runtii ali mahdi jibriil fanaan maaha waa qoraa iyo wariye se lkn wuxuu ku jiraa dadka codka maxaan mar mar ku tuurta alla yaa cisak saad iga heshay anna uga helay
masha allah ali mahdi jibriil wll fanana weriye aan codkiisa ka hello alla yaa cisak anoon heesaha dhagaysan hadana waxan ahy dadka kuwiisa dhagaysta kuna raaxaysta walibana bugtuu qoray mar waliba akhriyey
War horta ninku ma weriyaa mise waa fanaan Woow mnsha allah zhpky marna imdrky ali mahdi jibriil hore u soco zhp qli guushu waa garab kaaga insha allah
Salaan sarre Cali Mahdi..... Waxan u baahnaa heestii ad qaday ee cumar dhuule, AAKHIRANA WAYSKU ARKI DOONAA halkeen ka halaa, maxan ku qoraa ama linkiga iisoo dhig. Mahadsanid
Cali Mahdi Jibriilow, inkasta oo xirfadaada 1aad aysan fanaanimo aheynin, hadane sida aad heestaan u qaaday fanaaniinta dambe oo waxa aan ka codsanaa in ay soo cusbooneysiiyaan aad ku tiri, uma qaadi karaan sida aan isleeyahay
Heesta horey bay u duubeen kadib na muuqaalka isla heestan ah baa la dulsaaray. Waxaad ka fahmi kartaa marka ow durbanta tumaya , dhawaqa durbaanta iyo gacmaaha ismalahan . Durbaanta been ma sheegto.
Miskiinka waxba ma tumayo waa lagu dul qabtay kabanka hore ayay u soo tumeen marka hadda waxay yidhahden gacanya un dhaqaaji😂 waxan macalin ban ku ahay awoowe qofku wu baxaaba markuu tumayo cuudka wejigaaga wa laga garan karaa
Heesaha ma dhagaysto Lkn heestan waan dhagaystay
Wiilka qaadahayana waaba fanaan ilaahay cod siiyay inshaa allaah Quraankana waad ku akhrin doontaa codkaas quruxda badan 👌👌❤️
runtii ali mahdi jibriil fanaan maaha waa qoraa iyo wariye se lkn wuxuu ku jiraa dadka codka maxaan mar mar ku tuurta alla yaa cisak saad iga heshay anna uga helay
Abdi qurbaani waxa igu danbeeysay 2005 isagoo markaa kamanka baranayaa abdi qurbaani waxa kabanka kaga horeeyay heesha waxa uu qaadi jiray heesihii danan hargaysa waa ciyaartoy cubada cagta waa aribiitare markaan soo baxay mudo 17sano kahor jigjiga yar ayuu sifican noo shiday waan salaamayaa yaa ustaad qurbaani 👌
Imika waa macallin
Wow...hees iyo bar iyo cod halaasi ah, finally hees magacayga ah waan helay.
Waan dhago nuglahay walaalo.❣❣👍
Ar walaale mayga hubtaa midaas dhega nugeylka😂😂😂
Nawaaley👏🏿👍🏿congratulations ✨💥
Wan heesi karaa un looma heeso waa cod iyo hees iyo kaban wada socda Ali mahdi horey usoco
masha allah ali mahdi jibriil wll fanana weriye aan codkiisa ka hello alla yaa cisak anoon heesaha dhagaysan hadana waxan ahy dadka kuwiisa dhagaysta kuna raaxaysta walibana bugtuu qoray mar waliba akhriyey
Wow ..nice song.
Even I don't understand any word of your song, but I can enjoy the lyric and the accoustic you played
Abtiyow beenta naga daa 😂😂😂😂
Don't you know somali language he is singing somali sweet song
Ali M Jibriil - weriye xiise badan oo waliba heesi kara..waaw...Journalist, poet and he can sing...
