XASAN SHEEKH OO HUB URUURSANAYA, MAXAA LAGAA QARIYAY OO KA SOCDA GOLAHA SHACABKA, GO'AANKA SSC,,,,,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +8

    SSc khatumo xassan duufle gurgurte tuuga tuugu dhalay maxay uga bahantahy calamka oh dowlad inay tahy

  • @guledsm
    @guledsm 2 місяці тому

    Mahadsanid wariye Qaran

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 місяці тому +3

    Absolutely I agree ssc ayadaa loobahan yahay aqoonsina Cid ay ugabaahantahay majirtee xamar adideeda qofna raali camahayn waayo anagu ssc ayaan usoo shaqa tageynaa mardhow ssc waa qani mashallah illaahow cadowga kaqabo no need xassan shiikh inlabaryo because soomaliya dankamaleh Africa ayuu u guuray mar hore ineed midka khayr badan allaha keeno 😮balwan soomaali journalist well done❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SKY-pf7sl
      @SKY-pf7sl 2 місяці тому +2

      Waar badanbaa igula dagaalamay ina geele iyo Xasan denibaa ka dhow weliba waan qabaa Firdhiye waa adeerkay laakiin siyaasadiisa Uma bogin ragbaa waalaya

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Mahadsanid weriye qaran

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 місяці тому +2

    Waa runtaa. Hassan Sheikh waa madaxwayne Miyirkii ka tagay . Waxa uu rabaa in wadanka uu burburiye si xoolihii waranka ee u dhacay uu u ilaashada. Ilaahay ayaa ummda Somaliyeed u gargaari

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +3

    xasan xabaalo qote umaba baahnin anagu sxb anagaa isku filan

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 2 місяці тому +1

    SSC wa ogeed xassan dhiiqo khatumo inu khayeen yahay.....garaad jamac garaad cali wa sheegay inu yahay laba wejiiley...khatumo tuug aan sharaf la heen uma baahna 💪✌️

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    PL IYO SSC WAA WADA SOCDAAN WAYNA WADA JIRI DOONAAN WELIGOOD

  • @HusseinGire
    @HusseinGire 2 місяці тому +3

    Way udhamaatay beeshaas dib dambe magaceeda maloo arki kara

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 місяці тому +1

    Balwaanow usheeg xasan madhane in xamar iyo villa mudulood looga tegayo dowladnimadiina baa baday

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Xasan xabaale quute war dad qabta ma leh miyaa kuli wacaysle ma asagoo kalaa is daba qabta

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 місяці тому +2

    Hubka yuu u urursanayaa ma cid buu ku duuli karaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +2

    xasan Qabureh Qoteh waxan kah xumahay kuwah wax weydinayah xasan hadu madaxweyneh xamar dowladisu mah dhaftoh xasan moryan wuxuu ogyahay in berih markah xalaneh lagah guroh xamar waxay ku noqon 1991 ssc waxan u shegayah inay dhistan mamulkodah iyo Amnigodah xamar waxbah mah yalan Adiguh dacayad ha u sameyn xasan iyo moryantah villa family plz waxad modah in aad fayus kah radinayso xasan kan aad shegaysoh xamar xal iyo nabadgelyoh ha u kenoh dowladan aad shegaysoh berih bay kah bilabmih dontah in laysku layoh xamar waxan sugnah xasan moryan iyo villa family meshay ku danbeyan

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 місяці тому +1

    Yuu wax ka qaadaya hub ku urur sanayaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому +1

    Xasan Sheikh haddii uu Soomaali Madaxweyne yahay SSC Khatumo in uu wax walba ka hor mariyo ayay ahayd isaga oo ka eegaya midnimada Soomaaliya ee uu u dhaartay

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 місяці тому +2

    HORTIIS JIRAA WAAYEY XOOG INUUW KU MAAMULLO SHACABKA SOOMAALI DAD YEELAYO MAAHA HADDII RUNTA TIMAADO EE XASAN DHIIQO YAA MEEDKAAGA LAGU JIIDIN GUDAHA XAMAR

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    WAANU OGAYN INAANU WELIGII AQOONSANAYN SSC EE WAA LOO KAADI BADINAYEY.!!!!

