GUURKII GUURKA FASHILAYAY MSS UUNSI IYO MUSHAQ KAFI ABDI HAZAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 159

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 місяців тому +43

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚❤❤❤

    • @user-bz8nt4wl3z
      @user-bz8nt4wl3z 9 місяців тому +1

      Salalaah hucale wasalam Salalaah hucale wasalam 💯 ♥

    • @user-jc2qo7io3l
      @user-jc2qo7io3l 9 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 9 місяців тому +6

    This is exactly real! Mid walashiis iyo gabdhiisaa waa lama tabtan mid reera dhaleen baa iyo balan baa loo xanbarinayaa…..!
    As well as ladies naqas ka ayaa ku dhagayo Maseyr dartiis walaalkeed Waa wax walba sameeye free….! Waxan Nahay dhan oo cadalad aan dhaqo ku laheyn ilaaa in illahay UU u naxaristay mooyane! Big message manshallah keep going Mucashaq team❤️👌👍

  • @Najmahassan7128
    @Najmahassan7128 9 місяців тому +5

    Masha allaah❤👍😂 waa qatar flimka Noo soo badiya Norwey baan idinka sosalamayaa dhamantiin

  • @user-uj8ep5uf6n
    @user-uj8ep5uf6n 9 місяців тому +6

    Filim sidaan u daawnyay uun buu hees isku bedelay kaafi abdi waaad na waalsaa niyow waxn hees waa dhaaaftee Hasal miyaa ku dhiib thy 😂❤❤❤❤

  • @user-dv6zx6qz3s
    @user-dv6zx6qz3s 8 місяців тому +1

    waaw kaafi jilliinkaaga codkaaga kadaran m.a
    lkn quraan maku tijaabisay waligaa❤😢
    waxan kaa codsanayaa inaad halmar quraan kusoo duubto❤🎉

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 9 місяців тому +6

    Anigu soomaali waan layaabanahay
    Ma amigaa qaldan mise yaga
    Aaway diintii
    Aaway dad nimadii
    Aaway damiirkii
    Siday nin iyo gaabadh aan isqabin isku taabtaan
    Hadhawna waxad maqli uuu ifara xumeeyay intaay gamcaheeda ku doonatay
    Adda miyuu soo duray tolo
    Aaway dad kii kamasuulka ahaa

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 9 місяців тому +2

    Abdikafi iyo hazal waan wataa wlahi guuleysta ❤

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 9 місяців тому +1

    war Abdikafi wiilka shaha kaafi waa denbi wll kaafi waa Allah magacyadiisa ee magaca Abdikafi kadhigo

  • @Bella-33
    @Bella-33 9 місяців тому +2

    Mashaallah ❤❤🎉🎉 Hees dareen xanbaarsan Hazaley Ina adeero wiilka u damqo oo ka aqbal please

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 7 місяців тому

    Waan xishood badanhy oo wllhi waligey niman ma dhexgelin shukaasin ma aadin ee marhore baa teamkina ka mid noqon lahaa waayo aniga hadalkayga kaliyata dadka ka qosliya qof ibartayna ima nacin 🥰🥰🥰

  • @fardowsahussein8024
    @fardowsahussein8024 9 місяців тому +5

    Hi walala abdikafi your another level your voice is amazing 😻 woow😊🎉

  • @cabdiqanicabdishukri387
    @cabdiqanicabdishukri387 9 місяців тому +1

    M.a sxb waa jacda booda
    Oo kuleh hore usoco jilaaga sanad 2023

  • @AishaKiin-ex6xg
    @AishaKiin-ex6xg 9 місяців тому +1

    Axya codka iyo dheel waali ah so lawasho wcn kaafi abdi 🎉❤

  • @halacoffacial5674
    @halacoffacial5674 9 місяців тому +10

    Ilaa hada meshan ku yaaban fadhiyaaa dadkaan anaga ina walan nahay mey na modaan 😂😂😂😂😂

