XOG:-Haddii Xaaskeyga iga xanaaqdo canshuuraa laga qaadaa, hadii ay soo laabaneysana canshuur kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 2 години тому

    Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waxa kasocda Muqdisho innabacaadi maaha damjadiid dad nool & dad dhintay waycuneen waana ayax bahan oo aan dhargayn.
    Thank you so much mr Abdullahi balwaan.

  • @Sadik-ij3on
    @Sadik-ij3on 2 години тому +1

    Alla yaa Ila qosla

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 4 години тому +1

    Salaan sare brother Balwaan,
    Gobaladii kale ee Soomaalia meeshaas ayey Dawlad nimo ka sugaysaa.
    Soomaaliyeey magaalo Madax kale Raadsada hadaad Soomaalia rajo ka leedihiin

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed Годину тому

    Scw

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 4 години тому +1

    I feel bad for Reer Xamar 😢😂

  • @yusufabdi3132
    @yusufabdi3132 6 годин тому

    Dowlo xaal ha qaadato avalanche shacabka hala shaqaleysiiyo xagee laga canshuuraa nin baagamundo ah oo qqutal yoomkka la gabgabaayo ilahow umadena u gargaar aamiin.

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 5 годин тому +1

    Subhanallah xasbiyallaah WANIMCAL wakiil

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 6 годин тому +1

    Reer muqdisho ayagaa laga arkay wax walba waa aqbalaayaan

  • @LibanHassanNor-z1h
    @LibanHassanNor-z1h 5 годин тому +1

    Subxaanalaaah wax aan kajirin dooladaha xooga leh somalia see ku samenee mcqul maahan ee lcg raadis ceeb badnaaa

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 6 годин тому

    Shacabka Muqdisho aya sidan ralikuah seyilatahy

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 6 годин тому +2

    SOMALI RIP 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴SOMALI RIP😭😭😭

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 6 годин тому

    Waa si fiican furiinkaa yaraanaya

  • @Khled832
    @Khled832 6 годин тому +1

    Shaati kala Aya laso gashan doona
    Qaabkii hadda Waa shaqeyn waayey

  • @abdiosmannur8836
    @abdiosmannur8836 5 годин тому

    Alaaho Akbar walhi hurmuud qabriga 100$ canshor 10 $ dolar Alle ha naga qabto dawladan meldaran kabixi

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 годин тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad ee muqdisho jogo wey ku mahad san yihin madam yey iska diidan 10doller is diwan galin carushta bad ah oo naagtada marka guursadi cashur markey ka tageyso cashur hada istashan oo dagal niga qarxo cashur iyo qaburah meydka dadka dhintay iyo qofka hada dhinto wa la cashura naagta marka la so furo garoob tahay hal wiil muse labo gabdhod wa la cashura wlkn abdulahi balwan meshan dowlad gama jirdo waxa ka jiro dowlad bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay lagac maheysa shegadodi noqdey oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza horgalada argixisada madaxtooyada damajid shbb dacish wey fashil man wey jaban

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 5 годин тому

    Balwaanow wallahi tan waxay cadenaysaa in shacabka somaliyeed cuqubo ka galeen m farmaajo

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 6 годин тому +1

    Hawshan waxa kenay waa xasan xabale fagte marka Mar kale Shati kale ayu uso gelin dadkale ayuna uso dhibi byby

  • @GuledDahir-m1f
    @GuledDahir-m1f 5 годин тому

    Dawladii Hawiye wa yaab balwaanow wa xasan dhibaadtada😂😂😂

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 6 годин тому

    Rer muqdisho war sida isu dhama

  • @hailaqabsan
    @hailaqabsan 2 години тому

    LABADII MEEL WADA TAAGAN (shukaansi),WAALA CANSHUURAYAA!!!!

