Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DOOXA UGU HALISTA BADAN SOMALILAND

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 кві 2023

КОМЕНТАРІ • 33

  • @qamaribrahim1691
    @qamaribrahim1691 Рік тому +1

    Masha'Allaha jazaka Allahu. Excellent knowledge 🙏👍💚🩵💙

  • @mubarakhassan3883
    @mubarakhassan3883 Рік тому

    This a breathtaking view, spectacular. Still a lot more to do though in terms of infrastructure. Phenomenon. Keep going little brother.

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Waa qurux dhulkeena hooyo somaliland

  • @AbdiAli-fe7rn
    @AbdiAli-fe7rn 4 місяці тому

    Yoonis sxb youtuber caana ayaad noqotay wllahi masha Allah sxb hore u soco ❤❤❤❤❤❤

  • @user-hj7sh4fg7p
    @user-hj7sh4fg7p Рік тому

    Khayraadku wuu dihinyahee waadse durugteen😊

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Рік тому

    Maasha Rabbi waa dhul aad u qurux badan

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Рік тому

    Maansha Allah ❤️❤️

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Рік тому +1

    Nice work man

  • @user-hj7sh4fg7p
    @user-hj7sh4fg7p Рік тому

    Maasaha allah😊

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому

    Waaba Meel Halisa Adeer.
    Waxa Loo bahan yahay Kuwa La Yidhido, Wasaarada Degaanka Oo Wax Matarayaala, Inay Mashan
    Ka Warbixiyaan Waxa ku Dhacay iyo Sababtah.
    Aad iyo Aad Baad u mahad santahay Adeer Yuonis Faraha.

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 Рік тому

    Mashallah waa meel cajiiba oo dalxiiska kufiican xiliga barwaaqada,keep going wllo yonis

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +1

    Meesha magaceeda muu sheegin, dooxa magxiisa muu sheegin, wuu hadlayaa uuun... Yaaab

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Рік тому

    Masha Allah guuleyso libaax 😅😅😅

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 Рік тому

    Wallaahay aniga awoodaha allaah ayay I tusytey

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 Рік тому

    waa dhul u baahan in wax laga qabto yonis thanks bro

  • @LibanJirdeProduction
    @LibanJirdeProduction Рік тому

    War bal waan soo raagaye ❤ saar

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 5 місяців тому

    DOXANO KALE WAXA LAGA BAADHA RADKII XAWAYANADII HOORE EE LAFOOHOOGA UUN LAAHEELA IYAGO CIDNOQDAY IYO TARIKHDII HOORE EE DULKA IYO MACDAN SIDA DAHABKA

  • @MJ-vt4lw
    @MJ-vt4lw Рік тому

    Mini grand canyon

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm Рік тому

    First comment

  • @aabi6235
    @aabi6235 Рік тому

    Yonisow dooxani wuxuu u dhexeeyaa Berbera iyo Laalays. Waddada wuxuu ka xigaa dhinaca bari. Inta aanuu ku darsamid xeebta bari ee Berbera, 50km ayuu sii qulqulaa waxa sii raaca 15 doox oo kale oo dhamaantood isugu taga Biyo Kulule iyo Biyo Guure.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Рік тому

    Biyaha aya qoday kumanaan sanno

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Рік тому

    War. Yunissoow. Dawga. Armaale. Noo. Soo. Duub meygaagaha. Iyo. Xorfada. Badar. Wanaag. Buu. U. Dhexeya. Mise. Qarfadaa. Mari. Karin

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  Рік тому

      Waan soo duubi doonaa inshallah sxb waa meel fiican in badan baan maqlay Armaale.

  • @MOXASHI
    @MOXASHI Рік тому

    Waar nio dalxiiskan waa inaan ka soo qayb galaa, dhulkii hooyo o cagaaran

  • @munaahmed6976
    @munaahmed6976 Рік тому

    War ninyahow meel walba waa kaala soo xidhiidhay wax jawaab na kama hayo
    Facebook k igala soo xidhiidh baa tihdi wax jawab na kama hayo

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  Рік тому

      Maan arag fariintaada bal Facebook gaaga iisoo dir anaa kuusoo garaacaya.

    • @munaahmed6976
      @munaahmed6976 Рік тому

      @@Yonistravels
      Ina adeer contakt list kuguma jiree bal messge yada xaga sare saaran eeg

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  Рік тому

      Yoniz Faarah ku baadh Facebook-gayga