  • @Ismailyare16
    @Ismailyare16 9 місяців тому +2

    Abdi kaafi sxb heestan Aad Baan ka xeeley keep going 💪

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 місяців тому +4

    Wale waa Fanan fiican mashalah

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 9 місяців тому +2

    kaafi flim iyo heest waan ka heley so badi ya ruwaa yada❤❤

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 9 місяців тому +2

    Asc bro ni tamu sana hio nyimbo ❤❤❤ ongeza ngine

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 9 місяців тому +2

    Waww waxn hees wye dhafte kafi m a cod kugu dhamadee ❤🎉

  • @user-rd8bs3zh2t
    @user-rd8bs3zh2t 9 місяців тому +2

    Iyaaah Abdifitah iyo sacdiyo waa nawaaleysaan

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 9 місяців тому +5

    😊😊😊Waaw Heestan ka helay❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 місяців тому +5

    Mashalah ❤❤❤❤❤

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 9 місяців тому +2

    I like Miss Uunsi ❤

  • @goatr.c.7914
    @goatr.c.7914 9 місяців тому +1

    Kafi is the legand hire usoco bro❤

  • @SafiyoAdan-wy3co
    @SafiyoAdan-wy3co 8 місяців тому

    qosol badnaa kulaha masajid an dhisayah emad idhah did hambalyo 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 9 місяців тому +6

    Wax kale manshallah Reer comment are typing and deleting 🤣🤣
    Keep Team Mucashaq…2/2

  • @user-xt9ci2be7p
    @user-xt9ci2be7p 9 місяців тому +1

    Azxaabta qiimaha badan ma isku soo laabteen abdi fataax iyo mss uunsi wax ii sheega

  • @calamincraxman6533
    @calamincraxman6533 9 місяців тому +1

    Manash allaah❤❤❤❤❤

  • @Samirley124
    @Samirley124 9 місяців тому +2

    Xalka maad ila doontid 😢❤

  • @gjgjghghgjgjgg7071
    @gjgjghghgjgjgg7071 9 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @muniraadan8002
    @muniraadan8002 9 місяців тому

    Abti hargaysa kalay wlhi heso jacayl oo mcn ban kaga so turayna

  • @ahmedhirsi4402
    @ahmedhirsi4402 9 місяців тому +4

    Mareexaan Ogaden iyo majeerteenka is aruursadoow Waan idin slmy😂😂😂

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 9 місяців тому +2

      Waan kaa qaadnay kkkkkk

    • @SundusGeele
      @SundusGeele 9 місяців тому

      Waa 3 reer u laandheereysan Darood 😭💔😂😂

  • @SundusGeele
    @SundusGeele 9 місяців тому +1

    Hooga Hasal Oohinta Say hal mar isaga Keentay💔😭😂😂

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 9 місяців тому +4

    Mss UUNSI JILIIN MEESHA KUMA HEEYSO WAAYBA ISKA DHOOLA CADEEYNEESAYE WUU KULA GUURSADAY MARKII LADHAHAY WAXAA LARABAY IN REACTION KEEDA WAJIGA IN UU ISBADALO TEEDA KALE KOOWDII HORABA AAY SOO ISTAAGEEN DHOOLA CADEEYN AYEEY BILAAWDAY DOORKA FILIMKA AAY KU LEEDAHAY WAXAAD MOODA IN AAYSANBA OGEEYN TAASNA NEXT TIME WAXAAN LEEYAHAY DIRECTOR FILIMKA IN UU KA SIXI DOONO ,THANKS

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 9 місяців тому +1

    Hooyo s Kitchen mida Columbus Ohio Runti cadi ma ah cuntaa macaan beey ledahaay xitaa cadaanka saaf dheer ogu jiraa

