Dr waxaan dareemaa laba labo iftiinkoo idibaya xitaa indhaha markaas wax ba kama arkayo uu xanuunkaa igu kaco xanaaq saa id ah 3 years intuu xanunka igu dhacay dabeedcadydii wey iga guurtay wax yar xita uma dulqaadan karo hadaan xanaqana madaxa aad iixanuuna
Asc Dr mudo bil ah madaxa aya iwarerayo waliba markan sarirta tago habenki oo an sexan rabo ama anigo jifo ayan ku so kaca maskaxada oo ad isocoto iyo gariri garbaha iyo awod daro iyo qarqaryo ah malinkina culeys maskaxada ah iyo indhaha oo an madowad ka daremayo kalin habenki in an walan rabo ayan darema gacanta ayan kuqabana madaxa ima xanunayo lakin warer ad ah ayan darema iyo garir lugaha jikbaha inta ka hoseyso waxan ka darema kababyo iyo dawaqad cabsi la socoto Dr iso hawab fadlan adigo rali ah
Asc dr aniga waxan qaba mid Bishi 4 mar kabadan igu so labta wuxuna ixanuna 4 dhinac bidix midig qorta Gadal maskaxda marka dhagta midigna markan sujudo waxba iga raracmo ila dhunta Wan caburma xasus Yara walwal wadna garac marka maxa ladhihi karaa nervous mise magrain iga so jawab dr Kher allah kusiye
Wallahi madax xanuunka marnaba imadayo kandhinaca iyo kanwarega ah.
Dhaqtarna wabakudaalay.
Kolostarolna walaygu shegay
Gaas xunwaqaba
Hurdo la.aan qalqal said ah
Ellerji jirxanuunwata lafaxanunwata.
Waqaba misankaygun waa
70 ama 68..
Dadayda 60.
Asc dhinaxanuunka yaan leeyahy waliba muda badan imkan aad ayuu ihayaa Alle caafimadka hayee lkn dawadee ufican isoo sheega adigu raaliya
Dr asc madxa in mudo ixanuna lawada ad shegty mid u yahy wa ku warey mar Hal dhica mar asaga dhadh wlhy dr in kula hadla Raba
Aniga madaxa asiga dhan kaxanuunaa
Aad baad u mahadsanthy wll
Dr aniga isha agteeda ixanuunta waana lay hor yaacaya oo waxba ma arko fadlan talo.igu caawi
Dr xagee joogta
Dr hooyaday madax xanuun dartii la jiifta maxa lagu daweeya 😢😢 iso sheg
Igala Soo xiriir Whatsapp kaan+254799914277
Dr maxanuunka joogtada ayaan qabaa mudana wuu ihayaa wilina xalkama helin qoorta ayaana ila xanuuneyso iyo murqaha ee xal ii ah . Adoo mahadsan.
Ana kula mida wllo Dr pls noso jawaab
wll wn la ďhibanahy madaxanuunkan waxn oo caalaamada ahna wn arkay iyo qaarkle bal iga soo caawi xanuun baabiiye idaashaday
Dr waxaan dareemaa laba labo iftiinkoo idibaya xitaa indhaha markaas wax ba kama arkayo uu xanuunkaa igu kaco xanaaq saa id ah 3 years intuu xanunka igu dhacay dabeedcadydii wey iga guurtay wax yar xita uma dulqaadan karo hadaan xanaqana madaxa aad iixanuuna
macala afka ila xaun madax naunka
Acs Dr ani magareedka isku arkaa 😢
Asc Dr aniga kan garaca ahaa ihaya ilaa isha waana igu badan yahay wayadaan
Hanbalyo dr waxan ahay dadka kugu xiidhan
Aniga hal dhinaca ixanunayo 😢😮
Ustaad dr timajilac wllhi waxaad shegeyso anaa zaaid u dareemaayo waa na labo isbuuc ayan maraya
Madaxayga waxad modaa inay wax kudhax jiran waxadana moda inan walan rabo marka maxan sameyaa please help
Wll cururkas aniga qabà wuxuna ihayay mudo 3sano ah buu ihayay. Wll ilhy khayr haku siye maxa lagu daweyaa sxb aniga haal dhinac baa layga qabtaa
asc Dr waxan madaxu wu II xanunaya sida ad shegthy migraine
Migraines baan leeyahay xataa markaan foorarsado inay ishu isoo dhacayso ayan moodaa daawana ma cuno mar kuu iga go,o uun baan arkaaa
Migraine
Yacni dhinac waye
Asc dr aniga labada xanuunba waan qabaa dhinaca iyo madaxa oo dhanba wuu xanuunaaan marna dhinac I xanuuna dhinacna waxaad moodaa in dhinaca I lulmayo oo waxaad umoodaa shaharka ukunta in la eg ayaaa idhadhaqaaqdo labo qof hadeey wada hadlaana dagaalbaa iga soo horeeyo kan dhakada ixanuuneeyso waxaan dareemaa damqasho iyo culeeys maxaad igula talin laheeyd dr mahadsanid
Asc dr migraine
Asc Dr mudo bil ah madaxa aya iwarerayo waliba markan sarirta tago habenki oo an sexan rabo ama anigo jifo ayan ku so kaca maskaxada oo ad isocoto iyo gariri garbaha iyo awod daro iyo qarqaryo ah malinkina culeys maskaxada ah iyo indhaha oo an madowad ka daremayo kalin habenki in an walan rabo ayan darema gacanta ayan kuqabana madaxa ima xanunayo lakin warer ad ah ayan darema iyo garir lugaha jikbaha inta ka hoseyso waxan ka darema kababyo iyo dawaqad cabsi la socoto Dr iso hawab fadlan adigo rali ah
Abayo An iswareysane Xagen kala so xarira xbbti
Asc dr aniga waxan qaba mid Bishi 4 mar kabadan igu so labta wuxuna ixanuna 4 dhinac bidix midig qorta Gadal maskaxda marka dhagta midigna markan sujudo waxba iga raracmo ila dhunta Wan caburma xasus Yara walwal wadna garac marka maxa ladhihi karaa nervous mise magrain iga so jawab dr Kher allah kusiye
Ana sas hada daremayo se noqty
Kan. Kobaf. Ban. qaba. Wanan. La. Dhibanahy. Ee. Max. Uu. Dawo aa
Wllo wxan qabaa dhanjaf xun habenkii Wllhi kma sexdo. Marka maxa ii sbab karaa maxan igu Cason kartaa ama talo siin kartaa😢 Isoo jawab
Wllo xanunkas ayaan qabah iso jawab wax ayaan kuwaydiin