka Beraha.
    Markaxigto hadii Bertu ay aad uweyntahay ceel gacmeed hadii laga dhexqodo nucee ugu fiican in loo habeas
    Wsc

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      WCS. Walaal email iisoodir. Emailkayga Waa: ali@farmsomalia.org. Suaasha ceelka mafahmin. Beer wayn ceel malagaqodi karaa haddii aad kawadid dabcan ceel biyo fiican leh beer wayn Waa laga waraabin karaa. Mahadsanid

  • @intelligenceprimecapital9265
    @intelligenceprimecapital9265 3 роки тому +1

    Asc ustaad waxaan heystaa 10 hegtar caraweyn ah oo ciida barashada ku wanaagsan ah waxaa rabaa yaanyada inaan gasacadeeyo hadaan rabo qaab fudud ama mashiino raqiis ah manoogu faaiideyn kartaa mida labaad daawada baradhada lagu nafaqeeyo mala wadaagi kartaa nafaqada waa noo muhiim fadlan video kaso samee ustaaad

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      WCS Walaal.. "mashiimo raqiis ah" mafahmin taas walaal. Markii ay timaado nafaqada beeraha badanaa baradhada iyo galayda iyo dalagyada kale makaladuwana lkn waxaa kala duwan qiyaasta iyo waqtiga. Videos ayaan kasameeyay nafaqooyinka kuwo kalena waan soowadaa. Waxaan rajaynayaa in ay kuwaasna ku'anficidoonaan.

  • @ahmedfarah3073
    @ahmedfarah3073 3 роки тому

    aad ba u mhdsanitht ali waxan rajaynaya basasha inad naga caawiso mide kle seeds ka noocyadiisa ayagana wa noo muhiim mhdsanid 🙏

  • @adanhassan6494
    @adanhassan6494 2 роки тому

    Intee lagala soo xariiraa macalin

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  2 роки тому

      ali@farmsomalia.org walaal halkaas igala soo xiriir

    • @adanhassan6494
      @adanhassan6494 2 роки тому

      @@FarmSomalia thanks

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 роки тому

    Shukran walaal Jizakallah

  • @jeylaniahmed3205
    @jeylaniahmed3205 2 роки тому

    Maashaa alaah

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 роки тому +1

    ustaad.. fadlan cashirka xiga waxaad nooga dhigta. basasha(onion) inshallah. aadbey mihim noogu tahey

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      casharka xiga kama hadlayo lkn insha Allah waan kahadli doonaa waqti

  • @nimogedi3799
    @nimogedi3799 2 роки тому

    Ustaad sidee yaanyo loo bacrimiyaa waqti yar inee igu baxdaa rabaa maxaa ku daraa wal igu cabi

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  2 роки тому +1

      Walaal waqtiga ay kubaxdo wax lagu dadajin karo majiraan. Lkn dabcan haddii aadan siin wixii ubaahneed sida biyaha. Cadceeda iyo nafaqada koritaan majirayo fiican. Mamaqashay “nin walba waxa uu cuno ayuu ciidamiyaa”. Haddii aad kabadiso biyaha iyo nafaqadana cudur ayey kunoqonayaan.

  • @thebeautyofforestwildlife8784
    @thebeautyofforestwildlife8784 3 роки тому

    Masha Allah jazakaallah aad ayan uga faiday

  • @Farm1995
    @Farm1995 7 місяців тому

    Walale Maxa ku helay 😢😢

  • @garsooremedia3643
    @garsooremedia3643 3 роки тому +1

    qeybta 2 aad soodhaqso

  • @abdiraxman8452
    @abdiraxman8452 3 роки тому +1

    Wall waxaad ila wadaagta jaamacadaha igu fiican ee cilmiga beeraha lagu barto wadenkeena

    • @asedabdi7364
      @asedabdi7364 3 роки тому +1

      Zamzam university in Mugadishu

    • @mohamedabdullahisamatar7216
      @mohamedabdullahisamatar7216 3 роки тому +1

      jamacada umada somaaliyeed

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому +1

      Walaalaha kale Jaamacado kala duwan ayey sheegeen lkn talo kaamasiin karo arinkaas. 2da lasheegayba koley waa jaamacado fiican.