  • @hassan_farey
    @hassan_farey 9 місяців тому +2

    Barakalah niman iyo naago isu dhala😅😅

  • @aminayar9144
    @aminayar9144 9 місяців тому +1

    Masha allha❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 9 місяців тому

    dumaashi Abdikafi wan kuu codeyey 🎉

  • @asmacismanasma6067
    @asmacismanasma6067 9 місяців тому +2

    Hees Mcn Wlhi ❤

  • @bahjaabdizahid8198
    @bahjaabdizahid8198 9 місяців тому +2

    Sheekadii hore oo film ah miyaaaa

  • @FardowsAyy
    @FardowsAyy 3 місяці тому

    Scw

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 9 місяців тому +1

    Hazel walalkay waa kula guursan kara ku laha 😂😂😂😂😂😂

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 9 місяців тому

    Waaw kaafi cod cajiibaad haysaa

  • @funny-kk5ck
    @funny-kk5ck 9 місяців тому +4

    Ugu dambey mss unsi iyo abdifatah weye iskenen inay Caan noqdaan Lee plan nogu so dageen 😂😂

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 9 місяців тому +1

    Oh my song 🎧 🎉❤❤

  • @abdunasirmuhamed5340
    @abdunasirmuhamed5340 9 місяців тому

    Amazing my bro❤

  • @abdishakurabass7493
    @abdishakurabass7493 9 місяців тому +7

    Hhhhhh ridwaan dad ayuu is bary😅😊😂

  • @mustafecilmi3224
    @mustafecilmi3224 9 місяців тому +1

    Shekhadii qisada ahayd mad film noga dhigteen

  • @user-qm9dk3im2c
    @user-qm9dk3im2c 8 місяців тому

    Naa bal kalay kulahaa inta kaafi hadalkisa kuheysataa😂❤

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 9 місяців тому

    Kaafi jilc jilc sanaa

  • @user-jc2qo7io3l
    @user-jc2qo7io3l 9 місяців тому

    C/fatuxu hdl adka dhaga

  • @maxakawaxayzanofficial5150
    @maxakawaxayzanofficial5150 8 місяців тому

    Ridwaan isack hhhh😂😂😂😂😂 dadkan isaga nagu so saaray😂😂

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 9 місяців тому +1

    Waxaas
    Maxad u bisharaysan subxanalah

  • @abshirabdi6137
    @abshirabdi6137 9 місяців тому +3

    Dadkan Ridwan issack baa soo caan bixiyay 😂😂

    • @UmuAmira-3
      @UmuAmira-3 9 місяців тому

      Run ridwan isaak nabaray 😂

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 9 місяців тому

    Walasha iskuma hubtide seedhiga ha iskuxumeynin

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden5864 9 місяців тому +4

    Waaw hees macaan ❤️❤️

  • @user-ld6vn9sy6g
    @user-ld6vn9sy6g 6 місяців тому

    Hazaneey kaafi jugta kadaa manoole😂😥

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 9 місяців тому +1

    Hesta iga gadan aniga

  • @user-mq4nt7hi6s
    @user-mq4nt7hi6s 9 місяців тому

    Xaalka maad ila doontid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 9 місяців тому

    Awww heesta way dhaafty ka baxh

  • @Farxiyo-ez3ps
    @Farxiyo-ez3ps 9 місяців тому

    Kafaideesta hadalheenta hadafahanteen dheesha

  • @farxiyacali6851
    @farxiyacali6851 9 місяців тому

    Kalaya ma hesta .ku macanaynaysen waxan filim maha miyaa❤😂

  • @ahmedmusa8024
    @ahmedmusa8024 9 місяців тому +1

    Uunsi wax ma jili karto wey qosqosleysaa

  • @limbosaid2
    @limbosaid2 9 місяців тому

    The name of the song pls ?

