Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka ee Ka Qarxi Raba Yurub iyo Dalka Ku Dhawaaqay Hubka Nikliyeerka inu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 34

  • @Aadancalijaamac
    @Aadancalijaamac Місяць тому +3

    War hooy somaliyey waa ladhimanaya ee kusaliya nabi mohamed scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Місяць тому +2

    Duunka maraykan ayaa lugta ku walaaqay ee Alaahayow muslimiinta ka badbadi musibooyinka amiin amiin amiin yaa Alaah falastiin guul

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому +1

    Saaxiiboow maashaa allaah wararkaagu maalintii 20 mar waad soo dirtaa

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev Місяць тому +1

    Ilaahay haku barakayo walaale aad iyo aadban kugu faraxsanahay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Місяць тому +1

    Waa dad inta aanay dhimaan wax badan curiya oo sameeya wax dalkooda iyo dadkooda lagu dhiso .

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 Місяць тому +2

    Wariye hashi mah mah waxey eheed quransho aruurtay bulac wey jiida sida sax ah

  • @snw9257
    @snw9257 Місяць тому +1

    Maaliti aad bilawden ee Dwlada Qadar halista lagaliyey ilaa hada oo lajoogo war iyo waxkasta oo iraaligalya HORUFADHI kaliya ayan ka helaa Illahay . Illahay ha idin barakeyo Allah ha barakeyo

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Місяць тому +1

    Alaah dile ayaa dhinta waqtigisa aya dhimanaa

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Місяць тому +1

    WAAD MAHADSANTIHIIN WARIYEY. LAKIIN DAWOYINKU MIYA LAGA HEELI KARA AFRIKADA BARI SIDA SOMALIYA KENYA ETHIOPIA IYO DJIBOUTI.

  • @MahdiArte
    @MahdiArte Місяць тому +1

    HM thanks Soojedintaada aad ayay noo qancisay
    Wararka kaftan ayaad kudartaa
    Saacad saacad ayaan ulasocdaa Barnamijyadada
    Suleyman hashi
    Horufadhi media
    Dhacdooyinka
    Gaan ka gaan dunida oodhan kusoco--

  • @aaiishaMaxamed
    @aaiishaMaxamed Місяць тому +1

    Maclin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤xasan tuuk

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Місяць тому +1

    Waaa runtaa chanalka ugu wangasan weeye uguno xog wangsa

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Місяць тому

    Barnaamijyada caafimaadka wlhi aad ayaan ugu heley wax badan ayaan kafaa’idey I hope dalkii hooyana iney wax uun kafaa’idaan daawadan uu qofkasta iska qaadanaayana kafiirsadaan.

  • @abdidirie6413
    @abdidirie6413 Місяць тому +1

    Asc xashi mahadsanid sidaas uwad hawshaad haysid

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh Місяць тому +1

    Asc salmaan iyo bahda hfm iyo dhamaan daawada yaasha soomaaliyeed mèelkasta aad caalamka kajoogtaan aan wadanka uducayno halis ayaan lanool nahayiyo cabsi dal iyo dibadba dalkeena uunbaa inadeeqa dal aadanlahayn waa dareen ku joog

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Місяць тому +2

    ❤wcs ❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +1

    Quraansho ururtay bulac wey jiidaa weeye xashiyow

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому +1

    Hm.aadiyo aad baad umahad santihin

  • @husseinmohamed9789
    @husseinmohamed9789 Місяць тому +2

    ❤❤❤

  • @MahdiArte
    @MahdiArte Місяць тому +1

    Gacan geed mid ladhaho ayaan arkay hhhh

  • @wiiz__miiraan8993
    @wiiz__miiraan8993 24 дні тому

    Siwad shaqada sxb wcn

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Місяць тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi Місяць тому

    2011 2024 13 ayaa dhagesaniye hurfadhi miday

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому +1

    QURAANSHO ARUURTAY BULAC WEEY JIIIDAA KKK

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Місяць тому +1

    Raargalbeedka boodboodkoodii waalasoo afjaraysa😂😂

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Місяць тому +1

    Àn wax is weydine taraam xabada dhegta ku dhacday dadka ka dambeyay wax ma gaarin yaa loo shegayaa

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Місяць тому +1

    Waley NATO wa ladiin yabaa masiibada doonaysiin.Mareikaan boqnahu idiin goyeye.Sabool iyo macaluul waa halkiina.

  • @wiiz__miiraan8993
    @wiiz__miiraan8993 24 дні тому

    Qurasho arurtay bulac wajida weye

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Місяць тому

    Asc kudarsoo xaashiyoow maah maahduwaa qudhaanjo ururtay mulac way jiidaa

  • @shuaibmahdy1633
    @shuaibmahdy1633 Місяць тому

    Xagee lagala so xidhidha garaad

  • @MahdiArte
    @MahdiArte Місяць тому +1

    HM thanks Soojedintaada aad ayay noo qancisay
    Wararka kaftan ayaad kudartaa
    Saacad saacad ayaan ulasocdaa Barnamijyadada
    Suleyman hashi
    Horufadhi media
    Dhacdooyinka
    Gaan ka gaan dunida oodhan kusoco--