  • @aadamosmaan5543
    @aadamosmaan5543 3 роки тому

    M. Mamule aad aya u mahadsan thy wana ay quruxbadan tahay inan kaga dambeno sida aad casharada uwadid lknse codsi ahaan sura gal matahay inad hadii ganley, digir mesego ama yananyo laga hadlayo 1kii xabo aad cashirkeda o dhametiran nosoo gudbisid adigoo mahadsan amase iyo dhowr qeybkala ah mahdsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      adaa mudan walaal. insha Allah mar'aan fogayn ayey waxay gaari doontaa casharadu heer geedwalba aan sifiican uga hadalnay.

    • @aadamosmaan5543
      @aadamosmaan5543 3 роки тому

      Masha allh masuul waa ka sugeynaa insha allh aadne wa u mahadsan tahay waxna hubaal ah rag adigoo kale ah hadii ay dalka usoo bixi lahaayen bahi lagama shegeen dalkeena ee ugu yaraan adiga xitaaa rag sooosaar insha allh

  • @madaalefoojaa1810
    @madaalefoojaa1810 3 роки тому +1

    Sxbw adoo mahad san ma ii sheegi kartaa wax daawo ah ee wilt disease

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому

      Walaal wilt disease waxaa keenaya cayayaano ama organisms oo kala duwan sida fungi, bacteria iyo nematodes waxayna keenaan in ay geedkii sidhaqso ah kudilaan inta vescular systemka galaan. Daawooyinka wadanka yaala nuucooda kama warhayo lkn insha Allah mar ayaan kasheekayn doonaa cudurada nuucan ah iyo daawooyinka ay ubaahan yihiin

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 роки тому

    Asc masha Allah abowe

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 3 роки тому

    Masha ALLAH walaal

  • @ahmedabdirizak6539
    @ahmedabdirizak6539 3 роки тому

    Keep going my bro

  • @NashaadOfficial
    @NashaadOfficial 11 місяців тому

    Wax bdn ayan ka faidey

  • @harunaxmed2457
    @harunaxmed2457 3 роки тому

    Determinant caleenta hadii laga jaro dhib miyaa kujira

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 роки тому +1

      dhib kuma jiro lkn mirihii aad heli laheed ayaa yaraanaya. Marka badanaa lama jaro caleentooda

  • @bashirfarah5601
    @bashirfarah5601 2 роки тому

    ASC SAAXIIB WAXAAN KU SUAALAY SOMALIA BASASHU MAKA BIXI KARTAA

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 3 роки тому

    Waa sax

  • @halimah.c5720
    @halimah.c5720 2 роки тому

    wayabo madan oo jirjiiray hafa ma jiiraan hada

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac8744 3 роки тому

    Waxan raba tan green house ka

  • @haidar922
    @haidar922 2 роки тому

    Calenta nyanayda maloo isticmali kara dalaga xolaha sida ariga

  • @barlinshire4288
    @barlinshire4288 3 роки тому

    Mansha alah

  • @LaylaAbdimohamed
    @LaylaAbdimohamed 10 місяців тому

    Nuuca

  • @MustafSheekhnuureyni-wo9lc
    @MustafSheekhnuureyni-wo9lc 11 місяців тому

    Baashiyoowyaayadaan,Hal,iyolabo,marlagurto,oo,cudurka,badan,maxaa,lagudaaweeyaa

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 роки тому

    Walaal noga sohadal qarkane uk ayaanka

  • @maymuanhasan2803
    @maymuanhasan2803 2 роки тому

    ASC

  • @bashirfarah5601
    @bashirfarah5601 2 роки тому

    SIDOO KALE TUFAAXA AMA APPLE MALAGU BEERI KARAA

  • @halimah.c5720
    @halimah.c5720 2 роки тому

    zukino

  • @LaylaAbdimohamed
    @LaylaAbdimohamed 10 місяців тому

    Mahadsanid

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 роки тому

    Jazakalaah khayr walaal cilmi ayaad igu siyaadisay