SIDEBA NINKI MUSE KA BAQAYEY HARGUEISA LOGA DHEX BARYA NINKA AHMED MADOBE ISKA CELIYEY MAXA I KENEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 38

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i Місяць тому +2

    Hadaal badaan haan maa buxsho !
    Haa la kaaco ! Mudaharad dagdaaga !
    Idiinkan hadlayaa mudaharadkaa qoorsheyaa !
    Waay ! 😢😢😢😢😢😢😢

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 Місяць тому +1

    Wey dhamtey adeer somaliweyn aya rabnaa issaq sida aya Ino dhaanta viva somaliweyn ingo issaq wan ku racsanshey

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 Місяць тому +1

    Waa ayaandaro maanta inaynu bari oo gacmaha hoosdhigano xassan duffle iyo ismaciil caloolay

  • @NimcoSagal-d3m
    @NimcoSagal-d3m Місяць тому +3

    Kuwani ma imikey muwdiniin noqden waxa markuu muse jogey ayabalaga muda haradayey mrkii horaba meyhadleyne waqabileysta yaal

  • @QaasinDhanaansade
    @QaasinDhanaansade Місяць тому +1

    Xaqiiqo Weeye Midhkaasi

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 Місяць тому +1

    Calacal badan isaaq an ilmaderayal weynoga dhamtey somalilnad. Somaliweyn aya Ino fiicaan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому +1

    Dalku waa soomaaliya xasan baa xukuma

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 Місяць тому +1

    Somaliweyn sxb aya xakuma wey dhamtey somalilnad maba futo land

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Місяць тому +1

    Carab ka muuse ayaa u saxeexay 6 kahor nagagaa vido gii hayna

  • @aliismael585
    @aliismael585 12 днів тому

    Adeer xoolaha ma la socotaa inay somalia waraaqdooda lagu dhoofi jiray ma xukuumadda garxajis ayaa ayaa la ridayaa

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Місяць тому

    Waa sifiican waa in aan iska qabano xukumadan aamuska inagu gawracaysa.

  • @FaaraxJaamac-m2m
    @FaaraxJaamac-m2m Місяць тому

    Qarankii somaliland waa uu daaya

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Місяць тому

    Shacabka ayaa Diyaar ah in la’ababulo weeyan.

  • @FaaraxJaamac-m2m
    @FaaraxJaamac-m2m Місяць тому

    34 somaliland waxaa laga taagayahaya khasariya

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому

    Dhulka dadba kunon dalka
    Wan difacanayna jsl guuul

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 Місяць тому

    Waan meesha maxaa ka Uraya Makhaniisiintii Baa meesha ku jaalaa butaynaya.Xagaad joogtey markii muuse Inankiosa sirdoonka qarxoon u magcaabayey.

  • @KinsiDjama
    @KinsiDjama Місяць тому

    Asc war cabaadka jooji waad joogtay markii xamar aad ka soo dajinaysay hours iyo munro nadabada badalsysay seexo sacyahow gawaadhidii qaranka laga qabsaday waiting la soo celiyay meen heshiishkaad joogay dadkii ilaa ingriiskii wax xukumaya baa jooga joojiya muraaradilaaco 30 sano torso kursiga

  • @SaynabEgeh
    @SaynabEgeh Місяць тому

    Waa inaynu kacnaa oo aynu hadalka badan joojinaa Waa nasiib daro Ta maranta dhacday

  • @FaaraxJaamac-m2m
    @FaaraxJaamac-m2m Місяць тому

    Inaad maanta reera somaliland calaacashan maaha garii waayo waad oogadeen inaya tani imanayaso

  • @FaaraxJaamac-m2m
    @FaaraxJaamac-m2m Місяць тому

    Maxaa ku dhimaniyase oo ragagi iyo nin garoboodkaya ku dhamaadaya Sland ka fadhigaya waxaa dalkii ku habasaday icitisama dada wadaa midinomo somaliland

