Wararkii ugu Danbeeyey Arrinta Qaramadda Midoobay Soomaaliya uga digtay ee Israaiil markasta samayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 99

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 22 дні тому +10

    Rasuulkeena csw scw nnkh

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 22 дні тому +8

    😭💔🇸🇴 Xasan iyo tuugada ay Wada shaqestan 😭💔 Wax run ah ha ka sugin 😭💔👍🥺 Waa tugo u heshiisay in ay Wadanka 🇸🇴 dhacaan 💔😭👍

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 22 дні тому +8

    Ayaanke Waxaa kahoreeya horta inaan qabyaalada qarannimo kubadalno muqdisho markaabaan caasimad qurux badan dhisaynaa

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 22 дні тому +8

    Waa ruun.SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @mohamedabdulkadr6146
    @mohamedabdulkadr6146 22 дні тому +4

    Weey qurux badnaanlahayd caasumad Qurux badan oo soomaaliya ayleedahy inan aragno

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 22 дні тому +4

    Waa in lagabadalo waayo dad aan xishood aqoon ayaa sheegta

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 22 дні тому +4

    Baarlamaankii ugu liitey 🇸🇴 Ilaahay cuqubo ha ku rido maafiyada meesha fadhida fiirsanaaya dalkiina qatar ku jira💔💔💔

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 22 дні тому

      Farmaajo 4 Dekadood Ethiopia Cadowgeena siiyey yuu u sheegay? Batlamaan miyaaba hadli jiray! Sow kii Gud.Jawaari daqiiqado uu uga tuuray Xilki sow hadana Mursal Gurigiisa lagu xanibay asigoo Biyihii iyo Korantadi laga gooyey. 5sano Qaraxyo lagu baabinayo Naf iyo Maal Hawiye iyo Ciidanki aad rabteen inaad Hawiye ku qabsataan ayaad ku dhisayseen Canshuurti aad Haeiye ka qaadeen maxaad Wadanka u qabteen Tuugo qalin boob qabiileystayaal horta Xamar maxaa idinka galay Somaliland baad tihiin Abowgiin Muuse iska barya Xamar wax idinma yaalan

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 22 дні тому +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد واله وصحبه وسلم

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 22 дні тому +5

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidadarre2878
    @mowlidadarre2878 22 дні тому +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 22 дні тому +3

    KENYA SOMALIDA HOOREY MARIISEY HALKAY MW HASSAN SHEIKH INTU DALKA NABADEEN LAHA SI KALA FIRDHIYEY.MAANTA DADKA SOMALIYEED WAA AY KUSOO NOQOON LAHAYEEN WADAN KOOGA.LAKIIN AWAY TAASI.MAJIRTO.QABIILBAA KALA KAREYEY.

  • @AhmedIbrahimmaxamed
    @AhmedIbrahimmaxamed 22 дні тому +1

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 22 дні тому +3

    Haa ha la bedelo caasimada waa magaalo aan dadkoo dhami U sineeyn iyo burbur uskag

  • @kaashiyaaliilove313
    @kaashiyaaliilove313 22 дні тому +2

    Arimaha aad bulshada uheysid waligaa haka daalin

  • @mawliidabdikabadhe5949
    @mawliidabdikabadhe5949 22 дні тому +1

    Mahadsanid sulayman xaashi warark caalamka iyo kuwa dalkaba ee aad sida xaqiiqida nagu soo gudbiso ale kaa abaalsiiyo sxb somali dhaba tahye

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 22 дні тому +2

    Asc mudane ❤❤❤

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 22 дні тому

    Mashaaa allaah walaalkeyyow allaah janatul firdowsa haa kugu cazumo mar kaste khayrka ayaad naxusuusisaaye waligeey maan arkin wariye kaa wanaagsan

  • @ffhh6448
    @ffhh6448 4 дні тому

    Waa sax in laga guuro oo la helo caasimad cusub

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 22 дні тому

    Allaahu mosoli calaa nabiyina muxamed scw inbadan kusali

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 22 дні тому +2

    Wallee Masaari ayaa samaysatey Casimad. Suuqa kasaartey. Dubai. . Somalidu hadii aanay samaysan Casimad.. ogaada Dalka waa laqaadanayaa Dadkuna gobolo uunbuu ku aruurayaa.. waa in laga gaaraa. In umada loo helo Caasimad

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 22 дні тому +1

    "Mualifka waxyiga" erayegaas inkastood aadan kas urodan... hadana uma qalmo ku cabirda waxyiga iyo diinta... guuleysyo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 22 дні тому

      Runtii Waxaynu noqonay dad dhinac walba kaburburay. Runtii wariyanimadda iyo aftahanimadda iyo in lakasbado dhacabka iyadoo la ilaalinayo Muqadasaadka Diinta waa Muhiim jiddan. Xaashi runtii magaranaayo amaa dhowr sano oon dhageysanayey qof ilaaliya Muqadasaadka Diinta weeye. Amaa caawa magaranaayo cidii kahadlayo, anuu waxaan uheystay inuu Nabiga Salallaahu calayhi wasallam uu ulajeedo, waxay saas tahay Waxaa haboon inuu sicaadi ah udhaho.

