Waa xashiishkii aad wadateen, MBC milgo dawladeed kama dambayn. Anaga reer Kulmiye sharaf bay noo tahay in ceebtiina banaanka taal. Alxamdullillaah 😂😂😂😂😂
Adiga ugu horeeyay dadkii u ololaynayay ee is bedel kaga dhagtay ader muse waxaso miidhan ayaa ka hor joogay shalayna iyaga uunbaa muuse fashilinayay ka xaaxaabi dee
Xaaji Basar waa ku salaamay, wax dagaal Ceerigaabo ah ma jiro, nabadgelyo baa lagu dhamaynayaa Ceerigaabo, dhiig muslim oo dambe looma baahna. Xaliye from Garoowe.
Reer garoowoow munaafaqadii aad soomaaliya ku dumiseen miyaa la idinka qalay illeen dawo may lahayne sxb hhh salaan sare mar haddaad aragteen in dhulbahante aanu inna kala jeclayn
@@MursalJaamac-z5g hadaad dhiig Muslim danka leedihiin idinku kala saara caadifada qabiilka iyo isas soo urursiga ad intad af wanagsan ku hadashaan dagaalna soo qaadaan oo idinku duulaanka leedihin anaga ma dad aan siyasadiina aqoon bad mooday shoodhe waar afka macaan igala tag doqon yay.
Waataa wixii la sheegaayeyi waa faqshtii oo aan biyo ismarin aqooigii iyo cidayi la saaxiibka ahayiid somaalilaan ba wayi laaleen madxweene ciro waxa la taliya dad wada faqasha waana la arkaa waana la wada ogaa
Sowdigii laha isbadal
Firdhiye waa baradhadii ugu weyneyd ee ugu dhadhanka xumayd tolow ma kiimikadaa ku badan
Isbadalka adaa doortey
KAN NACASKA AH EE CALAALAYA WAA SHAKHSIYAADKII CODKIISA LACAG SIISTAY HADANA WUU CALAACALAYA DOQON
FARTIINAAD EEDEEN
Inbadan ayaad run noosheegaysee anaguna maanta ayaan kuusheegaynaa waxba hacalaacalin ee iska adkayso adaa riday aderkaye 😂😂😂
Soo soco siraade waalaagu diyaaresaan yee guuuuuuul somaliland
QOFKA MUNAAFAQA AH WAXAA LAGU YAQAANAA 10 WAJIILANIMO
❤ you from Kenya 🎉
Sawdigii uxiiqsanaa wadani iyo huwanta caanaka maala
waanu yaabanahy maku mudaharaadnaa dee wllo waxkale garan maynee
Waa xashiishkii aad wadateen, MBC milgo dawladeed kama dambayn. Anaga reer Kulmiye sharaf bay noo tahay in ceebtiina banaanka taal. Alxamdullillaah 😂😂😂😂😂
Adiga ugu horeeyay dadkii u ololaynayay ee is bedel kaga dhagtay ader muse waxaso miidhan ayaa ka hor joogay shalayna iyaga uunbaa muuse fashilinayay ka xaaxaabi dee
isdhegayso Hore ayay ujirtaye wax kale mahaysaa
Ninka arimaha dibada loo magacabay wuu ibsaday kursiga 40kun oo dolar ayuu bixiyay
Adigu wixii ad wadani ku taageertay muxuu ahaa
SAX, HADDA. LACAGTII. UU. QAATEY BUUB MAR. KALE. RABAAA.
Dee Basaraw nagala tag calaacalka
Anagu tan iyadoon iman baanu layaabanay adna noo amaanaysy
Ku soco
Xaaji Basar waa ku salaamay, wax dagaal Ceerigaabo ah ma jiro, nabadgelyo baa lagu dhamaynayaa Ceerigaabo, dhiig muslim oo dambe looma baahna.
Xaliye from Garoowe.