Abtow walahi wadnaha ka heesaysa Ya wuduuud Team bada iyo codkaba haa ban u haya
War horta ninku ma weriyaa mise waa fanaan
Woow mnsha allah zhpky marna imdrky ali mahdi jibriil hore u soco zhp qli guushu waa garab kaaga insha allah
Ali mahadi waa nin qaaliya waana hatii qaraan alle ha no daayo aamiin aamiin gulaayso
Erayada waa 100%
Laxanka waa 100%
Codka waa 100%
Wan ku raxeesta dhageesiga heesta nawaal
Cali Mahdi jibriil xasuus hore buu na xasuusiyay thanks
Caabi mire dacar cimriga aleh haku dheereyo🤲
Yasalaaam ali mahdi jibriil halkeeda ayaad dhigtay looma baahna cid kale oo soo cusbonaysiisa walhi🤘🤞✌👌
Caadi maaha nice song well done 👍
Woow sidaa u heesa ama Fanka ciyaarta kadaaya abwaanada iyo fanaaniintu wakhtigan isma dhamaan
Yaasalaam Cali Mahdi Jibriil sxb codkaaga ayaan ku heysannaa codkaaga ayaaba sii macaaneyay sxb cidkale looma haayo heestami adiga mooyee cod hallaasi ah ayaad ku qaaday
Yaa salaam yaa salaam heestan wlh eakhti hore ayaa iigu dambaysay 2013 baa iigu dambaysay waliba iyadoo dhagaysi ah calaashan Audio wakhtigaa waxaan sitay mobile la odhan jiray SIGMATEL hadaan hada hayn lahaa youtube anigaaba soo galinlahaa Cali mahdi jibriil waa walaalkiin cabdikarim jaamac cabdi oo idinkasoo salaamaya degmadii magaca waynayd ee ceel afweyn Date 26 02 2021 habeen jimce ah saacadu waa 02 20 Am habeenimo
Ali mahadi wllo waxanu jecalan lahayn hadi aya surobayso inaad qisada nala wadagto aya heestu kutinaday
Waan kaahayaa sxb gabadhayda ayaan ku xasuustaa
Muuqaalka iyo codka waaala is sasaarey heestaaan tooos looma tumin
haa walahi saacadban ka fekereyay oon ku cel celinayay say macquul u tahay in sidaas loogu tumo live way adagtay ilaa macalimim is helaan moyane
Waxba garan maysaane waxlays saaraad barateene rani waa original wllo
Siilki hoyadaba la isa saray sawdigan arkaya inu qadayaba😂
allh codka hakuu barakeeyo wllky ali mahdi 😍😍
ali mahadi abwaanimada iyo suxuufinimada uunbaad na tuseysay . al fanaan yaaaaaaaaa anoo joojaan fadhiistay markaan codkaaga arkay cod ninweyn. wooooooow
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay
Mashallah Ali mahiid mujahiid dalkiisa jecel 💚❤
Yaaaasalaaam waaaabn Ku murqaamaa heestan wlaahi
yaasalaam cali mahadi heesta dhan dhan ayasan lahayn awal ayaad allayn ayuu u
eley
Caadi mahaa codkaga brother waxad tahay fanaan dhamees tiran waaan ka helay sidaa u heesasaso waan ku heesta
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡
Inta heestan hodan ku barataye allah haku naxriisto abyo hodan 😢😢
Nawaaleey iidhega nuglow waaw caadi maahan heestan weyga gadan tahay dhabtii
Maasha allah ali mahdi soo nooleeyaha fanka noosoo badi
Salaan sarre Cali Mahdi.....
Waxan u baahnaa heestii ad qaday ee cumar dhuule, AAKHIRANA WAYSKU ARKI DOONAA halkeen ka halaa, maxan ku qoraa ama linkiga iisoo dhig. Mahadsanid
Bakayle ma ninka xanuunsan
Cali mahdi heestaan codkaaga cod ay kaga macaan tahay ma arag markay dhamaataba waan ku ceshadaa
Ali mahadi jibriil mustaqbal faneed ayuu leeyahay
Ali Mahdi nin adag
Illahaw hana waalin wax nawaalana kumaanan waaydiisan
that is my song
💋💋💋💋💋❤️
Nawal hesta madiga
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Legend Legend dhalay cali mahdi jibril
Cadkaaga ayaanba loo qaadan sxb nolow
Anu waxaan ahay nin ethiopiana
Ali heesta gacanban utagay wllhi wan ilmeeyay zxp
eesh calaa fanaan awlaad jecayl
Waaaw yaaasalaaaam waaa cod cajiiiba
Absuluutli nin garanaya heeska ayuunbaa ku raaxaysta haaaa baan idiin hayaaa labadiinaba
Somaliyana waligay matagine bari ayaan i man insha allaah
Yaa dhehay waa la wayay heesta waxan hayaaa calan ay ku duubanthay iyadooo original ah
Cajiib codkiisaa i qanciyey runtii
cali mahdi adigaba ku soo baxee inoo soo cusboonaysii
Lyrics please
Cali Mahdi Jibriilow, inkasta oo xirfadaada 1aad aysan fanaanimo aheynin, hadane sida aad heestaan u qaaday fanaaniinta dambe oo waxa aan ka codsanaa in ay soo cusbooneysiiyaan aad ku tiri, uma qaadi karaan sida aan isleeyahay
Wareer weeye heestu❤😊😊
Magacayga 🥰❤️
Amazing song
Only prophessors of love feels the ecstacy of the song
Mansha Allah cali yare
Ileen sow naxdin waa
Iyo nabar hal bowlaha
Nabsi iyo jacaylkuba
Waa labo naf qaybsi leh
Nacfi malaha
Waaa layaaabay!!!!!