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 4 години тому

    Waxaan maqli jirey reerka yibraha layirahdo ayaa aroosyada iyo wiilka dhasha lacag laga siinjirey hada mooryaantii sanaayo ayey qaadanayaan

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 6 годин тому

    Xassan dhiiqo goormuu dhargaa waa xabaal

  • @munamire6805
    @munamire6805 6 годин тому

    Cabdulahi Allah ku xifdiyo waligeed dowlada hoose yee muqdisho weysameyn jirtey lakiin guriyahooda uguma tagi jirin aabbe kasta asagaa feyl furan jiray

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 3 години тому

    Subxaan Allaah
    mini layaabo yaasinka yaasinka yaasiink
    Mini layabo yaasinka
    Abdullaahi balwaanow
    Program kaga mar ķu so bilabmayo ku fuur
    Mini la yaabo yaasinka 😂😂

  • @bby6
    @bby6 6 годин тому

    Balwan wad iga qosolsisay brother runti wa yab arinkan o kale lakin Dadka reer muqdisho ayaga raali ka ah

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 6 годин тому

    Wayaab waligeyga maamaqlin

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 6 годин тому

    Waa lacag abuurasho

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 6 годин тому

    Madaale waxuu sameen karo ma jirto, Xasan shiekh la'antii.. ilaa ay dadka xamar jooga ay dhahaan Unuka Malihin xamar

  • @shh56726
    @shh56726 5 годин тому

    😂😂😂😂😂😂
    Diwangalin ok lakiin lacag kena waa qalad hadiidan, lacagta daaro dhadher aya lagu dhisanaya.

  • @FatimaAHMED-l5q
    @FatimaAHMED-l5q 6 годин тому

    Waa halaga cararo magaalada kolay waxani waa cuqubo

  • @abdiazizali9573
    @abdiazizali9573 6 годин тому

    😂😂😂😂😄😄😄

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 2 години тому

    Ceebay tacaal muqdisho waa waalatay damul khayano baad ayaay dadka ka qaadayan damul faasid ilaahay dadka ha ka qabto

  • @mamudxun1027
    @mamudxun1027 3 години тому

    Balwaanoow waxaan waan kuraaxeeysanayaa hawiye waxqabankaro saan maa udabeeysay farmaajoow soobax maxaajadaveey qabiilka waankuxaragoonaayaa markiidabane qabiil waa huf asigoo ulajeedo xawaadle 😮😮😮😮😮😮😮

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 години тому

    Cashuureey xaalqado isbaro. Iska dheh

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 години тому

    Maxuu ku qoslaya nin ? Waa lagu canshuura waa maxay? Dad ma xoolo ayey la dhaqmayan? War yur

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 6 годин тому

    Shicibka wax keena ma ahee wax hooya maxaa u diiday dawlada

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 5 годин тому

    Asigatiisa yaacashuuraayo

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 6 годин тому

    Imanka laidinkaqad maxay foolxumo wax kudoonen 😱😱

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 6 годин тому

    Waawarey madherge udhiib hadhaqaajee 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 години тому

    Kkkk😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 годин тому

    Dhibikaa reere muqudishay u taallaa waayo maalinti qabariyada llafaganye baya ka aamusan in maanta nafatooda lla xashuuro iyagaa kamasuulla maya iska celliyan😉

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 години тому

      Hasan dhiiqo waa hawiye way ogalyihiin wax walba uu ku sameeyo😂😂 laakiin hadii uu daarood ahaan lahaa laamiyada ayey xiri lahaayeen muuse suudi wuxuu la soo bixi lahaa hubkiisii😂😂😂

  • @lulali8651
    @lulali8651 6 годин тому

    Waxaas ma caaycaayarbaa

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 6 годин тому

    Kkkkkk khosolka aduunka wlh Kkkkkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 годин тому

    Kah waa ran hadan xamar kah cararoh war unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay waxan u shegih lahah kuwah ku haystah lacag xamar war gobaladah lacagtinah

  • @Mohamed-sc1qi
    @Mohamed-sc1qi 5 годин тому

    DADKA XAMAR AQLI MALAHA MIYA