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 місяці тому

    Marabno xamar iyo xasan madhane si deg uga soo baxa cidan iyo xildhibaano wasiiro dhulkiina hodona dowlad gaara noqda ka

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 2 місяці тому +2

    MW Hassan Sheekh, nafsadiis ayuu been u sheegayaa haddii uu ku fikiro in beelo ay ku ilaalin karaan, laakiin wuxuu rabaa inuu dagaal soleeyo sameeyo si markii waqtigiisa dhamaado ula dagaalamo kooxdii badbaado qaran BBQ. Wuxuu ka naxaayo ma leh, waa sababta uu guryo iyo meheredo ugu diyaarsaday Tanzania.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Xasan qabureh qoteh waxaan ka xumahay kuwa wax waydinaya xasan tuuugu uma baahan ssc nin tuugu ah

  • @abdiwarsame4236
    @abdiwarsame4236 2 місяці тому

    Kursigaan machan badanaa, maxaa kii yimaadaba ku dhejiya?

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 місяці тому

      😆😆😆😆😆😆😁😁😁😄😃😀

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna sheikh sharaf ahmed wa run hadalkis wu so baxay wa u jadan dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta oo madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada madaxtooyada hef dadamajid madaxweyna yashi hore sheikh sharif ahmed maxamed abdulahi farmajo rwsr xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame ayagana hub arursi ayey wadsn ciidan fara badan bey magalada muqdisho sogaliyan xafadah ayey kala tagan yihin madaxweyna yashi sheikh sharif ahmed maxamed abdulahi farmajo rwsr yashi xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur iyo xildhiban ba ku so biray ciidan bey gan afarta xafad ee ka daga yahin muqdisho ba lo qeyb biyey ciidan ayey wadan dhamantoda heegan buxo ba la gilay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 2 місяці тому

    Khof kharan udhaartey hadana sidaan udhakhmaayo waaaaaw atoore been badan aakhirka wuu guuldareystaa laakiin waxaa kafiicneyd atoore run uhalgamo miskiin

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 2 місяці тому

    Hee duqa ma warersamay mar horuuba aqonsadee

    • @sahranuura946
      @sahranuura946 2 місяці тому

      Maya mayeey, Dastuurka Puntland waxaa ku taal in SSC ay Pintland yihiin.

  • @aibrahim9495
    @aibrahim9495 2 місяці тому

    Mr.balwaan markii hore waxan kuu haystay nin runta kahadla laakin.waxad noqotay beenaale sababta o ah waxad tiri beesha xawaadle ayu hubeynaya warkaasi raad malaha wanna hadal been abuur ah

  • @ahmedjama2285
    @ahmedjama2285 2 місяці тому

    Xasan maxa laga raba kuwi dortay halalayo sabto ah asago madaxweyne soo noqday waad maqli jirten wuxu ku hadli jiray xijaar lahadlimayo odawayo aderka aan ahy cidanka ka bax taas tusale ah😊

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Please Xasan shiekh sameso ciidan kuguh ilaliyo kursiga. Xolihii dadweynah ee uu dhacay & guryihii ay xarantay ku dhisten.ayaah laga soo wada celinayah. Xasan xoolow dagaalka bilow

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 2 місяці тому

    Xasanow waa riyoonaysaa, waxaad shalay faramaajo kula dagaalaysay inaad maan hugryootid gun nimo. Awal waxaa inoo cataatay in axdi laawe, afaara qabiilite iyi xisbi shaydhaan, ha ka yaabin in maanta lagaa yeelo taas.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Mareexaan ka Galgaduud waxay ku darsanaayaan walaalahood Puntland.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Caqligii doofaarnimo ee cumar geele mana soconayso ee xasan baahanow umadan isaga tag ilaahey ka baq labo goor kugu filan Soomaali waa daashay dagal dhalinyarada ha ku dhameynin yaa rabi ☝🏻☝🏻

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 місяці тому

    Aqoonsi cid uga baahan ma jirto Swabia wegdaha xun ee ma dhergaha ah suu u ordayo oo uu ka gasrsii leeyahay buu ka so on tan aduunka yaa u diga ninka ismahadiyey

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 місяці тому

    khaatuma umabaahana xasan. Dhulkooda allah baa siiyey, allah oo keliya bay u bashanyihiin uma baahana , Xasan waa qabqableh dagaal!

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Maxaa ka qaldan SSC khatumo. Ma ninkan. Nin la 'amini karin. Waa beenale Beenale. Oon run shaqo ku lahayn