Waaaw qalbigay I ruxday walaahay
💕💕💕💕
Ma adigaaa inanta LA leeyahay nawaaleey Ii dhega nugloow hhhhhh
Codka fanaanka ,miraha heesta,musigga iyo laxankaba caadi maaha
Waxaanba is iri waa fanaanka heesta lahaa
Codku waa fiican
Iyo egshankaba Lakin
Waxan ka codsanaya inaanu ku talax tagin.oo Aan isu dhiibin.fanka
NoolaPa aduunYada waxa uu naawiLaYaa naxariizta eepiYo nimco in ku waaree neecawda doogiYo zidaad tahaY naq deYreed ama nuur iftiimeY indhuhu kugu nagaadeen ..............
Yaa inder 🥰
Asc wall cabdi qurbani iisoowaco waa wall iigu qaali ah
Mnsha allj magacygiih 😘
Thanks Masha allah
Iyo nabar halbowlaha maaha ee waa
Ileen sow naxdini waa
Yaambo nabar halbowlaha
Nice song
war heesta Tarabi baa leh nin Reer badhamod ah buu uqaaday isla badhan marka caabi aun waa copy
Heesta horey bay u duubeen kadib na muuqaalka isla heestan ah baa la dulsaaray. Waxaad ka fahmi kartaa marka ow durbanta tumaya , dhawaqa durbaanta iyo gacmaaha ismalahan . Durbaanta been ma sheegto.
Absolutely
#Alimahdijipriel
what the hell are doing
shaqadadi ma haysid
fanan thy pro
codka
boongaha
Haa ban kuu Hayaa
asxaabta like iga caawiya
Jah hestteydii
Geesiyow nin kuu gafay miyaa gulaysanaaya
Codhka 💥💥💥💥
Nacap iYo war xuma zide
Yuu ikaa nac ziin oo naxli kugu apuurin ina kaLa nageYn ....... fariiduna weY fahmeYzaa doqona Loo zheegi maaYo
Salaan gaara cabdiqurbani
Nawaal iyadoo Caabi Mire.codkiisii dahabiga ahaa ku qaadayo ayuu youtube ku jirtaa. Wixiinan danbe heesaha hanaga kharibina bilaayo luntaye.
Sxb magacaa cabdi isaga gartaye adigan heesayaya
Jah nawal magacaygii
Waxad noqotay fanaanka keliya ee Reer yoonis manta ugu sareeya dhinaca fanka
Aduu codkaagu waa dahab
Hasten kama dharggo
Wawwwwwwww msh allah
Adaa ku leh ee ka cod fiican kuwii hore
Cod mcn afkaga cano lgu qabay
👍👍👍👍👍👍💓💓💜💜
1:47 tabo
Mxaad ii celisay wll😭😂😂
red bricks tings
Way kala kici wayday heestaasi
Weeeewee
Heees qiro leeh
Soo hees
Miskiinka waxba ma tumayo waa lagu dul qabtay kabanka hore ayay u soo tumeen marka hadda waxay yidhahden gacanya un dhaqaaji😂 waxan macalin ban ku ahay awoowe qofku wu baxaaba markuu tumayo cuudka wejigaaga wa laga garan karaa