Ha diidaano traam warkiisa edeb darada ah hadii uu iswaalana muslim oo dhami israa..iil hal maalin hagacan saaraano isagaa bariga dhexe ka carari doona mareeykanku
Asc Nadaara waxaan maqli Jiray Shara calee waxaad nagu wareeriyay Axmed All Sharac Tan kale Natana Yahu haduu Sharci ka Jiro Aduunka ama uu dhoowrayo waa in uu Xiraa Natana Yahu si loo Maxkamadeeyo Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Carabtu mawaxay usheegayaan trump inayna raalika ahayn mise inayna ogolaanayn Qudhunka baxtigaa Marnaba ma odhankaraa Trump to get lost Ciil iyo cuncun ayaa carabi nagudhishay
Waa been dad guryo loo dhisaya ma jiro réer Qaza . Waa siyaasad Ku saara. Kadibna albaabada ka xirta. Maxay u Soo noqon wayeen qoxootigii lubnaan galay 1967 iyo kuwii urdun galay. . Israel ma Soo noqon karaan bay yirahdeen yaa caruura oo loo sheegi. . Waxaa yayna xamaas dhagaysan
Xidhis maaha ee jnsha allah RABUL CAALAMIIN AYAA DIYAARADISA HAWADA KU QARXIN DOOONA ILAHOW NOO AQBAL AAMIN AAMJN AAMIN
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Ilaahey waxan ka tuugay diyarad Isa inu Hawada KU qarxiyo🥺ilahow rer Palastiin dhibatada ka dulqad oo dhib danbe haku soo celin yaa rabi🙏🥺
Allow jebi cadaw kasta oo kumaqan musliinta allow midee kulli muslim meeluu joogo oo qayr alle haku mideeyo aamiin yaa rabbi
Walaahi Farhad baan la ilmiiyay .Yaa Allaah waxaad rabto uun baa dhacaya
Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi cadowgan jabi
Asc walaal x cabdiqaadir waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc nadaara tv habeen wanaagsan
Alle ha jabiyo Yuhuuda iyo Gaalada Duullaanka ku ah Dadka Muslimiinta ah ee Reer Falastiin ❤❤❤❤
illahow war ay ku farxan islamka noo soo yeeri amin amin amin yaa rabi
Gaalkasta oo muslimiinta u awoodsheegta allaah ayaa ka awoosweyn insha allahu maguuleysan doonaan
Kaas masiibo allaah ha kurido dhiigee reer falastiin xasuuqe
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Turkigu waa hiil walaal alloow xafid🎉🎉🎉 amiiin yaa allaah
Cidna xiri meyse Allah ummada ha ka qabto sheydaanka wbt
Berito waxaa dhacaya muqdisho sheikh cabdul xayi kulan logu hadlaya reer qaza beerta banaadir walal hadii jogtid xamar yaan la mogaanin please 🙏🏻 🇵🇸✌️🇸🇴
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Maasha allaah Nadaara Tv war Farxad leh ayaad keentay Caawa
Allah Akbar 🤲 Masha Allah guull insha Allah xamas ilaahey hajibiyo yuhudu
Allaah swt hakaqabto yuhuuda taraam muslimiintaa taagta daran ee falatiiniyiinta gaaladaa awooda usheegatay
Reer falastiin dhulka qiimihiisay yaqaanaan❤❤❤maasha allaah
Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa run xid xiri karto yuhuudkas ma joogto aduunka wax uu cabsanaayo aa iska yar waa sheeko
Asc, ND. Mahadsanid
Makadhabbaa mise waa.qawda maqahii waxma ha uqaban.bbaa
Illaahoow lhayrkayeel riyadaa
Allah SWT reer Falastiin xaqooda ha uso dedejiyo. Caruurta agoonta iyo rajoyinka ah xaqooda ha uso dhiciyo, daalimiintaasna haso qabto🤲🏼🇵🇸🇵🇸🤲🏼
♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️
Kkkkkk ar xira ar xira wa alla mhadii
Wcs wr wbr akhii habeen wanaagsan
Kusoco weriye qali
Machaallah
❤🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂😮😅
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
hala xiro insha allh
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Nadaara ciyaarta nagadaa, ninkaas in mareykanka lagu xero iska daayee, waxkasta uu rabo ayaa loosameynayaa
Waa tii Vito markasta lo saaro UN ka MARKA LAGA HADLO , WBT