  • @itz_fadumoafrah1101
    @itz_fadumoafrah1101 21 день тому

    Haa. Xashiyo. Waa. Sabadell. Casimadz. Muqdisho. Waa. Laa. Raara. Waa. La dhiasz. Magalo. Cusub. Inashslah

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 22 дні тому

    Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 21 день тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @u.j4515
    @u.j4515 22 дні тому

    100% in laga guuro Muqsisho is looga baxo anugaa lahe ee goor walba soo qonaysa oo caasumada laga dhigo meel Soomaali oo dhani u simantahay

  • @abdillahisoubagleh8694
    @abdillahisoubagleh8694 22 дні тому

    Somalia has changed the capital...

  • @cabdifataaxmaxamedcali3978
    @cabdifataaxmaxamedcali3978 22 дні тому +1

    Xasan sheekh haduu ethiopia madax banaani waydiisanhayaa makuwaas yaa umad maamulu

  • @alimaow6309
    @alimaow6309 22 дні тому +1

    Unukaa iskaleh 7:16

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 22 дні тому

    Asalamu calaikum Wrt اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Farahsheik-sg3ij
    @Farahsheik-sg3ij 22 дні тому

    Mashallh

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 22 дні тому

    Absolutely ummadda soomaaliyeed waxaan kula talalin lahaa in muqdisho laga bedelo caasimadda waayo afartan sano ayeynu ku jirnay unukaa leh xamar taasina ma noqon karto caasimad soomaaliyeed

  • @abdaladuraan8567
    @abdaladuraan8567 22 дні тому +2

    in labadalan rajeynayah wayo casimadu sinanti nadafadi amnigi iyo wada nolanshihiba way lumisa

  • @user-dx3ht9yu2s
    @user-dx3ht9yu2s 22 дні тому +1

    Haa waa in laga bedellaa mqdsho oo lageeyaa casimad magaalo somaliyi wada degto

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 22 дні тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedguled4050
    @ahmedguled4050 22 дні тому

    Waa sax

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 22 дні тому

    Ofcourse waan ku’qasban’nahey in’laga bedelo caasimada Muqdisho waa magaalo qadiim ah.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 22 дні тому

    bismillah asc haa oo waan rajeynayaa hadey dalka dib ugu soo laabtaan raggi kahoreeya odaygan aboorkaa oo ladagaalama musuq maasuqa jecelna iney dadka usameeyaan cudud milatari ey kaga kaaftoomaan dalalka shisheeye ee nagu gadaaman did udhiska dalka iyo heykalka dowlad nimo waxka yaqaan ama garanaya waan gaareeynaa oo illahey rajadiisa kama aanan quusan insha allah

  • @mohamedosman977
    @mohamedosman977 22 дні тому

    Garoowe ayaa mustaqbalka Lagaa dhigayaa caasimada somalia

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade4644 22 дні тому

    Illahay dawlad cadalad ah ha nasiyo sida aan ku socono dan noguma jirteee

  • @abdimahamud2519
    @abdimahamud2519 22 дні тому

    Muqdisho halaga bedelo
    Ayaad soo wadaa xaashi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 22 дні тому

    Muqdisho.hadi.laga.raro.somali.waa.israacee

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 22 дні тому

    IN MUQDISHO. LAHABADALO. CAASIMADA. AYAAN JELAHAY

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 22 дні тому +1

    Somaliya waxy la tiictiicaysa hoggan xumo, marku Ilahay u keeno dad daacad o hogaamiya, bal ka dib aynu eegno

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 22 дні тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw acw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @mohakabadhe3142
    @mohakabadhe3142 22 дні тому

    Muqdisho waan kabedeli.lahaa waxaan magaalo madax kadhigalaa cerigabo

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 22 дні тому

    بسم الله الرحمن الرحيم اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤صلى الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه عليه عليه الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤سليمان حاش جزاكم الله خير