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому

    Muuse baa saxiixay ciro maxaad ka rabtaan

  • @rodaamina1545
    @rodaamina1545 Місяць тому

    Huwan baa ina haysata

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l Місяць тому

    DURBA. XASAN GURGUURTAA. LAGA. DHEXBAR YAYAA. HARGAYSA. TIIYOON. BILGAADHIN. WA XAAD. ARKAYSAAN. EE. WADA. WAALIYA. MACIYAARBAA. WALASHI. HADAY. DADKANI. CAANODAATAY. DABADOOD. LAQABAYE. AY. KICIWAAYAAN. POY. DALKOODA. BADBASDIN. WAAYAAN. MEESHAA. BAABA AH. EE. DULIGA. AH. BAA. LAGAYNAYAA. IYAGOO. NOOL. AYAA. LAXARAASHAYAA. WAAR. DURBA. WAAD. XARAASHAN. TIHIINE. KACA. IDINKAA. BALAAYO. AAD. ARKAYSAAN. UBADHEEDHAYOO. DOORTEE. EAAR. DALKA. BADBAADIYA. HADIIKALE. HOOG. IYO. BA. EENA. WEEYAAN. XAALKANA. WAAD. ARAGTAANE. HOPY. HALA. BADBAADIYO. DALKA. IYO. DADKAN.

  • @NimcoSagal-d3m
    @NimcoSagal-d3m Місяць тому

    Markaan dhimano adigu hellee joogtaa qolkagad iska joogta dadna dhintuu.leyey

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Місяць тому +1

    Khayaali ayaa dadkii lagu marin habaabiyey.. Somalia ayay reer waqooyi ka mid yihiin , XASSAN ayaa utaliya… wake up

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x Місяць тому

    Hassan sheikh sharciyan isagaa idin xukuma oo hal saxeex oo uu bixiyay ayaa idinku filan sidan oodhana idin kaga qaylisiiyay dad is bixin kara ma tihidiin oo konteenar ayadku xidhan tihiine buuqa yareeya waala idiin tudhayaaye

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l Місяць тому

    HADAL. WAXTARIMAAYEE. HAYNU. KACNO. WAAN. GARANAYAY. WALAAHI. INUU. QARAN. MUUSE KADAMBAYNAYAA. JIRIN. ANAGU. MAANU. DOORAN. EE. MUUSAZN. UCODAYNAY. UDAALNAY. LAAKIIN. WAXMAGARATAA. NAGA. BADATAY. ILAAHAYOOW. DALKA. NOOBADBAADI. WAANYAABANAHAY. WAAR. HADALKA. DAAYOO. CADOWGEENII. BAAN. UJABNAYE. INSKICIYA. KUWAN. KHAYR. KAMASOO. SOCDEE. AAN. ISKA. QABANO. WAARHOOY. HADAAN. DHAWNAHEE. AAN. DALKEENA. BADBAADINO. HADIIKALE. DURBA. WAYNU. HOOGNAYE. DEE. HOOGAA. UJOOGA.

  • @HassanBulale
    @HassanBulale Місяць тому

    Caadifad looma baahna

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Місяць тому +1

    Waxan 6bilood ka hor ayeey burco ka midaharadayen muuse ayaana saxeexay maxad wax cusub looga dhigaya

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Місяць тому

      Adeer muse madaxweyne maha walahi, wali ma musey kaga dhagan tahay 🤣🤣😭

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому +1

    Misgiin
    Waaa dad 34 sano khuraafaad loo sheegay.
    Safiirka Somaliya iyo Somaliland kkk
    Ergayga Somaliya iyo Somaliland.
    Waxani waligoodba way jireen e waa laga aamusijiray..
    Waxa qaylada keenay waa Cirro oo la rabo in jiq lagaga dhigi.

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l Місяць тому

      HOOYADAA. BEENTEEDII. WAS. WAA. ISBADALKAAD. WADATEENE. WAALAYSKA. MIIN. QABAN. QUDHUNYOHOW

  • @HassanBulale
    @HassanBulale Місяць тому

    Somland muse waydii isaga god ku riday