Reer garoowoow munaafaqadii aad soomaaliya ku dumiseen miyaa la idinka qalay illeen dawo may lahayne sxb hhh salaan sare mar haddaad aragteen in dhulbahante aanu inna kala jeclayn
Munaafaqad maaha.
Dhiig muslim oo walaalo ah waa xaaraan ee ilaahay halaga baqo.
Waayeelka samakataliska ah xalka haloo daayo.
@@MursalJaamac-z5g hadaad dhiig Muslim danka leedihiin idinku kala saara caadifada qabiilka iyo isas soo urursiga ad intad af wanagsan ku hadashaan dagaalna soo qaadaan oo idinku duulaanka leedihin anaga ma dad aan siyasadiina aqoon bad mooday shoodhe waar afka macaan igala tag doqon yay.
Ciiro wa huwan
Xaaji basarow waadigii doormat ciro e ka maharashtra.
Galaal dawlada taiwan waa diiday maadamoo qaranimadoida kahorjeeda qaranimada Taiwan maxa maqlaayaa in Taiwan diiday galaal ilayn hadalkisa hore waa hayaanee
Hada reer laascanod gaajo iyo silic iyo balayo baas ayaa ku habsaday waxasina Mr gala ayaana uhorseday
Idinkaa watee is weeydiiya dee
Way uga sii dari Inshaa allaah
Haday isku dayaan ceerigaabo
Mudane xaaji basar anigu layaabani xukuumadan waayo xisbiga wadani marka horeba wuxuu ahaa xisbi ka soo horjeeda horumaka jamhuriyada somali land maantana halkii buu kataagan yahay oo ay xukunkii qabsaden mabaadi dooduna isbadaldonka midaynta somaaliya mahadsanid
WAXAY ina tusaysaa idiga IYO in badanoo kale garashadooda, WAA caqligii isbadalka
Firdhiye waarkala firdhi dhulbahante
Mucaaradaadu adeer xad malaha soyaasaduna wey isbedbedeshaa
ifiyaha siyaasada somaland ayaan ku aqaanaa z p
Geeeeeeeeeeesi Qaran Allah hakuxafido guuuuuuuuuuuul iyo gobanimo Somalilanders
Ragani wadaninino kuma jirto hunguri ayuunba wada maxweynihu waxba maoga ilahay hasalo
Firdhiye dhiiga dhulbahante ayuu ku naaxay wallaahi haduu talaabo dambe soo qaado ciidamada laascaanood toos hawgu galaan xadkana halasoo xidho reer isaaqoow
Lajanbaa tahay sxb allah haku sharfo ❤
Hhhhhh xaaji basaroow shalay ciro waad wadatay iyo xisbigiisaba dadkan uu dortayna waa wada wadani
Cadalad nieman kan daka uur ahay dhaaaw😂😂😂😂😂
Wax la yaab ma leh .waa siyaasad fahan
Waar ninkan kii soo magacaabay ee cirro isba waa kii siyaasadiisa sheegi jiray oo ah in uu shiine keenayo Taiwan eryayo
Wixii ciro bedalay baa isna bedalay ee miyaad la yaabantay
Xaji basar waan kusalamy
Wr soomaaliland kasoo daraysaaa waxaasna waa madaxweynaha soomaliland iyo lataliyayaasha
Xaaji wararkaaga oo dhami waa shalaye 13/01/2025 wax cusub hadaadan hayn meesha naga xidh waa lagu soo hungoobayaaye.
Ninkan Madaxweyne Cirro ma laha hogaamin iyo garasho Alle haynoo sahalo wanu arkeyney
Xaaji Basar = Heegadii muuse qamuunyo
Siyaasad fahan wariyame .