  • @fatxifatulle9593
    @fatxifatulle9593 22 дні тому

    Caasimada oo marba meel looraro mariyo 2 ama 3 iwm dalka way horumarisaa

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 22 дні тому

    Need new city 🇸🇴

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 22 дні тому

    Soomaaliyaa u baahan in caasimada laga badalo

  • @samirvf
    @samirvf 22 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 22 дні тому

    ASC intaan qabiil ku kala qeybsanahay madaxda shisheeyaha u shaqeeya iyaguna dhalinta ayey isku dhameynayaan iyagoo u adeegsanaya ku iney qabiil difaacaan,waxaan rajeynayaa iney dhalintu ka xorowdo qabiilka qaranimaa deeqda intaysan ku dhamaan wuxuusan Allaah raali ka aheyn wa billaahi towfiiq 🤕.

  • @MohamedAli-bv2jh
    @MohamedAli-bv2jh 22 дні тому

    Moqdisho waxay noqotey UNUKAA LEH

  • @Raxmo-r9w
    @Raxmo-r9w 22 дні тому

    War anagana naga badala dawlada qabiilka
    Oo aan u badalano dawlad qaran ah.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 22 дні тому

    Qaranimada midoobey 😂😂😂😂😂

  • @CumarFoodduliye
    @CumarFoodduliye 22 дні тому

    Inlabadalo caasimada haa 8:12

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 22 дні тому

    Muqdisho waxaa lagu bedelayaa Garbahaarey soo taas ma fiicno Xaashi?

  • @mohamedyusuf4020
    @mohamedyusuf4020 22 дні тому

    Bidaadimadiina futada kashta war unta iyo ngos wadanka soomaliya halaga xaaqho

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 22 дні тому

    Ceerigaabo ayaa ku Haroon caasimad

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 22 дні тому

    Hadi magaalo cusub la dhisayo haa lakin muqdisho maagaalo dhanto iyo dadkeedda hada malahan

  • @cabdifataaxmaxamedcali3978
    @cabdifataaxmaxamedcali3978 22 дні тому

    Aad bay u fiicantahay in 20 sanoba meel laga dhigo magaalo madaxda somaalida

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 22 дні тому

    Meesha aad rabtaan geeysta caasimadda anagu hadaan nahay reer Muqdisho uma baahnin caasimad ineey sii noqoto canshuurta ay reer muqdisho bixiyaan ayaa lagu biilaa gobolada wadanka oo dhan

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 20 днів тому

    Oo Ma Awr Boogays Oo Aan Labo Guri Ka Dhisnayd Baad Rabi Lahayd Caasimadda Loo Raro? Riyo Maalmeed Iga Dheh.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 22 дні тому

    ISRAIL MIYEY U SHEEGAAN SHAQALAHA AY BEKSANAYAAN

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 дні тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 22 дні тому

    MUXU MDX U YAHAY HADI UU SEEN SHACAABKA USHEEGEEN IN PETROLKA LAQODAYO IYO SIDA AY WAX UJIRAAN.ASAGANI HOOREYMAR FIICAN IN U KU TALABSADAY AY TAHAY.WAAYO U SHEEGI LAYAHAY MW HASSAN SHEIKH.

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 22 дні тому

    SCW

  • @jaahuurman7940
    @jaahuurman7940 22 дні тому

    Gaalkacyo adgteeda Hala Keeno😂

  • @cabdifataaxmaxamedcali3978
    @cabdifataaxmaxamedcali3978 22 дні тому

    Qabyaalada inaga daaya siyaasiyiintana aanlayno waa tuug l cgdoob ah

  • @user-ti7ne2cv1e
    @user-ti7ne2cv1e 21 день тому

    Somaiya ha usheegin bani aadmnimada dad ka ushaqeeya inla ixtiraamo ee Israel usheeg !!!???

  • @user-wo9zw4kp7w
    @user-wo9zw4kp7w 22 дні тому

    Aniga 2axay ilatahay in Muqdisho laga badalo magala madaxea Wadanka,oo muqfisho laga dhigo magalo madaxa gobilka Barandir,

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 22 дні тому

    Waan.in.muqdisha.caasimada.laga.baalo.o.ay.somali.caasimad.cusub.dhistaa

  • @aarkayoung5398
    @aarkayoung5398 22 дні тому

    Scw nnkh

  • @aarkayoung5398
    @aarkayoung5398 22 дні тому

    Ra,,ayigayga wxn dhihilahaaa kismayo halloo badlo

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 22 дні тому

    Waa.in.la.cadeeyo.qondada.somaliya.haddii.kale.turkiga.iyo.mooriyang.ayaa.xadaya.shidaalka.waa.in.dawlada.somaliya.ee.xavant.sheekh.mAdam.waynaha.kà.yahay.cadaysaa.qoondada.somalidu.leedahay.haddii.kale.waxay.noqonaysaa.hanti.boob.cad

