Maxamed Axmed Kuluc iyo Saado Cali Warsame - Nafyahay lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 3 роки тому

    Waaaw Allaa yacizak, Boqorkii Masraxiyadda, Aabbihii naaxiyadda Halgamaa Maxamed Axmed Kuluc iyo gabadha aan ka dhicin ee Saado Cali Warsame, Allahayoow labaduba jannooyinkaaga sare guryo waa wayn uga yegleel🥰😰🙏🏿

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 3 роки тому +2

    Waa mahadsan tihiin saaxiibayaal
    Sida aad isugu xilqaanteen so nooleynta fankeena qiimaha badnaa
    Waliba aad inala wadaagtaan iyagoo oringinal ah (fasiix)
    Hore u socda gacallayaal💖🙏

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub 3 роки тому +1

    Thanks sxb old memories..aabihi jaceylka...mersha aad jiifaan u aallaa a tiri waa JANJEER BAAN U AALLAA...thanks anyway ustaas

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 роки тому +1

    Kuluc iyo saado AUN aamiin top hees iyo muusik sare.

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 3 роки тому +1

    Waaah waaah hees qaaliya aun Maxamed Axmed kuluc iyo Aun saado Cali Warsame

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 3 роки тому

      Sxb maxaa kugu dhacay laguma arko
      🙏🙏🙏

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 3 роки тому

      @@Tubeec699 waan joogay zxp beryahan waan yara Mashquulay waan soo dhacayaa imika insha allah

  • @FathaAli-hj3hi
    @FathaAli-hj3hi 5 місяців тому

    Nafyahay Juuq ama Jaaq
    Ka jawaab Sua.sha ?
    Walee ama Jaahil iitali
    Ama jaray Shakaalka koo
    Caasha -quna Jalbeeb noqoy
    😮❤
    Kuluc iyo Saado Ali ( Allah hawnaxariisto)

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 3 місяці тому

    Jidbaale waa halkii ingiriska lagu jabiyay sool eeriya weeye❤

  • @nuurkhataw2371
    @nuurkhataw2371 3 роки тому +1

    Maa Shaa waayo waayo xasuun ayaan galay

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 3 роки тому

    Allahayoow jidhkaygii
    Isku meel ma joognee
    Jacaylkaa la kala raray
    Howlahan janjeersamay
    Sideen u jaheeyaa?!😭
    Ruwaayad bay ku wada qaadeen, oo heesku waa siyaasadaysan yahay weliba xilligii dagaallada Itoobiya iyo Soomaaliya weeyaan.
    Dhakhtarkii Jacaylka, Abwaan Maxamed Cali Kaariye baa leh🤴

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 роки тому +2

    Riwaayada: guur ama guurso
    Mirihii: Maxamed Cali Kaariye
    laxankii: Xasan Sabriye (xasan Great)
    Qabasho: 1976
    Yaa salaam aad baad umahad santahay 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🙏

  • @naasircabdi2577
    @naasircabdi2577 3 роки тому +1

    Mnsh All heesqaliya wllo

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 2 роки тому

    1 guur ama guurso 2 abur waano la yaab 3 sidaa maysku qabnaa sadexdaa riwaayadiod midee heestani ku jirtay?

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 3 роки тому

    Waryaaya, midkaa Dislike-ta yidhi tolloow Download button buu mooday see wax yihiin🙄🙄🙄