GUUL OOMAAR BARBAR SOMALIDA U KACDAY,TAAGEERO LAYAAB LEH HELAY,SAFAARADA CANADA NORWAY LAWEERARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • GUUL OOMAAR BARBAR SOMALIDA U KACDAY,TAAGEERO LAYAAB LEH HELAY,SAFAARADA CANADA NORWAY LAWEERARAY

КОМЕНТАРІ • 98

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому +8

    ilaahayow caawi muraaadkiisa usahal ilaahayow abshirta waafaji oomaar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому +4

    Alaha caafiyo walaalkeen oomaar Alaha ka qabto shayaadiinta AAMIIN dhamaanteenba Alaha nawada ilaaliyo Aamiin

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Місяць тому +1

    Masha Allah OOmar Barbar Waa Fiyoow Yahay Miirkiisa Waa Juusto Ee Dadka U Sheegayo Amaan Ah Siiyano Sheydamanka La Sheegayo Waxaba Kama Qaadayan Waa Geesi iimankisana Waa Adag Yahay Allah Badbadiyo Insha Allah

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 Місяць тому +8

    ilhay somaliga inga dhigay mahad iskaleh alle ha ugargaaro wallken amiin

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Місяць тому +6

    Reer hargaysa isma necmin ee waan xifaaltana❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +13

    Mashaq Allaah soomaalida waa wallaalo❤️❤️❤️❤️🫶🏽

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Місяць тому +5

    Haloo gurmado soomaaliyeyey iscaawiya
    Aduunka had sidii hore
    Maaha muslimiin baa tihiine
    Muslimku waa iskumid
    Norge waa cadowga

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Місяць тому +1

    Masha Allah tabarakallah Allah Soomaalinimadu qiimo badanaa,wallahi waan qiiroodey korkeyga jiriirico baa igu jajabtey

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Місяць тому +2

    Laba maalin waa ducaynaynaa welina waa ducaynaynaa ilaahay haka qabto cadawga iyo xaasidka insha allah 🤲🤲🤲🤲

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q Місяць тому +3

    Ilaahay ha u gargaaro niyad Baan ugu ducaynay illashay umadiisa ha u sakhiro

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Місяць тому +3

    Allah ha cafiyo mid buuxo Allah siiyo wllken

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 Місяць тому +8

    Allah hakuxafido Allah hacafiyo inshallaha Amiin Allah ha usaqiro inshallaha Allah guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul ❤❤❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Місяць тому +3

    Mash allah allah somali wangasana ilahayii ha ku cafiyo amiin ya rabiii

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому +5

    Soomaaliweyn...........❤❤❤...........waxaan ku Jeclahay Hiilada markey dhabta gaarto❤❤❤...........

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Місяць тому +4

    Oomaar we love you so noqo ado nabada❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Місяць тому +2

    Ilaahoow wiilkaa caafi yaa rabi

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Місяць тому +2

    Allaha Wayn ha caafiyo Omaar Barbar.

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Місяць тому

    Wll.keen.iin.sha.aplah.wuu.kabaxaya.shiikh.yasin.ssc.hartinimo.aamin

  • @Ayiisho1
    @Ayiisho1 Місяць тому +4

    Maasha allaah

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Місяць тому +3

    Ilaahey hakasmato bixiyo
    Omaar cadowga ilaahey hakaqabto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +2

    🇸🇴 🇸🇴 wa mid ❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +3

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 Місяць тому +4

    Mashslah mashalah

  • @Ambiyoshariiff
    @Ambiyoshariiff Місяць тому

    Masha allah somalinima wa dad dhig le 🇸🇴🇸🇴

  • @omgchallenge4874
    @omgchallenge4874 Місяць тому +4

    asc wiilka daad xasidaa baa heley ee halaa cawiyow norway marka hore norway halaga wadoow

  • @RoodacaliJaamac-u9x
    @RoodacaliJaamac-u9x Місяць тому +3

    Masha allaah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому +3

    Ilaahow caafiyo amiin yaa allaha walalken amiin 🤲🤲🤲

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w Місяць тому +2

    Maaashaalaa Maaashaalaa

  • @fdahir-n3f
    @fdahir-n3f Місяць тому +1

    King oomaar❤❤ Maashaallaah Tabaarakallaah ❤❤❤❤❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Місяць тому +1

    Maashallah GUUUUUL SOMALIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omgchallenge4874
    @omgchallenge4874 Місяць тому +3

    hadaa ehelada baa ugu Daran xasidiinta kowaad

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Місяць тому +1

    Ax ax I love that❤Somaaliya hanolaatto🌍❤👍

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Місяць тому

    Masha Allah tabarakallah

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому +3

    Habo Ducano waan Duceeynay Alxmd lilaah Haddiiba u Garab Helay...............Wiilkaas Dhulki hala geeyo Quraan ayuu u baahan yahay in la saaro.........Heesana haka Towbadkeeno waayo Alle ma ogola...........

