MAALIN AAN KU NOOLAA BUURTA WAGAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 2 місяці тому +5

    Gobanimo waa ta ka muuqata wiilka reermiyiga ah.
    Axyaa nasab
    Waad laacaysaa wll ayuu yidhi intuu ugu shubay.
    Kawaran haduu haynlahaa wax kawaynna

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому +2

      Nimankaasi si wacan ayay noo marti qaadeen sharafi korkooda ha ahaatee.

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому +3

    Alla wagar reerka dega baan Ahay gurbana noloshayda intii badnayd baan joogaa ilaahayoow nagu nabad celi wadan kii

  • @King_Budnacab
    @King_Budnacab 2 місяці тому +2

    Caagad Culay ma gasho, waxay ka samaysantay, hadhaaga shidaalka (Petrolka) Sun Kelyaha iyo Beerka weerarta ku jirta. Weligaa weel Caag ka samaysan wax kulul ha ku cabin, hadii aad kartana iska ba daa adeegsiga Caaga oo weel quraarad ama Jaandi ah wax ku cun kuna dhigo. kjayr insha allah

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 2 місяці тому +1

    waa halkan weye meesha

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 місяці тому +2

    Mashallah dhul aad u qurux badan

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 2 місяці тому +1

    Maasha allaah what a beautiful place bro, enjoy. Waa u soo sahay qaadateen socdaalkan, hore u soco.

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 2 місяці тому +1

    Muuqaal quruxbadan keep going sxp dhulkan quruxbadan waan usocdaa

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 2 місяці тому

    Ma sha allaah waa inan imada meesha insha allaah

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467 2 місяці тому +1

    Reer Somaliland Allah ugu mahadnaqa Nabada aad haysataan Soomaali badankeed mahaysato Nabadaas

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 місяці тому

    MASHA ALLAH ALXAMDU LILAH RABILCAALAMIIN. ILLAHAY BA MAHAD LEH.
    WAXA JOGTAAN,
    BUURTA CAJIIBKA AH EE WAGAR OO AAD U DHEER.
    WAA BUUTII INGIRIISKU BADA KA ILAALIN JIRAY.
    WAXAY LEEDAHAY,
    DHAKADA U SARAYSA OO LA YIDHADO TAAWERKA.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому

    Shiikh. To hidil kedib buuraha wagareed, Nice beautiful plce. Loo jir baad lajoogtaan waa dad wacan Deeqsiyiina waxay haystaan bey wax kaasiinayaan, loojirka Iyo Geeljiruuba

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому +2

    Caws iyo biyo ku nool baa la yidhaa Lo'da

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому +2

    6 subxasan waa nin wanaagsan rabow u barakee xoolaha iyo reerkaba

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 місяці тому

    Mashaa Allah waa ladhaqan guuray caanaha joogag ayaa lagu shubanjiary hadana caagad ayaa badashay soo celiya noloshii hore ee caafimadka lahayd

  • @libanabdullahi262009
    @libanabdullahi262009 2 місяці тому

    Great clip.keep up the good work brother. Waa muuqaal xog wanaagsan xambaarsan

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 2 місяці тому

    MASHA ALLAH waqooyi loa Málaga dhaqdaaa

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 місяці тому +1

    Shuuradii iyo garawgii iyo qarmacdii meeday

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому +1

      Bariis caano leh weeyaan cashadu hhhh

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 2 місяці тому +1

    From somaliland cerigaabo daallo soo dhawoow sxb noo kalay daallo, surud, gaacidh ilaa hareed aan kuu dalxiis geynee masuul

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому +1

      Waa si wanaagsan sxb mahadsanid.

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 2 місяці тому +1

    Zoom ma laha kamaradaadu mitaa?

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому

      Way leedahay

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 2 місяці тому

      @@Yonistravels dee haddaba daayeerada aad sheegtay iyo dhirtaba zoom garee si aanu kuula aragno saaxiib.

  • @abdiomar8300
    @abdiomar8300 2 місяці тому

    ASC I WOULD LIKE TO GO THERE HIKE THERE THANKS FOR THE VIDIEO

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 місяці тому

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @yayayacin
    @yayayacin 2 місяці тому +1

    Waa dhulfiicane laakiin dadkadagaa jaaahiliina

  • @Adann_1
    @Adann_1 2 місяці тому

    Great video saxib

  • @moqsharf2386
    @moqsharf2386 2 місяці тому +1

    Aslmkum dhaam ikhyaarta horta waa maanshala waad dadaasheen dhibna waad soo marteen dheefbaana ka danbeeysa laakiin,labba erey ayaan idinku guubaabin laha horta buurta fuulideedu waa khatar mid sameeya kamarada kofiyad caag ka sameysan oo kamaradana ku xidhi kartaa jirta madaxana wey kuu badbaadineysa waxna waad duubi kartaa 🎉takale teendhadiina iyo alaabta culus ku qaata Dameero xiita waxaad ku qaadankartaan Origa xoogan. Intaasi waa iga talo🎉🎉🎉🎉🦓🦓🐐🐐

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому +1

      Waa talo wanaagsan, mahadsanid.

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому +1

    Dabka ka taxadara oo bakhtiiya

  • @hodnahmed6258
    @hodnahmed6258 2 місяці тому

    Please deegaanka waa xagee gobolkee hoostagaa gartey in Somaliland tahay meesha inaan dego ayaan jeclaaye

    • @Yonistravels
      @Yonistravels  2 місяці тому +1

      Gobolka Saaxil, berbera ayay 40km xagga bari ka xigtaa waxay u dhawdahay tuulada Gugux.

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 2 місяці тому

    Caaga la culaayo caafimaadka uma fiicnee hala ogaado.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому +1

    Waar casgadaha ka daaya caanaha fadlan, waxay wax yeelayaan caafimaadka dadka

  • @suldanlove4206
    @suldanlove4206 2 місяці тому

    War yooniskii radyaw hargaysa ayaad tahay