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 9 місяців тому +3

    Nin yohow qoftan daalan ama astur oo guurso ama reerkoodi udir waxay maalinwalba calool xumo loma adkaysan karee iyo oohine ama jiliinka ciyaarta uma ka dhaafa

  • @user-yy8ux9vv1k
    @user-yy8ux9vv1k 8 місяців тому

    👍

  • @Samirley124
    @Samirley124 9 місяців тому

    Codkisa 🥺❤️

  • @aminayar9144
    @aminayar9144 9 місяців тому

    ❤masha❤ allha❤❤

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 9 місяців тому

    Garacyahow aaaaa😢😢😢

  • @shukricadawe3210
    @shukricadawe3210 9 місяців тому

    Mss cirbad

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 9 місяців тому +1

    War Maxaa isu kiin keenay afartiini😮 Inkaar baad QabTaane😂

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 7 місяців тому

    Naa ma anaa kudilay kulah 😂😂😂😂😂

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l 9 місяців тому

    D5 mey ka shidantahay?❤❤

  • @mahamedozman1604
    @mahamedozman1604 9 місяців тому

    Wlhi fani baga kashiftay isgana😂

  • @nalkacabdule5437
    @nalkacabdule5437 9 місяців тому

    Asc

  • @saharafarah2040
    @saharafarah2040 9 місяців тому +4

    Daab iyo holac😂😂😊

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 9 місяців тому +1

    Masha Allah 🥰

  • @Kendndnd
    @Kendndnd 9 місяців тому +1

    Saydigaa ha isku xumeyn walaasha ma isku hubtidee 😂

  • @abalowmnuur5054
    @abalowmnuur5054 9 місяців тому

    Nio waxan hees kuma tilmami karnee iyadoo caadi inoo soo qaaad

  • @Ahmed-caare3jt6ne3y
    @Ahmed-caare3jt6ne3y 9 місяців тому +1

    Wllee tani waa nacas ma kiibay la joogtaa

  • @XafsoYusuf-lx2gz
    @XafsoYusuf-lx2gz 9 місяців тому

    Www hestaw

  • @shiineakhyaar9310
    @shiineakhyaar9310 9 місяців тому +2

    Jilinka muqlkan wuu iga gadmay

  • @user-hg3je5ez7n
    @user-hg3je5ez7n 8 місяців тому

    waxbaa kadhacay

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 9 місяців тому

    Waw😮🎉❤

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 9 місяців тому

    Abdiftaxan isagu sidee uyalaa bisinkee ilmahan sidan u eg war hedhe timaha caadi kadhigo oo sida isku dhaaan 😅

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 9 місяців тому

    Jah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽

  • @Bigayssheikh55
    @Bigayssheikh55 9 місяців тому

    Dee ordahaya aad sada kuwii aad guursateen😂

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 9 місяців тому

    Naa xiisho o bisharada xun iskada wll o istiqfarso

  • @user-qd7dn6ed8e
    @user-qd7dn6ed8e 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @radwanpayol9396
    @radwanpayol9396 9 місяців тому

    Ciyalki Radwan issak ma is 😅dondonaten

  • @faadumocabdimalik7614
    @faadumocabdimalik7614 9 місяців тому +2

    😂😂😂dhiiqo

  • @nimcaanchanel1156
    @nimcaanchanel1156 9 місяців тому +3

    Ceeb Weyna waxay dhahday garac 😂😂😂😂

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t 9 місяців тому +1

    Heesta waxkale yaaqady markeedi hore😂

  • @queensunduzhirsi849
    @queensunduzhirsi849 9 місяців тому

    ASC jila dhadhan ah marabta gawar doqanimada kufican ahan iyo rufiyanimada

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 9 місяців тому

    caadi maaha ruwayadan

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 9 місяців тому

    Ay heesta

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 6 місяців тому

    Tani ninka waydishaa

  • @Aliyayusuf2024
    @Aliyayusuf2024 9 місяців тому

    Awalpo jiliin mesha ku heyseen😂

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 9 місяців тому +1

    🫅👸🥰🥰🥰

  • @kaafiyakhaliif
    @kaafiyakhaliif 9 місяців тому

    Hadda labadinaba macida laydirey jah bagah