Soomaalidu marka qofku wax noqdo ee bulshada ka soo baxo ayay Buunbuuniyaan oo Weli buu ahaa iyo karaamadaasuu lahaa bay dhahaan.Waxaas loo sameeyaa inaan laga hor imaanin ama la dhibin oo laga baqo habaarkiisa
Asc, Allha u naxariisto Sayid M.C.X wuxuu ka hor tagey in la gaaleysiin iyo gumeysi, balse maanta waxa jira kuwo u yeeranaya gumeysi madow iyo gaalo jaceyl, waana in lala dagaalo kuwaas.wbt
Cali Qamar Sheekada siduu u maqlay ayuu isaga rumaystay ee inuu wax soo baadh baadho ayay ahayd ee odayga hadalka ama sheekada waxaan macquul ahayn ama suuragal ahayn ka reeba dee
Maashaa allaah Adrian Tara Sanaa san you hayaa
Way ku dhaaran jireen Wejiga Astaadka ( Seyidka )
Falalawbuu ahaa waa sax
Soomaalidu marka qofku wax noqdo ee bulshada ka soo baxo ayay Buunbuuniyaan oo Weli buu ahaa iyo karaamadaasuu lahaa bay dhahaan.Waxaas loo sameeyaa inaan laga hor imaanin ama la dhibin oo laga baqo habaarkiisa
Wax baha ran may si maamu dee
AZHAR!!! Goormuu sayidku Azhar galay? Taas naga hubiya.
Odaygani taariikhd saxa ma hayo
Quraafad
Sayidka awoowgii waydii siduu caro dhulbahante ku yimi
Er
Xishood
Islaan dhulbahante ah ayaa dhashey Sayid Maxamed Cabdulle Xasan...
Asc, Allha u naxariisto Sayid M.C.X wuxuu ka hor tagey in la gaaleysiin iyo gumeysi, balse maanta waxa jira kuwo u yeeranaya gumeysi madow iyo gaalo jaceyl, waana in lala dagaalo kuwaas.wbt
Sayidku wuxuu ahaa Wahaabi argagixiso ah
🙏
Waligay quraafaad wax sidaa u rumaysta ma arag
Adigu maxaad haysaa
Cali Qamar Sheekada siduu u maqlay ayuu isaga rumaystay ee inuu wax soo baadh baadho ayay ahayd ee odayga hadalka ama sheekada waxaan macquul ahayn ama suuragal ahayn ka reeba dee
Odaygan tarikhda reer cali garay ayuu xariif ku ahaye manta wuu talaabay
Isagaa dhulbahante kuqabsaday walibaan ahay siyidka sheegaysaan dhulbahante dhib mooye dheef umakeenin waa ninka dhulbahante gumayey tolay ciilbadanaa
Adeer halkaa ku jooji waa waxaan horay loomaqal, sheekadaan waa tii shiiq maxamuud yaa salmaan yaa salmaan, adeer raali ahaaw
Waxba kama jiraan wuxuu akhriyayo odaygu...waa sheeko caruureed.
Kkkkk
Odayga maka dhabaa oo waxan wuu aamin san yahay
Beenaale
Ilaahaga
Kabaq
Nun
Wayn
Bas
Tahaye
Taariikhda Hobyo noo soo gudbi
Kkkkkkkkk
Egli
Naar
Werde
😊
Been badanaa odeugu
Beenaale
Odayga maka dhabaa oo waxan wuu aamin san yahay
Beenaale.