Keyse ciid bu i xiga wana niin waLan waLahay reer ssc wa baar waqey sanyihin waLaya mahad ban aalle u naaqayna
Dagalka runta weeye waa socotan xaji❤
Da wakhay ma run baa,
Waataa wixii la sheegaayeyi waa faqshtii oo aan biyo ismarin aqooigii iyo cidayi la saaxiibka ahayiid somaalilaan ba wayi laaleen madxweene ciro waxa la taliya dad wada faqasha waana la arkaa waana la wada ogaa
Dalka hala badbadiyo
Dadku waxay la 7 sano laso qabsadeen Muuse Biixi oo 24.saac mediaha so taagnaa! Markaa Madaxwayne Cirro aamuskiisa iyo gacan usii daynta wasiiradiisa ayay la yaabanyihiin.
Waar sowdigii arkayey rakaabka ciro waa maxey calaacalku aynu adkeysan.
Ma haday dilaaceen dhegihii dafuufnaa iyo maskaxdii daboolaydoo maad maqlayn digniinii iyo intaan daaleenahay.
Ka gurta garawga muudh muudhay.
Neef ciisa muuse ah ba adaan.arkay
Sowdigiilahaa ciro waa dublimaas markaanu lahayn ninkani maaha waxwadikara
Walee maxaa wax isu muuq muuqda. Sheeko dhanxiir ayaan xasuustay.. 😂😂😂😂😂😂😂
War bu u kakeenayaaTaiwan
Badaloo inika yaywaan dag dag maha wasi inomaqan😂😂😂😂
Waa laba wajiile kani
War hooyadaa ka sheekee
💚💟❤
In badan baa la laha h.awalba jabhad sameysatay maanta aaynu diyaar u nahay dalka insan difaacno
Abdirahan waa bilo Adam ma makaaigba.
Mala dibla masiyada sidaasa😂
Waar anagu ciro iyo xisbigiisa hore ayaan uogayne adiga araacaye KUDAWAKH
Ciro dalka wuxuu ku soo qaatay mashruuc
Deeemarkaa xilka waxahayey muuse biixi e fahan cabdiraxmaan dadka sanduuq kumuhayne waxkale sheeg.adeer dadkii dalka lahaa uunbaa xilka qabankara o xaqkulleh kuwo moorsan haddaad haysi adba.keen nefoow
Halayaabin qofku fikirkiisa wuu badalikaraa.
indr ala ha ku shrfee ninka waxa loo diry inu soo kala kiciyo xidhiidhka
Xaaji kaandooranay iyo kalaascaanood jooga waxbay isku ogyiyiin
Xaaji basrow wa ka fursan weday dagaLka ceerigabo cuusub xaaqida suug dagaL kama fursan meso hakayabin nabad
Ragbadan oo reer berbera ah ayaa ayaa danbiilasha ka mida saa waad u codaysay
Firdhiye walee sidii janaaladii daarood loo galay ayaad ku saafantahay
Waar ad hayso yara isaaqow naga samra idima bahni hadi ad riisiq ku fantay dan ba ku haaysa deekadadi ka waran
ADIGU XAAJI BASAROW SOWDIGI AKHRISTAY WADDANI BOOK IYO IN UU CIRRO JSL KA SO HOR JEEDO OO SOMALILAND HOOS GEENYO SOMALIA
😂😂😂😂
Hhhhh😂😂😂😂
Yaab
XUKUUMADA SIDAA LIDKA. UGU AH S.LAND, AF WAX. CUNEY WUU XISHOODAAYE, MARKII AAD U OLOLEYNEYSEY, (IYADU XAMAR. IYO CIRRO MABEY QARSAN. DAMACOODA. XAMAR EH,) ADIGU MIYAAD WAALNEYD, MISE LACAGTII. AAD WADANI KU. RAACDEY MIYEY. KUGU. FILLNAAN WEYDEY. ???
Been maaha xukuumada habaq baa ka muuqda ee haloo samro
Waar waxba kumaynaan qabin kulmiye ee way inoo dhalatay hadaynu c.muuse nahay
Msha allh allaah haydiin siyaadiyo wllo
Wanku frxsanahay 100% hbr awal wan jecelahay from hjeclo
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ممكن رقمك ياغالي