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому +2

    Oomaar waa la caawiyay. Hada waxa uu ku jiraa isbitaal, daawo lacag la'aan ah, badar iyo biyo lacag la'aan ah.
    Hadda sida uu yahay diyaarad kuma raaci karo.

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Місяць тому +1

    ASC galsoor guuleyso horay usoco

  • @XaawoCaliSalaad
    @XaawoCaliSalaad Місяць тому

    Ilaaw caawi walaalakena oomar aamiin

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Місяць тому

    My blood ♥️ my People

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w Місяць тому +1

    Mashallah somalinimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Місяць тому +2

    🇸🇴

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Image Allah caafiyo Allah badbaadsho

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Місяць тому

    Mashaa Allah

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 Місяць тому +1

    Ilahy wllken ha noo cafiyo

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Місяць тому +1

    Alle haka badbaadiyo

  • @MulkiAxmed-c6x
    @MulkiAxmed-c6x Місяць тому +1

    Waxaanaha muslimìn waxaan ilaahey kabaryeynaa inuu oomaar xpriyadiisa helo I.a😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Місяць тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Місяць тому

    Alloow caafi 🤲🤲🤲🤲♥️♥️❤️❤️♥️♥️♥️❤️❤️❤️

  • @ifraaxfaarax9005
    @ifraaxfaarax9005 Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢 allaahu akbar

  • @AhmedabdulahiAhmed
    @AhmedabdulahiAhmed Місяць тому

    ❤❤maanshaa allaah❤❤🎉🎉🎉

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Місяць тому +1

    Quran sara cidu waxa umadhimine waawashay

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Місяць тому +1

    Soomaali waa lasku diray illahoow soomaali hishis dhexe dhig

  • @shariifojama9042
    @shariifojama9042 Місяць тому +1

    Allaha bad badiyo Aamiin

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Absolutely

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Subxana Allah musba shirqool

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Місяць тому +1

    Masha Allah 🤲🇸🇴🌎☝️🇸🇴💯👍🫶♥️🫶

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Absolutely no question

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Місяць тому

    Allow caawi wey dhagreenboomaar tuugada joogto noorwey

  • @suwaydamohamed4129
    @suwaydamohamed4129 Місяць тому +1

    Asc fadslan caawiy camar babar

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому +1

    ILAAHOOW oomaar barbar u Gargaar

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Місяць тому +2

    Guul

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq Місяць тому +1

    Ilahow uhili

  • @NimcoHussein-f2u
    @NimcoHussein-f2u Місяць тому +1

    Wall Ale hacafiyo

  • @حمودهحسين-ق3ج
    @حمودهحسين-ق3ج Місяць тому +1

    💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +2

    Ninka waxabo maqabee waa lashiriqoolaya🥹

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Місяць тому

    Oomaar my Allah protect him😢

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +1

    IMISAANU LAHAYN WAR WIILKU MA WAALNA
    ? SI DEG DEG AH HALAGA KEXEEYO NOORWAY

  • @fatimanourahmed703
    @fatimanourahmed703 Місяць тому

    Frère oomaar

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    Makhaadi ay ku geeyan xataa ha aamin ee cidi aada ku kalasoontahaya baa fiican inuu cuntada kuu keeno🥹

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Місяць тому +1

    Soomaaloow dhan😂baa sixiran illahoow hishis dhexe dhig

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Місяць тому +1

    Xaasida Allah naga saaro

  • @لولو-ر7ن
    @لولو-ر7ن Місяць тому +1

    Asc❤❤❤❤

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k Місяць тому +1

    SomaaLinad. Ayaan. Ku. Tageerayaa. Omar. Barbar

  • @user-cv1gh2vk1r
    @user-cv1gh2vk1r Місяць тому

    Guulll

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Місяць тому

    Kabtan ayuub baa sixray waa nin ilaahay ka dheeraaday

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k Місяць тому +1

    Omar. Barbar. SomaaLinimo. Ayaa. Ku. Tageerayaa

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Місяць тому +2

    Walaahi saxiibaday iigu dhow waa isaaq maahi anigu munafaq waa gii dagalka harti anigu harti baan tageray saxibadayna qoladoda ayay racen hadana marna is manan goyn 😊owalahiya siyasi shabka isku diraya waan idinka horayna shekadu waa noowada noowada somali isku dirkeda😊😊

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Місяць тому

      Idoor ma Nin baad karabtaa waxaan wax kabadanee

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas Місяць тому

    ASC .qofku markuu waasho eheladiisuu ka bilaabaa waalida

  • @fdahir-n3f
    @fdahir-n3f Місяць тому +1

    They want to kill hom he is victim

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Місяць тому

    Miskiin inuu isbitaal joogo xitaa ma oga, Oomaar Paranoia daran baa heysa Allow caafi.