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 22 дні тому

    ان هوالى وحي يوحى

  • @MuhamedIshaq-zy4xy
    @MuhamedIshaq-zy4xy 22 дні тому

    Waa khasab in labadalo casamidda muqdisho 5 sababood awgeed
    1 muqdisho amni ma ahan
    Waayo Amnidarrada iyo dilka dhaca iyo qaraxa waxaa kada dadkeeda
    2 mudisho oo kutaal xeeb ,, lama ogala aduunku in caasimadda ay kutaal goob xeeb ah waayo haddii dagaal lagu qaado dalka in laqabsanayo si fudud
    3 muqdisho istaatiji mahan
    Oo waxay kutaal goob gees ah yacni koonfu ah
    4 muqdisho dulmi badan oo dhulalka baa kadhacay marka way adagtahay in casimadda lada daganado
    5 muqdisho waa saxmad iyo ciriiri
    Waddooyinkeeda waa ciriiri marka arin ceeb nagu ah in casimad waddooyinkeeda ciriiri ah aan dhex daganaano

  • @MuhamedIshaq-zy4xy
    @MuhamedIshaq-zy4xy 22 дні тому

    Waa khasab in labadalo casamidda muqdisho 5 sababood awgeed
    1 muqdisho amni ma ahan
    Waayo Amnidarrada iyo dilka dhaca iyo qaraxa waxaa kawada dadkeeda dagan yacni goofka xamar dadka dagan marka waxba laga ma qaban karo
    2 mudisho oo kutaal xeeb ,, lama ogala aduunku in caasimadda ay kutaal goob xeeb ah waayo haddii dagaal lagu qaado dalka in laqabsanayo si fudud
    3 muqdisho istaatiji mahan
    Oo waxay kutaal goob gees ah yacni koonfu ah
    4 muqdisho dulmi badan oo dhulalka baa kadhacay marka way adagtahay in casimadda lada daganado
    5 muqdisho waa saxmad iyo ciriiri
    Waddooyinkeeda waa ciriiri marka arin ceeb nagu ah in casimad waddooyinkeeda ciriiri ah aan dhex daganaano

  • @cabdirizaqshekhahmed1341
    @cabdirizaqshekhahmed1341 22 дні тому

    Waxay ilatahay inlabadalo caasumada meelkale

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 22 дні тому

    Saleemaal aduunyo Waxba qurux deed yaya kuumuuqan waa ugu danbayntii hada waxba ayay kuu ifin ee àqira daada samayso

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 22 дні тому

    somali maxay shidal heshaaa nafteediii ayayay ukalabadbaadilaahaye

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale 21 день тому

    Daarodoow kaala badala 😂😂

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 22 дні тому

    Csw csw csw❤❤❤

  • @abdisalaamahmed7928
    @abdisalaamahmed7928 22 дні тому

    Waxay ila tahay in Caasimadda dalka Somalia ee
    Mogdishu in laga bddalo Caasimada
    1- Kama jirto is dhex gal bolsho waana lagu kala badan yahay Deegaanka
    1 Dad gaar ah ayaa aheegta iya in looga danbeeyo Caasimadda
    Waxaa hadda ka jira dadka laga tiro badan yahay lagu dulmiyo

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 22 дні тому

    Cuz they scare united Emirates,and Souci kingdom.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 22 дні тому

    Shekh waxaan somali ha maqashiin hadii kale waad ogtahay waxa ka dhalan iffahan ileyn waad ka dhalataye mowduucaan waxaa fiicneyd in aad ashuun kula adinto

  • @hassanmohamednuh4870
    @hassanmohamednuh4870 22 дні тому

    Haa hala badalo.

  • @halimahusein7108
    @halimahusein7108 22 дні тому

    Waxay ilatahay inlagabadalo casimada moqdisho ee looraro meelkale tani ma ahankarto caasimad ee waa tuulo qabiil

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble3691 22 дні тому

    Asc inla badalo caasimada waxay is taana u tahay soo noqoshada dawlad somaaliyeed oo casri ah muqdisho waxay noqotay magaala reer yeeshay

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 22 дні тому

    Scwscwscw scwscwscw ❤❤❤

  • @mahdihajiabdurahim
    @mahdihajiabdurahim 22 дні тому

    SCW