Allaaha qabato gaalkan dhibaye gasa
Kkkkkk fulaygii netanyahuu ahaa😂😂😂
Ha diidaano traam warkiisa edeb darada ah hadii uu iswaalana muslim oo dhami israa..iil hal maalin hagacan saaraano isagaa bariga dhexe ka carari doona mareeykanku
Qatar hasinah nagadaf
Wcs wrxm nadaara tv
Asc Nadaara waxaan maqli Jiray Shara calee waxaad nagu wareeriyay Axmed All Sharac Tan kale Natana Yahu haduu Sharci ka Jiro Aduunka ama uu dhoowrayo waa in uu Xiraa Natana Yahu si loo Maxkamadeeyo Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Ciigal shilad ayu noqdau natanyhu
Nataliyahuu amaa god cadaabta laguu ridaa 😂😂
Yaa la qiyaanaa
Taasi waa wax aan dhaceynin ee iska hubi hadalka
ASC maansha alllh Erdogan alaha caawiyo quwadiiisa cadaw badan aaa Jira alaha garab galo
lagu qabay dheh
Illaahow hawada ku qarxi yahuudka weyn aamiin
❤
NADAARA INTA WADAN EE AA SOO SHEGTAY AYAA DIIDAN AA TIRI IYAGAABA KALA SHAQEYNAYO WEY ISKA HADLAAYAAN
Yuhuudka hala qabto waa dhiig cab
MareeykankA waapaa in manaxiraayo Netanyahu laAkiin hYAda weyku salsa tahay hadalkaas
W❤W❤W❤
. wax xiraayo ma jiraan,
Sheeko waalan maaha ee waa sheekada saxdaa xarig ha la go,o idanka eebe weyne
Reer Gaza guryo kama taraam iyo wax la mid ehe haka leexdo wacadaloow qabaahe
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫱🫲💯💯 9:36 🇸🇴 9:38 🇸🇴 9:39
Yaa laga gadaa taas , hadii maantay la dhisaa maxaa shalay loo duduminaayay.
Horta iskeyswiidyo sowmaahan majirtaa waxlayiraahdo QM? Misse waxaajira Qaramada faalada iyo yuhuudda. Inta leysku hurdosiinjiray QM weeydhimayay oo Eey ayaacunay.
Wcs
Arinkaa waa ruwaayad dad la leeyahay dhulkiina ka baxa iyo dadkaan aragnay gambar baa leysugu fadhiyaa
CID xiri kartaa majirto shaydanyahu, isagaa xukuma mareykan, dadkaa waa banan baxayaal..waa beentii lagu qaadan lahaa Gaza meel cidlo ah, yey siri karaan oo sidii ciyaalkii loola dhaqmayaa… wax ka jira malaha…
Trump qeebo badan oo UN ka kamid ah wuuba iskaga baxay 30 daqiiqo kahor.
Sc wwaxaa yaab leh dad guryahoodi lagga dumiyey inta xaaqdeen ku hoydeen ma meelau u socdaan yaa marka socdo oola geynaa masar iyo urdun markaa waa hadal qof iska hadlay
Hala katiinadeeyo illaahay idamnkoi afka dhoobo kaga dhegtay ma dhimanaayo uu nagu raagay
Kkkkkkkkk imaarat miyaa falastiin unaxaysa waa yaab
Yuhuda maka dafac mise waa iska barejey usa iyo Russia 🇷🇺
Waar waxaa hadhagaysanina carabta aad sheegayso gadar mooyee intakale waa hoosaasin waxay rabaan in kaxunee cabaas ladhoho keesha lagu wareejiyo lkn carabta saxda ihi waa aljeeriya yaman xamaas somalida sudaan iyo muslimkakalee badan
Yaman Haa xuuti maya wlhi hadeyna shico aheyn manta yahud filistin maqaramsaten yan lagutusin waxan career laisku ogyahy xuti hadey run udagalaman halmalin ayey ogakicinkaraan filistinoo idil
Kkkkk😅😅
Halasooxiro
Qoot qooto IGA dheh yaa waalan oo duurka loo diraa somalid SAAS tire
Carabta wadama aa no tirisay waa wife ama xasaski usa
Trump waa mad
Carabtu mawaxay usheegayaan trump inayna raalika ahayn mise inayna ogolaanayn
Qudhunka baxtigaa
Marnaba ma odhankaraa
Trump to get lost
Ciil iyo cuncun ayaa carabi nagudhishay
Behind the scene waxey leyahiin babaiya refalstisn afgambo in lagurido ayey kacabsanayan
Sxb yahuud sharci Kama baqdo ee waa propaganda
Waa been dad guryo loo dhisaya ma jiro réer Qaza . Waa siyaasad Ku saara. Kadibna albaabada ka xirta. Maxay u Soo noqon wayeen qoxootigii lubnaan galay 1967 iyo kuwii urdun galay. . Israel ma Soo noqon karaan bay yirahdeen yaa caruura oo loo sheegi. . Waxaa yayna xamaas dhagaysan
Wcs