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA Місяць тому

    WARYAAHEE SOOMAALIYEEY NIKASSI WUXUU U BAAHANYAHAY TALLO WANAAGSAN. BARBAR DRUGS BUU CUNAY OO KA XOOG BADAN WUXUU BAAHAN YAHAY REHABILITION

  • @XamdimaxamedSiyaad-p5n
    @XamdimaxamedSiyaad-p5n Місяць тому

    Waasiwanaagsan

  • @AhmedabdulahiAhmed
    @AhmedabdulahiAhmed Місяць тому

    JIGJIGA WAY BUUXAAN SOOMALI JUUDAAN FHIIGA CAFUUFTA CABA OO MAYDKA OO HILIBKA DADKA CUNA WAA GURUUB GANACSATO QURBA JOOG IYO DALKA JOOGBA AH WAXAY SAMAYSTEEN ISGUULO BAREEFADA HUTEELO WAAWEYN iyo kuwo yaryar oo lagu qayilo hayado samo fal oo been abuura oo AY JY FUDIYAN 😢HIV😢 Waa shaydaan caabud xaraaka ayey cunaan laakiin Saad kufahantaa way adagtahay sharaabka kookaha ayaa loo ekaysiiyaa
    Dadkaa JIGJIGA U Qaabilsan waxaa kamikaze xamdi cabdile gaab bishaaro
    Cabdile gaab oo reer Bookh ah iyo hooyadood hogan jaamac waxay deganyihiin JIGJIGA xaafada 7aad sauna masjidka Geekalayaasha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame Місяць тому

    Adigo waxa tahay qaabaliste waxa soomaali matihid waxa danaysa qaabilka adigo wan ku naqana

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 Місяць тому +1

    Waar ha la sugo analyska dhakhtarku ka qaaday, sii loo ogaado waxaa ama dhigiisa ama jidhkiisa ku jiro, waayo waxyabaha uu ku hadlayo waxay ii la eegtahay fiction. Wajigayga ayaa la clone nayaa, that’s not normal, waa paranoïac, badhitaanka ha loo daayo

  • @AbdiShakuur-h7z
    @AbdiShakuur-h7z Місяць тому

    777

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Місяць тому

    Sidaas gacanta ha la isu qabsado suyaasiyiinta xun xuna ha la iska duubo

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame Місяць тому

    wali waxa sheegta qaabil dhilo aya tahay ku dhashay

  • @1yukey12
    @1yukey12 Місяць тому +2

    Been badana daarood majeerteen beentoodii

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Місяць тому

      Adigu Hawiye Futomadoowbe Ka Ahoow Arrimahaan MJ iyo Daarood Dhexdoodda Orad Qaraxa Kaxorroow Markahore.

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 Місяць тому

      @@Cici_mimiqof xanuunsan ayaad tahay somali waa somaali oromyohow

  • @AhmedabdulahiAhmed
    @AhmedabdulahiAhmed Місяць тому

    JIGJIGA WAY BUUXAAN SOOMALI JUUDAAN FHIIGA CAFUUFTA CABA OO MAYDKA OO HILIBKA DADKA CUNA WAA GURUUB GANACSATO QURBA JOOG IYO DALKA JOOGBA AH WAXAY SAMAYSTEEN ISGUULO BAREEFADA HUTEELO WAAWEYN iyo kuwo yaryar oo lagu qayilo hayado samo fal oo been abuura oo AY JY FUDIYAN 😢HIV😢 Waa shaydaan caabud xaraaka ayey cunaan laakiin Saad kufahantaa way adagtahay sharaabka kookaha ayaa loo ekaysiiyaa
    Dadkaa JIGJIGA U Qaabilsan waxaa kamikaze xamdi cabdile gaab bishaaro
    Cabdile gaab oo reer Bookh ah iyo hooyadood hogan jaamac waxay deganyihiin JIGJIGA xaafada 7aad sauna masjidka Geekalayaasha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AhmedabdulahiAhmed
    @AhmedabdulahiAhmed Місяць тому

    JIGJIGA WAY BUUXAAN SOOMALI JUUDAAN FHIIGA CAFUUFTA CABA OO MAYDKA OO HILIBKA DADKA CUNA WAA GURUUB GANACSATO QURBA JOOG IYO DALKA JOOGBA AH WAXAY SAMAYSTEEN ISGUULO BAREEFADA HUTEELO WAAWEYN iyo kuwo yaryar oo lagu qayilo hayado samo fal oo been abuura oo AY JY FUDIYAN 😢HIV😢 Waa shaydaan caabud xaraaka ayey cunaan laakiin Saad kufahantaa way adagtahay sharaabka kookaha ayaa loo ekaysiiyaa
    Dadkaa JIGJIGA U Qaabilsan waxaa kamikaze xamdi cabdile gaab bishaaro
    Cabdile gaab oo reer Bookh ah iyo hooyadood hogan jaamac waxay deganyihiin JIGJIGA xaafada 7aad sauna masjidka Geekalayaasha.